Suldaan Seeraar | Fiyoor | Hees Cusub l Barn Ciida 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ►LIKE
    ►COMMENT
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►SUBSCRIBE
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

КОМЕНТАРІ • 198

  • @Nadiiramamed12
    @Nadiiramamed12 10 місяців тому +17

    4 sanno ka dib ayaa heestan soo booqday ano ku sugan magalada Nairobi insha alh Mar markan xigta mesha rabo ano jooga soo boqan doona 😢😊

    • @kingmaanka1515
      @kingmaanka1515 3 місяці тому

      6 bil kadib ma tagtay meeshaad rabtay 😮😊

    • @CabdiGeele-sx4xo
      @CabdiGeele-sx4xo 3 місяці тому +1

      Hammi yuu kufududayN 😢❤inshlh waaD gaadhi HamiGaage🥲🙏

  • @ayaanaragsanayaancismaanxa1739
    @ayaanaragsanayaancismaanxa1739 4 роки тому +35

    3/9/2020 ka dib likta ha ila dhaafine xusuus suldaanka ku taageeraa horay u soco wllo😍💕💕💔💔💔💓💓💓

  • @zacknour6049
    @zacknour6049 3 роки тому +31

    Heestan. Aniga wey I saameysa xoogna wan u dhageystaaa suldaanka geeska 😍

  • @sihaamjano6968
    @sihaamjano6968 Рік тому +23

    heestan wan dhagaysata xili aaan ku guldaraystay jacaylkii😩❤😪

    • @bighacker1452
      @bighacker1452 Рік тому

      𝒊 𝒍𝒊𝒔𝒕𝒆𝒏 𝒕𝒐 𝒕𝒉𝒊𝒔 𝒔𝒐𝒏𝒈 𝒘𝒉𝒆𝒏 𝒊 𝒇𝒂𝒍𝒍 𝒊𝒏 𝒍𝒐𝒗𝒆 𝒓𝒆𝒂𝒍𝒚 𝒊𝒔𝒌𝒖 𝒎𝒊𝒅 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒏𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒂𝒃𝒂𝒚𝒐 𝒔𝒐𝒓𝒓𝒚 🥰

    • @sihaamsaidexoloreeditorsch8160
      @sihaamsaidexoloreeditorsch8160 Рік тому

      Sidookale

    • @maryanelmi-cw9jy
      @maryanelmi-cw9jy 7 місяців тому

      Sdkle abyo😢

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 роки тому +11

    Yaa iLa daawanaya 2022 waaba akhridee like iisaar walal🥺

  • @ayanmohamudsuleiman6503
    @ayanmohamudsuleiman6503 4 роки тому +11

    Mnshllaaaa fanan jira suldaan seraar guhaad nin aan fnkiis jecelhy heestan waxaan aad u dhegeysn jirey 2017 ---2019 mar jcylkeygu iga maqanaaaaa xazuuuz wlhy

  • @user-kp7np1kh3e
    @user-kp7np1kh3e 6 місяців тому +3

    Heestaan 2024 dhageysanayaa jeceyl aan kaqabo wlhi ❤

  • @cjabdiwahabjamaabdi589
    @cjabdiwahabjamaabdi589 7 років тому +15

    ax yaa fanaan!! waa fanaan runtii da yar codkisana waxaad moodaa fanaaniintii hore masha allah.

  • @KunasoMedia54
    @KunasoMedia54 4 роки тому +19

    Runtii waa dad somaliyed waxa kunoolyihiin goba nimo guul somloyo oo dhan

  • @bosasawipuntland753
    @bosasawipuntland753 7 років тому +36

    gobti dds waan idin salamayaa from bosaso dadkayagi dalkayagi noolada waligiin

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 6 років тому +1

      bosasawi puntland sallamullah My blood bosaso we Love you wlahi hilbo Wada dhashiyo hal qudheytaynu nahnay 😘😘❤🙏

    • @cilmiiyoxikmad1521
      @cilmiiyoxikmad1521 4 роки тому +1

      waxynu nahy isku dhiig naas wada nuugay dds allow cadowgoda jabi

  • @daahirneero4553
    @daahirneero4553 Рік тому +4

    9/12/2022
    Maalin jimco ah xili aan shaqo shifti ah kujiro weygu socotaa jcyl wax ladhaho warkii daa allow mid qeyr qabto keen

