Somali aasaasay mid ka mid ah Shariikadaha ugu Waawayn amaanka Dalka UK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 120

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +13

    Ninkani waa jira.
    Nin ragga dheh ka soo dhex baxay rag ku sheega somalida ee jooga uk.
    Maasha allah waa sharaf.
    Guul iyo gobanimo wll
    Waan kugu faanaynaa.

  • @aamiinahmed4506
    @aamiinahmed4506 Рік тому +4

    Somali aqoon kuma yaree waddan La'aan ayaa haysa walaal hore u soco hamigaagana allah ha ku rumeeyo

  • @jaffarismail9476
    @jaffarismail9476 Рік тому

    Masha Allah. Ilaahay ha ubarakeyo shirkaddiisa

  • @mohamedmumin9266
    @mohamedmumin9266 Рік тому +12

    Masha Allah, we are proud of you, as Somali entrepreneur

  • @nagipibnuahmed311
    @nagipibnuahmed311 Рік тому +2

    Hereri adeer noo soo badi muqaalada jaaliyada somalida ee ku dhaqan uk

  • @ahmedAhmed-dk4iq
    @ahmedAhmed-dk4iq Рік тому +2

    Ku sali nabi Mohamed sala laahu calayhi wasalam nabadgelyo iyo naxariis korkaaga ha ahaato

  • @karti-soor
    @karti-soor Рік тому +4

    Mash Allah.. Leeds UK waa meeshii ruug-cadaa Saxafi Cabdi salaan 1990 trainingka ama tababarka BBC ka bilaabay: Magac laggu faano iyo Sharaf badan Somali wey baahan tahay qurbaha....

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 Рік тому +7

    Mahadsanid wariyeheena ruug cadaaga ah Cabdisalaan Herari,
    Anigoo katirsan shaqaalaha FRG waxaan boogaadinayaa maamulahayga Jamaal, waxaana leeyahay guulayso halkaa kawad.

  • @ridwaanibraahimmaxamed7226
    @ridwaanibraahimmaxamed7226 Рік тому +10

    صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Рік тому +3

    Masha Allah. Allah hakuu sii barakeeyo company-gaa. Dadkaagii oo shaqo siisayna waa gobanimo . Wariye Cabdisalan Hore u soco

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 Рік тому +1

    Alleylahe fariid Soomaaliyeed dheh. Waa nin rag ah oo dunida nolosha ka hormartay wax la qaybsaday. Duco iyo garab istaagay ayuu nooga baahanyahay.

  • @MrAzizisse
    @MrAzizisse Рік тому +3

    Mr hereri thank you so much for your inspiring programs. Please keep up. Talking to prominant somalis about their businesses is inspiring and very good.

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому +2

    waxan maanta dawaday nin somali ah oo uu waraysi ka qaaday wariyaha wayn ee somaliyeed Abdisalan Hareri oo an ixtiraam u hayo.
    Ninkaas waxa companyga la sasay oo u dhacay niman somali ah nin Abdifatax la yiraahdo oo companyga dhisay oo u qiyanay banankana ka dhigay oo u diiday inu ka garbaxo xolihiisana uu wali xoog ku haysto culamada magalada Leeds iyo odayasaha somalida ahna uu ka diiday inuu soo faristo oo u ka garbaxo mantadana wali wuxuu dhibane u yahay ninkaa dadka an aqoonin ay amanayan oo u malaynayana qof wanagsan.
    Sido kale waxaa jira walal kale oo companyga wax ka asasay kuna dhintay asago companygaan dhisayo naftiisana ku waayay oo lagu magacaabo "Mohamed Badri" ALLAH ha u naxariisto badri oo ahaa qof aad u naxariis badan somalida ku nool Ingiriiskana ay ad u jeclayen dadkana caawin jiray aya isagana uu inkiray inuu shaqo kujiray maxkamadana uu ka qariyay didkii ehelka u ah inaay xaadiraan asagona POLICE kii iyo Maxkamada u sheegay inuusan shaqo ku jirin oo uu danahisa qaska ah u aaday si aysan u helin qoyskii uu ka geeriyoday waxay xaqa ugu lahayen qof shaqo ku jiray oo ku dhintay wadamada reer galbeedka qof dhawacmay marku shaqo kujiro ayaa xuquq badana oo boqolaal kun magdhow loo siiyaa waad garan kartaan waxa uu qof shaqo ku dhintay magdhow u heli karo.
    waxa uu u qariyayna waxay ahayd si uusan insurance ga companay ugu qaaliyoobin waa dantiisa qaska halkaasna waxa idinkaga muuqan kara qof ka uu yahay jamal tahlil.
    companygaaan waxaa dhisay somalida ayaaga uu siya lacag ka yar tan ay dadka Ingiriiska ka sheeqaya xaqa uu leeyihin asaga oo kaga faaidaysatay duruufaha haysta iyo badankood ayagoon luqada aqoonin dadkaasna waxay kor u dhaafayan 1000 waxan jeclaan laha inay soo kasoo hadlan dadka dhibanayaasha u ah ninkaan .
    waxan idinka codsanaya dadka sharciyada wadankan aqoonta u leh inay caawiyaan si baaris logo sameyo Marxum Badri si ay xaqooda u helaan agoonti uu katagay.

