Daawo gabay qiiro leh CABDIWAAXID GAMADIID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 137

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 4 місяці тому +1

    Shacabka Djabuti hadii manta cod laga qado--somalia ku biireynaa yay 100/💯

  • @legoat9259
    @legoat9259 2 роки тому +5

    maashaa allaah allaah ku xiftiyo abwaan dhalinyaro soomaali ah isha iyo cadowga allaah ka hayo aamiin from puntland 🇸🇱👑

    • @no1knows598
      @no1knows598 2 роки тому

      Puntland wadan miyaa maxa ku diiday calankaaga inad ku faantid

    • @fh7dq
      @fh7dq Рік тому

      ​@@no1knows598 dad qabyalid Lafta ka gashay so maha

  • @fadxibarre6283
    @fadxibarre6283 6 років тому +41

    Wlhi inaanan qarnigan arag nin ka abwaan san ka gabay yahansan murti yahansan luuqdana waaa cajiib
    C/waaxid cali gamadiid

  • @wardamuxuboh9552
    @wardamuxuboh9552 2 роки тому +1

    masha allah ....abwaan ... cabdiwaaxid.... cali .... gamadiid gabay ..... khaama .... allh ... haku .... dhawro

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 6 років тому +7

    Geesi geesi dhalay walee waa abwaan La mida abwaanadi hore sida Ismaacil mire dhoodaan cali dhuux aadan alle Ha unaxariisto intii dhimatay

    • @fosiyabedda421
      @fosiyabedda421 6 років тому

      Mohamed Wardi Nacam waa Abwaan ka qudha ee la mida Abwaanadii Hore Mashallah

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 5 років тому

      afar daarooda ayaad sheegtay. nooca uu ka hadlayo ayaad ka mid tahay.

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 5 років тому +4

    runtii waa abwaan aan aad u taageero gabayadiisa hore u soco abwaan

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +4

    Alaah. Qurux wayna. Ninkan. Mansha Allaah 👍🏽

  • @aishaabdirizakshiekhhussie5788
    @aishaabdirizakshiekhhussie5788 5 років тому +6

    Masha allah,waxad thy abwaan dhameystiran sabanadan abwaanadan arkeenay waad ka duwanthy walee, ilahoow ku xafid.

  • @MAHIIGAANCALI
    @MAHIIGAANCALI 6 років тому +46

    habeeenkaa waaan hor fadhiyey waxaana ahaaa ninkii gabaygaaa codsaday noooolow abwaaaaan wleee waaa gabay aad umacaaan

    • @khadanadan5381
      @khadanadan5381 6 років тому +2

      CaliSharma'arkE
      Maa maqlin codkiisi waakhtadheer xageebu Kudanbeyay?

    • @munaquule4959
      @munaquule4959 4 роки тому +1

      Mashallah

    • @ahmedothman9791
      @ahmedothman9791 3 роки тому

      Maxaad abwaanka sacabka uga dayn waydeen

  • @animethings3848
    @animethings3848 6 років тому +3

    Maashaa allah aad baan ujeclahay wiilkaan gabayadisa wa abwan diinleh

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 5 років тому +4

    Allah haku xafido abwaan somaliyeed waa abwaan ka madhan qabyaalad iyo cunsuriyad

  • @nimcanmohamed2215
    @nimcanmohamed2215 6 років тому +8

    geesi abwaan abdi waaxid man sha Allah waa waxlagu farxo

  • @misobifruit9329
    @misobifruit9329 5 років тому +6

    Dhiig iyo dhuux miiratada ummadda lagu salladay, waa in laga shaqeeyee sidiii hal-abuurka da'da yar ee aragtida fog looga sii deyn lahaa. mahadsanidiin

  • @khadijahali252
    @khadijahali252 6 років тому +5

    Mashaa alahaa waryaa meeye wiilkaan waxaan maqlayaa etophia loo dhiibay tola ayee calooshaa i xanuuntay soomaali dhalad aha buu ahaa xalaal uurka hooyaddis ku galay xalaal lagu korsaday waa kusoo ducayn markaan kusoo xasuusto

