Fadeexadii Qarniga: Xildhibaanad Fowziya oo banaanka keentay Dhagarta Ismail Omar Geele

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Fadeexadii Qarniga: Xildhibaanad Fowziya oo banaanka keentay Dhagarta Ismail Omar Geele

КОМЕНТАРІ • 232

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +28

    Ilaahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo
    xukunka noogu dhiib waa maalin jimcaad iyo bishii barakaysnayd aamiin aamiin🙏🏼🙏🏼 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 3 місяці тому +2

      Asc walaale hassan sheikh ceeb kama baqo waa ninka ugu been badan madaxweyne ku sheeg ilaahay hanaga qabto di deg deg ah umadii soomaaliyeed wuu isku diray aduunkiina wuu nagu diray iaahow na dhaafi nooguna bedel madaxweyne ka khayr badan oo umada somaaliyeed walaaleeya xiriirka wadamada aduunkana hagaajiya allaahumma aamiin aamiin aamiin

    • @mohamedhussein2001
      @mohamedhussein2001 3 місяці тому +1

      Aamiin yaa Rabbi.

    • @DulmiDiid-tj6rz
      @DulmiDiid-tj6rz 3 місяці тому +1

      Waxaagu waa nin jeclaysi
      Ilaahow kan mid ka roon noogu bedel ma'am tiraahdid

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

      Aamiin Yaa Rabi

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 3 місяці тому +14

    Ahlaan Wasahlan Dr Hussein

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 3 місяці тому +9

    Asc. Waa yaab iyo yaab, Allah haa cawiyo Foozia. Ameen ameen Allah.

  • @AhmedAbdiqadir-fe1ec
    @AhmedAbdiqadir-fe1ec 3 місяці тому +18

    Madasha qiyaano qaran iyoxasan sheekh waa qiyaaneen

  • @abdikadirsomane8967
    @abdikadirsomane8967 3 місяці тому +11

    Hassan Ayax,hassan munaafuq faaida mlhn Allh haka qabato umada somaliyed

  • @nasra9564
    @nasra9564 3 місяці тому +12

    Baarlamaanka Xasan doortay inkaar Allaha kurido

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 місяці тому +11

    Xasanow iimanka rabbi ka qaad, duf ku bax aakhiro iyo aduunba ,

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +7

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od 3 місяці тому +16

    Alaa Daalbaa oo yaakuule Maaliinti Xasan Ladoortay baa Somaaliya Laduugay🇸🇴😢

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

    Jabuuti waa Maqaarsaar

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr 3 місяці тому +1

    Waa khiyaano Qaran

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 3 місяці тому +12

    Xaqiiq Xasan waa Xasan ama haloo heeso ama qabiil ha difaaco wallee qofna wuxuusan ahayn ma noqdo allow ummada kasoo gaar isaga iyo kooxdiisa

  • @MohamedAli-pn7dm
    @MohamedAli-pn7dm 3 місяці тому +4

    Kiip going foziya guuleyso

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 місяці тому +1

    FOSIYA GUULAYSO INSHA ALLAH ❤🇸🇴💪

  • @Axmedhassan1960
    @Axmedhassan1960 3 місяці тому +4

    Aamiinaamiin.insha.allaah.foosiya.weyhelaysaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤love.soòaaliya❤❤❤❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 3 місяці тому +7

    SOOMALIYA SHARAF TEEDII XASAN BAA DHULKA LAJARAY FOSIY GUULEESO ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DalmarXaashi
    @DalmarXaashi 3 місяці тому +7

    Wallahi adunyo waxaan joognaa ninkii dalkaan udhaartay ay kusii biyo shubanayso jaajuus kashaqeeya dano dalkale iyo gaarnimo cad

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 місяці тому +14

    Xuseenow xasan maanta baran mayno insha alaahu foosiyo kursiga way ku guulaysan doonata from buntiland mahadsanid

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff 3 місяці тому +5

    fowsia ha LA taageero shacabku ha kaco way heli hadan taagerno insha Allah ha loo kaco iyadoo faraxsanahay aan arag o