  • @AbdinurHassandalmarDaalmaar
    @AbdinurHassandalmarDaalmaar Рік тому +1

    abdisalam hareeri guleeyso walal bulshada somaliyeed baad uu adeegtaa barnaamijyadaada waan jeclahay

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Рік тому +1

    Waa wax lagu farxoh qof somali ah oo dalkiisa dal ahayn wax ka qabsaday

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 Рік тому

    Masha allah waad ku mahadsan tahay dhiiri galinta soomalida aad dhiiri galinaysid abdisalan hereri

  • @surad685
    @surad685 Рік тому +1

    Mahada goowaad Allaa leh Jamalow kadibna shaqaalaha.

  • @anigaiyada7173
    @anigaiyada7173 Рік тому +1

    Maasha allaah Maasha allaah Rabi ha kuu sii fududeeyo hoowshaada iyo shaqada wanaagsan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому

    Maasha allah Alle hakuu barakeeyo
    Yes waxaan nahay qaran dhan oo
    Oo uk jooga oo lahayn middle class.

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Рік тому +4

    Jamaal waxaan garanayaa isagoo wiil yar ah wuxuu ahaa mid ka xariifsan da,diisa iyo kuwii ka waawayn ciyaalka xaafada,waxaan kaloo xusuustaa labadii dhashay iyo walaalihiis.

  • @abdi1943
    @abdi1943 Рік тому

    Ma sha alaah ilaahay ha kuu barakeeyo shaqo fiican baad soo bandhigtay waana markii ugu horeysay ee aan arko qof soomali ah oo hawshaas qabto

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Рік тому

    Mashaa alaah waa nin rageed fariid ah, cabdi selaam aad ayaan kaaga mahadcelinaynaa soo bandhigida kartida dadka soomaaliyeed

  • @waawamoha5374
    @waawamoha5374 Рік тому +2

    mahadsanid sxp 👑✌

  • @amuunmohamed8476
    @amuunmohamed8476 Рік тому +4

    First person.
    Like ta ha ila dhaafina inta xiisaysa hereri media. ❤

  • @bashman345
    @bashman345 Рік тому

    Maasha Allahu tacaalaa
    Well done Mr Tahliil

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 Рік тому +2

    Masha'Allah...Very well done for your success 🙌

  • @mukz6995
    @mukz6995 Рік тому +6

    I am proud of this brother 👏

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +2

    Mansha'alah amazing.

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 Рік тому

    Maa shaa allah alle ha ku barakeeyo walalo

  • @NobleHomeHealthCarePortland
    @NobleHomeHealthCarePortland Рік тому +5

    Masha’Allah I am happy to see this. Good job

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 Рік тому

    young clever man

  • @ridwaanibraahimmaxamed7226
    @ridwaanibraahimmaxamed7226 Рік тому +2

    M.sha allah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +1

    Mash aallah alaha business haubarakeeyo

  • @husseinhanad7273
    @husseinhanad7273 Рік тому +2

    Masha allaha 🥰

  • @cumarmahad7880
    @cumarmahad7880 Рік тому

    masha allh alle hakuu barakeeyo wll ✍🤗

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому

    Waan ku farxay markan arkay
    Walal jamaal
    Waa xirfad aan aad u aqaan
    Waxaam ku PARIS
    Tolow diplom.ka fr ka ma ku shaqeen kara hadii alle ii idmo
    Paris qayb kasta wan ka so shaeeyay
    Hadada aan qorayo shaqan ku jira
    Waan rajeenaya inan uk
    Imaado iisha allah

  • @adnanabdullahi3390
    @adnanabdullahi3390 Рік тому +1

    Allahuma barik💚💚

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Рік тому +3

    Hereri legend 🥰🥰

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 Рік тому

    Masha Allah.

