Diversity Visa (DV) Lottery Marka ku Guulaysato side loo Xaraysta Waraaqaha?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Ali Abdirahman waxa uu ku guulaystay DV lottery sanadkii 2018. Ali degenyahay wadanka Maraykanka imika.
    Requirements and Instructions for Diversity Visa DV Lottery 2024 👇🏿
    travel.state.g...
    DV Lottery Entry Link
    travel.state.g...
    SUBSCRIBE
    Instagram: @Abdiaarpodcast
    #SomaliPodcast #Maraykanka #Qurbaha
    Waxyabaha Isticmaalo ! Products I use!
    Camera 2: Sony a7ii
    www.amazon.com...
    Mic: SM7B
    www.amazon.com...
    Audio Interface: Solid State Logic SSL2+
    www.amazon.com...
    Cloudlifter: sE Dynamite
    www.amazon.com...
    Insect Trap
    www.amazon.com...
    School Backpack
    www.amazon.com...
    Hair Line and Style Fiber
    www.amazon.com...
    Camera 1: Sony a7iii
    www.amazon.com...

КОМЕНТАРІ • 359

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast  2 роки тому +52

    Barta instagram ka nagala soo xidhiidha haddii suaal haysan idinka oo cod soo duubaya @ abdiaarpodcast

    • @rafiidark5658
      @rafiidark5658 2 роки тому +1

      Mxaa kugu qoran

    • @deqoali2720
      @deqoali2720 2 роки тому +1

      Asc wllo sida ba ku hali kare inshallah

    • @anashassanali900
      @anashassanali900 2 роки тому +1

      Wll bal kwrn qof qaxootiga kenya jooga , xaalkiisa iyo axwaashiisa kwrn, passport hadaanan haynin, shalay oo jimco ah 7 october 2022 ayaan xareystay.

    • @rahmaahmed231
      @rahmaahmed231 2 роки тому +1

      Wll somalida rer jigjiga kawaran

    • @najmaabdullahi7672
      @najmaabdullahi7672 2 роки тому +1

      Linkiga oogu soo dir beejka oo larabo

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 роки тому +69

    Inanka waraysiga qaadaya legend wllahi inta suaal ee aad waydiisayba way iga dhex guuxayeen mahadsanid wllo

  • @HamseUpthirahmaanHirsi
    @HamseUpthirahmaanHirsi Місяць тому +1

    Insha allaah 2026 qofkii arka Qoraalkan Reply ha isoo galo inaan tago rabaaye😢

  • @axmedcabdilahi
    @axmedcabdilahi Місяць тому +1

    Thanks sxb abdi aar su'aalo badan oo aanu qabnay ayaad noo weydiisay😊

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 роки тому +22

    Thnks Wll Xaqiiqdi Waxa Badan Ayaa ka Faaidesany Waresigan 🎊 🎉
    Waxaa kale oo kaasugnaa Waa Dhalinyaro kale Oo Asc Lottery Winners ah io Qisadooda Iyo Waayo aragnimadooda Lottery ga Si ay Noogu Noqdaan Rule Model
    Markale Thnks Wll Qaali Abdi Aar 🌷🏆🙏

  • @ayanmohamedjaamac177
    @ayanmohamedjaamac177 2 роки тому +6

    Massha allah waa laba inan oo dagan oo legend ah sida sualaha laysku weydinayo Logana jawabayo,Masha alllah 💯👏👏 Alo Abdirahman well done Thank you so much .🙏

  • @najmamaxamed7369
    @najmamaxamed7369 9 місяців тому +1

    Wllo anigoo shahado dugsi sare hysan ayaan hadana high school iska qortay markan xarynayya ee shahado masaman karaa haduu isoo boxo

  • @alcowdafarah307
    @alcowdafarah307 2 роки тому +7

    Weli maxareysan lkn wan rajeynaa isbucaan inan xareysto
    Guul wxan ahayn rajeyn maayo
    Insha allah weligay maguul dareysan ducadii hooyo mcn ayan wataa ......🤲🤲 my mom allah mercy on you ❤❤

    • @asmajokarasmajokar9375
      @asmajokarasmajokar9375 Рік тому

      Insha allah dhamantena guul rajenena walal allah noso bixiyo walal ducada no badiyaa allah noso bixiyo yaaa allah

