Abwaan Gamaadiid Gabay GUURDOON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 323

  • @abdelazizdacar1308
    @abdelazizdacar1308 5 років тому +26

    godka herer gudaha ciidangale tan iyo gaaroodi. gambadh iyo gadh duuriyo ilaa sugumo guudkooda.
    cidhiidhyaha goshoodiyo halkuu geelayagu daaqo.
    wow masha Allah abwanku soomaali wu Ku fara yaraystay waana nin ciidagale ah. oo abokor Muuse ah. 2019 yaa dhegeysanaya. liketa igu xoqa

  • @shamsahuzein8805
    @shamsahuzein8805 5 років тому +64

    Inta abwankan jecel love isaara ❣✌

  • @hibaqxariir8928
    @hibaqxariir8928 3 роки тому +5

    Arli galawga iyo fiinta iyo ciyawgu goohayo waxbadan buugabahiir habeen iigusogalay masha allh waxul kii abwaanada cabdiwaaxid💟💟💟💟💜.

  • @CadnaancarabOfficial
    @CadnaancarabOfficial 2 роки тому +9

    Baligubadle arabka gobta dhabta geed dhabka isaaqa ❤️

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 11 місяців тому

      Geed dhabka Isaaqa❌
      Geed labka Isaaqa✅

  • @abdiwaliosman9739
    @abdiwaliosman9739 4 роки тому +16

    Galgaduud ceyr iyo saruur nimanka loogaaro masha allah

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 5 років тому +8

    Abdiwaaxid Gama'diid waa abwaan ibnu xalaal ah, waa bila godob cidna kuma gafin. Somaliduna gees ka gees waa ka wada raali...arkimeysid comments-ka qof aflagadeynaya ama ka xun midhihiisa. Raali ba laga wada yahay.. Maansha'Allah waa hibo ilaahay bixiyo.

  • @habonhaji8072
    @habonhaji8072 8 років тому +20

    Gabaygan waxan ka faaiiday ereyo badan oo anan horay u aqonin Abwan ialahy haku xifdiyo

  • @drridwanfaysal3671
    @drridwanfaysal3671 3 місяці тому +3

    4 June 2024 still listening 🎶

  • @abdinasirfarah1989
    @abdinasirfarah1989 8 років тому +12

    Ilaahay cimrigaaga hadheeryo Abwaan camalkana hakuu hagaajiyo walee Abwaan run ah baad tahay oo codkiisa iyo erayadiisaba lagu raaxaysanyo manshaa allah

  • @anhaarjama2761
    @anhaarjama2761 8 років тому +5

    masha allah afku kuma go'o beelaha somaliyed badankooda wad marsiisay murtida inkastoo aad tidhi gabadh i qancisa waan ka waayay yeelkee noolow abwaan

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 6 років тому +3

    Salaan gobeed katimid kismaayo guddoon. abwaan gaamurey waxbaa laga gurtaa yaanad galoof noqone, naaxiyada codkiisa waa xawaalad xiiso badan aan kuu saamaxeyn xag kale inaad eegtaa. Masha allaah illaahey baa mahadaa iskale oo abwaan Guud kadhigey

  • @abdihakimhassan5907
    @abdihakimhassan5907 Рік тому +1

    Hodanka afkeena iyo Hanadnimada Abwaankan waa Hibo Alle siiyay..
    Cabdiwaxid cali Gamadiid waa Abwaan Erayada Heli Og Alle ha barakeeyee....❤

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 років тому +28

    Balligubadle Arabkaa Gobka Ah Geed Labka Isaaqa 👏 Abtiyaashay 👏👏👏😍👏

  • @mukhtarahmed1776
    @mukhtarahmed1776 2 роки тому +2

    Guban iyo ilaa saaxil iyo golis intaa taalla gatiitalay ilaa gacan libaax tan iyo gaashaamo qabiilkaa arlaaiga gogliyo geeshka habar yoonis

  • @fadumohasan9658
    @fadumohasan9658 5 років тому +14

    Reerka cidagale gabayga huudbay ku qabaan

  • @shabmohamed8204
    @shabmohamed8204 7 років тому +3

    Cabdi waaxid gamadiid gabaygan guur doon, Waa gabay cajiiba, dhinacna ka taabanaya gobanimada soomaliyeed iyo dawladii uu raadinaayo, avwaan alle cimriga ha kuu barakeeyo .

