DALMAR YARE - RAQIA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2022
  • Dalmar Yare, Xariir Axmed, Suldaan Seeraar, miss xiis, mursal muuse, abdikarim ali shah, heeso cusub 2021, waqal studio 2021
    Dalmar
    Raqia
    Erayada & Laxanka: Liibaan Door
    Music: Seerabtaa
    Directed by Lost Boys
    Cam & Editing: Y3A Film
    Afro Waqal Furinle Release
    Hodan Abdirahman, Yurub Geenyo, Kiin Jaamac, Najma Nashaad, Ugbaad Aragsan, somaliland, Hees CUsub 2021, somalia

КОМЕНТАРІ • 466

  • @kulmiyeent6372
    @kulmiyeent6372 2 роки тому +200

    Dhiiga galmudug hada tahay love isaar
    Dalmar codka 100
    Music100
    Ed 100
    Goobta 100
    Viva dalmar yare🙏

  • @zakiadde9872
    @zakiadde9872 2 роки тому +60

    Galmudug boqortooyo from Somaliland 💚🤍🖤❤

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 роки тому +65

    Gabdhaha soomali ugu qurxoon HG ❤👌

  • @sagalahmad7989
    @sagalahmad7989 2 роки тому +41

    Gabdhaha cayr maxamad naxariis karti iyo quruxba waa looga haray❤

  • @iskufilan8503
    @iskufilan8503 2 роки тому +10

    Dhusamareb mataban guricel xaradheere my dhiiga cayr queens👸🏽 amaanta wad u qalantaan🩸♥️

  • @ibraahimxasan9456
    @ibraahimxasan9456 2 роки тому +58

    Maalmahan fanaaniintii hablihii Galmudug bay ka dhamaan la'yihiin yaa ila arkay? 😁😀
    Raqiya iyo hablaha reer Galmudug weliba reer xaradheere waa idin salaamaa.. ❤️

  • @mssjimcale5086
    @mssjimcale5086 2 роки тому +12

    gabar HG waliba ceyr ah inee tahay maa daah inka saaran gabdhaha cayr mohamed ayaga quruxda wax dheer🙋🏻‍♀️

    • @dahrandahircabdulle2143
      @dahrandahircabdulle2143 2 роки тому

      Kalay waxa gabadh jogto mayiga kawato ballo idinku eked hormadowga yahu wax idinka naaga qurxon way jogan

    • @mssjimcale5086
      @mssjimcale5086 2 роки тому +1

      @@dahrandahircabdulle2143 intee kusoo xanuuntay adoo kaloo ciilan lee buuxo aduunka kanaxoo nafta waay gabdha ceyr cidi ma gaarto

    • @ridwaanraaxo435
      @ridwaanraaxo435 2 роки тому

      @@mssjimcale5086 ceyr noolada asxabteyda oo aan jeclahay from sacad ❤

  • @abdihanad
    @abdihanad 2 роки тому +26

    Woow waa dhiig galmudug qurux loo dhameeyay waa daruuro mataban dagtiyo dhusamareeb xertii qalbiyada wacnaa 👸Raqiyo amaantada way dhaaftoo dhamideeda allaha xuural cayn ka dhigay legend dalmar yare🔥

  • @bushrobuuni7655
    @bushrobuuni7655 2 роки тому +48

    Dhusmareb xirtii qalpiyada wacna wooow hees waa dhaftey😍

  • @qumanqalanjo7300
    @qumanqalanjo7300 2 роки тому +9

    Naag reer galgaduud ah wale ninki hela raga ayu wax dheer yahy..✌️

  • @shushuomar
    @shushuomar 2 роки тому +22

    Nin weyn oo Fanka Sharaf ku leh Dalmar Yare iyo Muqdisho Allow noo daa🥰❤️🙏

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +44

    Wee weee dalmar yare come back
    Habalaha reer Galmudug waa hablo qaayo leh ❣👸
    Mogadishu way kuu shidantahay bilicda eebe u siiyaadi