  • @smvvh
    @smvvh 2 роки тому +6

    Lyrics:
    Shimbiryahow fasaxanee
    hawada ku faafee
    dabeylaha la fooryee
    cirka sare falanayow
    badaweynkii ka fulayee
    halku fooq dulmarayee
    fadku celin daruurtee
    buuraha fariistoo
    Iga qaad fariinada
    ha furfurinee waligaa
    faladii nafteydiiyo
    fiir waxa tiraahdaa
    wuxu feysal kugu yiri
    jaceylkaagi igu fiday
    oogaduu ku faalanee
    aadanaa kugu faraa badan
    cunto uma fariistoo
    faruuryaha ma saaroo
    wajigaaga furan buu
    hadba ugu fikirayaa
    Wuxu kaloo kusoofaray
    weynu kala fogaanee
    caashaqaga sida faranley
    baa u fuliyaa
    oo fiyoobideyduna waa adi fiyoobee
    Fuuri nafteydaay
    faraxdii shabeeliyo
    godeydaa ku faniyoo
    filsantii degaankaa
    fudeyd taan u dhalanee
    fallaga is badalayee
    niyadada fiicnee
    alla xumaan ha iga filan
    Waligaaba filo kheyr
    inta fallaga meeriyoo
    xili fiican kuu imaan
    tuko faralka eeboo
    waligaaba filo kheyr
    aniguna faca dumar
    inaa fiirsho daayo
    hadal uma furaayee
    aduu kugu fikarayee
    admi yuun ku fududeyn
    Wuxu kaloo kusoofaray
    weynu kala fogaanee
    caashaqaga sida faranley
    baa u fuliyaa
    oo fiyoobideyduna waa adi fiyoobee

  • @naimabintumohamed9330
    @naimabintumohamed9330 Рік тому +7

    2022 dhagesanaya waxana daremaya dhawaaaac inshllh Malin uun waaan Bogdan donaaa 💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ahmedmustafa2705
    @ahmedmustafa2705 2 роки тому +7

    2021 yaa igala jooga🥺

  • @omarhustler177
    @omarhustler177 Рік тому +3

    Sanado kadib ayan dhagaysiga heestan dib ugu so laabtay. Suldaanka Geeska❤️

  • @user-kt1su8fx6n
    @user-kt1su8fx6n 7 місяців тому +1

    Markale ayaan soobooqday heestaan anigoo dhagaysan jiray mar ay safar iga gashay gabar aan is jecleen Alxm hda anoo kaduwan sidii hore wana rajaynayaaa Inaan Marar bdn soobqodi❤️

    • @user-kt1su8fx6n
      @user-kt1su8fx6n 7 місяців тому

      Malin arbacaaa 1:17 duhurnimo 17/1/2024❤ 😇

  • @pipoliver1781
    @pipoliver1781 6 років тому +8

    Ar heeztaan anay iga hdlyzaa inta ila qapta farta taag like cml

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 Рік тому +7

    🤌😭😱2022 Wan dhageysta waligan khayr filo insh allh waax khayre 🤭😶‍🌫️

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +5

    Ya ila dhagysanaya 2022
    🥺🥺❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +19

    2021 ya dawanaya like sar hadad iga danbayso❤😂

    • @aymn1657
      @aymn1657 2 роки тому

      2022 dawanayaaa

    • @nimcoabdi5950
      @nimcoabdi5950 Рік тому

      Adi Mel walbo makujirta😅

    • @khadarcaaficali
      @khadarcaaficali Рік тому

      Najiib xassanow zxp TikTok comments ka biixisa wan arkaa eggana UA-cam landheere thy

  • @user-lm6eu5vn8b
    @user-lm6eu5vn8b Рік тому +3

    waxaan dhageesta 2021 anoo jooga doolo gaar ahaan cagaar wayne hadana 😢5/192023❤❤❤❤❤❤xasuuuuus from u.s.A🎉❤❤❤❤❤

  • @xamdiaware58
    @xamdiaware58 7 років тому +11

    maskiin kaan waa ano kle waa laga maqanyahay.........waligaba khayr filow.....i love it wlhy ,,,,,nice song

  • @nasteexo5255
    @nasteexo5255 3 місяці тому

    Aadmi yuu ku fududeen Aduu kuugu fikirayaaye 😢 marwalba waa leygu diraa isagana wuxuu iisheegaa in aan niyada kheyr u sheegaa oon kheyr fisho❤❤😢😢

  • @samiology7207
    @samiology7207 6 років тому +10

    Ogaadeen allle ha barakeeyo soomali iyagaa dhaqankiinka ka haysta

  • @halimasaid6461
    @halimasaid6461 Рік тому +3

    Waligeey ismalaheen-heestan-malin-dhagesan😢doomn way dhacaday lkin😓allh markale ha naakulmiyo 2023/2

