Waxa jira dad badan oo ka baqa in qofkii deynta ku lahaa la kulmaan balse aan ka baqan DAYNTA ALLAH KU LEEYAHAY...salaad...soon Nebigu wuxu yidhi dayn la bixiyo waxa ugu mudan deynta Alle.
Xaqiqdi wxd tahy qof wx wanagsn kuso kordhinaya ddka wad mahsan tahy cmi wali man arag mowduc ad ledahy o iqanciwayey aad iyo aaaad ayd u mahsn tahy muhimku wa maskxdo la rixo iyo afkaar badan o laso aruuriyo wa balan wax badn inan ka badalo nolosheyda Allaah hanagu garab siyo la hirdanka nolosha iyo mida akhiro ameen 👍
Maxay ahaayeen dadkan tuuksanaya war illaahay ka baqa kuwa dadka illaahay ku dhaarinaya like ku doonaya dhahayana hadaad quraanka jeceshahay saas ii samee quraankana waan jeclahay kuuna saari maayo ee dadka wadnaha haka qabanina iyo wiilka barmaamushka meesha ku soo gudbinayee ordaya wadoonyinka istaagoo dadka wada dx a maryamo tuugsada
Sxpta nimada muhiim ah ma ah dunidaan Jaceylka ALLE SWT Iyo jaceylka rasuulka (Scw Scw Scw ) Iyo labada waliid Zxptinimada dunida manta muhiim maha zxpna waxbo ma tarto Mida kale ALLE deymaha ha inaga bixiyo inshll
jazakullah kheiran walal omar inshar wacyigalinta ummada wax tar u leedahay intii ilah wax fahamsiiyo,deeyn qofkii qaato walbaxar iyo murug kala ma dheera Allah naga badbadiyo deeyn dhib badan cml
Ducada deynta barta walaalayaal. Allah ayaa kaa bixinayaa Insha Allah. Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Wllo Ilahay khayr faro badan ha ku siiyo runti dayn faro badan oo laygu laha oo aan xal u laa’a sidan u kala bixin laha ayad iga cawisay dariqi an u mari laha .mahadsanid Ustad
Walal ducada aad u aqrisade iso qor wxn ahay hooyo xanun darufeysan alla haga ajar siye 😭😭😭😭😭😭 ducada deynta iso qor aan u aqrisde bil Ramadan waye ikhaw qof bini Adam I qodiya I sahal
Culeyska deyn sanadii 2020 bin arkey weliba lacag aanan badankeed cunin oo layga dhacay baa nolosha i nacsiisey Alx maanta iga dhamaatey allaha u fududeeyo wllha cidii lagu leyhy.
Mahadsanid walalkey bank islami ah ayan deyn badan ka qaadani rabay hadalkaga marka dhagestay waxa ka faidestay ina aan lacagteyda save garesto intan deen qaadan lahaa mudaba ha igu qaadato rajoyinka an leyahay in an gaaro
Maxan deen iska qado la qata waxan ku noolnahay wadanka hooyo oo aan heli karin qutil yoomki laga yaba inaan den sano cuntada aan siin lahen caruurta iska daa inaan iska qado u qadane waxan awod u laen inaan helno inaan xogena ku shaqesano ayaab la nahay 😢😢 ilahey ha inoo nasaristo asga ayaan kalmo ka sugena
Ducada Ogaansho akhriyey Waa tan.
Allahuma inni acuudu bika minal hami, wal xuzn,wal cajz, wal kasal, wal bukhul, wal jubn, wa dalaci deyn, wa qalabatu rijal.
Micnaheed wll qaali noo Fasir
Macnaheda no sheeh
Waxa jira dad badan oo ka baqa in qofkii deynta ku lahaa la kulmaan balse aan ka baqan DAYNTA ALLAH KU LEEYAHAY...salaad...soon Nebigu wuxu yidhi dayn la bixiyo waxa ugu mudan deynta Alle.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
Waa ducadii nabigeena scw
Aamiiiin yaa allaaah
Ogaansho Team Cawa 100 Like Halay Garsiiyo Pls
Maahir cali ✅
Team = koox ✅
Please = fadlan ✅
Allahuma inni acuudu bika minal hami, wal xuzn, wal cajz, wal kasal, wal bukhul, wal jubn, walaci deyn, wa qalabatu rijal.
Wlhi ale kudharteee daynta waa mida aan kasexan la.hay runti mnta udanbeysy wlhi waxaan dhhy allow qof iga bixiya sixalal ah aan Ku Helo allow iikas waayo madax xnun hurdo la.aan kaqady allow umuraha sahal intii muraad leh meel wanagsn aan kafilaneenin allow Naga siii si xalal ah 🤲🤲
Ducadan baro walaal waa ducada deynta.
