Sawirka Dv lottery ga sidaan u samayso bilow ilaa dhamaad casharkaan ku baro

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Halkaan ka raac Linkiga Dowlada ee sawirka Dv lottery 2024
    tsg.phototool....
    #Dvlottery #group5 #Somalia #somalivlog #vlog
    Join this channel to get access to perks:
    / @shaaciyeoneshow
    #shaaciyeoneshow
    #dvlottery2021
    #dvlottery2023
    #dvlottery
    #ilhaanomar #maraykanka
    #SerbiaiyoSomali

КОМЕНТАРІ • 285

  • @shaaciyeoneshow
    @shaaciyeoneshow  2 роки тому +86

    Website ka sax ah ee sawirka Dv lottery waa kanaa tsg.phototool.state.gov/photo

    • @mohamedahmed-rv2kl
      @mohamedahmed-rv2kl 2 роки тому +1

      Sawirka Editing malamarinaaaa

    • @honeyyy1518
      @honeyyy1518 2 роки тому +1

      Boowe full vidio kazoo samee sida loo buuxbuuxiyo website iyo marka uu soo baxo lotteryga qaapka loo fiirsado mahdsaniD

    • @mudanhassan6339
      @mudanhassan6339 2 роки тому

      Su,aal wll gidaarka gurigu haduu rinji cadaan marsan yahay ama uu white color yahay miyaaa lagu gali karaa sawirka

    • @amiirhared6093
      @amiirhared6093 2 роки тому +1

      Ma isticmaali karaa sawir hore oo aan lahaa oo passport size ah sxb

    • @ruqimoha8912
      @ruqimoha8912 2 роки тому +1

      Wall mobile makuxaresankaraah isheg plz jawab sidah mobile logaxarestoh noh sogalih

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi 2 роки тому +15

    Kusalli nabigeenna muxamed scw

  • @dj__deqsi1040
    @dj__deqsi1040 2 роки тому +3

    INSHA allaH sanadkan aad Ban ugu rajo waynahay isoo duceeya inta comments aragta INSHA allaH

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 2 роки тому +29

    Inshallh sanadkaan aad ayan ugu raja weynahay asaxabey ducada wa xagiina aniyo inta daneysaba

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 роки тому +8

    cashar aan aad ugu baahnaa mahdsanid huno🥰

  • @ileeyechanel2198
    @ileeyechanel2198 2 роки тому +6

    Sanadkan waa markii iigu horeysey ee aan isku dayi doono barnaamiskan DV wxaana taa igu dhiiri galiyey waa shaciye show oo aan barnaamij yadiisa aad uga faiidey thankszxb
    Allaha heygu guuleeyo

    • @alimaxamad5495
      @alimaxamad5495 2 роки тому

      dad baa leh waa in sawirka Kafka laisku qabtaa marunbaa

  • @mohanukuk305
    @mohanukuk305 2 роки тому +10

    Aniga waligey wan ku hami jiray lkn isku madayi jiran i.a sanadkan waan isku dayaa guulna wan raja wenahy i.a☝️❤️

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 Рік тому

      Allah no sahlo zxp wn rajeynaa inan helo sanadkan I.n 😫😭🥰🤲🤲

  • @y.t1819
    @y.t1819 2 роки тому +106

    Allow sandkan iigu gulee rapiyow aniga iyo inta ilamida ah😭🤲

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 2 роки тому +4

    Inchalah Ilaahay inuu i waafajiyo ayaan rajaynayaa

  • @XayaatXaaji
    @XayaatXaaji 2 роки тому +6

    Ilaahow guul isii aniga iyo cruurteyda

  • @abdikanimohamed8383
    @abdikanimohamed8383 2 роки тому +2

    Shukran

  • @deeqoaboosy4900
    @deeqoaboosy4900 2 роки тому +2

    Mansha Allah xilli aan u baahneen baa soo galisay 🙏🙏

  • @raiicaxmed1574
    @raiicaxmed1574 2 роки тому +1

    SAAXIIß aad Baan ku salaamay shaaciye adiyo reerkaagaba zxp

  • @FarxaanSaleebaan-u7e
    @FarxaanSaleebaan-u7e 20 днів тому

    shaaciye mahadsanid sidaad noo garab taagantahaye alle xasanaadka ajar hagaa dhigo