  • @apdallafirin431
    @apdallafirin431 3 роки тому +5

    2020 liketa hayla dhaafina

  • @zundusalisaid1639
    @zundusalisaid1639 Рік тому +2

    Waligaba filo khayar cawa o aytahy 2023/16/3 ban dhagaysan sxpkay ba laba malin io hebn iga maqan o an hadalkisa maqal walalow an ogahay meshu kumaqanyahay wu safray ila shan malin wada hadli mayno budhahy o qad heli mayo hadana walwalba ihaya waligaba filo khayr banba daartay 🥹

  • @alfanaannasiralaqe2065
    @alfanaannasiralaqe2065 7 років тому +5

    wow inaba cadii maha my matherland I misse you jigjig suldan serar guhad xariir axmed king rap mukhtar jigjigawi

    • @mudaneamiin8321
      @mudaneamiin8321 7 років тому +1

      Suldaaan Seeraaar axsan fanaaaan . bro halkaaa kawad Godey daan ku faaanaaay

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 6 років тому +12

    Niyadada fiicneey ana xuman ha iga filan 😍😍😍😍😍😍😍🔜

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Рік тому +2

    Wiil aan saaxib nahay mar wlba dhagaysan jiray mrkan wydiyo wxa uu ku doortay wuxu odhan jiray maalin ayad ogaaan doonta today it's my time 😢😢😢

    • @saalimsajid
      @saalimsajid 11 місяців тому +2

      mad ogatyna marka hada😊

  • @ridwanhamdi6038
    @ridwanhamdi6038 7 років тому +7

    mansha allah my jigjiga caday long live l miss you ddsi

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 6 років тому +6

    Caadi maahan Ogaden dhaadheer qoodha ah.. Ilmaaderay jira oo joga...

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 9 місяців тому +1

    Inta kala fog ee is jecel allow isku soo dhawee oo calaf iskugu dar 🤲🤲

  • @Faliseyyyy
    @Faliseyyyy 5 місяців тому

    Oh my dardaaran Adu Kugu Fikirayaaye Aadmi Yuuku Fududayn Qov kujecel Un ba sas Ku orana kara 😢❤

  • @kadhe_lyrics4247
    @kadhe_lyrics4247 2 роки тому +2

    Woow🔥🔥still watching march 31 2022 tame 13:58

  • @aaminaabdulqafaar4898
    @aaminaabdulqafaar4898 2 роки тому +2

    Falaga is badalayee niyadaada fiicnee
    Ana xuman ha iga filan🥹🥹

  • @Hamsevicos
    @Hamsevicos 10 місяців тому +1

    Gabilay ma joogta 😂❤

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs388 7 років тому +5

    waaa nin talent leh so good. qof xayi ah iga dhe

  • @shukrimaxmuud7200
    @shukrimaxmuud7200 2 роки тому +4

    Heestan waxaan dawanaya aniga hami aan lahaa wayay oo rajo kunool😢

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому +1

      Inshallah khayr bay noqon aamin, ha niyad jabin

  • @___User2014_____
    @___User2014_____ 6 років тому +5

    jigjiga cadeY gobanimo from somaliland

  • @husseinbudul2792
    @husseinbudul2792 6 років тому +5

    Faysal muniir salan sare sxb from U.S.A

  • @amalarab5838
    @amalarab5838 7 років тому +13

    1 first ea ani igu daba xiga wllalayaal

    • @hassanmacalin7626
      @hassanmacalin7626 7 років тому +1

      Amal Arab Ok Huno
      Reer Ddsi Long Life
      alla maxan Uxisay

  • @AyaanFaarax-yp2kj
    @AyaanFaarax-yp2kj 8 місяців тому

    7/12/2023 ❤😊 waligaba filo kheyr 😢🤲🤲

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 6 років тому +7

    Sultan seeraar super star

  • @muuselaba162
    @muuselaba162 2 роки тому +4

    Suldaan serar gohad suldan geeska africa😘

  • @omerdeeqmahoud9888
    @omerdeeqmahoud9888 6 років тому +7

    Heestan waxd dhagaysn jiray mar aan gacan ka jabna intii aan jamnaba wan kaga bxy #suldan fanan jira