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Рік тому +4

    Addisababa ilaahay ima geeyo dad ka waa lagu dhibaa jabuuti ayaa fcn❤

  • @abdallamohamoud903
    @abdallamohamoud903 2 роки тому +6

    Wll Shugrn hawl an ubahana bad xoog iga si say alle haku xafido 🙏

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 2 роки тому +8

    Wow , dhawr su'aalood oo xagaa danbe ah ayaan ka faaiday inankan , waxan kamid ahay dadka balanta sugaya ee 2023 gulaystay , wali dhanka caafimadka iyo interview-ga ayay iiga dhiman tahay wiilkaas numberkiisa hadaa haysana nala wadaag wll si private ah inaan isu waraysano ayaan rabnaa

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 2 роки тому +4

    Part 2 kasugeyna inzhlaah wana nga codsi e si faah fahzan ugazo hadla

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 роки тому +4

    Thank you asxaabta
    Waanu fahanay wax badan
    Waanan idin hanbalyaynayaa
    Lkn halkaan wax ka bilaabaaa
    Aar ciyiyaaa indr thanks

  • @najahcali8178
    @najahcali8178 Рік тому +1

    Ali abdirahmaan waa saaxiibkay isku ciyaal ayaanu ahayn hargaysa
    Gaar ahaan new hargaysa salan gaara sxp

  • @mn_-oc5hi
    @mn_-oc5hi 2 роки тому +6

    da.deydu wa 18 wa marki 1aad an xaresto sanadka ilahy ha i garab galo insha allah🙏

  • @cicfantastic6699
    @cicfantastic6699 Рік тому +2

    aad baa u mahadsan tahay adiga iyo wiilka wareesiga quruxda badan nasiiyay waxaad ii bayaa miseen arimo badan oo aan ubaah naay mar labaad thanks very much

  • @isseelmooge8545
    @isseelmooge8545 2 роки тому +8

    Qof walbo uu Qeer ugu jiro Alle ha u Fududeeyo 🤲

  • @hnatShow
    @hnatShow 2 роки тому +2

    Waxn ku idhi kawan gofku hadu qaraneyn English ka ma cagbad ayey ku nogoneysaa bal zp adoo mahdsan iga soo jawaab tnkis

    • @aadanabdi4909
      @aadanabdi4909 2 роки тому

      Walal Mya Wax Caqabad Ah majirto Wa Xareysan Kartaaa Ado Aqonin Luqada🙏🙏🙏

  • @FaadumoFaarax-f6p
    @FaadumoFaarax-f6p 5 місяців тому

    Hada ma xaraysan karaa

  • @hodmanibraheem4718
    @hodmanibraheem4718 Рік тому +1

    Wll hadaan guulaysto tickets yaa iga bixinaya

  • @abdinoormohamed6878
    @abdinoormohamed6878 Рік тому

    Su aal ? DADK SHARCIYADA U URUB HAYSTA PASPOR SOMALI MA LOGA BAAHAN YAHAY ?
    MISE DEGENANSHAH dalka aya joogan ayaa ku filan iyo warqada dhalashada fadlan jawan ban idinka sugayaa

  • @muxzinxajjixariir5788
    @muxzinxajjixariir5788 2 роки тому +1

    Waxd weydisaa dad badan maan ugu xareyn karaa gmail keyga wax dhiba may iga imaneysaa

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 2 роки тому +5

    Abdi aar aad ayaad u mahadsantahy.
    Weligaaba nin dedaal badan ayaad ahayde sidad noogu faaidaysen adiga iyo wiilka kale ku mahadsanidiin

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Mahadsanid wll 🙏🏿🙏🏿

    • @mahatsalat8348
      @mahatsalat8348 Рік тому

      ​@@AbdiAarPodcastasc bro ani dv winner for 2024 AhA Marka maxa xaal ah from Kenya

  • @abdinoormohamed6878
    @abdinoormohamed6878 Рік тому

    Su aal ? DADK SHARCIYADA U URUB HAYSTA PASPOR SOMALI MA LOGA BAAHAN YAHAY ?
    MISE DEGENANSHAH dalka aya joogan ayaa ku filan iyo warqada dhalashada fadlan jawan ban idinka sugayaa