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 2 роки тому +9

    Sanadkeygii 8aad ayaan xareyn rabaa. intaa photo studio lacag iga qaadan jirtey. Isu gaynta lacagaha iiga baxay sawiraadaas (40usd$)taqriiban, mana ku guulaysan oo Ilaahay ma qadarin, 😢lkin sanadkaan qaabkaan samanayn doonaa in sha allaah. mr shaaciye thnaks wllkeey . Talo iga qaata asxaabeey hadaa ku guul daraysatey sanadkii hore ha niyad jabin weli fursad haysataa iska xaray Waa bilaash. Laga yaabaa Inaad noqotid guulaystaha sanadkaan in sha allaah. Niyad jabka hala iska ilaaliyo maryooleey.Hana la isku duceeyo.🤲

    • @Alaleshow
      @Alaleshow 2 роки тому

      Passport la aan ma Gali karaa somalia Ayan joga

    • @hafsyna2320
      @hafsyna2320 2 роки тому +2

      @@Alaleshow haa snadkan passport qasab maaha marka xaraynesid lkin hdi lagu aqbalo walagaraba

    • @Alaleshow
      @Alaleshow 2 роки тому

      @@hafsyna2320 thanks

  • @nimaoqueen4605
    @nimaoqueen4605 11 місяців тому

    Shukran wll

  • @Haashowgemil
    @Haashowgemil 11 місяців тому

    Wow m.a waad mahadsantahy

  • @canabmaxamed6298
    @canabmaxamed6298 2 роки тому +2

    Mashaa allah wall aadbada umahadsanthy

  • @soomaalisomali1253
    @soomaalisomali1253 2 роки тому +1

    Mahadsanid wll sawirka dhib igaheysay

  • @dunidalyrics804
    @dunidalyrics804 2 роки тому +3

    Wll Shaaciye Bosnia kasoo Hadal iyo Visaha lagu tako sida maqly 50 dollar weeye visa iyo sida adigo bosnia jooga aad germny u talaabi karto

  • @maslaxibraahim7075
    @maslaxibraahim7075 2 роки тому +1

    M.a ustaad

  • @fathiabdi2210
    @fathiabdi2210 2 роки тому

    Illahay ha inoofudaydiyo

  • @khaderhonesty
    @khaderhonesty 2 роки тому +5

    Walal adiga iyo anigaba ilahay ha in Guuleeyo

  • @raxmojacayl1437
    @raxmojacayl1437 2 роки тому +2

    SU aal. Gabdhuhu dhagaha ma banayn karaan walal shaaciye

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому

      Maya abbaayo caadi shalmadeeda dhagaha haku qarsato

  • @hodanmaxamad8424
    @hodanmaxamad8424 2 роки тому +1

    Mhdsnd shaaciye wlhi qof walalahaa jecel ayaa tahay Allah ku xafido si wanaagsan ayaa nocawisaa Allah ku caawiyo wll qali ah ayaa tahay 1 love my brother

  • @YOUTUBECHANNEL-eb3km
    @YOUTUBECHANNEL-eb3km 2 роки тому

    Masha allah Thanks Wll iyey

  • @leylanuuralileylanuurali9692
    @leylanuuralileylanuurali9692 2 роки тому

    Mahadsanid abwe qlia barakallah

  • @mohamedbarqadleofficialcha7601
    @mohamedbarqadleofficialcha7601 2 роки тому

    Mahadsbd ustd shaaciye

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 роки тому +1

    Mahadsanid wlhi waxaan isdhahaayey photograph raadi 1000 iyo 1 jer thankz bro🙏.

  • @wiilsiwanagyre2455
    @wiilsiwanagyre2455 2 роки тому +1

    Thanks my brother runti wax badan oo muhiim ah ayan ka fa iday sida wanagsan ee aad nogu grab istagteyna wxa kulenhy Thanks