  • @juweriyaawesaxmed6374
    @juweriyaawesaxmed6374 Рік тому +2

    Tuko faralka eboo Ana xumaan ha iga filan 😍😍

  • @caashaashaluul1095
    @caashaashaluul1095 6 років тому +3

    Plz come Kenya wlhi suldaan sareer nin cod macaan

  • @jamiilaabdilaahijamiilajan1630

    My fv hees wlhi❤😢

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 6 років тому +3

    Manshallah beuty full dad Weyan aaaax xis U My dadkeygi one Love DDSi 💖💖👏

  • @hassanbashiir8456
    @hassanbashiir8456 6 місяців тому

    Still 2024 /2 /14 yaa ilamida maalinta jacaylka shitaya heestaan😂😊

  • @user-js4uj4mw5f
    @user-js4uj4mw5f 3 місяці тому

    Heestan magac hooyad allah unaxariste

  • @maazimahmed1971
    @maazimahmed1971 Рік тому +1

    13 September 2022 malin talaado sacada 12:37 from galkio puntland somalia 🇸🇴 ♥ 💙🤍💚🙏🏿

  • @Awale-yb5dj
    @Awale-yb5dj 10 місяців тому

    Waxan dhaystay 2020 hasan Waxan dhagaysanaya 2023 October 10

  • @cabdisadekoolbe7573
    @cabdisadekoolbe7573 6 місяців тому

    10/2/2024 dhageesanyaa heestan filo

  • @salmosalah5786
    @salmosalah5786 3 роки тому +2

    Nice song wlhi inaba caadi ma ahan

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +3

    Godey dan ku faniyo🥺🥰

  • @najmocaamir9492
    @najmocaamir9492 6 років тому +16

    ilahey amarkii dherdherida reerkeena intuu Alle iga mariyay? aniga waan gabanahaye 😃

    • @ahmedyusuf6050
      @ahmedyusuf6050 6 років тому

      Najmo Caamir kkk cilmigaa bada.

    • @ahmedyusuf6050
      @ahmedyusuf6050 6 років тому

      T dots orod hablihiina ka xorayso ethopiankan adiga iyo dumarkiinaba macala xiniinyaha idin xareeya!!!

    • @hanadbarkadlehashi8542
      @hanadbarkadlehashi8542 6 років тому

      Najmo Caamir 😂😁😀❤😍❤

  • @mohamedibrahimali8524
    @mohamedibrahimali8524 7 років тому +4

    waw sxb heesta cadi ma aha wa y i qaday ku ha ysata b ilahi

  • @zakariyelyricsofficial6270
    @zakariyelyricsofficial6270 11 місяців тому +3

    My favourite song ❤🎉😊

  • @qoranexaydar4135
    @qoranexaydar4135 6 років тому +6

    Reer jigjiga gobanimo from xeebaha banadir

  • @Mohamed_Wardi19
    @Mohamed_Wardi19 5 днів тому

    7 sano kadib 08/2024 🕊️🕊️🕊️🕊️

  • @khadarcaafi0708
    @khadarcaafi0708 3 роки тому +2

    barxadii shabeeliyo GODEYdan ku faniyo

  • @nimcohassan5152
    @nimcohassan5152 4 роки тому +4

    yaa dawanya 2020

  • @faraxcismaan-ob6vj
    @faraxcismaan-ob6vj Рік тому

    14 kun maalin arbacaa 2023 11:58

  • @user-kg3ii6tr9l
    @user-kg3ii6tr9l 8 місяців тому

    Mar kale iyo hesskygii ❤❤❤ 4 December 2023❤❤❤ maba ka daalo heskaan 😊

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 5 днів тому +1

    Markal so boqday hestan😢

  • @farxiyomaxamed5526
    @farxiyomaxamed5526 9 місяців тому

    Heestu Galbiga iga taabatay😢❤️💐

  • @umadasomaliyed6688
    @umadasomaliyed6688 7 років тому +3

    suldaan seeraar aad azaan u taageera runtii waa fanaan aad u cod macaan

  • @user-kg3ii6tr9l
    @user-kg3ii6tr9l 8 місяців тому

    ❤❤❤ sannad walba bishaan oo kle isku maweeleeyaa heeskaan inta Ani cml jcylkoodu ka fogyahy allha nabad ku kulmiyo I miss you my boss❤❤❤

  • @zoyasuldaan54
    @zoyasuldaan54 Рік тому +1

    My favo😘

  • @CabdiGeele-sx4xo
    @CabdiGeele-sx4xo 3 місяці тому

    21/5/2024 11:13 😢❤Kuwa isjecel wxn leyhy is dhawrta o is ilaashaDa aduunYaadu waY KoBan Tahee🙏❤️‍🩹