  • @jamiilmubaarikjamac
    @jamiilmubaarikjamac 2 роки тому +2

    l am Trying this year l will winn incha allah 🤴❤🙏

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 2 роки тому +1

    Hadad qof maraykanka joga aad garanan maxaa sameynaysa

  • @xikmad7
    @xikmad7 2 роки тому +2

    Good information brother aad ayaad umahadsantahay waana kafaaidnay xogta

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 роки тому +1

    Link...ga soo noo dir. Fadlan. Iyo xilliga la xereeyo

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 2 роки тому +3

    Masha allaah full video information waaye ilaahy ajir ha idinga siiyo oo bilaa xisaab ah allahuma ameen yrbi

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 2 роки тому +15

    Ano guleystay halkan Wan Iman dona insha allah

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 2 роки тому +2

    Wllo hargysa somaliland qof xraystay soo qabo please iyo steps uu maray

    • @khadarmoxmed.4906
      @khadarmoxmed.4906 2 роки тому

      Ninkan laweraysaanayo waa Ciyaala reer Hargeisa wll sida Qof Muqdisho jooga u xaraysto ayaad u xaraysanaysaa.
      Markaa somaliland ma aqoonsana sidaa ulasoco.

    • @fatuhahmet6303
      @fatuhahmet6303 2 роки тому

      @@khadarmoxmed.4906 hye wll mcn lkn shahaadada somaliland ee dugsiga sare ma wx cadyn so raaci lay oranayaa oo federalka ah

  • @fuadamiir6785
    @fuadamiir6785 2 роки тому +1

    Wll hadan dhaho kwrn high shool No dgree oo aan ku gulesto kwrm hadii uu iso baxo hadhow maken san karaa warqada cadeenta ah inan school ka dhiganayay walalow iso jwb

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Haa waa keeni karta hadhaw marka aad school dhamayso. Kaliya waa in shahaadadu soo baxdo marka aad buuxinayso process ka haddii aad ku guulaysato.

  • @NasteexoMaxamud-vz3bs
    @NasteexoMaxamud-vz3bs 4 місяці тому

    😫😫😫😫

  • @glacier4783
    @glacier4783 2 роки тому +12

    If you have enough money can you sponsor yourself.
    Would’ve been good question bro 🙋‍♂️

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +4

      Good point. You cannot sponsor yourself even if you got the money. You need an address and someone sponsor you!

    • @zaki799
      @zaki799 2 роки тому

      @@AbdiAarPodcast cidna kama garanaayo Abdi aar haddaan tusaale ahaan ku guulaysto wlo

  • @raabimajiid9709
    @raabimajiid9709 11 місяців тому

    Intaan dhagaysanaayey dadkii ku tagay waa ninkii ugu macquulsana xog macquul ah raga heli karo

  • @aminayasin5638
    @aminayasin5638 8 місяців тому

    Asc wll wad mahadsantihiin marka hore wllo laakiin suaal marka balanta laguu qabto ee kuu soro gali waydo wakhtigii balanta eed ka daahdo ma balankale ayaad sugaysaa mise tii hore

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 2 роки тому +3

    Waar Nio Abdi Aarow Suaalahaad Yara Waydiinayso Dv Lottery ga Inanka Qofkale Kusoo Celi Markaa Waxaad Noo Waydiisaa Interview ga Somali Qofka Dooranayso Haduu Noqdo Dhib Miyay Leeday oon English ta Daciif kuyara ahay

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +1

      English ma saameeyo lkn kolay qof ka waxa laga rabaa in uu dhameeyay waxbarasho dugsi sare markaa kolayba qofka waxbarasho dugsi sare dhameeyay English kiisu wuu dhaamaa qof wali aan iskuul tagin.

    • @Mo_Am_Mo
      @Mo_Am_Mo 2 роки тому

      @@AbdiAarPodcast suaasha lagu waydiiyay iyo jawaabta aad bixisay isma laha walal mar kale akhri oo jawaab ku haboon u qor .

    • @aadanabdi4909
      @aadanabdi4909 2 роки тому

      Walal ina luqada taqano qasab ma ahan interview Waxa doranaysa luqadada Hooyo qof aya kuu turjumaayo 🙏🙏🙏

    • @maaslimmedia
      @maaslimmedia 2 роки тому

      @@aadanabdi4909 Shukran Sahip

  • @kimsanju2774
    @kimsanju2774 2 роки тому +2

    Visaha jeebkaga miya mise ayaga kaa dhibayo iisheg

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Ma fahmin. Lacagta haddii aad u jeedo qofku isaga ayaa jeebkiisa ka bixinaya.

