Qaabkii aan ugu guuleystay lottery visa aan ku imid amerca sanad ka yar adna xarayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Рік тому +32

    Allow sandkaan wa sanadkii igu horeysa aan xareesto sida gabadhaan okle m.a allow dhamnteena inta oo muraad leh Allah no waDa sahLo amIiin ya Rabi🥺🤲❤😊🙏

    • @maizaabdi9179
      @maizaabdi9179 Рік тому

      Amiin wllo anigaba kula mida ahay Allah ino sahlo waa bil Ramadane 🤲

    • @mohafadal2112
      @mohafadal2112 Рік тому

      Sido kle waa awal Mar an xaraystay ilaaaahow I sahal

    • @najahmahamed4783
      @najahmahamed4783 Рік тому

      Amin yaarabi ana waa markii igu horeysqy❤❤

    • @Raxmo-sb6nt
      @Raxmo-sb6nt 11 місяців тому

      Ani San uxarestaaba kasi la ahayba😂😊

    • @NajmaManaal
      @NajmaManaal День тому

      Amiin wll anigo kula mida baan ahaa illhyo nowad sahala🤲🥺

  • @m.s7087
    @m.s7087 3 роки тому +356

    Cida xaraysay alle haku guuleyo incha allah 💙💋🤏💖🤗

  • @aamina864
    @aamina864 3 роки тому +496

    Qofkasto riyadisa ilahey ha urumeyo waa bil barakeysane🤲

    • @ibnu-Omar
      @ibnu-Omar 3 роки тому +1

      Amiin

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 роки тому +5

      Riyadeeda ugu weeyn waa Dalka inaa ka tago sbbto ah 9bil ka hor baa jaamacad dhameeyay ilaa io hada guriga joogaa niyad jab iyo isla hadal 😭😭

    • @abdizaki1205
      @abdizaki1205 3 роки тому +1

      Amiin ya rabi

    • @aamina864
      @aamina864 3 роки тому +2

      @@mambuuqzoria29 ani xite taas wan rawa wll ilahey hana siiyo muradkena aan macsi laheen wll qabigada daji isla hadalka kada salad suno duko ilahey bari salatu lel duko insha allh wax kasto wey ku haga gayan wll wadanka shaqo malahan modakle waa qabil shaqada riyadena alaha no rumeyo🤲

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 роки тому +1

      @@aamina864 xal kale ma lahan wll allaah in la isku dhiibo lee inee furan. Lkn isla hadal iyo niyad jab qofka xldaan ku jira kama maqnaan karo. Aniga hadaan wax baran laheen wax culees eh isma saareen abaayo lkn qof 16sano school io jaamacad baranaayay misaneh wax la aan soo istaagay miyeesan niyad jab eheen abaayo 😭😭😭😭 Allaah isku dhiibeenaa insha allaah

  • @amirhaji1567
    @amirhaji1567 3 роки тому +401

    So duceya inu alle kheyre ka dhiga sanadkn asxbi

  • @husseinabshir1395
    @husseinabshir1395 3 роки тому +195

    Insha allah welcome to america walalyal dhamantina,wad shaqeysaneysin nolashina wax weyn aya kabadaleysin Insha allah, bil Ramadhan aya lagujira tobanka dambe Insha allah waxan nirajeyna marka galisin numberka selected baa arkeysin dhaman intaa xareysatey nasib wacan

    • @zahraashhajji6252
      @zahraashhajji6252 3 роки тому +3

      Wallalow ani xita wan rapaa ma ishegi krta habka lo xresto aamin dhamanten

    • @dahablamiiray419
      @dahablamiiray419 3 роки тому +2

      Shukran Abowe hadey kheyr notahay

    • @dahablamiiray419
      @dahablamiiray419 3 роки тому +3

      @@zahraashhajji6252 inte jogta? Abayo melkasta aya laga xaren kara kuwa sawirada qada wey di sawir Lottery ah ayan raba dheh sawir qasa ayu leyahay ama ayaga kushegaya kuwa xareya hada English ka taqanana adiga buxbux sanaya dhib malahan inta an ogahay intas waye dad iga sicilmi badana wajiran in sha Allah ey kucawiyan October ana laxareya sanad walbo gul wacan ayan kurajey naya xabibti

    • @husseinabshir1395
      @husseinabshir1395 3 роки тому

      @@dahablamiiray419 masha allah abaayo warun hadey kheyr nitahay Insha allah

    • @husseinabshir1395
      @husseinabshir1395 3 роки тому +3

      @@zahraashhajji6252 bisha tobonad (October) ila iyo November laxareystaa walashey
      Wanaa online waxad buxineysaa magacagaa iyo meshaa kudalatey iyo wax barashada hda reer ledahy iyo carurtada kadib sawir aya lagaa qaada marka waa nasib hadey kheyr kutahy waa heleysa Inshaa allah , waxad firineysa jawabta bisha shanad (may) sanadka kuxigo