    • @nadifoabdi8621
      @nadifoabdi8621 5 років тому

      Khadijah Ali dalal baad ku dhashay ilahow kaa qabo cadowgaga soomali dhalada

  • @basi4652
    @basi4652 6 років тому +8

    Maasha Allaah masoobaxay waa mahad Allaah

  • @nimconimcodegen5654
    @nimconimcodegen5654 4 роки тому +1

    Abwan cabdiwaxid wlhi abwaan Anna helo jir oo joog

  • @axmeddiiriyejaamac2220
    @axmeddiiriyejaamac2220 6 років тому +5

    mashaa allah abwaan c.waaxid alle haku sharfo shakhsi igu qaaliya ayad tahay e

  • @abdirahimmohamedisak5198
    @abdirahimmohamedisak5198 3 роки тому +1

    allah maxan jecelhy gabayedan abwaan abdi waaxid noolow weligaa inta ay nolo jiro

  • @user-df7kn5hc6p
    @user-df7kn5hc6p 6 років тому +3

    Maashaah allaah cabdiwaaxid allaa yabaarigfiih

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 4 роки тому +1

    Manshaa allaah abwaan cabdulwaaxid fadllan noo badi gabayada

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 6 років тому +30

    Maanshaa alaah abwaan iga dhen il jini iyo mid insiba aloow kaaxijaab

  • @ubaxadam6966
    @ubaxadam6966 4 роки тому +1

    Abwan gama did alhku sharfo😍😍😍

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 років тому +12

    Allah Walahi inankan waan jecelahay Mansha Allah, Allow dhawr

  • @apdihkanistudios4929
    @apdihkanistudios4929 4 роки тому +2

    Zoo taa qoodHii ciidaGaLE ✨👬🧖‍♂️

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 років тому +4

    geesi geesi abwaan gaaso baxay

  • @farduusaxmed4017
    @farduusaxmed4017 5 років тому +1

    Masha allh alle haku dhawro abwan qaliya

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому +3

    marhore ayaa abwanka lasodayey dawlada muuse kahor ayaa lasiidayey hargeysa ayaan kudax arkaa abwaan gamadiid

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 6 років тому +3

    Abwaan abdiwaxid gamadiid
    Abwaan aan jeclahy

  • @shaficiismaelahmed7640
    @shaficiismaelahmed7640 6 років тому +3

    Mansha allah abwaan abdi waaxid allah keep you

  • @amiirkachannel2131
    @amiirkachannel2131 4 роки тому +1

    Keep going wllo qli

  • @abdirisakniyadsame144
    @abdirisakniyadsame144 4 місяці тому

    Masha AllaH .Abwaan Abdi .Gamadiid

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +2

    Yaa Salaam Yaa Salaam 👏🏾👏🏾
    Cabdiwaaxi Gamaadiid 🐅

  • @muuseaadam1716
    @muuseaadam1716 3 роки тому

    Abwaan dhaba mnsha allaah cimrigiisa alle ha dheereyo caafimaadna alle ha siiyo abwaanka aamin aamin aamin

  • @jiifmaxamedxaajiis
    @jiifmaxamedxaajiis 6 років тому +5

    Masha Allaaaah hanbalyo hanbalyo Abwaan À. waaxid Gamadiid

  • @salmaankhaan2491
    @salmaankhaan2491 6 років тому +4

    Waa abwaanka qarniga wlhi inankani

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 Рік тому

    M.a wuxu cod macaanaa❤❤

  • @sawdaismail7985
    @sawdaismail7985 2 роки тому

    Maan Shaa Allah Abdiwaaxid Allaaha Xiftiyo Akhiii

  • @cabdicasiismaxamedxasan2066
    @cabdicasiismaxamedxasan2066 6 років тому +2

    Maasha,allaah abwaankeena gamadiid

  • @axmeddiiriyejaamac2220
    @axmeddiiriyejaamac2220 6 років тому +2

    abwaanku ma xidhna waa xor waxaanu joogaa magaalada hargeisa halkaas ayuu dhex mushaaxayaa xorriyaddiisa wuu haystaa sidaa ula socda