  • @ayanyusuf6942
    @ayanyusuf6942 11 місяців тому

    mahadsanid wll sifiican ba hada u fahmay suaal walba iga dhex guuxaysay wan helay jawaabteedi 2021iyo 2022 laba daa sano wan waayey sannadkan in helo ayaa rajeenaya Insha Allah ani iyo family Insha Allah.

  • @su-bare6601
    @su-bare6601 2 роки тому +2

    Qofaan waxbarasho soo Marin maxaraysan karaa zxp

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +1

      Waa inaad haysataaa xirfad ama khibrad shaqo ugu yaraan 2 sano.

  • @riyaqruun5131
    @riyaqruun5131 Рік тому

    Firi abowe mid iga jahil bixi ado marhore dacwa laguxareye marekan lotery mxa resan kartaa jwab wcn

  • @ikraammohamudomar9376
    @ikraammohamudomar9376 Рік тому

    Wll mcn mid iga jwb jmcd ya ii dhmn rabto
    Degre mku xaresn kraa

  • @Hameed502
    @Hameed502 5 місяців тому

    Ilaahey Haisoo saaro 4/5/2024 sugayah❤

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 Рік тому

    Tolow qofka hadoo heysan shahado ama shaqo u warqad ka heysto muxuu sameyn
    Hadee u sameysto shahado iskuul ma ku gudbi karaaa fadlan iga so jawaaba??????

  • @Ladan12345
    @Ladan12345 11 місяців тому

    Dadku zamir badana ani manaziip fcni 3 sano xareyey wanan wayey marka wanka niyad jabey

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 2 роки тому

    Hadii qof qaxooti ku jiro kaar qaxooti haysto uu buuxsado uu ku guuleysto usan heli karin passport Somalia adagtahay inu helo sidee ayu ku bixi karaa bilaa passport UNHCR maka cawin kartaa wuxu ku dhoofo madama qaxootigaba bilaa passport uu dhoofo marku wadan qaato

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 Рік тому +1

    Mnsha allah si wanagsan ayaad noga jail bixisen allow iso bixi ya rabi anii iyo intii muzlim ah🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 2 роки тому +2

    Anaa waxn ku dhex jora walahi sifiican ayaad u bayaamiseen

  • @usernotfound162
    @usernotfound162 2 роки тому +3

    Bro Bring on more dv lottery winners interview 🙌

  • @barlinali2080
    @barlinali2080 2 роки тому +2

    Brother da’deyda wa 20 passport keygana 18 igu qoran marka ano 20 jiro mku xresan kara 20 jiraa passport kana yhay 18 iso jawaab walal plz

  • @ayaancumarabokor637
    @ayaancumarabokor637 11 місяців тому

    Hadanad wax baran ama aan shahada ahayn hadana uu uu kuu soo baxo

  • @soomaaliyuun603
    @soomaaliyuun603 Рік тому

    WARIYE DHAMAYSTIRAN DHAMAAN SUAALI LOO BAAHNAA BAAD WAYDIISAY

  • @aasiyanuur393
    @aasiyanuur393 2 роки тому +1

    Walalyaal ii faham siiya please qof walba ma xaraysan Kara mise qofkii wax bartay oo basa

  • @Zack_Officiall
    @Zack_Officiall 2 роки тому +1

    Suaal ban qabaa qofka sponsor kAh noqonya mrka qoronyZo mxad uga bahan thy ma passport name mise sawirkiisa halka iso fahansii

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +1

      Waxaa aad u baahantay magaciisa, addresskiisa iyo lambarkiisa!