  • @hamdaheego4275
    @hamdaheego4275 3 роки тому +100

    2020 bishii October ban xareeyey cawa waa 27 kii bishii Ramadan habeen khyr badan weyi ducada iigu soo dara inuu i soo baxa qofkasta oo qoraalkayga arka muraadkaga hel oo khyr leh🤲

    • @iskaibrahimali7985
      @iskaibrahimali7985 3 роки тому

      Allah kuu fududeeyo sxb io inta kale muslim ah ka maqan allah u sahlo 🤲

    • @hamdaheego4275
      @hamdaheego4275 3 роки тому

      @@iskaibrahimali7985AAMIIN maadsanid hno

    • @cabdifataax4085
      @cabdifataax4085 3 роки тому

      @@hamdaheego4275 makuu soo baxay hada leenkaan

    • @jabirmohamed9317
      @jabirmohamed9317 3 роки тому

      Wllo appka magacis laguxaresto

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 3 роки тому +1

      @@jabirmohamed9317 shaciyow show ninkas UA-cam kas tag asiga so dhig website sax da ah ee so firiso UA-cam kis

  • @zakizalax5389
    @zakizalax5389 3 роки тому +227

    Walal Adoo raaliya noga soo duub video qaabka loo xareenayo walal codsi🙏🙏🙏🙏

    • @hanaawanaag2326
      @hanaawanaag2326 3 роки тому +4

      Sax ileen hdal lakuma fahmaayo

    • @iqrocabduqadir6987
      @iqrocabduqadir6987 3 роки тому

      Bayo sida looxareyo no soo duub video

    • @SatooGames
      @SatooGames 3 роки тому +1

      Kenya hadad jogto Cyber cafeka kugudhow kaxareyso

    • @kaamilhass8696
      @kaamilhass8696 3 роки тому

      Wlal Google ka ayaad ka xareesan kartaa

    • @Umu_zuhra
      @Umu_zuhra 3 роки тому

      @@kaamilhass8696 side loga xaresta

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 3 роки тому +110

    Iso duceeya 9 sano baaa xaraynayay welina ma helin in ilaahay igu guuleeyo ramadan ba lagu jiraa toban kii dambe

    • @ssh1898
      @ssh1898 3 роки тому

      Allah sw ku sahlo mcn anagana Sido kale

    • @Chanariofanny
      @Chanariofanny 3 роки тому

      In khayr ku ahyd aya suurto gal ah 9sanno
      Malintii uu illahy kugu talla galay uun tagysa

    • @abgey
      @abgey 3 роки тому +1

      Walaal hadiii aay qeyr ku tahay. Sahlan allaah kugu siiyo. Waxaa jeceshahay🥰🥰🥰

    • @SharmarkeOmar
      @SharmarkeOmar 3 роки тому

      ilahay haku fududeeyo walal

    • @suhaybabuuja3001
      @suhaybabuuja3001 3 роки тому

      aamiin bro

  • @ayaanbadanmohamed5939
    @ayaanbadanmohamed5939 3 роки тому +21

    Ilaahay ha u fududeeyo familygayga o dhowr qof u xeraysan yahay ilaahay ha u fududeeyo aaamiin yaa rabbi

  • @Salmaanyare-v7z
    @Salmaanyare-v7z 3 роки тому +25

    Waxan Alle ka baryaa dhamaan aniga iyo somalida inta wada xareysato inay si guul ah ugu soo wada baxo Insha Allah guul noo rajeenaa sanadkaan

  • @alperemqiiaalperemqiia1760
    @alperemqiiaalperemqiia1760 3 роки тому +81

    Aniga 2020 xareeysay isoo duceya wa bil Ramadane wllyalow

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 3 роки тому +4

      Anaa kula mida

    • @luckyaxmed467
      @luckyaxmed467 3 роки тому +6

      Ilaahey hanoo fududeyo insha allah ilaahow noo fududey miskiinaa ahaye aan ilaahey kaliya u maqanyahe ilaahow hey dayicin

    • @samiramohamud1787
      @samiramohamud1787 3 роки тому

      Me too

    • @honeydahab4376
      @honeydahab4376 3 роки тому +2

      Qaabka loo xireeyo isoo sheeg fadlan

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 3 роки тому +2

      Ilaahay hakuu sahlo wll Ana kula mid aan ahay iyo walaalkey ilaahay Hano wada sahlo .