    • @hodanmacalincumar9634
      @hodanmacalincumar9634 2 роки тому

      Kuwa kle 🤣😂🤣

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому

      @@hodanmacalincumar9634 kasii daran geenyo Habalaha somaliyed waa wada xariir gob ah lkn madam hesta galmudg lo qaday iyaga saas u dhahy 🙏❣

  • @mowliidaxmed232
    @mowliidaxmed232 2 роки тому +5

    Burco ahaan like ta igu saar From Burco😉

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 2 роки тому +14

    ala dhaladsana ree Galmudug ❤✅

  • @kaluunyasiin2016
    @kaluunyasiin2016 2 роки тому +9

    Love you galmudug from puntland ..
    Like❤

  • @haboondaahir483
    @haboondaahir483 2 роки тому +11

    Heestaan aney igu saabsanthy yqe mataban io dhusamareeb guriceel xarardheere naag ceyr mohamed iska leh heestaan laandheernimo 😜💋❤❤❤

    • @shacniqurux7279
      @shacniqurux7279 2 роки тому

      Laandheere nimo naag cayr mohamed bas aaa ahaan karto ina ader 🥰🥰🥰

  • @daacaddailyshowdds7825
    @daacaddailyshowdds7825 2 роки тому +16

    XARARDHEERE DHUL SARUUR MANSHA ALLAH ❤️🙏💪🏽

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 2 роки тому +1

      Saruur aaaaa wacaysle aaa leh

    • @dahrandahircabdulle2143
      @dahrandahircabdulle2143 2 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm wacaysle kalay sii adigu yahu cayr iyo sarur iyo saleban iyo shikhaaal iyo jaaji iyo 4 xabo wacaysle ah oo bada agteda dega kkkk hakugu tagnato

    • @aweysqaali102
      @aweysqaali102 2 роки тому +1

      Xarardheere hada maqasho saruurba xasuusta alla yaacizik

  • @mariamohammed8367
    @mariamohammed8367 2 роки тому +13

    Waa dhiig galmudug qurux loo dhameeyey🥰 dalmar yare madaxa dushiisa 🙏
    Erayada qaaliga ah iyo quruxda muqdisho waa isku soo baxeen 👌

  • @sagalhassan3250
    @sagalhassan3250 2 роки тому +4

    ana ugu horeeya comanti alx 😂😂😂

  • @umuilhan9948
    @umuilhan9948 2 роки тому +4

    Wow !!!!!!!! Waa dhalaal xaradheere ka muuqato my home ❤🇸🇴✌👏👏👏

  • @axmeddaha9422
    @axmeddaha9422 2 роки тому +16

    Hit song GALMUDUG 💕🙏👏
    Legend Dalmar yare is comeback ☄🤚👈
    Dhiiga ismuujiya 💕💕💕💕💕

  • @nasrahpoolo
    @nasrahpoolo 2 роки тому +3

    Galmudugnimo io casimada dalka so dhawoow dalmar yare

  • @dekaluldahir8673
    @dekaluldahir8673 2 роки тому +14

    Heesta qurux muqdisho lagu qaadey welipo hayat market❤❤

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 роки тому +2

    Waa dhiig Galmudug qurux loo dhameey waa ubax dhashoo galgaduud ka baxay waa dhalaal Xarardheere ka muuqatoo Heesta Qalbiga Ayey idhaqaa jisay Dalmar yare Legend weeye

  • @khadarhaji8346
    @khadarhaji8346 2 роки тому +12

    Qofkasta oo qoralkan asago amusan aqriyay mustaqbal ifaya ayn urajyna salamn😺👋❤

  • @faizaabdi3601
    @faizaabdi3601 2 роки тому +14

    Waa dhiga Galmudug waa gobti cadado iO hobyo 👸🏻🥰🥰♥️♥️♥️♥️

  • @razanqurux770
    @razanqurux770 2 роки тому +3

    Ala hesta ma ana leyqady🙀
    Raqiya leydhaha walibana nag galmudug alhy😁 tnx hes iska hely