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 місяці тому +2

    Wcs, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Xusseen Jaamac,& Bahda Hussein Jama Media, Iyo Ummadda Soomaaliyeed Ee Faraha Badan Ee Ku Taxan Barnaamijyada , Xiisaha Badan, Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @nasra9564
    @nasra9564 3 місяці тому +7

    Geele ayaa Soomaali xukumo

  • @CaliJama-ee6hu
    @CaliJama-ee6hu 3 місяці тому +6

    Scww walaal xasan waa khaa'inul wadan was qabyaaladiiste waa caadaqaate waa munaafaq waa faasuq wax u harayna ma garanaayo oo intii ugu xumayd waa ku sifaysanyahay

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 3 місяці тому +1

    Hore u soco

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +1

    Well done bro❤Eid Mubarak!🙏🏼🙏🏼

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 3 місяці тому

    Xildhibaandaan waa qof soomaalinimada kuweyin wax a kama halaawaayo xil Ka fiican bee heleysaa inshaallaah guuleyso waliygaa

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕 👌

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc guuleyso walaal 😮😮😮

  • @malihaabdisamad4103
    @malihaabdisamad4103 3 місяці тому +4

    Fozia Asalaamcalaykum.go ahead and realize your dream of building somalia and taking the country to greater and greater heights. Don't allow a president who doesn't have even the smallest vision for the the country maybe as usual he has been promised a handsome reward surely he's not stopping you for nothing.go girl get to the to

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 місяці тому +1

    Ismaacil Omar gelle waa masiibo soomaaliyaa losoo diray ee Alle ayaan uga dacawooney in u sharkiisa dalkeena noo ga badbaadiyo,Aamiin yaarabi

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc ✅✅✅. fowsiya waa fariid fariidi dhashay gabadhaasi guuleyso in shaa allaah xasan iyo kooxdiiisa dalka allaah hadhaafiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 місяці тому

    Alle ummadda ha ka qabyo Xassan ma xishoode!

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 місяці тому

    Hambalyo marwo FOWZIYA horay u soco waan ku garab taagannahay haddaan nahay muwaadiniinta Soomaaliyeed oo dhan.

  • @futuresomalileader
    @futuresomalileader 3 місяці тому

    Ha u tanaasulin . Keep going

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 3 місяці тому +6

    Fadeexada yaa kale jecel😂😂😂

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr 3 місяці тому

    Illaahayoow na astur...(Ceebeey Tacaal)

  • @hamdiaabdalla4772
    @hamdiaabdalla4772 3 місяці тому

    Salaamullahi calayk wll xasan gurguurte iyo damuljadiid dalka iyo dadka Allaha kaqabto

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 3 місяці тому +3

    Jaabuuti waa cadowgah somaliyaah

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 3 місяці тому +1

      Maxaan Horta dhuunta uga hadalnaa Hadaan soomaalinahay Waxaan layaabanahay goortaan dhargayno Dhamaanteen fadlan igushubo daraadeed baa wwdankeenii halkaa yaal illaa sodonsano kabadan

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 3 місяці тому

    Maasha Allah guulayso eedo xasan dhiiqo xil Uma qalmo kuwii meesha keenay inkaari ha ku dhacdo

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 3 місяці тому

    Subxaanallah ilaahayow nasatur

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 3 місяці тому +1

    Caab maahariin😮magacaa somali

  • @faisajama8863
    @faisajama8863 3 місяці тому

    Go Fowzia Go

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 місяці тому +1

    Geesiyad ha tanaasulin ku soco waan kuu ducaynaynaa alaa ha kugu guuleeyo

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 3 місяці тому +3

    Waa gabadhii labaad ee Xassan Sheikh uu ka hiiliyo ee uu u hiiliyo dowlado shisheeye., isaga oo dano gaar ah doonaya! Xassan Sheikh waa madaxweynihii ugu horreeyey ee dano shisheeye u adeegaya, waa madaxweynihii ugu horreeyay ee khiyaamo qarran ka gala dalkiisa.
    Xassan baarlamaan la xisaabtamayana ma jiro, sidaa daraadeed buu u samaynayaa wixii uu doono.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 місяці тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Cadawga umadda somaliyed wa ismaciil omar gelle
    Somaliyey inka iska jira
    Shacabka rer jabuuti wa shacab somaliyed oo qimo badan
    shacsbka halo gurmado si loga dulqado harabka dul fadhiya
    Mahadsanidiin