  • @ahmedofficial2027
    @ahmedofficial2027 2 роки тому +1

    Thnnks my bro

  • @mouradomar2554
    @mouradomar2554 2 роки тому

    Maharba chef

  • @gentelman9379
    @gentelman9379 2 роки тому +2

    Keep going my brother

  • @luulmusamohamed4015
    @luulmusamohamed4015 2 роки тому

    Masha Allah wllo thanks

  • @engabdullaahiabdow6092
    @engabdullaahiabdow6092 2 роки тому

    Shugran ustaad

  • @mohamedmumin957
    @mohamedmumin957 2 роки тому

    Sxpkeen shaaciye waad mahadsantahay jazakallah

  • @maxamedawil4789
    @maxamedawil4789 2 роки тому

    maansha allaah macalin wacan ayaad tahay

  • @najibaraka950
    @najibaraka950 2 роки тому

    TNKZ wll shaciye

  • @salmoamiin5764
    @salmoamiin5764 2 роки тому

    Wll sida loo xaretsyo soo duub i.a thanks

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 2 роки тому

    Mash allah

  • @mohamedtall2886
    @mohamedtall2886 2 роки тому +1

    Ustaadi okiyaalaha lama ogolo

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому

      Haa lama ogolow ee ustaadka kaliya wuxu rabay inuu idin fahansiiyo sawirka sida loo qaadaayo

  • @hodanmaxamad8424
    @hodanmaxamad8424 2 роки тому +1

    Inshallah anaga nah waan dadaalenaa Allah nagu guuleyo teda kale wlkey waxaa karabaa family ayaan ahay caruurta iyo xajiga swrdoda maliga rabaa mise plz wlkey jwb adigo raali ah

  • @FarxaanSaleebaan-u7e
    @FarxaanSaleebaan-u7e 20 днів тому

    sax

  • @Mr-Lii
    @Mr-Lii 2 роки тому

    Thanks 😊

  • @saedmohamed7702
    @saedmohamed7702 2 роки тому +3

    Waad ku mahad San tahay sidaad nogu faa idaysay shaaciye.
    Waxaad kaloo nooga warbixisaa website ka saxda ah ee lagu xeraysanayo mahadaanid.

  • @cabdikhalifmaxamad5077
    @cabdikhalifmaxamad5077 2 роки тому

    Thnks sxb

  • @adanissack2633
    @adanissack2633 2 роки тому

    Thanks

  • @maslahcheetah2624
    @maslahcheetah2624 2 роки тому +1

    Allow ilaa garaab gaaal adhaaa qafuruu raxiim ah

  • @abdikanimohamed8383
    @abdikanimohamed8383 2 роки тому +1

    Keep going pro

  • @hamzeabdirazhid4062
    @hamzeabdirazhid4062 Рік тому

    Shaaciyeone show wll shaadhku haduu garbaha cadyhay kwrn please isoo jawaab

  • @shugrigeeseyofficial2975
    @shugrigeeseyofficial2975 2 роки тому

    Insha allaha

  • @naturevideo1170
    @naturevideo1170 2 роки тому +1

    Asc asxabta su'aal ban qabaa intiina garaneysa ha iisoo jawaabeen shahaado secondary ah wan haystaa lkn dhibcahaygu aad Bay u hooseeyaan oo waxaan haysta D marka wax saameyn ah ma igu keenaysa
    Oo dhibcaha shahaadada ma lagu kala saaraa dadka
    hadii aad ku tagtay ama cid aad taqaan ay ki tagtay iisoo jawaab

  • @everythingpossible5676
    @everythingpossible5676 2 роки тому

    In.sh guul✊🏾

  • @abdallabaar2664
    @abdallabaar2664 2 роки тому +2

    MAHADSANID BOSS👏🏿

  • @gacalmediaproduction5412
    @gacalmediaproduction5412 2 роки тому

    mahadsanid sxb, Xaqa vedioga wan gutay, kabadan hadan awoodana wan ku sameen lahaa. mahadsanid mar kale

  • @shacniito4745
    @shacniito4745 2 роки тому +1

    Website saxda ah ee laga xaraysanyo noo sheeg wl

  • @mohamedahmed-rv2kl
    @mohamedahmed-rv2kl 2 роки тому +2

    Asc sxiipw waxaan Rabaa inaad iisheegto hadii leey aqbalo meeeqo waqti ayeey iga aadee Bil mise sanad

    • @ElmaOfficial01
      @ElmaOfficial01 2 роки тому +1

      Hadii lgu aqbalo jawabta aqablada wxa hele bisha may ilaayo septemper na wxa glaysa interfiyuuga marku ku dhmaado aya bxaysa
      So waa bilooyin snad ma dhamma