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 3 роки тому +1

    abwaan an jeclahay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 років тому +4

    Maashaa Allaah abwaan qaaliyah Allah nookaadaayo adiga iyo kuwa kulamid ka ah

  • @anabxuseenxuseen4697
    @anabxuseenxuseen4697 6 років тому +10

    MASHA ALLAAH Cabdiwaxid woo sobaxay ILLAAHOW ADIGA MAHAD LEH

  • @abdirahmanosman2943
    @abdirahmanosman2943 4 місяці тому

    Masha allaah abwaan sare

  • @salaadsaalax1303
    @salaadsaalax1303 5 років тому +2

    Geesi geesi dhalay igasoo daaya wiilka haciilina e

  • @ihatepeople9408
    @ihatepeople9408 6 років тому +1

    Waa tororog xaaalkenu
    Oo malihin Taariikh.
    Saxiiiix

  • @mohamednour4041
    @mohamednour4041 4 роки тому +1

    Mach Allah All Hakudaayo Abwaan

  • @MahirAbukar-zm8je
    @MahirAbukar-zm8je Рік тому

    ❤❤keep going my little sister ❤❤

  • @hulunike707
    @hulunike707 6 років тому +4

    Beautiful

  • @qurxoonsidahooyadeed6676
    @qurxoonsidahooyadeed6676 6 років тому +5

    Alla mala soo daayay gamadiid inanka waa bir ma gaydee daaya naclad baaa ku taal somalida ìnta xun😏😏😏

    • @fadumoali9642
      @fadumoali9642 6 років тому

      masha Allaah illaahay ha xifdiyo

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 2 роки тому

    Mashallah Abwaan Cabdiwaxiid Gama'diid

  • @hoobaanhawd
    @hoobaanhawd 6 років тому +3

    Mansha Allah guuliyo gobonimo insha Allah

  • @ApdirihiinMuuse
    @ApdirihiinMuuse 6 місяців тому

    Mash allaH abwaan

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому +1

    waxa uu abwanku daganyahay hargeisa gabaygana ilaahay ayaa ufududeeyey waxan moda sida abwaanadiihore timacade iyo kuwi lamidka ahaa

  • @weedhsanmuuse9331
    @weedhsanmuuse9331 5 років тому +2

    Wallkay abdi waxid ilaahoow kudaa cadawgaagana jabi

  • @abdirahmangc449
    @abdirahmangc449 6 років тому +5

    Masha AllaHLibaX somaliyed

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 місяці тому

    Allahu akbar

  • @haboonadan
    @haboonadan 6 років тому +2

    Masha Allaah tabarakallaah Allow xifdi

  • @sahraahmed5442
    @sahraahmed5442 5 років тому +4

    Somalye
    Hi teacher Hill somaliyaspmalye
    Somaliya

  • @najaxmedia8006
    @najaxmedia8006 6 років тому +1

    Manshallh abwan sare ilahay hkuu dhowro

  • @haboonadan
    @haboonadan 6 років тому +6

    Walalayaal Abwankan miyuu xidhan yahay Mise waa la soo dayaay?
    Yaa ka warhaya?