  • @abdirizaq1244
    @abdirizaq1244 3 місяці тому

    Habraha siyaasad wa inaa kafagodaan

  • @deeqmd7405
    @deeqmd7405 3 місяці тому +1

    Asc soomaaliyeey xasan khiikh waa musiibada qarniga ee ilaahay ama hanaqab lahasoohanuuniyo

  • @hodanelmi9189
    @hodanelmi9189 3 місяці тому +2

    Asc inshaa Allah waan garab taganahay

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 місяці тому +3

    Asc mudane waa saxiix walaahi dalka hadda dawlad soomaaliya kamajirto ee xasan dhiiqo halagaqabto

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 3 місяці тому

    Ismaciil iyo ardadiisa somali allah ha ka qabto.
    arrinkanna waa taariikh oday ka sheekee ha noqoto mediyaha aad uga dagaalama fadeexaddan inay shacabka somaliyeed ka gaar tahay.fowsiya Allah ha kula jiro qalbiyadeenna waa ay kula jiraan. Guuleyso rabbi idinkii.

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 3 місяці тому

    Kursiga Kenya 🇰🇪 lasiye mahan Djibouti 🇩🇯 ogada Somalay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    asc duumo qurun allaha naga qabto yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Xurmadle xshm ku soo.laabo markale inshaa alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 3 місяці тому +2

    Xasan dhiqo darogu isticmala

  • @AbdiganiIbrahim
    @AbdiganiIbrahim 3 місяці тому +1

    Aamiin

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 місяці тому

    Wallaahi

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 місяці тому

    Ilahey hooyo foozia ha guuleyo somali oo dhan ba Qalpiga Uga ducayn marna ha izdhipin mamo inshlh 🇸🇴❤️‍🔥🥹

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 3 місяці тому +1

    xasan waa dameer reer galbeedka rarto

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 3 місяці тому

    Hon. Fosia Yusuf
    Sister Don't give up ,
    Don't look down .
    Keep your head up.
    It is Something admirable to dedicating your severity & honor of your country to the an other country.
    Shame on you guys.
    Hon. Fosia
    Go a head we are with you , suporting you as Somali nationalist.
    Hey all Somalians
    You have to Fight for our National Issue . !!!!!!!!!!!!!

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 місяці тому

    Cajib

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 3 місяці тому

    Illaahey wadankeeyiina hanoo ha gaajiyo xaqa allaah tuso umada soomaaliyeed umada is jecel allaah Naga wada dhigo qabiil iyo quronkiisa afakeeyiina allaah Ka tirtiro nabad iyo barwaaqo allaah Nagu irsaaqo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    Baarlaman baaro xasan idin xasuuq

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому

    Xasan qaainul wadan illaahay umada hakaa hor wareejiyo .

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 3 місяці тому

    good

  • @HusseinAli-x6d5q
    @HusseinAli-x6d5q 3 місяці тому

    Ala ween

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc wallaahi waa cajiib sidee dal kale dantaada loogu tanaasulaa fowqa dulli dheh wax lamaqlay maaaha weligeeyd 😮😮😮

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 3 місяці тому

    Ayagaa doortay

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 місяці тому +1

    Walaasheen waxaan ilaahay ugu baryay in ay hesho waxa aydoonayso ilaahay qayr ha u galiyo walaashay fawsiya aad ayaan ugu xumahay wadankaan anaga ha naloo dhiibo
    Dumurka somaaliyeed waa dumarka aduunka ugu adkaysi badan ugu karti badan
    Man shaa Allah tabaraka raxmaan
    Sorry sister 😭😭😭😭😭