  • @amasido1506
    @amasido1506 Рік тому

    Masha allah hore uu soco brother

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein9118 Рік тому +2

    Miisiga naga daa barnaamijyadaadu way fiicanyihiin

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому

    mahadsanid shamso dadka magtoodu ka taajiray

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Asc He reri horey u soco sodaa leads iyo compeny gaa wll nabad galyo

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Рік тому +1

    WAREYSI QIIMO BADAN. ABDISAALAAN HERERI

  • @Hasnktal
    @Hasnktal Рік тому +1

    Mashallah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 Рік тому +2

    Hereri TV goormuu hawada soo galayaa

  • @Galad866
    @Galad866 Рік тому

    Mashalaah

  • @abdisalamroble3119
    @abdisalamroble3119 Рік тому +2

    مشاءالله

  • @isaabdishakur418
    @isaabdishakur418 Рік тому

    Congratulations 👏
    Jamal
    Leeds
    Ku arka
    Markasta ✌️✌️👋

  • @waberiomar9417
    @waberiomar9417 Рік тому

    Mashallah. Well done.

  • @mxaaji4994
    @mxaaji4994 Рік тому

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @naasirjama3042
    @naasirjama3042 Рік тому

    MaashaaAllah
    Well done 👏

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Рік тому

    Great Man
    Guleyso bro

  • @sayloncutie2171
    @sayloncutie2171 Рік тому +1

    Very courageous man.

  • @fesalgbasa8383
    @fesalgbasa8383 Рік тому

    Maash Allah

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 Рік тому +1

    masha Allah jamaal congratulations bro

  • @guudcadyarre8169
    @guudcadyarre8169 Рік тому

    Shaqadan somaliya ayaa looga baahan yahay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Рік тому +1

    Mansha Allah keep going bro.

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 Рік тому

    MAA SHAA ALLAAH. Guuleyso Jamaal yare.

  • @Hanad979
    @Hanad979 Рік тому

    Manash allah

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому

    Securite gu waa shaqo wacan
    Qofki xifadeeda leh
    Iyo masuuliyadeeda
    Masuuliyad badan aya laga bahanyahay.

  • @ahmedsomali2232
    @ahmedsomali2232 Рік тому

    Nin Rageed ❤

  • @hassannur7443
    @hassannur7443 Рік тому

    Well done.

  • @adamkitara3014
    @adamkitara3014 Рік тому

    Walahi badanaa

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому

    Scw scw scw scw scw.

  • @barkhadbest6083
    @barkhadbest6083 Рік тому +1

    Shirkadan u shaqeeyaaa

  • @osboy3584
    @osboy3584 Рік тому

    Imaginable

  • @yusuf-nabadaxmed262
    @yusuf-nabadaxmed262 Рік тому +2

    Bogaadin Soomaaligaa.

  • @mohamedsalat1066
    @mohamedsalat1066 Рік тому

    Mudnanta Allah aya iskaleeh deeh walaal

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому +1

    Dalkena hadii shabab laga saaaro waxa uu noqona dalka ugu dhismaha dhaw ama ugu shaqa abuurka badan ogada--sharci adag dadka kala celiya unbaaa lo bahan yahay

  • @ABDUL-pc6ds
    @ABDUL-pc6ds Рік тому

    Hareeri aad baad u mahadsantahay
    Dadka hormuudka bulshada inaad so bandhigto si loogu daydo
    Somali badan ba social mediaha ku wareertay.
    Marka ku dayda hareeri iyo dhalinyaradan o kale.
    si wanaagsanna u isticmaala aaladan walaalayaal

  • @muhiyedinibrahim232
    @muhiyedinibrahim232 Рік тому +1

    Asc abdisalan muusiga kadaa hakubilaabin

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 Рік тому +1

    Saka HARGAYSA sawdii joogay csalaaan ma barnaamij horaa

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому +1

    "WIXII UMAXKAMADA IYO POLICEKA U SHEEGAYNA HOOS KA AQRISATA MARXUUMKII SHAQADA KU JIRAY OO UU INKIRAY"

  • @abdirahman5020
    @abdirahman5020 Рік тому +1

    hereri yow ado america jogo ogay nashvile tenessee gorme uk aaday c.salanow😂

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 Рік тому +3

    Waa ragga loo baahanyahay in ay wadanka ku soo noqdaan.