  • @hodanmohmed3025
    @hodanmohmed3025 3 роки тому +51

    Wllo iso duceeya waa bil ramadan 10 ki ugu dambeyay uguna fadliga badna 2020 ban xareystay walalayal 40 qof oo ik duceya ducada wa aqbal wll igu so kaalmeya inu alle aqbalo kuna guulaysto sanadka

  • @maxamedaadan8422
    @maxamedaadan8422 2 роки тому +15

    Insha allah Sanadka 2023.daan Xaraynayaa insha allah Guul baan inoo wada Rajaynayaa

  • @maxamedcalicadib698
    @maxamedcalicadib698 2 роки тому +11

    Ilahay hanugu guuleyo sankan insha Allah ammmin dhamantrnba

  • @mustafesaleban5792
    @mustafesaleban5792 3 роки тому +31

    Haduu ii xaraysan yahay 8 may 2021 baan sugayaa
    Waxan xareeyay November 1/ 2020
    8 cisho ayaa iiga dhahay in lay doorto ama lay diidi
    Lapadaba waan ku qanacsanahay alxamdulillah wixii alle ii qoray baan helaya qof kasta oo Somalia guul baan u rajay nayah inch allh

    • @timacade2509
      @timacade2509 3 роки тому +2

      Sxb mcne qaabkaa u xareesataY iyo waxaas aan ka warestee xage kala so xiriiraa

    • @mustafesaleban5792
      @mustafesaleban5792 3 роки тому +1

      @@timacade2509 wllo hada ma furna bisha 10 naad ee sanadkan ayaa la furyaa markaas baan ku tusi doona hada qofkii bishii 10 we 2020 xaraysatay baa eegaya inuu ku guulaystay iyo in kale

    • @daraasaadmedia4860
      @daraasaadmedia4860 3 роки тому

      Anaa kula mida aboowe

    • @queenhppy3449
      @queenhppy3449 3 роки тому

      @Mustafe Saleban anaa kula mid ah lkn october dib ugu dhacay ma aheynoo oo la xareystay
      waan wada sugeenaa inshllaah

    • @aliosman9622
      @aliosman9622 3 роки тому

      Iska hubiya inuu furanyahay kolba wadamadda qaar ayaa loo furaa qofkii ugu danbeeyey ee somali aan arko ee ku soogalay wuxuu soo galay 2018 intaa ka

  • @fahiimaelmi7860
    @fahiimaelmi7860 Рік тому +6

    Sanadkan allah nagu guuleeysiiyo dhamanteen intii xareysay

  • @zalmaanchannel3768
    @zalmaanchannel3768 3 роки тому +21

    Thanks my sister

    • @surayamoha3945
      @surayamoha3945 3 роки тому +1

      wlo ana sugaya beshan shanad inoso dhig telgram ma aragneh

  • @ahmedjama779
    @ahmedjama779 3 роки тому +27

    2019 ayn 7 qof oo asxab iyo family ah u xareyay 2 ka mida ayaa helay aniguna ma helin markaa waa nasiib

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 3 роки тому +7

    Somaliyeey iso duceeya wllyal illahay danbigeena ha dhafe

  • @somalidvlotterywinners5941
    @somalidvlotterywinners5941 3 роки тому +11

    Wcs Abaayo Saxuur wngs Inasha allah Guulban Rajeyneena 8 May 2021

    • @mohamedkusigte8103
      @mohamedkusigte8103 3 роки тому +1

      Insha allh brother dhamntenba 🤝

    • @cigaal4668
      @cigaal4668 3 роки тому

      Sxb logada xitaa waasaratay aan isku soduceyno bro

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 3 роки тому +2

      Aniga xata waan sugaa Allaha noso fududeyo Insha Allah

  • @reergaalkacyood9361
    @reergaalkacyood9361 3 роки тому +31

    Insha Allah markaan guulaystaa kusoo daawanayaa markale. 😀🙏

  • @Fitaaxyare1Fitaaxyar
    @Fitaaxyare1Fitaaxyar 3 роки тому +12

    Masha Allah abayo, sifiican noogu sharaxdey, kuwii wax ka faaido Illah hanaga dhigo. Ana waan xareestey bisha danbe wax qeeyr qawo Illah haka dhigo.....

    • @xiinowkaraama9713
      @xiinowkaraama9713 3 роки тому +1

      Sxb ine kaxareystah

    • @Fitaaxyare1Fitaaxyar
      @Fitaaxyare1Fitaaxyar 3 роки тому +1

      @@xiinowkaraama9713 website ayeey leeyihiin September miya misa October midkood kasta ayuu soo baxaa xiligaas xareeysan kartaa, waxkalena lagaama rawo sawir iyo passport lee

    • @cabiirmahmud1557
      @cabiirmahmud1557 2 роки тому

      @@messixavi5202 passport wa muhiim la'antii ma bixi kartid

  • @ruun6820
    @ruun6820 3 роки тому +19

    Aniga xareeste Sandakan iso duceya inaa helo wabil ramadaane insha allah 🥰

  • @sarifmohiamuntadarchannel5354
    @sarifmohiamuntadarchannel5354 3 роки тому +17

    Aad baad u qurux badantahay mashallah 🥰

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 3 роки тому +11

    Sannadkii 4aad ayaan jawaabta sugayaa,soo duceeya Asxaabta qiimaha badan,adna waad Mahadsantahay ina abti.

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 3 роки тому +1

      Ka wrn sxb xagee wax kuu marayaan?

    • @ahmedstar7615
      @ahmedstar7615 2 роки тому

      Insha Alalh waad heli wll9

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 2 роки тому

      Wll makuso baxay

    • @Suldan-IMW
      @Suldan-IMW 2 роки тому +1

      Walaalo sannadkii hore waan la waayay hadana sannadkan ayaan sugayaa insha allab 2022.