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Shukran wll
Xaqiqdi wxd tahy qof wx wanagsn kuso kordhinaya ddka wad mahsan tahy cmi wali man arag mowduc ad ledahy o iqanciwayey aad iyo aaaad ayd u mahsn tahy
muhimku wa maskxdo la rixo iyo afkaar badan o laso aruuriyo wa balan wax badn inan ka badalo nolosheyda
Allaah hanagu garab siyo la hirdanka nolosha iyo mida akhiro ameen
👍
Mawduuc aan aad u raadin jiray ayaad caawa soo galisay cumar inshar mahadsanid
اللهم اقض عنا الدين وأغننا من الفقر يارب العالمين .
Alxamdulilaah wax ilaahey iga kaafiyay waa dayn ilaaheyna waxaan ka baryayaa in uusan dayn igalin
24sano ayan jiraa alxmdulilah maantayn hdan dhinto wax deyn ah la iguma lahan
M.a. Sidoo kle kula mid ahaY bro
25 jiraa ugu yaraan 500 walaigu layahay 🤣🤣🤣 astaqfurulah ilahow igabixi
@@ayanaliahmed6904 waadiga gabadh ah mxaa daynta ku galiyey 😅😅
Tii ALLAH iska gud lazim wax un wa lagugu leyahay
@@ayanaliahmed6904 shaagleydha iska daa hhh
Habeen wanagsan cumar inshaar waa macalinka nolosha runtii waa dhab wax aan iska leeyahay maahan ❤
Maasha Allaah cumar waa talo wanaagsan walaal
Maxay ahaayeen dadkan tuuksanaya war illaahay ka baqa kuwa dadka illaahay ku dhaarinaya like ku doonaya dhahayana hadaad quraanka jeceshahay saas ii samee quraankana waan jeclahay kuuna saari maayo ee dadka wadnaha haka qabanina iyo wiilka barmaamushka meesha ku soo gudbinayee ordaya wadoonyinka istaagoo dadka wada dx a maryamo tuugsada
Ducada Deynta waa tanaa ee barta oo ka faaideysta Insha Allah.
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Maad carbi kusoo qortid
@@cabdilaahiaspiima6604 farsamada ayaa iga maqan sxb. Adigu hadaad farsamada hayso soo qor Insha Allah.
@@shcybshcyb8229 pqr ma fahmin maxn qora
@@cabdilaahiaspiima6604 ducada carabi ku soo qor ayaan ku dhahay.anigu farsamo la'an baa i haysa.
@@cabdilaahiaspiima6604 اللهم إكفني بحلالك عن حرامك وغنني عمن سواك
Macnaha (ilaahow igaga filnaysii xalaasha wixii aad iga xaarantimaysay igana Qani yeel (aan ka maarmo) cid aan adi ahayn .
Watas wll
Sxpta nimada muhiim ah ma ah dunidaan
Jaceylka ALLE SWT
Iyo jaceylka rasuulka (Scw Scw Scw )
Iyo labada waliid
Zxptinimada dunida manta muhiim maha zxpna waxbo ma tarto
Mida kale ALLE deymaha ha inaga bixiyo inshll
*Baahi aa deyn ku raadsho illaaahey ima tuso, aaamiin yarabbi*
Mshlh mowduuc muhiim ah jazaka allh akhii cumar inshar
2lwd e dawada cumar qofan ka fido anjeclhy waxan wng ka aheyna kugu man jecln e ilaah dar tiis ayan kugu jeclhy cumar♥️♥️
Asc wllka omar inshar mahadsanid inbadan run ahantii waxa tahay qof wax tar weyn u leh umada soomaaliyeed. Waxan kaa codsan lahaay si xushmad leh mowduuc ah inaad duceesatid inaad inoo soo diyaariso ado rali ah thanks bro🙏😍❤
Aduunka dayn baa unecbahay hooyadey daynta wa qadata mana kala jeclo iska qaado ah aniga xata wakula dagala hooyadey danbi ma gasho waxaad moda malaaig salaada sida taraawixda bay utukata benta inyar ma sheegto wa qof daacad ah oo qof kasta caawisa lkn dayn kaliya weye dhibkeedu illahayba bixinaya bay ledahay😭🙄 illahay inu ka madoobeyo inta igu so duceeya wlalayal 😭
𝘼𝙎𝘾 𝙒𝙇𝙇 MA JECESHAHAY INAAD SHAQAYSATO ADOO JOOGA GOOBTADA SHAQO AMA GURIGAAGA
1_KA XOROW XUSULADA LAABAN
2_WAKHTIGAGA MAALGASHO
3_U DIYAAR GAROW ISBADAL DHAB AH
5_NOQO HANTIILE
.SHAQADAAN WAA ONLINE MARKETING
SI AAD U GASHO SHAQADAAN
WAA INAAD HAYSATA DHAQAALIHI AAD KU BILAABI LAHAYD___
WATHSAPP __2520906803747
.