    • @gumaysidiid1727
      @gumaysidiid1727 4 роки тому +1

      Haa walaale abwaanku waa xiranyahay wuxuu u xiranyahay rru-da somaliland alle ha ka soo furdaamiyo,e

  • @shmaxamedcali6967
    @shmaxamedcali6967 6 років тому +2

    Masha Allah

  • @ruqiyoshiikh976
    @ruqiyoshiikh976 6 років тому +1

    Asc waa abwaanka murtida xanbaarsan

  • @halyeelmaxadkutahay9019
    @halyeelmaxadkutahay9019 5 років тому +1

    Abdiwahid waxaa uutoosay dad hortii lkn yaa waxwaydiin haduu waydiiyuu usheego yaa qaatay oo anfacu cilmiguleeyahay iyo maanta iifsada nolosha dhamaanteen waan sheegna mase yeelo wxaan leenahay xeeldheereyaal dhina aragtida meelfog waxka arka lkn mase tegaan meeahay waxku arkeen dadkoodana mageeyaan

  • @farhiyamaashallahsacid7287
    @farhiyamaashallahsacid7287 6 років тому +3

    Maasha allaah mala so dayay

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому

    Masha Allah tabarikalha

  • @misspamba1
    @misspamba1 6 років тому +11

    Geesi geesi DHALAY cadawga jab

  • @daacadabdi4760
    @daacadabdi4760 6 місяців тому

    Masha alaah

  • @hassenyusuf1362
    @hassenyusuf1362 6 років тому +1

    Innaalillaah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 років тому +28

    War wiika soodaaya Africa oo dhan baa ubaahan kanookale lama xiro waxbarasho baa loodiraan suu aduunka aad ola tartantaan idinka xabsi baad ku dhamayseen kiina caqliga badan Allaah kabaqa soodaaya geesi cid uudilay cid uuaf lagaadeen majirto

    • @hanitahanita3521
      @hanitahanita3521 6 років тому

      Duniyo Rage co hniijk walal miyaa laxiray

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 6 років тому +1

      hanita hanita haa hargayso buu ku xiranyahay labo Sono in kabadan buu xiranyahay Allah ha nooga soosaaro xabsiga

    • @nimomuhumed9525
      @nimomuhumed9525 6 років тому

      War abtigey halasoo daayo hadii kale waxkale isku arkesaan

    • @Cabdinasir-g6r
      @Cabdinasir-g6r 6 років тому

      waa lasoo daayay sowdigan arka nov 11 2017 ayuu tiriyay gabaygan

    • @duniyoragecohniijk753
      @duniyoragecohniijk753 6 років тому

      sanadka 2017 mar hore ayuu tiriyay.mashaa Allaah hadii lasoodaayay laakiin bilo kahor wuu xiraa markii coldoon lasoodaynayay asaga wuu xiraa ma aqaan in lasoodaayay iyo inkale

  • @mahdifarah9120
    @mahdifarah9120 2 роки тому

    Hambalyo

  • @sakomedia
    @sakomedia 6 років тому +3

    mnsha allaah abwn jasaakalaah

  • @user-ey6br3re7j
    @user-ey6br3re7j 9 місяців тому

    Gabaygan beri baan tartan kugalay

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 4 роки тому +1

    Noolow

  • @faraxfarax4572
    @faraxfarax4572 3 роки тому

    Malasiidayay abwanka

  • @jimcalemaxamed516
    @jimcalemaxamed516 4 роки тому +1

    wax Sacbka Tumyaa Waa rag lkn Wxan Odhnalahaa Waar isku xishodaa

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 років тому +7

    intaana kaftanturxaan la aan ah ku qaata abwaankaasi xadhig ma gayo

  • @Qadafi-
    @Qadafi- 4 місяці тому

    Mardhaw qarnigi dalalka dadka yar xog lagu qasban lahaa so dhaw

  • @awilmohamedabdi2472
    @awilmohamedabdi2472 5 років тому +4

    Maasha allaah

  • @cxakiimkhaalid9529
    @cxakiimkhaalid9529 3 роки тому

    mashlh mashlh

  • @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920
    @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920 6 років тому +4

    MaashaAllaah oo miyaa lasoo daayay Abwaan c/waaxid?