    • @homeofquran7134
      @homeofquran7134 2 роки тому +1

      @@Suldan-IMW Inshaallah

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 3 роки тому +30

    Mida kale apayo xaasid matihid and stay the way you are for ever👍 ❤

  • @leilasiwaara1793
    @leilasiwaara1793 3 роки тому +91

    Aniga bushi October 2020 ayn xaresty isoduceya inu ilaahey igu guuleyo

  • @abdallesaidisse1337
    @abdallesaidisse1337 3 роки тому +2

    Bishatan ban jawaab sugaya isoo duceeya asxapy

  • @maxamedxasan9295
    @maxamedxasan9295 3 роки тому +20

    Laba sana xaraystay halmar xita iima sobixin iso Duceya ina sanadkan helo thanks wllehey🥰💖

    • @masbalinaahmed3147
      @masbalinaahmed3147 3 роки тому

      @Amino Umu mohamed abaayo kenya ayaan jooga see loxareeysta inteena laga xareysta wlashey qaali

    • @abdirahmaanaliqumane
      @abdirahmaanaliqumane 3 роки тому

      Wll sdee loo xareystaa

    • @hassanabdirahman4306
      @hassanabdirahman4306 3 роки тому

      I.allah

    • @Anwar49129
      @Anwar49129 3 роки тому

      4 sano ayan xareeyay ma helin

    • @hawoluul9961
      @hawoluul9961 3 роки тому +1

      @@masbalinaahmed3147 abayo maasha laga xareyaa tag ani xitaa wan ka xareestay alaha ii sahlo mana aqaano si lagu ogaan karo hadaa ku guulesto iga saacida yaa I soo wacayo oo ii shegayo inaa gulestay

  • @yahya_abdulle
    @yahya_abdulle 3 роки тому +43

    Three consecutive year ayan marooyaa intan xareestay may 8 ayey natiijada soo baxeysaa guul insha alah inta aan isla xareeysanay dv programka

  • @xasanhaaji4017
    @xasanhaaji4017 3 роки тому +3

    Masha alaah. Abayo. Ajir iyo xasabad. alahakasi thnkiyou wamahadsatahy. Alaha kucafiyo adigane walaa. Wasalamacalekom

  • @hodadegan5353
    @hodadegan5353 2 роки тому +2

    Waan xareystay hadu khyr ii yhay in alle iiso sahlo iiso duceeya azxapey

  • @nimcojaamac5718
    @nimcojaamac5718 3 роки тому +32

    Intervew marka galeysid su aalah ugu dag ee lagu waydiin kro wx noga tatabo wll

    • @beautygirl9818
      @beautygirl9818 3 роки тому

      Dadka o dhan isku si maloweydiyo sualaha sis

    • @kaafiyoahmed3811
      @kaafiyoahmed3811 3 роки тому +1

      Abayo sualaha markad ka baqeyso wa mar u qof ku dacwonayo lkn tan lottery’ga wa mid noloshada ku sabsab is adkeyhadu ku so boxo😁

    • @zaki799
      @zaki799 3 роки тому

      Ma waxa qassab ah in cidi kuu joogto dibeda

  • @faadumocabtirixmaan7733
    @faadumocabtirixmaan7733 Рік тому +1

    Abaayo lottery ayaan xareeystey aqon saas.ah na malihi schol 6xaad ayaan ogabaxay marka haduu lacala isoo baxo mxaan sameen karaa oo is fudud plz iso jawab

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 3 роки тому +17

    Masha Allah congratulations 🎈🍾🎉🎊

  • @mowliddilwom8173
    @mowliddilwom8173 3 роки тому +6

    Mashallah bon chance

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 3 роки тому +75

    Lottery waa nasiib dadka qaar ayaa marka uga horeeso helo qaarna 10 years ayagoo xareenayo ayeeysan heleyn so it's all about your lucky dad waxaa jiro after 5 years helay qaar 6 qaar 8 qaarna first time so try your lucky niyadana ha gishan ka shaqa tag hadaad heshid it's all good hadaadan helin haka walwalin somali maryooley buufis isku ridaayan waan aqaanaa midaa iska kaa dhahayo leen ii xareesna haduu rabo waa iga gubtay intuu wayo lotteryga 😁😂🙈

    • @Sacdadhamac
      @Sacdadhamac 3 роки тому

      waa run wloo qar mode isku xidhay daraha maraykanisku wariyaa

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 2 роки тому

      😀

  • @saadaqmaxamed3042
    @saadaqmaxamed3042 3 роки тому +2

    Xaas labaad inan so xaraystaan rabaa iso duceeya maraykan ma rabo 😘

  • @anasabdulahi4047
    @anasabdulahi4047 3 роки тому +29

    Quruxey
    Aniga gurigaaga ayaan ku soodagi dad kle kama aqaani.
    Thanks wll
    😁😁😁😁😁😂

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 3 роки тому +1

      Ana boos igasiiqabo aboowe in xaraysto rabaa waxan see loxareya

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому

      @@ubahhussein206 passport mahaysataa ?