  • @user-fy6ve7dm9f
    @user-fy6ve7dm9f 4 місяці тому

    Hestaan hben axda 21 Mar 2024 ban dhegysnya wliba ano xzuzn wayahygi xabsiga qybta wlgba Flo khyr tuko fralka ebo said ban ugu xsusta waxayn I ahyd wehel xili an ku xakuna 434 ama dil ma filayn inan xriyad io nolol dame heli dono lkn alx hda xoriydydi wan helay allow asxabtydi Ila xirnayd iygana xoriydodi sii

  • @YassinZultan-gr6wz
    @YassinZultan-gr6wz Рік тому

    Suldanka geeska suldanserar guhaad

  • @QadarHassan-dn9si
    @QadarHassan-dn9si 6 місяців тому

    Suldanka geeska❤❤

  • @abdikaafialiosmaan1412
    @abdikaafialiosmaan1412 Рік тому +4

    my favourite song❤

  • @Hawwi_Hassan
    @Hawwi_Hassan 3 роки тому +1

    Wuxu kaluu ifaray wYnu kala fogany 🥺🥺

  • @Ronaldo-ng7xn
    @Ronaldo-ng7xn Рік тому +6

    😂😢🎉❤my song

  • @mahamufficia232
    @mahamufficia232 3 місяці тому

    Hees Darren leh I can wacht 5 29 2024

  • @abdirahmanhayi6220
    @abdirahmanhayi6220 2 роки тому +1

    What a fanaan

  • @shukrimahamed1530
    @shukrimahamed1530 6 років тому +4

    masha allaha guul iyo gobanimo dadki laiga beerayow

  • @abdiwahaabcirgujejournalist
    @abdiwahaabcirgujejournalist 2 роки тому +1

    Heesta Waxaa Sameeyey Cabqari Cajiiba

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 Рік тому +1

    Heestan aniga way isamey xusona way igu tahy aax

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 7 місяців тому +2

    Insha Allah wax walba qayr by nqon Alxm🤲😢

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 місяців тому +1

      Aamin

    • @user-si8kc3zr1z
      @user-si8kc3zr1z 7 місяців тому

      @@caweyskadalmar Asalamucalaykum lyrics ka miiyaad iheliiy kartaa
      Mahadsanid walaalo

  • @muuselaba162
    @muuselaba162 2 роки тому +1

    Wxn dhagysty anoo joga aMerica gar ahaa wasHton axyaa hees xasuus Mudan😅

  • @Sidrahoyaded
    @Sidrahoyaded Рік тому

    22 July 2023❤

  • @wizzilyaasrajaa1083
    @wizzilyaasrajaa1083 6 років тому +1

    jecelkaaga igu fiday wow cod macan wan kahelay

    • @fartuncisman8211
      @fartuncisman8211 6 років тому

      waa hees mcn ii noolow suldan seerar and xariir

  • @nuureTUBE
    @nuureTUBE 3 роки тому +3

    Where can I find the lyrics of this song?

  • @user-hj6mh5kj3q
    @user-hj6mh5kj3q Рік тому

    I listen 13 July/ 2023

  • @MustafeGamaadiid-wi2uq
    @MustafeGamaadiid-wi2uq 8 місяців тому

    Suldaanka geesksa

  • @maxamedcagacago
    @maxamedcagacago Рік тому

    wax kaqapsho maleh suldaanka kep goin my pro

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 Рік тому

    Waxaan dhagaysanayaa heesta 2/12/2023

  • @nainaohaz8640
    @nainaohaz8640 Рік тому +1

    2023

  • @user-pm2ks4qi3s
    @user-pm2ks4qi3s 7 місяців тому

    Waa.sxaa.wall

  • @samagurey6823
    @samagurey6823 2 роки тому

    Wow walle waa xasuus 2017

  • @user-fv3oh2ym7s
    @user-fv3oh2ym7s Рік тому

    Heetan waxa paya ka hadalaysaa

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому

    Hestan anoo talefan la Aan ayaa Tvka ka dawan jiray jigjiga Tv laga so deen jiray muqdisho anoo joogo wali sidii bee xiiso u ledahay

  • @aliaxmed9189
    @aliaxmed9189 3 роки тому +1

    Waxa uu ku yidhi xasan wlhi uu kusugayaa xamaday

  • @hassanahmedismail6430
    @hassanahmedismail6430 6 років тому +1

    nice song

  • @yurubiitainayusuf8950
    @yurubiitainayusuf8950 2 роки тому

    Suldaanka geeska taageero buuxda