MUSTAQBAL QURUX BADAN
MASKAX NADIIF AH BUU KU JIRAA
WELCOME____WLL____🥰💸
Wll mafiicno sirta qoyska inaad dadka lawadaagto runtii qoys walba dhibtiisu la yaalaa marka isku day inaad hoose u xaliso
@@mohacatoosh8940 xage kala soo xariira wlloh mhd znid
allaha ka madobeyo amiiin
Allah ha ka madobeyoooo
jazakullah kheiran walal omar inshar wacyigalinta ummada wax tar u leedahay intii ilah wax fahamsiiyo,deeyn qofkii qaato walbaxar iyo murug kala ma dheera Allah naga badbadiyo deeyn dhib badan cml
Mansha allh wll Barnamij yadaan nosoobadii alhaa kaa ajaar siiyee💯
Aduunyadu waxa ugu mac waa xoriyada maalin baa anago 5 dhalinyaro ah wada soconay midbaa intuu naga hare wadada geeskeeda kale nooga soowereege markan weydiine sawabta wuxuu noogu jawaabe tukankan agmareyne inuu deyn kulahaa
Illh ban idin kudhaarye dulinimo miya ninka kuharte, ninka tunanka leh iyo isaga miye sinaan karan miyuu ula hadli kara sida raga ficiisa ula hadlo
Respectful
Mahadsanid akhii Cumar allah ku barakeeyo talo fcn ayaad nasiisey.
Mar iyo labo kashikey ducooyinka rabbi,lagubaryo
Shugran cumar inshar waa mowdhuuc aad muhiim u ah ani saamayn wayn ayuu igu leeyayay
Dayn badan ayaa la I guleeyahay
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Bro manta aad iyo aad ban ugu faa'iday video gada waayo 90% video ga wuu iquseeyaa mahadsanid & jazakallah walalkeey
*omar* *inshaar* respect you wllo❤
Maxamad ✅ amiin
Cumar ✅
Respect = xushmeyn ✅
You = adiga ✅
Walaallo ✅
MUUQAALADA WAX U SHEEGA IYO WAANADA AH AADBAY II ANFACAAN RUNTII ALLE HAKU SHARFO WLL CUMAR
Jazakalah khayran jazaa akhi caziiz Cumar rabi ha ku barakeeyo
Ducadan barro.
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Ducada deynta barta walaalayaal. Allah ayaa kaa bixinayaa Insha Allah.
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
Mowduucan Waa mid Qiimo badan,Waxaan Rajaynayaa in ay waano & Talo nagu filan ay inoo Noqoto,jzakalaah Qayr,bro O inshar
Mashaa allah ustaad omar macalinkayga tahay muuqada noo soo badi
هاشالله يامعلمنا عمر
Kheer alla hakusiyo wallaalkey mcn
Swc
Mowduucan aad buu iitaabtay m.a waana kudhaqmey malinta andhaqeystay ka
Mahadsanid omar inshar alle haku barkeeyo
Cumar inshar sxb waad ku mahadasantahy macluumaadka aan noosoo gudbiso oo laf dhabar uah bulshadeena somaliyed.
Waa mawduuc aaad iyo aad u cjlus.
Dayntu waa qagb ka mida ciqaabaha aduunka.
Mahadsanid mr cumar inshaar
Waxaan UA-cam sogaliyaa quraan soboqda
Mashaa Allaah Alxamdulilah majecli inaan qaato dayn illaahayna iguma dilo Xaq biniaadmi Aamiin 🤲
Mahadsanid sxp cumar inshaar walahi waa runta sxp dayntu waa dhiib
Shukran omar inshar😚
Ducada Deynta waa tanaa ee barta oo ku ducaysta Insha Allah.
Allahu Makfinnii Bi xalaalika Can xaraamika wa caghninii Bi Fadlika Caman Siwaak.
22:51 ayaan daawanoya xilli aan seexan rabay
Kula mid ahaY bro
00:51 ladaabanoyaa😁
mahadsanid wll Omar Inshar
Keep going omar
Ilahay baan dayn ka Magan galay in sha allah
Mid lamid wll so dhawowo ogansho ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴🌹🌹🇸🇴
Mahadsanid ogaansho muuqaalkan aad buu ii anfacay
Omar inshaar sxb waa mahadantahay.