  • @hal-abuurnaasirbaarri1927
    @hal-abuurnaasirbaarri1927 6 років тому +3

    Maasha alllh abwaan c waaxid gabaygiisa waxa ugu horysiiyey gadabuursi wxaan a uu ugu rsadi gabaha 1aad oo ah gadabuursi. Hanbalyo hanbalyo abwaankayga wan idin salamay adiga iyo hibo iyo caruuyiiba.

  • @bintusukhriabdirisaq6333
    @bintusukhriabdirisaq6333 9 років тому +7

    Mansha-allah tabarkallah Illahay yaa xikmad u siiyey gabay wanaaga waaba cajiib siduu Somalida qolyahooga u kala yaqaano

  • @yussufalivpoipo7254
    @yussufalivpoipo7254 7 років тому +12

    Abwaanka aad iyo aad baan uga helaa gabayadiisa love for USA

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 5 років тому +15

    Dashishiyo dhulbahantaha ilaa bari guntiiyoo dhan 😋 Galimays jidwaaq iyo bartire tan iyo guuyoowe😊 waa reerka u dhaxay iyo reerka ka dhashay😜😜😜

    • @cabdikahinshugricali3989
      @cabdikahinshugricali3989 Рік тому

      INA ADEER DASHIISHE AYAAD U DHALATAY ABSAME KUMADANA WAAD U DHAXDAY MIYAAA

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 10 місяців тому

      Oo imisa reer baad u dhaxtay 😂😂 kaftan habar jeclo kaaley u dhax

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 5 років тому +9

    inta guurdoonka ah Allh how gargaaro sida anoo kle guurdoonka

  • @moulidismail8191
    @moulidismail8191 8 років тому +56

    "Balligubadle Arab kaa gobta ah geedlabka isaaqa" Afkaaga Cano lagu qabay

  • @tusetoosiye4098
    @tusetoosiye4098 5 років тому +15

    Guban iyo ilaa sahil iyo golis intaa talaa
    Gatiitalay ilaa gacan libaax tan iyo gaashamo
    Qabilka arliga gogliyo geeshka habaryoonis
    hormuudka isaqa
    Abwàan cabdiwaaxid gamadiid illahay haku xifdiyo

    • @xaliimo5422
      @xaliimo5422 5 років тому

      Abwaanka qabiil loma isticmaalo habaryoonis oo kale hy waa ardaa garxajis ka mid ah isaaq ayaa qabiil ah loona isticmaali karaa ereyada dhaqanka waa saas waa adoo dhaha shirkada somtel qeybteda waqooyi ka shaqeysa ayaan salaamayaa somtel ilaa somaliya ayey ka shaqeysaa Arab hj muu kala qaadin abwaanku habar gidir wuu kala qaaday mareexaan iyo mj muusan kala qaadin h.. awal wuu kala qaaday laakin waa abwaan weyn iyo reer hibo u leh suugaanta

    • @shuutaxcumarkhaliif3420
      @shuutaxcumarkhaliif3420 4 роки тому

      @@xaliimo5422 Asc

    • @sahramukhtae1949
      @sahramukhtae1949 4 роки тому

      @@shuutaxcumarkhaliif3420 wcs

  • @user-ec4yr1dl4g
    @user-ec4yr1dl4g 7 років тому +12

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @xeefohp1045
    @xeefohp1045 4 роки тому +6

    MnCHa AllaH Baligubadle Iyo ArabKaa Hawdka Yaala Afkga Caano Lagu QabaY

  • @eldohasmaauto9291
    @eldohasmaauto9291 7 років тому +2

    MANSHA ALLAH WAA WUXUU CADEYAY ABWAAN GAMADID IN GABAIAHAANBA SOMALI NASAB TAHAY OO GABADHO LA GUURSADO LAGA HELO SOMALI WEYN.SHARAF KU NOLOW ABWAAN

  • @abubakarugaaz262
    @abubakarugaaz262 4 роки тому +5

    GAANKA SACAD MUUSE👊🏾❤
    AXYAA DURIYAD XALAAL AH👑

  • @shucaybcalixirsi1101
    @shucaybcalixirsi1101 9 років тому +6

    masha allah waa gabay aan laga xiiso dhacayn, runtii inbadan baan gabay raadshay gabaygaan, mahadsanidiin

  • @abdullahabdullahi2005
    @abdullahabdullahi2005 7 років тому +8

    maasha allah allow usoo celi xoriyadiisa abwaanka yaa rabbiiiii

  • @jamalmohammed3606
    @jamalmohammed3606 7 років тому +19

    nin walba ha iska hadlee a/wahab waa abwaan dhab ah

  • @boqran101
    @boqran101 Рік тому +1

    Abwaan cabdiwaaxid gabamadiid waa Abwaan Islamic gobannimo doon ah xafidahullah ❤ ilahayow dowlad Islamic ah nasii