    • @rakiaabdikarim661
      @rakiaabdikarim661 2 роки тому

      Haha ani waa lii dhahaa lkn hooyadeyda guriceel kasoo jeedo ani Mogadishu kaso jeedaa😀😀 ma qaadan karaa

    • @razanqurux770
      @razanqurux770 2 роки тому

      @@rakiaabdikarim661 haa cdy wa wada lenhy🥰😁

  • @zainah_zy1468
    @zainah_zy1468 2 роки тому

    dalmarow Raqia Amaan Wey dhaaftee
    Ee Ragga Intay Amaanan Gabdhaha
    1&0 Oga Tagaya Ha Noqon
    Raqia Naag Iska adag iinoolow✨✨✨

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 Рік тому +1

    Alada dhaladsanaa galmudug nimo Dhiiga hg markuu kuwado waa raxeysanee💔🍯🦁🦁

  • @axmedabdiwali1329
    @axmedabdiwali1329 2 роки тому +4

    Salaan sare from cadaado galmudug 🇸🇴

  • @raaqiyaxiis8380
    @raaqiyaxiis8380 2 роки тому +12

    Waa heestii ugu horaysay een magacayga ku maqlay 😂wllhi waan farxay hdana waxan is dhahy ma hees baad ku farxi istaqfurullah illahy dhamaanteen ha inaga wada madoobeeyo hees dhagaysi😗

    • @Mohamedibrahim-fi4cp
      @Mohamedibrahim-fi4cp 2 роки тому +1

      sido kale majecli hesaha Inaa maqlo

    • @groupsg6407
      @groupsg6407 2 роки тому

      Raqiyo anigana wali rajan leyahay markee anigaba sido kale wali ma arkin hes shamso ah marka waa kugu so xega marka kkk

  • @Isromaxamed-yj1tw
    @Isromaxamed-yj1tw 6 місяців тому +1

    Waa hees hees dhaaftay ina adeer codkaaga alaha kuu barakeeyo

  • @naimoabdullahi338
    @naimoabdullahi338 2 роки тому +4

    Waa dhiig galmudug qurux loo dhameya
    Waa ubax dhashoo galgadud ka baxo axsna hees dhashii galmudug is muuji dhiig💉🩸

  • @abdinasirabuukarguutaale2902
    @abdinasirabuukarguutaale2902 2 роки тому +6

    Mogadishu muuq wacan allow nabad nooga dhig 🔥❤❤❤🇸🇴

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 2 роки тому +8

    Wa dhiig galmudug qurux loo dhamee 🥰 wa ubax dhasho galgadud kabaxy wa gobtiye ANZAL qurux sanaa 💋🥰
    afkaga isku amaan lol 😆

  • @gabargalmudug4869
    @gabargalmudug4869 2 роки тому +1

    From xaradhere wan ku wadana 👍👍👍👍

  • @deeqdarajo2283
    @deeqdarajo2283 2 роки тому +3

    quruxda xamar aya ba heesta ka dhagesan lahay

  • @mayzammohamed9866
    @mayzammohamed9866 2 роки тому +3

    Heeska inay kalakacayso intaa og

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 роки тому

    Waaa dhiiga♨♨♨❤❤❤reer mudug---hargaysa -borama-jigjiga-dj-jbouti-burco-garoowe-muqdisho-gaarisa-gabiley-alaa ibaday geel afweyn badhan- Bali gubadle---agabar-saylac-berbera-dhuuso-mareed-wajaale- gabdhahoda waa xural cayn♨💋

  • @qaasimmohamed9274
    @qaasimmohamed9274 2 роки тому +2

    Videoga muuqaalkiissa oo guud ahhaan loo doortay caassimadda dalmar
    Dalmar yarre aad buu uggu mhadsan