    • @xaliimosaciid4342
      @xaliimosaciid4342 2 роки тому

      @@AbdiAarPodcast wll qaali qofkaa sponsor ka ah kwrn haddii uu family gaaga yahay
      Malaygu aqbalayaa mise waa in uu yahay qof Aan family gayga Ahayn
      Tusaale aniga habaryartay baa joogta

  • @nagipibnuahmed311
    @nagipibnuahmed311 Рік тому

    Wll waxad noo waydisaa sida loo samaysanayo warqada dhalashada ee loo bahanyy adigoo mahadsan

  • @abdullahiyasinelmi
    @abdullahiyasinelmi 2 роки тому

    Somalia qofka jooga sidee uxerayn karaa fadlan iigasoo jawaaba?. Abdullahi Yasin-Garowe

  • @cabdulwehab5166
    @cabdulwehab5166 Рік тому

    Diyaarad nool keeda ma iyagaa qaba mise qofka isu qaba miyaa

  • @mmaliosman2332
    @mmaliosman2332 11 місяців тому

    Saxib abdiAarpodcast sanadka hadan ku guulayisto saxib isoo dhaww use cidna imajoogte 2023 ayan xerayiste dadka anigoo kale ah use cidna u joogin ku guulastaye hadan aan tagikarin sabbto ah lattarye qofkii ku gulayista waa inuu qof kusoo dheeya kuleeyihin

    • @Buubshe
      @Buubshe 6 місяців тому

      Sxb isku mid baa nahay lachlan hadan guleysano

  • @saciidafqarshe8782
    @saciidafqarshe8782 Рік тому

    Said mohamed afqarshe

  • @hodan8655
    @hodan8655 2 роки тому +1

    High school no degree wll makubuuxsan kara hada sanadankan ahey grad 12 hadhow marka shahadad helo mageenkara? Misa waxey igu xidhayaan 2sano oo qimada shaqo?

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 2 роки тому +1

    Aderkay Ali iyo adigaba waan idin salaamay

  • @Rawdia_
    @Rawdia_ Рік тому +1

    Thank you

  • @Amal-ke1fb
    @Amal-ke1fb Рік тому

    Asc wll After salan .wll waxan from buuxiyay buxiyay isla juun 2023 still ma maran interfewgii Marka mxan sameeya wll plz iso jawab

    • @musemaxamud253
      @musemaxamud253 Рік тому

      Visa bulletin ma la socotaa bil kasta si aad u ogaatid in case number kaaga la gaadhey iyo in kale

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi6441 Рік тому

    Wali miyuu socda mize wuu xidhmey
    Plz izo jwp wllo

  • @cawocumarjamac4597
    @cawocumarjamac4597 6 місяців тому

    Ilahyow igu gule amiin ya rabi

  • @naturevideo1170
    @naturevideo1170 2 роки тому +1

    Asc asxabey su'aal ban wadaa we cidii garaneysa ha iiso jawaabto shahaado secondary wan haystaa lkn natiijadeyda ama dhibcaheygu aad bay u hooseeyaan oo D ban haystaa marka saameyn ma igu yeelaneysaa
    Qof ku tagay ama qofad taqan haduu ki tagay iisoo jawaaba
    Aad bad u mahadsan tihiin Allah(swt) guul ban inooka baryay aduun iyo aakhiraba

    • @ElmaOfficial01
      @ElmaOfficial01 2 роки тому

      Wlle qof ku tgay oo aan aqaano ma jiro lkn wan hubaa inaysan grade kaga fiirinayn kliya documents ka aad wadato sax aahanshihisa ayay eegayan yacni in dowladda uu si toos ah uga yimid marka grade kaga cidna ma ku mashqulayso niyadda ha iska galin bro ama sis hadi aad ku qancin jawbtayda wxd instagram ka ama tiktok ga ka waydisa dadka ku tgay lottery sida Abdalla muhya tiktogiisa wa lottery guy sidas ku radi kadib waydi
      Nasiib wcan ku rajaynaya

    • @naturevideo1170
      @naturevideo1170 2 роки тому

      @@ElmaOfficial01 Aad bad u mahadsan tahay sharafey

  • @abdullahiyasinelmi
    @abdullahiyasinelmi 2 роки тому

    Sideebuu kuheli karaa ama kuxerayn karaa qofka Somaaliya kusugan????. Jawaab degdega isoo siiya. Abdullahi Yasin-Garowe

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Wll link ama website laga buuxiya cinwaanka video hoostiisa ayuu ku yaalaa. Halka tag oo buuxo. Waxa laga raba sawir kur ah inaad galiso marka so gal sawir.