  • @FatoumaFatouma-dk9cw
    @FatoumaFatouma-dk9cw 3 місяці тому

    Exactement

    • @FatoumaFatouma-dk9cw
      @FatoumaFatouma-dk9cw 3 місяці тому

      Tout ira bien bientôt la victoire pour le peuple somalien et pour les Djiboutiens

  • @DahaboMaxamed-js2yq
    @DahaboMaxamed-js2yq 3 місяці тому

    Warabaha jabuti alaha Somalia ka qabto

  • @aadanwarsame3069
    @aadanwarsame3069 3 місяці тому

    Wcs wll

  • @aishadahir2696
    @aishadahir2696 3 місяці тому +1

    Baarlamaanka doortay xasan ilaahay ha cinqaabo o cadaabta sal u noqda

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 3 місяці тому

    Good point brother ninkan dadka iyo dalka halaga qabto

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 3 місяці тому +1

    Fowsiya waa gabadh soomaaliyeed , laakiin Xasan sheekh Maxamood waa nedel aan sharaf lahayn , umana qalmo madaxweyne Soomaaliyeed , Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku shaqaysanaya

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 3 місяці тому +1

    Waa yaab

  • @Aruujaawad
    @Aruujaawad 3 місяці тому

    Xuseen waaku salmay xagee dowlda jooktaa dalkii arkaxiso kuhabsatay cumr gelled waa cadow waana arkaxiso dalka loosoo adeegsade ilhy hanka sookaaro adaa gacnaha kuutaaganay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 3 місяці тому

    WAA MADAL CEEBEED WAA CAAMILIIN CADOW U ADEEGAYA ISMAACIIL HOROR AYAA MEHER KUWADA XIRTAY EE ALLAAH HAYNAGA HORWAREEJIYO DULIGA IS ARUURSADAY

  • @AsiiliShNuur
    @AsiiliShNuur 3 місяці тому

    Fowziyaay walaalo maalintaad dooranaysay inaad ka fiirsataa bay ahayd

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +1

    Asc iimaaga allaah haka qaado waa kuwa cildhibaano isku sheega ah yaa waxaas keeeney 😮😮😮

  • @SamiyaAbokor
    @SamiyaAbokor 3 місяці тому +1

    Su aal ismaacil cumar geeli ma ninbuu kawaynyahay mise soomalidu og yahay duliga iyo isnacayb ladhexdhigay eedhulkoodi lagu qaybsaday oo uufaiidadka ka helay dalkanbaan cid xiiso uqabtoo xayiba uhadhin lahay habadbadiyo dalka dadka diinta ilahayow madaxda somaalida qaarka fiican noogu bedel amiin aamiin aamiiiiiiiiiiìn

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 3 місяці тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YussufSomali
    @YussufSomali 3 місяці тому

    Xasan madaxweyne maaha ee waa adoon dad adonsadaan alxaqiiqa

  • @hirsiomar5638
    @hirsiomar5638 3 місяці тому

    Ninkaan dhalinyada ah ee lagu magacaabo Mudane Hussein Jama ee dalkiisa iyo dadkiisa siday dhibaatada ay ku jiraan oga bixi lahaayeen juhdiga weyn ku bixinaya baa waxay i xasuusisay hees wadaniya oo meraheedana ay ka mid yihiin(Allaa Weyn Ninkii Aamina Awood Leh) .

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 3 місяці тому +1

    Ina cumar geele kursiga kenya ayuu u rabaa

  • @ambiaismailibrahim561
    @ambiaismailibrahim561 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 3 місяці тому

    Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in mid kamida 2da xaas ee MW Xasan Sheikh laga siiyay saami (share) shirkad ganacsi oo dhismaha guryaha kashaqaysa dalka Jabouti.