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 2 роки тому +27

    RAMADAAN COMING SOON GUYZ✋

    • @munoguure5681
      @munoguure5681 2 роки тому +1

      Insha alaah cafimad iyo cimri alaha nagu garsiyo

  • @hdlyrics1014
    @hdlyrics1014 2 роки тому +1

    Dalmar Waa legend balse legend nimadisa waxa kadhiman inuu hees usoo qado gabdhaha reer Wajeer iyo northeastern dhan. Anaga somalida maka jirno miyaa waaba yaape

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +70

    Hit Song Dalmar yare another level waxba lagama qaban karo horey usoco Legend 🔥🥰✌ from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @daacadluckychannel6903
    @daacadluckychannel6903 2 роки тому +3

    Woow hit song
    Waa dhiig galmudug qurux loodhamey an other level Alfanan dalmar yare

  • @qadroahmadcilmi4415
    @qadroahmadcilmi4415 2 роки тому +1

    Dusmarep xertii qalbiyada wac naa..... dhigygii...hees lma ornkro mgac kle lobixinaa nn qliya dalmar yre gulyso👸🥰🥰

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 2 роки тому +6

    Ku Dhawaad 20 Sano Dalmar Da,diisa Uunbaa Is Badashee😁 Dalmar Fankiisa iyo Naanestiisa Yare waa Sidoodii ✅.
    Dalmar yare Boqorka Jiilka Dambe 👏
    Fan-Ku-Nool Team🎵❤👍

  • @aweysgacalofficial3738
    @aweysgacalofficial3738 2 роки тому +1

    Muqdisho Allow barkey iyo dalkoo idil aamin 🇸🇴🇸🇴😍😍🤲🤲

  • @Progemer1
    @Progemer1 2 роки тому

    Gabdhaha galmudug wey ka duwan yihiin kale wale dalmar sii cadeyey🥰💓

  • @cahil6216
    @cahil6216 2 роки тому +1

    Hablaha habar gidir dhadiga wayka sareya wana jacelnahy galmudugne wa qaran hodan ah

  • @naimomoalim8154
    @naimomoalim8154 2 роки тому +3

    Waa ku wata fankeygi Galgadud dhulkeygii❤🙏🙏

  • @qumanqalanjo7300
    @qumanqalanjo7300 2 роки тому +5

    Dhusamreb xarti qalbiyada wacna
    Waw another level 🥰

  • @beddalshow3394
    @beddalshow3394 2 роки тому +2

    Heestan habeen dhan baa wadooyinka magaalada Muqdisho loo xiray. Viva Legend Dalmar Yare.

    • @beddalshow3394
      @beddalshow3394 2 роки тому

      @@sahruj2haji239 xiligaas maxaa ka qabanaysay jidka kkk

    • @beddalshow3394
      @beddalshow3394 2 роки тому

      @@sahruj2haji239 hhhh Waa yaabay.

  • @miskimire8415
    @miskimire8415 2 роки тому +4

    Waa dhiig Galmudug qurux loo dhameeyey❤

  • @naimaneeruus1390
    @naimaneeruus1390 2 роки тому +26

    wow legend the one and only Dalmar yare ❤️💖🥰❣️Dhiiga biyo maahan Galmudug girl amaaan weey dhaaftay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohadalka4357
    @mohadalka4357 2 роки тому +2

    @ustadka fanka dalmar yarre
    Ereyda laxanka matan kun bqoor alfanan mulaxm abwan alfanan libaan dor
    walayaby wle 💯🦁🌅

  • @mssjimcale5086
    @mssjimcale5086 2 роки тому +2

    Ayy dhusamareb xertii qalbiyada wacnaa 🫀🫀♥️👸🏻

  • @ishwaaqcady37
    @ishwaaqcady37 2 роки тому +5

    Galmudug girls 💚⚪💙🥰🥰👸👸

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 2 роки тому +1

    Muqdisho Caddeey Waan U Xiisay Dalmar Waad Salaaman Tahay

  • @bushroabdulahi4059
    @bushroabdulahi4059 2 роки тому +2

    Woow inta duubisteeda ogayd way istaahishaa wax wado loo xiro dhulkii gangs kaa ku jira hg💪😀❤🩸💉