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 6 років тому +13

    Gadabuursi iyo ciise iyo gaanka SACAD MUUSE

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому +2

    gadabuursi iyo ciise iyo gaanka sacad muuse yaasalaam ana sacad muuse ah abwaan khatar ah sidii timacade

  • @ubaxabdifarah7654
    @ubaxabdifarah7654 8 років тому +3

    illaaahay amarkii waanjeclhy abwaankan cimrigiisa alle hadheereeyo amiin

  • @nuurabdirisaaq9791
    @nuurabdirisaaq9791 6 років тому +22

    Guban iyo ilaa zaxil iyo golis intaa tala gatiitay ilaa gacan libaax tan iyo gashaamo qabiilkaa arlaayiga goglay iyo geeshka habar yonis

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 3 роки тому +1

    Waa gabay cajiib ah thanks Abwaan gamadiid. Sayad Maxamed ayaad noo badashay

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 8 років тому +4

    masha allah
    illahay ha ku xafdiyo bwan cabdi waaxid cali gamadiid

  • @nuurabdirisaaq9791
    @nuurabdirisaaq9791 6 років тому +3

    Abwaan kudayasho mudan erayadii waayo waayo isticmaalayaa alle cimriga hakuu dheereyo abwaan jira

  • @farhancarab8688
    @farhancarab8688 2 роки тому +2

    Masha allah
    Cabdi waaxid axamad
    Gamadiid

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 6 років тому +4

    Manshallah afkaga caano lagu qabay xikmad baa allle kusiiyey alle hakuu siyaadsho

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Рік тому +2

    Godey iyo ogaadeen ilaa sibiyo geel loo kor Ilahayow ogaadeen wax nogu dar ama dhulbahante ❤️😀

  • @allahismylordislamismylife3610
    @allahismylordislamismylife3610 8 років тому +4

    mansha Allah
    salaamaat cod iyo xikmad ayaa Alle siiyay
    Alle xornimadiisa hasoo celiyo
    abwaan keena

  • @hassansoocade5185
    @hassansoocade5185 7 років тому +18

    waxan la odhan karaa waa #Gabyaaga qarnigan waayo halkuu ka gabyaa waa meel cajiiba waxaanu u gabyaa sidii odayadii hore wax kalana maahee hide wuxu ka sitaa awowyadii ##cabdi gahayr iyo ragii kale lmidka ahaa

  • @anisadqahmed1419
    @anisadqahmed1419 6 років тому +3

    Masha Allah Masha Allah tabarakalaah

  • @khadroabdi7683
    @khadroabdi7683 7 років тому +5

    mansh alllh abwan gamadidi alllh janada kugu bidhareyo ilahy xoriyadadi kuso celiyoo

  • @abdirazaksheikh2512
    @abdirazaksheikh2512 6 років тому +8

    .mash alaah somaali wuu wada sheegey inta saddex qabiil ee wayn sida hawiye isaaq Daarood wadani dhab iga dheh

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 3 роки тому +7

    Godka herer(hargeisa) gudaha ciidagle tan iyo gaaarodi viva suldnda isaaq💗

  • @baariyoo
    @baariyoo Рік тому +1

    Somalida gayigeey degtiyo halkaan guurka.... maashaa Allaah abwaan😅😅😅

  • @mofathi4162
    @mofathi4162 7 років тому +13

    gasiitalay,gacan libaax tan iyo GAASHAAMO

  • @sadaamtv3648
    @sadaamtv3648 6 років тому +4

    alle haku daayo sxb nooolpw waa gabay laga yaaabay

  • @naciimoaxmed3346
    @naciimoaxmed3346 6 років тому +3

    nice words Masha Allah Nice abwaan cabdiwaaxid jira

  • @khaatumoqueen5576
    @khaatumoqueen5576 8 років тому +19

    Dhulbahanbte ♡♡♡♡

    • @nurani38
      @nurani38 6 років тому +1

      Khaatumo queen noolow inadeer❤️🇸🇴

    • @abdinasir2877
      @abdinasir2877 5 років тому

      Dhal darwiish l

  • @abdifatahabdi7807
    @abdifatahabdi7807 2 роки тому +1

    masha allah gabyaa soomaliyeed. ninkan oo kala gabya la yiraah

  • @unknownnigga4095
    @unknownnigga4095 7 років тому +21

    ball fiiri sida quruxda Badan ee uu uga waramayo dadka somaliyed Qabiladoda iyo dhulkoda iyo siday walalaha u yhn Gobanimada kuwada Noolan Jiray
    Nacallaa Dhale mxy ku Qabaan Qabyaalada Baas!