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 3 місяці тому

    Wcs

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 3 місяці тому +1

    Anigu waxan leeyahay barlaamaan ku sheeg somaliya dib ha loogu noqdo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому

    Oo ninkan cadowga umada soomaaliyed noqday ee jabuti fadhidka ku noqday waxan modaynay inuu kuwa fila soomaaliya fadhiya oo keliya inay jebka u galen balse afar mamul goboled miya hadana jebkiisa galay waa wax laga naxo war soomaaliyey odagas duliga ah aakhiro iyo aduunba kasi waa duli soomaalina waa duleyistey kas waa in lagilgila oo uu daremaa in soomaali dad nol leyihiin insha Allah. Fowsiyo guul iyo gomanimo inshaa Allah soomaali oo dhana waa garabkaga RABBI hakugu guuleeyo kursigas soomaali bahi weyin ayay u qabtaye.

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 місяці тому +1

    Khaayinu wadan
    SHARAFTII SOOMAALIYA AYUU DHULKA LA GALLAY

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 3 місяці тому

      Culusoow waa khaa'in baahan oo malefsanaya, laakiin waxaan qabaa Ilaah un baa waafajiyey in uu isagoon Soomaaliya u danayneyn islaantan Soomaaliya ka badbaadiyo in aay AU u fariisato oo aay oga ololeeysa damaca reerkeeda Soomaali diidka ah!
      Naagtan waa naagtii iyado ah, Wasiirka A. Dibada ee Soomaaliya oo uu wareeysayo, ninka Weriyaha sheegta ee la yiraahdo "XASAN CADDE" lahayd, dee labada waddanba waan ahay! 2daa waddan oo aay ula yeeday Soomaaliya iyo Somaliland!!!!
      Ilaah baa Soomaaliya badbaadiyey ee Culusoow ma badbaadin :

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому

    Am sorry what's happened fowsiya really it's disappointing honestly 😢❤❤❤

  • @samirr546
    @samirr546 3 місяці тому

    Gabadhu hore waxay u ahayd kacaan diid
    Hadana waa somali diid
    Sidee ayey kursi somaliyeed loogu aaminaa!!!!!

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 місяці тому

    Xasan shiikh waa khaa in wadani asaga iyo kooxdisuba
    Dowladnimo iyo mustaqbal umada Somaliyed ma rabaan
    waa koox Qowleysadto Cml ah
    Loonaso xil saartey iney Somalia dubiyaan

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 місяці тому

    Madaxaweene yaal la weeraray. Ma ahan fa deexo .tan aa fade exotic ah ..yur. qalbiga timo Ku leedahay

  • @mouadosman276
    @mouadosman276 3 місяці тому

    Kursiga midowga africa jabuuti waa boos celis kurisiga xasan tuug ayaa kenya dhul kaga gatay wayna is ogyihiin sadexda madax weyne

  • @abdirahmanali6872
    @abdirahmanali6872 3 місяці тому

    Walaal Adigaa doortay Adigu ka qoomamee..
    Adigo horay uu kuugu sameeyay tan maanta ku haysata..

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 3 місяці тому

    Waad laheshay maansad
    Kkkkķkhh

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 місяці тому

    Foosiyo waala qalbi jabiyey hadii loo dadaali lahaa wey heli lahayd jagadaas

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 3 місяці тому

    WAXTARKII QARANKEE LA CURYAANSHAY

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 3 місяці тому

    A s c w w, xuseenow, warbixintaadu, midba, mida kale waa ka culustahay, waxaa ii muuqata, in xasan sh uu u socdo meel asnan garaneyn, waxaanse fahmay in xataa maamul gobaleedyadu kula jiraan wax walba oo xasan sameeyo, mise jirtaa si loo caawiyo gabadhaa la bahdilayo?!!!

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 місяці тому

    Waa Bahdilaad iyo khiyaamo Qaran oo dalka iyo dadka Soomaaliya loo geystey, waxaan ku talinayaa in Xasan Sheikh lagula xisaab tamo oo lagu ciqaabo khiyaamada Qaran ee uu ku dhacay