GABAR EDEDEY DHASHEY WEXEY LA DAGASHEY NAGTA WALALKEED QABO O RAXAN WEYN SHANTA CALEMOOD WEXEY SIXIR UGA KENTEY BEYDHABO GABADHI WEY KU DHUFATEY SHIIKH AYA LOGU WACEY WUXU YIRI QODA ALBABKA GURIGA WW LA QODEY WAXA KASO BAXEY MADAX ARI IYO TIMIHI GABADHA WALATEY QURAAN AYA LA SAREY OSPEDAAL AYA LA GEYEY AQIRKEDI WEXEY U DHIMATEY SIXIRKI NAGTAAS RAXAN WEYN IYO EDEDEY ABAHEY LA DHALATEY WEXEY KALO SIXREEN 10 QOF O FAMILKEYGA O HANTIDODI UGA CARAREY LABADAAS SIXIROOW O XOOG KU HEYSTA HANTIDI EY LEYIHIIN 10 QOF O QOF KASTO LEYAHEY ALLAHEY ALLAHA LAMA HADLAYI CABSI DARTEED
Amiin yaa rabi ❤❤❤
Masha alaah eesh calaa barmaamij❤❤❤❤❤❤
Dahir siyar siyarbaa toobada loo haleshiinaya m.a ❤❤❤
Masha allah sheekh ilaahay cimrigaaga ha dheereeyo
Masha allaaah illahey ha xifdiyo sheekh
Asccdahir caladow waan ku salamay sxb sheekha aad ayaan ugu bahnahay
Masha Allah
masha alahaa
Maan sha allaa waa qu raan saar
Asc sheekh waxanu ibaahanahay phone kaaga aanu kala soo xidhiidhno
Dadka waad cawisaa dahiro aniga igu soo caawi numbarka sheekh cabdi xaaq
Adinkana waa maxay aftitaaxu waa Amaan ilaahay saliva nabiga صلي الله عليه وسلم
Machallh ❤
الله يحفظك يا شيخ
Fadlan khar badan alaha kusiiyo
ماشاءالله تبارك الله يحفظكم الله ربي العالمين أحسن برنامج هنا
😂😂🎉❤
😂
Waxan jogaa minnsota wllky ayaa xanuusan oo jigjiga joga
Soy soy ku awaay
Tel kiisa isoo qor
Daahirow sheeqa soofi miyaa mise
Haduu wahaabi yahay mar danbe hortena ha kee nin
Waa saas suufi dadka jin ka saara xagee ku aragtay suufiyadu khiyaaligaas ma aaminsana tahliil dadk a utufan Allena wuu ku caafiyaa
Wllo khilaafka iyo kala qubka inaga daa mafiicnee dadka caamadii sikale ayay ufahmayaan wixii aad khalad u aragto baraaruji taasi waa sax lkn waxan kale inagadaa adoo mqhadsan
FAMILO BADAN AYA ADUNKA KU KALA DHUNSAN O IS DHALEY WAXA KALA WADEY JINI IYO SIXIR EY SAMEYEEN EHELKOODA WAXA KOOW KA AH FAMILKEYGA
GABAR EDEDEY DHASHEY WEXEY LA DAGASHEY NAGTA WALALKEED QABO O RAXAN WEYN SHANTA CALEMOOD WEXEY SIXIR UGA KENTEY BEYDHABO GABADHI WEY KU DHUFATEY SHIIKH AYA LOGU WACEY WUXU YIRI QODA ALBABKA GURIGA WW LA QODEY WAXA KASO BAXEY MADAX ARI IYO TIMIHI GABADHA WALATEY QURAAN AYA LA SAREY OSPEDAAL AYA LA GEYEY AQIRKEDI WEXEY U DHIMATEY SIXIRKI NAGTAAS RAXAN WEYN IYO EDEDEY ABAHEY LA DHALATEY WEXEY KALO SIXREEN 10 QOF O FAMILKEYGA O HANTIDODI UGA CARAREY LABADAAS SIXIROOW O XOOG KU HEYSTA HANTIDI EY LEYIHIIN 10 QOF O QOF KASTO LEYAHEY ALLAHEY ALLAHA LAMA HADLAYI CABSI DARTEED
Sixir il iyo jin ba wuxu qabtaa qofkaan tukan lana imaanin intuu ilaahay nafaray, adigana waxad samaysaa habeenkii u istaag salaatu layl ilaahay waqtigaaga sii
Insha Allah saxar yar xitaa ishaada ilaahay wuu ka dhawrayaa
Habeenkii ha bixin ducooyinka subaxii iyo galabtii afkaagu yuusan ka caajisin, weysayso markaad magaalada dan kaleedahay iyo markaad jiifsanaysid
@@DARWIISHADwll qofa hadaa ila iyo sixir qba max udawa nolosh miyu ka qusanaya
Masha Allah