    • @khadraali9056
      @khadraali9056 7 років тому

      Unknown Nigga adigu umad dhan in aad nacdasho ma fiicna. alle ka cabso.

    • @unknownnigga4095
      @unknownnigga4095 7 років тому +1

      qabiilaysste ayaan uwadaa umada fayow uma jedo

    • @basi4652
      @basi4652 6 років тому

      Maashaaa Alllaah.walee qabiil uu dhaafay maleh waa nin soomallinimada ku weenyahaye toloow ma habaryaanisbaa kusaa.somali sax aheee

    • @abdullahihalane3365
      @abdullahihalane3365 5 років тому +1

      Walale shaydhaan ba u qurxinaya.

    • @naanifeacky8133
      @naanifeacky8133 4 роки тому

      Waa runtaa walal, suashaas waan is waydiiya marwalba

  • @abdikhadarwarsame6848
    @abdikhadarwarsame6848 6 років тому +5

    Gabaygii uu. Utility majeerteen

  • @mohamedjama4651
    @mohamedjama4651 6 років тому +5

    Baligumadle. ❤️❤️❤️

  • @wiilwacayslechannel4180
    @wiilwacayslechannel4180 6 років тому +2

    Mashallah gabay qiimo leh. Dhulka iyo Qabiilada si qataruu uga sheekeyey

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 5 років тому +2

    Masha alah afkaaga caano geel lagu qabay abdi waahid gama diid ale haku sharfo abwaan

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 7 років тому +2

    abwaamka waa salaamaya. guurka daaha fiican, haa ku deg degin.

  • @boodhari4136
    @boodhari4136 7 років тому +26

    Bali gubadle arabkaa gobtaa geedlabka isaaqa

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +20

    Masha allaah
    Dhulkiisa hoyo
    Waxuu marin
    Maleh masha allaah
    Abwaan kun gabar wad mudan tahay

    • @aliguleed5469
      @aliguleed5469 6 років тому +3

      Ninkan waa abwaanka umada wanaagsan ee somaleyeed waxaan jeclaanlahaa inaanla kulmo dahay macquul noqoto

  • @anzalmohamoud3820
    @anzalmohamoud3820 7 років тому +1

    maansha allah illaahay xikmad iyo cod buu ku manaystay aad baan u jeclahay gabayadiisa Abwaan cabdiwaaxid gamadiid illaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba xabsigana allaha kaso furdaansho wxn maqlay inaad xiran tahaye

    • @anzalmohamoud3820
      @anzalmohamoud3820 7 років тому +1

      walaahi dar alle aan isaga jiriricoodaa markaan abwaankan gabayadisa dhagaysto illaahay ha xifdiyee

    • @shaaficiabdilahi1195
      @shaaficiabdilahi1195 5 років тому

      Mr abwaan gamdiid

  • @jeedyaman9784
    @jeedyaman9784 2 роки тому +1

    Afartasi waa gaaxada hore gogolo dhiigedii Ax yaa Ereyo 🖤

  • @daadyare2181
    @daadyare2181 3 роки тому +1

    Mashlhaa cabdiwaxid bamadid abawanqaliya

  • @axmadcabdiwali3928
    @axmadcabdiwali3928 2 роки тому +2

    abwaanku cod macaana masha Allah

  • @fatimaadam4576
    @fatimaadam4576 6 років тому +3

    Masha Allah I love abwaankan

  • @omarhusseen9859
    @omarhusseen9859 3 роки тому +2

    Godey iyo ogaadeen. Wow

  • @baariyoo
    @baariyoo 7 місяців тому

    Gaadsan iyo shariif ilaa halkiyo guriga SHEIKHAASHA.. Allaahu Akbar

  • @f1tekkerz484
    @f1tekkerz484 8 років тому +4

    love it love it

  • @mahmoodhassan9692
    @mahmoodhassan9692 7 років тому +2

    Abwaan Gamadiid allah xoriyadiisa haw sahlaa

  • @abdirahmaanbouh8737
    @abdirahmaanbouh8737 5 років тому +1

    Hadii qabiilka sidaa abwaanka dhaqanka uun lagu koobo oo siyaasada laga dhex saaro sow mey roonaateen guud ahaan somalida . Dhaqanka iyo siyaasada way kala duwanyihiin lkn somalidu wali way ku Dhaka faarsanthy

