Xasan Sh. muxu Gele kaga badashay Kursiga Gud. midowga Africa e Somalia?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 45

  • @AdenDaher-un4bv
    @AdenDaher-un4bv 3 місяці тому

    Thank you for mech jamac

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +2

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 місяці тому

    Ilahy somalia haka badbaadiyo ismscil munafaqas daelad somaliyeed marabe

  • @سلامأدم-س9م
    @سلامأدم-س9م 3 місяці тому +1

    Mudane jamac galad abwankaasi wuxuu ahaa qaasin

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому

    I agree with Jamac Galled his points.

  • @XariirWaa
    @XariirWaa 3 місяці тому +1

    Abwaanka gabayga tiriyey waa reer buuhoodle waana abwaan suusle

  • @RageGuuled
    @RageGuuled 3 місяці тому +1

    Jaamca galadoow abwaanku waxuu ahaa abwaan qaasin

  • @mohamedhakar6926
    @mohamedhakar6926 3 місяці тому

    Zxp magiciiso waa qaasim waa nin garxajisa habaryoonis isaxaaq abwaan qaasin

  • @khadrashariff146
    @khadrashariff146 3 місяці тому

    GooG

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 місяці тому

    Kursigan wuxuu qiimo ugu fadhiya dhamaan shacabka soomaaliyeed waa hadey fowziya siiysn waa faido weyn, laakin Qaran leyskuma taageero in geele uu iska qaato haleysiiyo sidee ku siiya waa kursi Qaran,siinmeyno ismaaciil qiimaha Qaranka waa in madaxda ogaata

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 місяці тому

    Kenya laga gatey kursigas waxna gatey ismavil iyo xassn

  • @asheekh15
    @asheekh15 3 місяці тому +1

    Alowyaa daluuntiyo qabriga dibugasoo saara alowyaa dabaaldeg iyo faraxkula damaashaada aloowyaa dirkii dhoodimeer doona faraciisa

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 місяці тому

    Ismacil comar wa masibo loso direy Somali weyn beerka allaha ku dhifto umada reer jabuuti Allaha ka dulqado.

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 3 місяці тому

    Waa runtii kuwii talyqaaniga xanbaari jiray

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 3 місяці тому

    Waa saxanyahay gallad boqol kiiba boqol

  • @abdia9872
    @abdia9872 3 місяці тому

    Kursiga waxaa laga gatay Kenya Djibouti waa bur isku qaariis ee kursiga waxaa loo wada Raila Odinga

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 місяці тому

    Hawiye moriyaan kkkkkkk waa way wada aragtii gaban yihiin

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 3 місяці тому

    Alllow yaa darwiishkii fartiin dabacsan gaarsiiya
    Allow yaa daluiuntiyo qabrigii dib ugasoosaara
    Allow yaa darmaan farotaqaan duqa uheenseeya
    Dhaaxuu kudaakiray xaqoo naga dahsoonaaye
    Indariiqadii wili nooshahay :::::::
    Allow yaa af labo daan iyo daacad ugu sheega

  • @basheebooshie6415
    @basheebooshie6415 3 місяці тому

    Hasan tuug xilka xaybin meelkasta ku qora,haddu dhowyahay,haddii kale somalia meelfogbaa laga doondoone ,haka taago maxamad sida ugu dhakhso bada waa shabab no#1.

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 3 місяці тому

    siilka habartaa uukubadashay jaamac qofkiikudhageesto utaalaa

  • @Abdikareem-b2r
    @Abdikareem-b2r 3 місяці тому

    Jamac gadow gabaygas hakabenhseegin gabayga latiriyay 70 tankii marka Dib uraac

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

    Hamze ka hadla
    Hassan Iyo Fawsiyo wa urur samaale iyagaa iska kaaa xigeee
    Doqnyahaw 😂😂😂😂

  • @MohamedMohamed-hq1rv
    @MohamedMohamed-hq1rv 3 місяці тому

    Wa markii saddexad we muxu ku bedashay?

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 місяці тому

    Wa sax kiwi talyaniga xabarayey aya ku nool dhuuka wa sax jamaac galad

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 3 місяці тому

    Baga baga waayo foosiyo waxay xaasiday farmaajo

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 3 місяці тому

    XASSAN SHEIKH LACAGTU INA CUMAR GEELE AYAY USOO MART TAA SWIFT CODE KII SOMALIA JABUTI BAA GACANTA KU HAYSA.
    MARKAA TAASAA BA JIRTA OO WELIBA AAN CIDI KA HADLI KARIN.
    SWIFT CODE KA LACAGTA ADUUNKU SOMALIA USOO MARTO MA ODHAN KARAA ANAA LEHE NOOSOO WAREEJI.
    KKKKKKKKK😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 3 місяці тому +1

    QARAN NIMADU WAXAY BURBURTAY 1991 markaad cali mahdi keligiin doorateen

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n 3 місяці тому

    Addeer foosiyo xasan shiiq xaqa iskudiray waayolaboduwaxayuheshioyenfarmaajo

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 місяці тому

    Kursiga waxaa qaadan doona Kenya ,>>> Jebouti waa marxal dooneysa in Kenya qaadato Kursigaas.
    This case is highest treason, and Xasan Sheikh deserves to bring for justice because this case is serious treason. It must be to call Xasan Sheikh for Impeachment and it's need action not words.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 3 місяці тому

    Habarta waa tuugo😂 kistii Culusoow iyo Calooley geele ay kasugesey ayaa loo gambiyey😊
    Hada ayey Afka dambas soo marsanaysaa! Arimtaa Culusoow waakuyaageersanahay!
    Laakiin qabuura inuu fadho waakasoo horjeedaa😮
    Qabuuro qotoow! Iimaanka Eebe kaaqaad😊

  • @moomar4185
    @moomar4185 3 місяці тому

    Waa foosiya adeerkeed Qaasin Ismaciil Abwaanka gabayga Allow yaa Darwiishkii fariin baddecsan gaadhsiiya tiriyey.

  • @maxamedaxmed8215
    @maxamedaxmed8215 3 місяці тому

    Hadraawe mansadii durdur
    Alow yaa darwiishkii
    Fariin dabacsan gaadhsiiya

  • @maxamedmukhtaar2118
    @maxamedmukhtaar2118 3 місяці тому

    Meesha madax majoogtee gabadha halala halgamo

  • @abdimahamed-jx9uz
    @abdimahamed-jx9uz 3 місяці тому

    wallahi Farmaajo waa xasuus reebe.

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 3 місяці тому

    Dalku farmaajo buurabaa

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 3 місяці тому

    Hasan guur guurte tuug

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 3 місяці тому

    Gallad baa dhaama kan timaha weyn ee boring ka ah.

  • @haydar378
    @haydar378 3 місяці тому

    Lacag malaha

  • @yusufsaid6833
    @yusufsaid6833 3 місяці тому

    Hassan sh millions usd baa utaal Jabuti haddi u diido Amark Gele waxu waayin millions

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 місяці тому

    Formajo aa ku waalatey Sanbaloolshe ayaa dhiibey iyo mucaaradka mesha laga soo qatey waa taqaana Cadi Xaashi waa tuu uyeerey Ilahey ka cabso eexda iska daa

  • @Cadar49
    @Cadar49 3 місяці тому +1

    Markuu geel jire wariye mise siyaasi is moodo waa sidaan kan la wareeysanaayo oo kale cajaaib

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 3 місяці тому

      Maxaad u daawan geel jire?

    • @Sumadeena
      @Sumadeena 3 місяці тому

      Xasan sheekh maxamud geeljire ayaa dhaama waayo xasan waa tuug khaainul wadan ah.