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 роки тому +1

      @@marisacillahi1537 haaaa

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 2 роки тому +1

      Wqn xarysty wll

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому

      @@ubahhussein206 haa masha allh walashay guul ban kuu rajaynayaa 😘🥰💯

  • @fadumoomar4035
    @fadumoomar4035 2 роки тому +1

    abaayo aniga waaa iiisoò baxay lkn baaankiii baaa ibaaaa jiyey

  • @allowiirumeeriyadayda3710
    @allowiirumeeriyadayda3710 3 роки тому +8

    Isoo duceeya abaayooyin aniga insha allahu sandka inaan xeraysto ayaan rabaaye

  • @mubarakhassan3511
    @mubarakhassan3511 Рік тому

    mubarak hassan mahamuud

  • @khadarhaibe6706
    @khadarhaibe6706 3 роки тому +21

    Sanadkii ina dhaafay 2020 ban xaraystay alle haygu guuleeyo❤🤲
    So duceeya.

    • @maaidoaadan3752
      @maaidoaadan3752 3 роки тому +3

      Wll allaha kugu guuleyo waxan kacodsana inaad igu caawiso waxad idheer tahay wll mcn wanku baryaa in ilaahey ku fududeyo

    • @zhadiyaapdi3865
      @zhadiyaapdi3865 3 роки тому +1

      @@maaidoaadan3752 wll isheg meesha lag xaraysto

    • @khadarhaibe6706
      @khadarhaibe6706 3 роки тому

      @@maaidoaadan3752 +252634737356
      Numberka igaso qabo wixi ku saabsan waan ku siine

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому +1

      @@khadarhaibe6706 ma guuulaysatay ina adeer

    • @hesowonline3667
      @hesowonline3667 Рік тому

      haye bro maku guleysatay aniga manta ayan xaraystay South Africa ayana joga ilahay ha igu guleyo

  • @Apduum
    @Apduum Рік тому +1

    Waxaan xareystay sanada 2022 waxaana ku han weenahy jnuu iisoo baxo, Waadna ku mahadsantahy sida quruxda badan ee aad sharaxaad nooga bixisay waxa naga horeeyo balse waxaan rabay inaan ogaado total money-ga lagaa qaaday waa imisa? Micnaha Visaha oo kale $300 baa lagaa qaaday sidaad noo sheegtay marka itee kaloo lacag lagaaga qaaday totalka guudna waa imisa? Iso jawaab wlshei. Mahadsanid.

  • @anasboyofficiall6044
    @anasboyofficiall6044 3 роки тому +7

    Walhi nasiib baaad leedahay keep going

  • @sadaamraamsade9483
    @sadaamraamsade9483 3 роки тому +7

    Wllo waad mahadsantahya lknse Video noosoo duub website ka saxda ah ee laga xaraysanayo iyo inta jeer ee la xaraysan karo kawarn qofka Ku cusub barnijkan oo aan aqoonba u lahayn

    • @mustapheyoung1345
      @mustapheyoung1345 3 роки тому +1

      Waxad ishegta basporka lagaa rabo inad heysato masomalia baa ?mise paspor kale janabi? Plz answer my question 🙏

    • @sadaamraamsade9483
      @sadaamraamsade9483 3 роки тому +1

      @@mustapheyoung1345 Passport Somali

  • @hashimsaidali4916
    @hashimsaidali4916 2 роки тому +3

    masha wax badanaa kaa faa'iiday wllshy waxaan ahay dadkii ku guulaysatay ama la doortay marka xagee kaala soo xiriiraa Ma icaawinaysaa

  • @amiiraqueenchannel4553
    @amiiraqueenchannel4553 2 роки тому +1

    asc waan xareeysitaya waxan heesta baasa boora itobiyaan ah ee hadii uu iisoboxo meeqa lacaga ayaa ku bixikarta dhaman mahd sanid 👍❤

  • @epicktusky83
    @epicktusky83 2 роки тому +3

    Masha allah walalo isku sanad ayan guulaysan home usoco

  • @shukriali4021
    @shukriali4021 2 роки тому +1

    maa sha allh alaha ku xafido

  • @abukarabdi4220
    @abukarabdi4220 3 роки тому +9

    Aarsiga ugu fiican waa cafis

  • @sophialoura6389
    @sophialoura6389 2 роки тому +1

    Asxabe iso duceya sanadkaan in allah igu guleeyo wa xanunsanehe🥺😭

  • @amalchannel8130
    @amalchannel8130 3 роки тому +7

    Waa bil ramadan ee ilahey hanowada sahlo 🤲🏼 inta sugeysa jawabta dvlotteryga insha allah

  • @fardowsaabdi4480
    @fardowsaabdi4480 3 роки тому +1

    Bella wan xareystay iso duceyaa In Alle igu guleysiyo 🤲

    • @Salmaanyare-v7z
      @Salmaanyare-v7z 3 роки тому

      Insha Allah dhameentena Allah hanagu guuleyo wll

  • @Adam.Halgan
    @Adam.Halgan 3 роки тому +6

    8 may 2021 waa check ✔ gareyn insha Allah wan ku guleysan doonaa.