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 2 роки тому +1

    Sifican bad uwaresaty sxb

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 2 роки тому

    Abdi aar walaal sawirka seen kuugu soo dira sawirka aad iga jeegareeside

  • @yt_center_0
    @yt_center_0 Рік тому

    Wllka waxaa kuwaydiina meeqa qarash kaaga baxayso diyaarada illaaa green cardka

  • @abdallaabdurrahman2825
    @abdallaabdurrahman2825 Рік тому

    Video aad uqiima badan aad iyo aad ayad umahadsantihin.. ilaahay ha urumeeyo qof kasta rajadiisa

  • @jamaadsalaad7004
    @jamaadsalaad7004 Рік тому

    Hadaan xareyso oo iiso baxo aan donan shahada ma kiskeyga waa la iga kan cancel wll ii soo jawaab

  • @abasibrahimcc2817
    @abasibrahimcc2817 Рік тому

    SAAXIIB AADBAD U MAHADSAN TAHAY XOG BADAN AYAANU WALAALKAN KA FAA'IDEY. ILAAHAY HA BARAKEEYO.

  • @musemaxamud253
    @musemaxamud253 2 роки тому +1

    Documents ka somaliland safaaradu ma aqbalaysaa
    Mise waxa khasab ah in muqdisho la aado oo halkaa laga soo beddelo

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Way aqbalaan.

    • @mocowmowla415
      @mocowmowla415 2 роки тому

      Asc wllky ani wax sharcii aah maqabo ee qoxoti baan ahay ee maxaresankaraa

  • @halabuurcabaascabdiraxmaan1678

    Inshllh this year I hope to be selected

  • @nuurhusseinafrah8262
    @nuurhusseinafrah8262 2 роки тому +1

    Mahadsanid bro Abdi aar sida quruxda bdn aad nogu falaqeesay su, aal Aya ku weydiin laha school iyo xirfad tona malihi barnaamijkan MA iqadan karaa mise la iima bahna Gabi

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Wllo wax walba wa suurogal horta inka kadib dhib kuuma keenayso inaad marka hore iska apply garayso kadibna ka fikirto shahaado iskuul ama khibrad sidii aad u heli lahayd.

  • @salaxseed3879
    @salaxseed3879 2 роки тому +1

    Mahadsanid cali sxb sida wacan eed noogu sharaxday

  • @jamalhajji1677
    @jamalhajji1677 2 роки тому +1

    Barnamijyada lottery ga inoo soo badi wll

  • @deeqoibraahim2892
    @deeqoibraahim2892 Рік тому

    Asc wll Shere idheh UA-cam shugri ibrahim04

  • @socdaal252
    @socdaal252 2 роки тому +1

    Jazakalh bro

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 роки тому +1

    Mahad sanid

  • @liibansade9802
    @liibansade9802 2 роки тому +1

    Zxp Gmail keyga
    Meeqo qof ayaan uga xareen karaa lottery...... Mise Hal mar ka bdn lama is ticmaali karo Gmail ka

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +1

      Ma hubo lkn waxa aan kugula talin lahaa qofkiiba hal gmail!

    • @xamdacarab3155
      @xamdacarab3155 Рік тому

      @@AbdiAarPodcast walalo wxd iga soo jawaabta adigo raaliya qofku hadaanu haysan shahaado dugsi sare oo uu xaraystay lootariga oo u soo baxo ma samaysan karaa markii hore uu ku xaraystay shahaado

  • @khaalidmohamed2478
    @khaalidmohamed2478 2 роки тому +1

    Markey kuleeyhiin anagaa xogtaadii heynaa oo kusoo jawaabayna ma English ayay ku odhanyaan mise somali?

  • @Ibrafilms
    @Ibrafilms 2 роки тому

    Ka ka ka ayaantan buufis baa na haysta

  • @sheimacabdi8633
    @sheimacabdi8633 Рік тому

    Wll waxan doonyaa inan si khaas kula soo xidhiidh please isheeg meel aan kala soo xidhiidh 🙏🙏

  • @salmanabdirahmanabdullahi7582
    @salmanabdirahmanabdullahi7582 2 роки тому

    Nosoo badi sxp barnaamijkan DV lottery dadka ku guuleystay wareysigooda oo dhiiragalin u noo ah

  • @akabdooz4274
    @akabdooz4274 2 роки тому +1

    WLL WAAAN guulaystay lkn ilaa hada ma xaraynin plz iga caawi

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому

      Cali_abdirxmaan kala xidhiidh instagram

    • @ugbadosman2204
      @ugbadosman2204 Рік тому

      2022 dadkii kuguulaystay baad ahayd miyaa wll

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 2 роки тому +1

    Intee soconayaa please isoo sheega

  • @somalitech102
    @somalitech102 Рік тому

    Aniga ahaa 2018 winner se wanka xumahay safaradi imanayso jawabin msg yadan udirayayna kamayso hadlin wax. Balan ahna imay qaban tiraba 10 email wan udiray documents kayga odhamina sax ayay ahayeen

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Рік тому

      Inanka aan waraystay la xidhiidh instagramkiisa xaga hoose ee title ama cinwaanka ayad ka helaysaa!