Guul marwalba iyo goor walba
Masha Allah walkeena hanbalyo 850 kabadan kuu rajeynaa insha Allah 😘😍
Mahadsanid wll juhdiga aad ugalisay si aad wax nooga sheegtay ☺☺🥰
M.A ustaad omar alle hku dhwro wll qli
Wllo Ilahay khayr faro badan ha ku siiyo runti dayn faro badan oo laygu laha oo aan xal u laa’a sidan u kala bixin laha ayad iga cawisay dariqi an u mari laha .mahadsanid Ustad
Walal ducada aad u aqrisade iso qor wxn ahay hooyo xanun darufeysan alla haga ajar siye 😭😭😭😭😭😭 ducada deynta iso qor aan u aqrisde bil Ramadan waye ikhaw qof bini Adam I qodiya I sahal
Mahadsanid walaal inshaar macalinka dhabta ah ee youtube ee dadka Af Somaliga kuhadla ay wax badan kafaa iideen oo nolosha kusaabsan🙏 horey usoco wll
جزاك الله خيرا
Cidii aan lagu lahayney ilaahay talasaaro cidna wax haka daysan ❤
Maasha Allah first person great ogaansho 😍😍😍😍
1. Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo
2. Faallo dadka waxtareyso soo qor .
Mahadsanid
Mahadsanid ustad wa mowduuc aad u wnagsan
Best advice bro jazaakallah khayran
MASHA ALLAH TALAABOOYIN QIIMA LEH WAAYO, MAHADSANID OGAANSHO CHANNEL
Mahadsanid ustaad Mawduucan Aad Ayuu ii Anfacay Khayr Allah Haku siiyo 😍
Deynta Cadaabatul qabri ee leedahay ALLAH hanaga gudee.
Allaha ku xafido my pro waan kugu daydaa wlhi
Nin aan wax kafaa,ido keep going brother
Masha allh wa Vidio muhiima
Wcs walaal cumar waxbadan ayaa kaafaiday qeer Allah hakusiyo
Omar inshar alle haku parakeyo
Deynta saan ku qaado wey igu adagtahay xaqiiq hadeyba dhacdana waqtigan usheegay inaan ka hormariyaa dhacdo sidaan unecbahay deynta walalkey jazakalah waa arin muhiim ah
Mashaa allah omar aad ayaad u mahad santahy waana raacayaa qodobadan
الدّين همّ في الليل وذلّ في النهار .
Mahadsanid sxb waa hula inay dhib tahay
Daynta wa "cadowga koowaad ee qofka bani aadamka " wallhi wa culustahay walalkeyow.
Masha alaah aad ayaad noo cajabisay inshaaraw
Mashallah taloofican Ayaad nasiisey siiwad kheer ayaan kuurajeyn
Walaky omar gulyso walahy haku sharfo.
Culeyska deyn sanadii 2020 bin arkey weliba lacag aanan badankeed cunin oo layga dhacay baa nolosha i nacsiisey Alx maanta iga dhamaatey allaha u fududeeyo wllha cidii lagu leyhy.
Mahadsanid wllo wanka faa iday casharkan 🥰👏
Nabi Maxamed scw ayaa inoo sheegay inay faqri danbo leedahay daynta alle hanaga kaafiyo
Thanks wllkey omar inshar
Omar ishar alle kuma hooJiyo
Thanks wll waa fikir muhin aha in si qoto dheer loo fahamo
Masha allah Shukran Omar
Alaha qeyr farabadan kusiiyo wll maqaan waxaan kugu abaal gudo wllyal isoo duceeye in deynta laygu leyahay Alaha ii fududeeyo adinkana sidoo kale
Mahadsanid walalkey bank islami ah ayan deyn badan ka qaadani rabay hadalkaga marka dhagestay waxa ka faidestay ina aan lacagteyda save garesto intan deen qaadan lahaa mudaba ha igu qaadato rajoyinka an leyahay in an gaaro
Hada waba lagu fana subxanalah wayo dadka qaar ayaa ku dhahaya hebel intas ayaan indhaha u mariyay
mahadsanid wll omer
Kkk i.a ilaahay ima tuso deyn waxanan rajeenayaa inaan muddo 3 sano kabacdi ama ka dhow milyan dheer.
Wa alleykum salam
Allah ha u sakhiro inta daynta lagu leeyahay
اللهم اقض الدّين عن المدينين .
Maxan deen iska qado la qata waxan ku noolnahay wadanka hooyo oo aan heli karin qutil yoomki laga yaba inaan den sano cuntada aan siin lahen caruurta iska daa inaan iska qado u qadane waxan awod u laen inaan helno inaan xogena ku shaqesano ayaab la nahay 😢😢 ilahey ha inoo nasaristo asga ayaan kalmo ka sugena
Walaalaha Ogaansho chanel oo aan ku xirnaa sanado alle haidinka abaal mariyo waxad umadda uso gudbisaan garabna waan idinka filaaa.
Waa run mahadsanid