  • @muktarjabiradam1781
    @muktarjabiradam1781 Рік тому +1

    Masha allah

  • @abdifatah1173
    @abdifatah1173 3 роки тому +3

    walasheyda wax badan ayaa ka faideestay shukran, waxa rabay inaa kuwaydiyo sual :
    aniga waxa xareestay 25, Oct 2019 hada oo tariqda tahay 8 May 2021 ayaa jeg-gareeyay marka check status dhahay aan xogteyda wada galiye waxoo idhahaa "Entrant Status Check is currently experiencing technical difficulties. We apologize for any inconvenience.
    Please check back later. " marka anoo ka faideesanayo qabiirnimada maxa qaldan isleedahay

  • @ducaysanofficial849
    @ducaysanofficial849 Рік тому

    Oo abyo gurigaa ma adaa kireeysanaaya mise ayaag ku siin thnkis abyo

  • @drsjuujuu1438
    @drsjuujuu1438 3 роки тому +9

    Abyo share our maku soo dhihi kartaa Chanel English aad noo soo bandhigtay community abyo saa meeshaas ugu raacno

  • @mohasamadoon3849
    @mohasamadoon3849 2 роки тому +1

    Walashey hadad madax banaan tahay ila sooxariir mahadsanid xog inan kuwareesto wn rabaa Dan gaarna wn kaa leeyahay adoo mahadsan

  • @MAANCADEMEDIA
    @MAANCADEMEDIA 3 роки тому +3

    Ilaahayoow iguu guule

  • @ilayschannel3991
    @ilayschannel3991 3 роки тому +1

    Interviewga maxaa lagu waydiiye zxp noso sheeg

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 3 роки тому +3

    Somalia iyo Ethipia makala nasiib badna wll.
    Lkn somalida kuma baraarugsana sidaas bay ugu yaraadee.
    Markasta oo ay bataan applicants ka dal guuleystayaashiisuna way badanayaan.

  • @saleebanfodcade2634
    @saleebanfodcade2634 2 роки тому +1

    Anigu sanadka waan xarayste ilahay ha igu guuleyo wll sificana wad nogu sharaxday

    • @aziyaruun9287
      @aziyaruun9287 2 роки тому

      isha allh guul anigba wan xareystey lkn tijaabi le iga thy😁

  • @mariacarabiyo3230
    @mariacarabiyo3230 3 роки тому +17

    Can you talk about interview : because I want know how it is please

    • @mariacarabiyo3230
      @mariacarabiyo3230 3 роки тому +3

      Please abaaayo waa maxay fursadaha shaqo eee laga helo

    • @ibrahimismail7608
      @ibrahimismail7608 3 роки тому

      @@mariacarabiyo3230 hada wax barate shaqa fudud hada wax baran xamali lkn fudud haa marekan ayan joga lacala hada iweydiin rabte

    • @mariacarabiyo3230
      @mariacarabiyo3230 3 роки тому

      Thank so much for that

    • @mariacarabiyo3230
      @mariacarabiyo3230 3 роки тому +2

      Abaayo dadka wax bartay ayaan ka wadaaye waa maxay waxyabaha ugu fursadaha badan shaqo ahaay isheeg yacni aqoon marka laga hadlayo

  • @khalifhassankeinanabdikadi2641
    @khalifhassankeinanabdikadi2641 2 роки тому

    Ok lacagtaas ad bixineso miyey kushegayaan Marka hore

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 роки тому +6

    Mahadsanid walalo sida fican ed warbixinta nooga siisay lottery. aniga 2020 baa ii xaraysan maalmaha soo socdana waan rajaynayaa inaan check gareeyo insha alaah

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 3 роки тому +2

    Shaqo wacan Sister I Hope To Salect insha allah

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 3 роки тому +3

    Mansha alah abayo aad bad u mahadsanthay
    Guul dhaman insha alah intii xaraysatay sanadkan
    Suaal: markaad timaado qabkee ku heli kartaa degaananshaha.