  • @omaari155
    @omaari155 2 роки тому

    Formka waxa la isku weydiinayo maxey noqone

  • @fatimamohaahmed726
    @fatimamohaahmed726 2 роки тому

    Waad mahdsantahy wllo shahadada ma hdeer bn galinaya mise ds260 mrka lgadho ku buuxinyaya

  • @AbdiAhmed-x6i
    @AbdiAhmed-x6i 5 місяців тому

    Tnx brothers

  • @zaamzaakin4465
    @zaamzaakin4465 2 роки тому

    Ka wran hadaanan qof sponsor ah aanu dalka ii joogin

  • @hodanshitaar9735
    @hodanshitaar9735 Рік тому

    Wll sanad walba mala xaraysan karaa

  • @khadijamohamedamin9283
    @khadijamohamedamin9283 2 роки тому +2

    Walaalkey sawir aan horay ugu xareystay hada maku celinkaraaa

  • @mohamaddaahir1433
    @mohamaddaahir1433 Рік тому

    Kaaliya anagoodhan ameeerkaan miyaan ugadannahay natiini iyo dadnimadiini ayaan gaweeysaan wili dhaliyarada ayaad wadankooda kakaxeeyneeysaan warkaaliya waasidee waayaawee

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  Рік тому +1

      Qofka bini’adamka xorriyad buu leeyay anagu cidna ma qasbayno kaliya waxa aan soo gudbinaynaa xog sax ah oo bilaash ah si aan dadka loo jiho habaabin!

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому +2

    Maashaa allaah wll guulaysta

  • @Dacar11
    @Dacar11 2 роки тому +3

    Runtii Waraysigan wali Ma arag qof sidan u sharxa almost dadka ka hadlaa waxay ka hadla. Habka loo buuxbuxiyo un balse Even haddi uu kuso baxo kama Hadlaan.
    Abdi Aar podcast shukran akhii

  • @qaaliali9384
    @qaaliali9384 Рік тому

    Emailka KCC inoo soo qor wll

  • @faadumozahra2422
    @faadumozahra2422 2 роки тому +2

    Asc wll waxaan joogaa jigjiga Ethiopia 🇪🇹 marka warqada booliska ma magaaladaan joogo ayaan ka qaadan karaa mise waa mid federal ka laga qaato iyo adis abab teeda kale documents ka mid ka mida ayay passportigayga halxaraf kala gadisanyihiin mar dhib ma igu keenaysaa

    • @AbdiAarPodcast
      @AbdiAarPodcast  2 роки тому +1

      Warqada meesha aad doonto ayad ka qaadan kartaa sida ay ila tahay lkn magaca passport waa in uu sax ahaado.

    • @faadumozahra2422
      @faadumozahra2422 2 роки тому +1

      @@AbdiAarPodcast waa sax magaca passportigu lkn documents ka magaca aabahay ee passport (ibrahim) ugu qoran ayaa (ibrahin) iigu qorantahay documents ka

    • @mukhtaarmaxamed7504
      @mukhtaarmaxamed7504 2 роки тому +1

      Warqada waxaa laga qaataa police federal addis abba

    • @abdinasirdhagadolol1474
      @abdinasirdhagadolol1474 2 роки тому +1

      Sida magacada ogu qoran yahay passportka ogu qof formka

    • @xamdacarab3155
      @xamdacarab3155 Рік тому

      @@AbdiAarPodcast documents qofka looga baahyhy waa maxay wll madaama aan ku xaraystay ardayda shahaadad moye maxaa kale layga baahan yhy wll pls isoo jawaab sidaan u diyaarsado waxa iga maqan shahaadad ma ta fadaraalka ee somaaliya uun baa la rabtaa mise ta somalilaan waa caadi oo waxa dhibi kama iman karaan