  • @moomddo3145
    @moomddo3145 2 роки тому +4

    Bisha 10/6 aya somaliland laxaraysanaya from borama 😊

  • @abdallayuusuf2754
    @abdallayuusuf2754 Рік тому

    Nio waxaaN Wax Soconayo Ma Ahn Step ka dhan Waan Maray Lkn download ayuu diydan YahY

  • @balqiisabdi6235
    @balqiisabdi6235 2 роки тому

    Allow sanadkn igu guulee

  • @najmaaxmed8439
    @najmaaxmed8439 2 роки тому +2

    Uztaad shukrna pls kaso hadal sanadkan with out passport miyaa saasa la dhahaye

  • @najibaraka950
    @najibaraka950 2 роки тому +1

    Shaciyo sawirka background editing lagu cadeeyo maala ogal yahay misee back ground cad lee

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому +1

      Wll sawirka background white waaye cabirka sawirikiisana waa 600×600

  • @faatmiinazahra
    @faatmiinazahra 2 роки тому

    Wll aad ayada u mahadsantahay wan kaa faa iiday illahay ha ku barakeeyo

  • @munaahmedhassan8926
    @munaahmedhassan8926 2 роки тому

    Waad iidaweysayy ilhy hku daweeye swrka saasa ugalayy lkn shaki ayaa igagajirayy😭❤

  • @abyan4
    @abyan4 2 роки тому

    Mahsanind wll

  • @nouribrahim8413
    @nouribrahim8413 2 роки тому

    Thanks bro 🙏

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M 2 роки тому

    Oo kiyaale maalagu gali karaa

  • @arphatahmedahmed1171
    @arphatahmedahmed1171 2 роки тому +1

    Aad wayne mahdznid

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому

    Thanks zxb shaciye legend 🥰

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 2 роки тому

    Waa mahadsantahay sxp

  • @dr.husseinhagimaow7342
    @dr.husseinhagimaow7342 2 роки тому

    Shaaciye kawaran hadii ilkahaaga ay muuqdaan adigoonan qosleynin ?

  • @munitamahmed8166
    @munitamahmed8166 2 роки тому +1

    Asc wlla sanadkan paspor la aan ma la xaraysan karaa tan labaadna pasporka s/land ma lagu xaraysan karaa oo ma la ogal yahay

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому

      Sanadkan passport la'aan ayaa laga dhigay sister mida kale passport somaliland maba lahan lamana aqonsana sidee ugu sameynee marka

  • @suleimanbusur
    @suleimanbusur 2 роки тому

    Legend. 🙏❤

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 2 роки тому

    Maroo cadanaa ayan kuu waxeyay wll uu aqbalay sawirkii maa II saaxba misee waxan ka galaaa sawirlahaa

  • @wllbezaani7525
    @wllbezaani7525 2 роки тому

    Wllh qof kaa daacadsan ma arkin horey usoco wlal qaali

  • @abdinaasirr7993
    @abdinaasirr7993 2 роки тому +1

    Wll mcn Ethiopia 🇪🇹 joga passport wanhayzta zomaxarayzan Karo wll

  • @fathiabdi2210
    @fathiabdi2210 2 роки тому

    Good

  • @sadamhussein1555
    @sadamhussein1555 2 роки тому

    Aad umahadsantahey bro

  • @dunidalyrics804
    @dunidalyrics804 2 роки тому +1

    Wll Bonsia Kasoo Hadal Waa Codsi Dhanka visa

  • @abdala_isak
    @abdala_isak 2 роки тому

    Eye classes= x
    Smailling = x

  • @ruqiyadaahir7207
    @ruqiyadaahir7207 2 роки тому

    Mahadsanin wllo

  • @AhmedSaid-im5kl
    @AhmedSaid-im5kl 2 роки тому +1

    Asc wll shaciye wxn ku waydinaya wll sanadkan passeport ma lo bahanahy wu iga dhacay ina xareysto ayn raba wll mahadsanid

  • @ahmedomer5918
    @ahmedomer5918 2 роки тому +1

    Shaaciye hadda webite ka ma siii buxbuuxin karaa

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому

      Maya wll lama buuxin karo waqtiga uu barnamijkas furmi laha waxaa ka hartay 10cesho kaliya kadib ayaad apply gareneysaa ilaa wuxu ku egyahay 9th November