  • @xaawoluul326
    @xaawoluul326 3 роки тому +2

    Gabartan UA-cam mey laheeed ma ogeen wlhi welcom qli

  • @maxameddeeq3874
    @maxameddeeq3874 3 роки тому +18

    Aniga waan apply Kareeyay 2020 September Allha nagu guuleyso inta ila xareysatay

  • @khadarmohamedali
    @khadarmohamedali Рік тому

    Hormarwacan wl qli

  • @hafsayusuf1992
    @hafsayusuf1992 3 роки тому +4

    Wll wanku guuleestay lottery lkn in aan kula xariiro ayan rabaa icaawi plz

    • @hafsayusuf1992
      @hafsayusuf1992 3 роки тому +1

      Qof icaawiyo mahaysto waxan rabaa in aan icaawiso plz

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 3 роки тому +1

      Ilaso hadal ana waxan lagu guulaysanayo aan ogaade sxb familygaga qof karaadso anba waxa ijooga adeer iyo inadeeree

  • @samirahmed133
    @samirahmed133 2 роки тому

    Walalo adigo rali ah sual an ku weydiyo
    Wadanka rabtid maka mari karta interview ga iyo cafimadka mise wa qasab mesha ka xaresate

  • @kawsarabdi8406
    @kawsarabdi8406 3 роки тому +6

    Masha allh lkn waad iniyadjabisay Wanad iga farxisay

  • @mataanahacaduun1
    @mataanahacaduun1 3 роки тому +1

    Mahadsanid wll sida wanaagsan ee xogta aad noola wadaagtay

  • @korneltatiko5212
    @korneltatiko5212 3 роки тому +6

    Abayo mida kale yacni hada passborka laga rabo waa noce midka somaliga malagu xaraysan kara qabka loo xaraystana vedio nogaso duub san waxba laguma fahmaye adoo raliya

  • @elmestaromohamettapdirhman9328
    @elmestaromohamettapdirhman9328 3 роки тому +1

    Ish allh inan Ku GuuLyso bn rajeynyaa🇺🇸🙏

  • @mumatiabdi2199
    @mumatiabdi2199 3 роки тому +8

    Wll halkan kaga so xidhidh aad ayan ugu bahany inad igarab istagto🙏

  • @mohatimaweyne903
    @mohatimaweyne903 2 роки тому +1

    Msha allaah wll ilaahay hakuxifdiyo guul aakhiro aduunba

  • @ayanaali3692
    @ayanaali3692 3 роки тому +4

    wllo noosogali qaaabka looxareeyo ifka meel illahay bili aadan ku abuuuray marycan ayaan ugu jeclahay, long time na waan rajeeynaayay walina give up masameeynin, markaa intaan noolahay waan xareeynayaa xitaa hadaan wadankale tago markaa waan kasugeeynaa inshalllah qaabka loo xareeyo

  • @beingal-cadaala2307
    @beingal-cadaala2307 3 роки тому +1

    Markan imaado mareykan hdeysan cid ii joogin sideen unoolaada hadey noqoto wXbarashna sidy ku bilaabi karaa hdi aan heesto shahdo dowlada ah ee national ka somali micnha hdn dhameeyay dugsi sare jaamcad xagga malga yaaba inan helo lacgta lagu bartana soo qaali maaha?
    Shukran wll jawaab dag dag ah iiga soo jawaab

    • @husseinabshir1395
      @husseinabshir1395 3 роки тому

      Mareykan kaa dabareyso hadow marka shqo bilawdo laga jaraa wax kugubaxay

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 3 роки тому +4

    Masha Allah tawarakalah marka hore thank you bella qaali for this information it helps me and others too, aad bn uraadinayey wax information kan isiiyo walalkey bn urabay in uu so xareysto oo kenyan passport holder ah, hal ifahansii sis any passport mey raban mise only Somali passport? Mida kale aan ka dhexgale refugee wa laweydiya waxbarasho lakin xujo logama dhigo. Mida kale qofka lottery ga iyo qofka Visa ha wa 2 different sis because kan fisaha ku imaado U.S.A wuxu haysta qofki uso dacwooday kasa booskii hayadaha refugee qaabisho ugalaayo booskeedi, lakin kan lottery ga ku imaado aad bu ucidloodaa una dhibaatoda hadu family usan kuhaysan U.S.A, anyway sis mahadsanid faahfaahintan.

    • @hassanmohamed870
      @hassanmohamed870 2 роки тому

      Abaayo waad mahadsan tahay ee wallka muu helay adigana maheshay oo hadaad heshay passport somali miyaa ku baxday waxaan maqlay hadii aad kenya jogto inaad ku baxdo passport somali way adag taahay oo kenya waa diidesaa ma runbaa sidaa

  • @neygaibrahim8644
    @neygaibrahim8644 2 роки тому

    Thnkz puh

  • @kosofomohamoud746
    @kosofomohamoud746 3 роки тому +5

    Qeyb ta hore markaad xaraysatid qaybta ta labaad mxaa ladhaaa bal qeybta labaad kasoo hdaL

    • @husseinabshir1395
      @husseinabshir1395 3 роки тому +1

      Qeybta labad was qeybti lagaa wey dindono interview wax run Gali qeybtan sidaa passporka wadato iyo magacaa inu isleyihiin hda carur heysato wagashanee qeybtan waa qeybta hadow laga firindono interview

  • @mohamedshakuule4197
    @mohamedshakuule4197 2 роки тому +1

    Thanks wll

  • @dayibqasim1717
    @dayibqasim1717 3 роки тому +3

    Iiso duceya walalyal aniga 2020 an xareyey haddu qayr ii yhy inu ilahay iiso sahlo🤲