  • @user-db1wo5bp8h
    @user-db1wo5bp8h 7 років тому +16

    فك الله اسرك شاعر اللهم امين

  • @user-el2th8xh5k
    @user-el2th8xh5k 5 років тому +3

    ما شاء الله تعالى

  • @jeedyaman9784
    @jeedyaman9784 2 роки тому +1

    Abdi waxid Ahmad gamadida My Abwankeygii allow kuu daa adeero qli ❤🙏

  • @nasriinbashir2645
    @nasriinbashir2645 8 років тому +1

    masha allah tabaraka raxman illahay haku xifdiyo dadka kunecebna illahay haka illaasho

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 2 роки тому

    Alle hadhawro aakhiro iyo aduunkaba abwaan cabdi waaxid cali gamadiid waa halyeey soomaaliyeed

  • @garyaqaanjaamac4745
    @garyaqaanjaamac4745 4 роки тому +2

    Maaaasha aaallaaa

  • @khadarmaxamad8259
    @khadarmaxamad8259 8 років тому +3

    waa gabay mcn oo murti xambaarsan

  • @hodmanhodman7113
    @hodmanhodman7113 8 років тому +2

    mashalah gabay cajiib ah tanks abwaane

  • @mowlidosmn4703
    @mowlidosmn4703 6 років тому +12

    Gabadheheena hala dhawro dhaqankeena qaali bay ku ahaayeen hableheenu

  • @musecholage2325
    @musecholage2325 2 роки тому +6

    Masha Allah,,💓💝💘

  • @ubaxabdifarah7654
    @ubaxabdifarah7654 8 років тому +4

    masha allaah noolow abwaan

  • @asayr7107
    @asayr7107 4 роки тому +1

    Mansha-ALLAAH abwaanku waa dhammeeyey.

  • @engcabdirisaaqbudul1035
    @engcabdirisaaqbudul1035 8 років тому +3

    masha allah gabay iyo badh

  • @caddeyarejuube6387
    @caddeyarejuube6387 5 років тому +3

    Gaadsan iyo shariifyo ilaa guriga shiiqaasha

  • @a.a3059
    @a.a3059 9 років тому +4

    mashaalllaah abwaan cabdiwaaxid ilaah haku xafido

  • @aaminabshir8517
    @aaminabshir8517 5 років тому +2

    Masha Allah

  • @xalimaxamida238
    @xalimaxamida238 8 років тому +1

    Masha allah top gabay wlhi

  • @zahromashlhallowkunoleee9014
    @zahromashlhallowkunoleee9014 8 років тому +2

    mashlh cadowgisaa alleee haaa jabsho xornimadisnaa alleee howsoceliyo

  • @amaalipraahin4776
    @amaalipraahin4776 2 роки тому +1

    Masha allh

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +3

    insha allaah
    insha allaah

  • @CrisaaqIsmaaciil-md2rx
    @CrisaaqIsmaaciil-md2rx 2 місяці тому

    Maasha allaah waa gabay aad ufiican

  • @suleimanali7378
    @suleimanali7378 6 років тому +1

    Gabay ka qurxoon waligay maaan arag. Dhaqan, midnimo, gabdho la amaano, daaaq iyo xoolaheenii, guur iyo erayo qurxoon intuba waa isugu dhaamaatay. Ilahay janada hakugu bishaareeeyo gamadiid.

  • @basi4652
    @basi4652 6 років тому +3

    Màasha Allaah

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 5 років тому +1

    Gamadiid geesi,wadani somaliyed,gabyaa,eheldiin, abu qadiyad shiishka laliya oo aan gondaha eegin

  • @baariyoo
    @baariyoo Рік тому

    Maashaa Allaah Gaadsan iyo shariif iyo halkii guriga Sheeqaasha❤❤❤❤

  • @NajibHassan-rg2wh
    @NajibHassan-rg2wh Рік тому +1

    Mansha Allah

  • @yaxyeyaxye8314
    @yaxyeyaxye8314 5 років тому +1

    والشعرآء يتبعهم الغاوون وأنهم يقولون ما لا يفعلون. Goorma ayuu lug ku maray waxaas oo qabiilo ah.

  • @samiiraciise5047
    @samiiraciise5047 3 роки тому +1

    masha allah

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +3

    Gabay Qli ah weyeh
    Ab waan Tagay Gaamadiid