  • @cabdicaziizfarahsugow1641
    @cabdicaziizfarahsugow1641 2 роки тому +2

    Waaaaw waxkle dal mar yare iyo bartamaha magalka heesta lagu soo duubey

  • @abdidajiye4648
    @abdidajiye4648 2 роки тому +4

    Meyshaan xamar miyaa miseh waa meel kale m.a qurux🇸🇴❤

  • @biyocabeboy4589
    @biyocabeboy4589 2 роки тому +1

    Waaaw moqdisho xaasimatul soomaal hormar intaan kasiiweyn ayn urajaynayaa 2022 dalmar showgii astoreliya wan ayaa kaaga shidan

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 роки тому +6

    Bilicda Muqdishaan arkaa Aargada Lambar afar wadada dabka iyo Suuqa Xayaat Market baan arkaa.

  • @khadar1076
    @khadar1076 2 роки тому

    Dalmar yar waxkale waye brother 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙🔥🔥🔥🔥🔥🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰😍😘✌💘❤💯💕

  • @faizofaizo1973
    @faizofaizo1973 2 роки тому +2

    Galmudug my home hees mcn

  • @muhaazlakiman9288
    @muhaazlakiman9288 2 роки тому +2

    Goobta wadada wadnaha ee muqdisho 😎

  • @diiriyemaxamed5870
    @diiriyemaxamed5870 2 роки тому +2

    Y3A films woooooow layab layaaaab mogadisho cadey ❤❤💯💥

  • @husseinbachu5698
    @husseinbachu5698 2 роки тому +5

    Brother your amazing with your songs May Almighty Allah bless you and your family watching from marsabit county near Ethiopia borders

  • @mohaaxabeb8827
    @mohaaxabeb8827 2 роки тому +3

    Matabaan waa mesheey hooyadey ku dhalatay❤❤❤❤❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 роки тому +9

    Wow another level waqalka 📸🎹🎧🎶💯🔥🔥 nice back legend dalmar yare ..

  • @maajidkariim5097
    @maajidkariim5097 2 роки тому +2

    Waa u bax dhashoo galhareeri ka baxay 😁✌

  • @cabdiraxmaanmohamud9371
    @cabdiraxmaanmohamud9371 2 роки тому +14

    Goat is Back 🐐🐐💚💚💚💚💚Legend of all Time Dalmar

  • @user-dz9oj9sz3x
    @user-dz9oj9sz3x 6 днів тому

    dalmat sxb 🇾🇪 buqar ke sheekhal 🇾🇪 ok here's soqad sxb 🇾🇪 raaso ♥️🇾🇪 hees usooqad🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇾🇪🇾🇪🇾🇪♥️♥️♥️♥️♥️💪💪💪🥰🥰👍👍👍💋🙏👋👋🥀🥀🥀✍️💓💓🙌🙌❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪🇾🇪

  • @samirsandagan2599
    @samirsandagan2599 2 роки тому +6

    Muuqaalka caasimada iga gadan mugadisho muuqwanaag❤

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 2 роки тому +1

    Waa naruura matabaan degto Dhuusamareeb xertii qabliyada wacnaay sax sax another level Dalmar yare

  • @shaakaofficial4507
    @shaakaofficial4507 2 роки тому +6

    Inta ka heshay heesta is muujiya awoowe🥰

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 2 роки тому

    Jah caguye marka la iii aamanayo dadka ku abtirsado dhuusamareeb xirtiii qalbiyada wacneyd galgacyo idinka so salaamaya viva galmudug