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 Рік тому

    🐅🐅🐅

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Місяць тому

    Weli jilib mujira abwankan 😆 🤣

  • @hawaosman4181
    @hawaosman4181 5 років тому +1

    alow xoriyadisa usoo celi oo xariga ka coo saar asagooo xiran baan maqlay

  • @arfonxirsi9292
    @arfonxirsi9292 6 років тому +2

    Muuse Ha Soo daayo inanka sharuud la aan

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 роки тому +2

    Yaaa. Soo dhoofsada. Oo. La. Aqal Galaaa 😂

  • @user-we6gw7in4l
    @user-we6gw7in4l 3 роки тому

    Sacabka iyo cabdi waaxid maxaa kala haysta

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 років тому +2

    kaa ayay maalinkasta xidhayaan heemaashigu hhhh waxan ku xusuusta abwaan c/ waaxid cali gamadiid

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 років тому +1

    heemaashigaa galalafa iyo gurucyo dheertii dawlada ayuu la hadlayay ee la muu hadlaynin abwaaniinta hhh

  • @khadanadan5381
    @khadanadan5381 6 років тому +2

    Asc cabdiwaaxid Ali Gamadiid
    Maa maqal codkiisi waakhtadheer xageebu kudanbeyay?

  • @farhiyamohamed2807
    @farhiyamohamed2807 6 років тому +1

    waxaan codsanaya yaa warkisa i siin walalkan

  • @user-fl4fn8on6r
    @user-fl4fn8on6r 6 років тому +1

    Asc war manoolyhy abwaankaan warkiisii lawaaye

  • @saprinakhalif9611
    @saprinakhalif9611 6 років тому

    Waxathy wadani Wll nolowa araman Gabar kusisata gamadidowa Wll cimarigaga allahay dhereyo 792141693

  • @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920
    @dadxaruuriyadunxariiraahsi5920 6 років тому +2

    Inaader gabay dambe od jeel ku gasho iska ilaali kollay soo aragtay dhibkiisee.

    • @anisadqahmed1419
      @anisadqahmed1419 6 років тому

      dad xaruuriya dun xariira ah sinjan u lahaa
      Xabbtii ma la soo daayay
      Masha Allah waan jeclahy gamaadiid waa runtaa waa in uu iska ilaaliyaa wicii dhib u keenaya

  • @sahraahmed9696
    @sahraahmed9696 3 роки тому

    acswllo

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 6 років тому

    Burco lifebN ahaa hpeenka

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 років тому +5

    Ninkan waa argagixiso weliba waa mid aad u fudud yaan mardanbe lasoo dayn hadii kale iga Wala Hargeysa inuu isku qarxiyaa xabkaa uga fudud. puntland baa dirqi lagaga Soo furay isagoo doonaya inuu galgalo ISIS u galo , kamuu waantoobin ee halkii buu xagjirnimasiisa kasii watay. waaba bahal caaqa , waa public enemy bulshaduu halis ku yahay.

    • @somaliaforever4533
      @somaliaforever4533 6 років тому +2

      Yusuf Jama waxaad cafiyaysaan baba iska yar wasyo hadii aad geesigiinan amaan idinka heleynin amaad adigu sheydaan soo xiirtey tahey madaam aad abwaanka wax ka sheegeyso

    • @fosiyabedda421
      @fosiyabedda421 6 років тому +1

      Xaasid ka xun Abwaan Cabdiwaxid Gamadiid Yaahuu argagixiso iyo isqarxiso ba adaa ah malaha, ka jeedi Afkaaga ma gaadhide 😮😳

    • @halimoomarali9981
      @halimoomarali9981 6 років тому +1

      Adiga cuqdad baa ku hays ilaahay baa cadiyada bixiya

    • @ismojeki9975
      @ismojeki9975 4 роки тому +1

      Yaahuu

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 Рік тому +1

      War ma khaniisiinta diinta ilaahay neceb baad tahay reerka sacad muuse waxan uga shakiyey khaniisiin ayuun Bay soo dhaweystaan oo difaacaan War ilamaderayaal ka waan tooba dhaqan xumada

  • @wardamuxuboh9552
    @wardamuxuboh9552 2 роки тому

    Masha allah