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 2 роки тому +1

    Allahayow Ina guleysto waxpa kulama ahan allow iguley ano guleystayna halkan Ayan kuso lapan dona
    9 bil kadib insha allah

    • @cabapoi9170
      @cabapoi9170 Рік тому

      Amiin amiin Allah no wada sahlo 🥰😭😫🤲🤲🤲

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 2 роки тому +2

    shaciye wll adigoo mahadsan gabdhah qaab nuucee u galaayaan sawirka

  • @Mnshallah
    @Mnshallah 2 роки тому +1

    Afka waa laysku qabanayaa isheeg sxb

  • @drzakariakoshin5482
    @drzakariakoshin5482 2 роки тому +2

    Sawirki sanadka hore aaan ku xareysatay aaan ku yijibiyay website waxaaane isoo baxay qoral oo ku dhahaaayo sawirka qaladkaaan bal maxaaa waaaye qalad ila fiiiri Facebook kusoo dhigayaaa sawirka I.a

    • @muxamadbiriye4287
      @muxamadbiriye4287 2 роки тому

      Wll waxa laraba sawir aad iska qaaday ugu yaraan 6 dii bil ee u danbeysay

  • @axmedxasanaadan1854
    @axmedxasanaadan1854 2 роки тому

    Shaaciye sxp mcn marka ii sheek mesha lagusameynayo no so qor adigo mhdsn

  • @mastaanthreeaxmed1248
    @mastaanthreeaxmed1248 2 роки тому +2

    Sxib adigaa ixarey waiga codsii ila soxiriir plz ama melaa kala soxariro

  • @najaxmustafe6319
    @najaxmustafe6319 2 роки тому

    Wllo aniga iso dub sida loo bux buxsado ado mahad san wan fahmi wayay wllo

  • @mohamedadan8083
    @mohamedadan8083 2 роки тому +2

    Walaal Shaaciye Labo suaal ayaan kuweydiini rabaa fadlan iiga soojawaab:
    1). Goormee sawirkan liska qaadhi???
    2). Dv lottery 2024 online maku apply gareyni karaa???

    • @mohamedadan8083
      @mohamedadan8083 2 роки тому

      @Fatuush Official Mhdsnd sister inbadhan

    • @sabrindarajo5962
      @sabrindarajo5962 2 роки тому

      Walal sawirka waqtigaa rabtid gal kaliya muhiim waxaa ah inuu kuu diyaarsanyahay sawirka
      Haa barnamijkas online kaliya lee lagu apply gareyn karaa

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 2 роки тому

    Lkn ukiyale lama ogolo mahoo cadi istosiso ok waye

  • @nimcodaahir6714
    @nimcodaahir6714 2 роки тому

    Sawirka cabirkiisa inuuu imisa noqdaa layga rabaaa plz iiso jawaab

  • @darajoofficial7260
    @darajoofficial7260 2 роки тому +2

    Mudane xilima ayuu furmayaa 2024 ka dv lottery

    • @Geeljir
      @Geeljir 2 роки тому +1

      9 cisho Kadib sxp

  • @mohamedahmemd2347
    @mohamedahmemd2347 2 роки тому +2

    Wall ithopiya ma iskadiwaan galinkaraa

  • @shamsudiinabdimohamed8944
    @shamsudiinabdimohamed8944 2 роки тому

    @Shaaciye
    Maxaa Cadayn ah Oo aan kugaran karnaa Wapsite ka Saxda Ah Ee Dawlada

  • @salamchannel4141
    @salamchannel4141 2 роки тому +1

    Niyohow groupkii dv lottery ciwaankisa halkan ii soo dhig

  • @ayaanxareedyusuf5079
    @ayaanxareedyusuf5079 2 роки тому

    Alow igu guule wamarkii igu horaysay een iskudayo wll bassabor mala iga rabaa

  • @zuuzaana9682
    @zuuzaana9682 2 роки тому +1

    WLL passport La an Malagu xareysan karaa🤔

  • @faizaxusein5706
    @faizaxusein5706 2 роки тому

    Sawirka iPhone markaa iskaga qaado ma edit garenkaraa walal shaaciye yacnii ma qurxin karaa sawirka