  • @raaqiaruun6340
    @raaqiaruun6340 2 роки тому +1

    Ayyy tani waa heestayda waa ubax dhashoo galgaduud kabaxay waa goobtiiye RAQIA dhaladsanaa ♥️♥️♥️🥀🥰

  • @qadrosiciid2951
    @qadrosiciid2951 2 роки тому +1

    Aaargadiii lanbar afar ahaaaa allow xamar barakeey 😍🥰😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marwo155
    @marwo155 2 роки тому +1

    Ayyy waxkale galmudug my dhiiga ❤🩸💉🥰

  • @beddalshow3394
    @beddalshow3394 2 роки тому +6

    Yaa salaam muuqaalka Y3A Flim waad ka baxsateen. Heeskan waxaa la duubay 3:00 Habeennimo Km4 iyo Isgoyska Taleex aya lagu duubay.
    Best shots. Dalmar Yare is GOAT.

  • @mjhilaaciye_official2
    @mjhilaaciye_official2 2 роки тому +6

    Legend libaan door
    Erayada iyo laxanka
    Dalmar yare cajiib
    Waqal studio 🎙
    Waxkle

  • @aminazahra5525
    @aminazahra5525 2 роки тому +2

    Taleex iyo N4 ayaa lagu duubay kaalay arag wllhi xamaray noo shidnow waligaaba✌👌

  • @MrQaxwe
    @MrQaxwe 2 роки тому +9

    Layaab 🔥 another level best songs 🎵 👍 waqal Studio 🎙 LEGENDS keep going brothers ❤ horumar wacan 👏

  • @luckyyh0612
    @luckyyh0612 2 роки тому +2

    Galmudug❤️❤️

  • @yaaasalaamu1320
    @yaaasalaamu1320 2 роки тому +1

    Masha allah nuurka xamar cada dawanay ku socda baryahan wadanki video ya qurux badan ba laga sameynaya farxad bey no wada tahay intena maqan

  • @cartanmedia8507
    @cartanmedia8507 2 роки тому +3

    best song tani hees waa dhaaftay
    reer galmudug 💓💓💪💪

  • @Youtubecreato530
    @Youtubecreato530 2 роки тому +1

    Muqdisho qurux badanaa

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +1

    Galmudug Dhulkeyna Hadaa Sheekhaal Nahay Waa Mamulkena 2 Aad Marka Jubbaland Laga Soo Tago ❤👏
    Laandhere Dalmar Yare 🦁❤👊🙏

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 роки тому +2

    Waaaaaweeee Dalmar yare, Dhuusomareeb MATABAAN ❤️🙏

  • @axmedcabdi7360
    @axmedcabdi7360 2 роки тому

    Waaw muqalkA waalida ah muqdisho bilan allow nawada no Barakey

  • @raqiaadem9799
    @raqiaadem9799 2 роки тому +2

    All raqia around the world ♥️♥️❤️

  • @nafisaadanurur5212
    @nafisaadanurur5212 Рік тому

    Waa ubax Galgaduud ka baxay 😍♥️🧕

  • @abdirahiimhaaji1301
    @abdirahiimhaaji1301 2 роки тому +7

    Legend Dalmar & Gacan Dahab Waqal 🔥

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 роки тому +1

    Fanaanka fanaaniinta danbe legend Dalmar yare axsan sowt.

  • @taleex-show6456
    @taleex-show6456 2 роки тому +1

    Hees waadhaaftay midaan

  • @amransugule7040
    @amransugule7040 2 роки тому

    Wwww dalmar yare another level kabtada noma kasho boqortoyo

  • @cumarmaxamed8735
    @cumarmaxamed8735 2 роки тому

    Dalmar runtii waa fanaan wayan.allaa wayane

  • @cawilxx8789
    @cawilxx8789 2 роки тому

    Xanfresh heestan gabar saruur ah Oo filin ku nool baa Loo qaadey

  • @ameennikke
    @ameennikke 2 роки тому +1

    WAQAL STUDIO 🎙️🎙️ wax kale..... legend studio