  • @ruwaydaabdi2212
    @ruwaydaabdi2212 3 роки тому +4

    Abayo Ani dugsi sare madhiganin lkin labo sano cml ayaa hoyadey nayrobi barabaraheda uga shaqayn jiray maku xareeysan karaa

  • @raageguled8214
    @raageguled8214 Рік тому

    asc beela waxan haystaa basa boor somaali ee fiisaha maraykan malasaaraa

  • @sacdiyaabdi8173
    @sacdiyaabdi8173 3 роки тому +3

    Bisha barakeysan fadligeda ilahay waxan oga baryaya inu uso saro wlladey on u xareyey iyo inti khayrku ogu jiro

  • @rashkaanicadde875
    @rashkaanicadde875 3 роки тому

    Lkn qaa bkee baad ku xareeysay process ka aad marty inooga hadal marki aad xareyneysay barnaamijkaan

  • @eriksune8497
    @eriksune8497 3 роки тому +7

    I complete registration in oct 2020 how hope maY 08 been selected

  • @hamdiabdirizaak3309
    @hamdiabdirizaak3309 3 роки тому

    asc Walalo Waxa ku weydini Sida shaqada locodsado marka tagto Mareekanka

  • @mohamedharoun7915
    @mohamedharoun7915 3 роки тому +11

    Asc wll waxan ahay wiil joga dalka turkiga waxan haysta passport Ethiopian ah DV lottery hadaa ayaan xareystey
    Wll su'al ayan raba inaan ku weydiyo
    Hadiii an ku guleysto step 2 waxa weyii iin labuxiyo DS-260 form ladhaho
    Su'ashedu waxa weyii
    Markaa lagu siyoo vizaha aad dalka America timadiid side ayaad ku helii ama aad ku bilabaan kartaa dhalashada America?
    INSHA Allah wax rajendona inaad jawab iga siiindontiid 😇😇😇

    • @husseinabshir1395
      @husseinabshir1395 3 роки тому +6

      Sxb dalasho maheleysid waxad heleysa social security number iyo green card oo 10years dagnasho marka 4 sano iyo 7 month kubuxsanto aya passporka mareykan xareysaneysa kadib wuxu kamaqanana 1 sano ama 6 bilowd waxey kuxiranthy state ka kaxareysatey markas aya interview lagubalamina kadib insha allah cerificate oo citizenship heleysa, mareykan aya tahy markas insha allah

    • @ubahhussein206
      @ubahhussein206 3 роки тому

      @@husseinabshir1395 abowe waxan maiga caawinysa haday macquulthy

  • @rujaalnuur979
    @rujaalnuur979 Рік тому

    Thanks abaayo

  • @farhankayd9699
    @farhankayd9699 3 роки тому +19

    UA-cam-ka wad kucusubtahy baan filayaa, Content-gaaguna maxuma markaa soodhowow wll.
    Laba sualood aan kuweydiiyo:
    1- aqbalada kadib kharashka guud ee qofka kubaxayaa waa imisa? hanoqoto mid (caafimad, visa application, tick, iyo waliba dhawrka biloode hore ee uu qofku laqabsanyo).
    2- guriga uu qofku dagaayo marka uhoreysa ma iyagaa qaba mise jeebkiisa ayuu qofku kabaxsanaya ama damiinkiisa ayaa lguxidhayaa?

    • @abdikhaliqmohamoud3373
      @abdikhaliqmohamoud3373 3 роки тому

      Bella waan kaa sugeynaa jawaabteeda

    • @zamzamali7381
      @zamzamali7381 3 роки тому +1

      walal wax walba adiga iska dabaraya mid cafimad mid visa iyo mid tickt baa markad imadidka waa in ad heysato family ama qof kaso horeya oo ku cawiya

    • @hazzanapdirahmaan2036
      @hazzanapdirahmaan2036 3 роки тому +1

      @@zamzamali7381 Walal dadka h waaaLin visaha iyagaa kuusoo diraya... Kaliya adiga waxa lagaa rapaa inad isKa dabartid InTa aad wadankaaga joogtid
      Hadaad tikit iyO visa iyo cafimad bah aad waxwaLpa isku qabeysid mxey kuu qabteen iyagu 😂😂

    • @shucaybmaxamed445
      @shucaybmaxamed445 3 роки тому +1

      @@zamzamali7381 links telegram ka meeyey

  • @salebanjama9546
    @salebanjama9546 3 роки тому

    Inader thwns good infoemation

  • @zakariaabdullahinuur7981
    @zakariaabdullahinuur7981 3 роки тому +3

    Aaway linkigii telegram ka

  • @sacdiaali8540
    @sacdiaali8540 Рік тому

    insha'Allah bishan ayan sugaya ilahy hanagu guuleyo aniga iyo inti ila mida amen 🤲

  • @deeqmohamed1331
    @deeqmohamed1331 3 роки тому +3

    Hampalayo hampalayo hampalayo 💯k 👏👏👏🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️