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 Рік тому

      Maxay kasoo doonayaan qabyaaladdiisa iyo qudhunkiisa

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 Рік тому

      @@NewsFusion24
      Indhaha u dilaacayoo cidna umay joojiyeen sxb

  • @mecaadmuxuyadiinadan1769
    @mecaadmuxuyadiinadan1769 Рік тому

    Uma. Bogin

  • @adoonkiallah4716
    @adoonkiallah4716 Рік тому +1

    Asc wll abdisalan sthy wll Ina icawiso raway nin dhalinyaro ahay school dhax ugu haray sawawo dhaqalo awked iyo hoyade xanunsan hayo xag maskixiyan marka online Ina wax kabarta raway ee wll laptop iku cawi hada awodo i.a hamikaka Allah haku rumeyo🙏

  • @abdullahidahirjimcale5292
    @abdullahidahirjimcale5292 Рік тому

    Somali cowboy video kasoo samey

  • @turtetruckershow285
    @turtetruckershow285 Рік тому

    meqa eey ba ushaqeyso😂

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 Рік тому

    somalidan beenta badan bal ila dawaada

  • @hoppy123a
    @hoppy123a Рік тому

    Bogcadii caafimaadkiyo
    Biyo kulule maad Iman,
    Booqashadii wax baa dhiman????

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Рік тому

    Runta wax ka fican majiraan

  • @HAAJIMOKTAR
    @HAAJIMOKTAR Рік тому +1

    Thumbnail nooga samee Vedio ga Abdisalanow

    • @naturepower9930
      @naturepower9930 Рік тому

      Dhiirigalintii maxamed omar baa loo baahan yahay😅

  • @regularwarya
    @regularwarya Рік тому +3

    Reer-koofurku waa dad serious ah xagga nolosha nasiib darrida ku dhacday waxay waayadan dambe qaateen dhaqankii hadalka badan iyo shaxaad-ka ku dhisnaa ee bilaa camalka ka wada dhigay shanta somaliyeed.

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 Рік тому

    Ireland waxbixin maka diyaarisay gudoomiye

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому +1

    Waxaam ka shaqeeya SECURITE
    siba kuwa trainada dadka badan ilaliya
    Iyo jamacadaha all
    Waxaan haysta cqp-aps DIPLOM
    SSAIP 1 DIPLOM
    waxaan khibrad u leeyahay shansano
    Hadana shada ayaa ku jira
    Waan rajeenaya
    Inaan uk imado
    Dhawaan oo aan jaamal wada shaqayno
    Hadii alle ii ogalado inan ku noolado
    Wadanka .

  • @shamsoabdul6185
    @shamsoabdul6185 Рік тому

    Dadka lagtodu katijaray

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому

    WHAT caused this killer head-on pile-up on a bridge over the Tyne remains a mystery today, an inquest heard.
    Badri Mohamad Abdi died in the crash on the Gateshead side of the Redheugh Bridge when his Ford Focus ploughed into a Go North East Ten Service bus.
    But what caused him to veer into the path of the coach will never be known.
    Bus driver Roderic Anderson feared for his life when Mr Abdi, a security guard, of Harehills Lane, Leeds, travelled towards him on the wrong side of the road at 40mph.
    Mr Anderson, an experienced bus driver, who was carrying 20 passengers, tried desperately to avoid the collision but had to be cut from the mangled wreckage of his cab.
    He suffered significant injuries and is still off work today - nearly nine months after the smash.
    Passengers in a taxi travelling behind Mr Abdi, 41, who has a 10-year-old daughter, said Mr Abdi appeared to be drifting across to the opposite side of the road and in a desperate attempt to avoid an accident, drivers began to sound their horns to try to alert him.
    Mr Abdi’s vehicle, which was left twisted beyond recognition, was thrown 30 metres back onto the bridge, following the accident on October 8, 2011.
    PC James Doherty, giving evidence at the inquest into his death, praised Mr Anderson for his actions.
    He said: “There was nothing he could have done about the situation whatsoever. We couldn’t have asked for anybody to do any better.”
    It is not known why Mr Abdi was in Newcastle at around 11.30pm on the night of the crash. He had previously worked and travelled to the area but his manager didn’t know why he would be in the city on this particular day.
    He was travelling southbound on the bridge when veered right into traffic travelling north.
    At the hearing at Hebburn, PC Doherty said there was no explanation why Mr Abdi had travelled on the wrong side of the road.
    He said: “We will never know what caused Mr Abdi to take such action. A driver’s error on his part caused the collision. He may have been fiddling with the radio, looked down or missed interpreted the road markings.
    “There is no reason why someone travelling over that bridge wouldn’t be able to see and determine the way the bridge was.”

  • @AlaajiVlogs
    @AlaajiVlogs Рік тому +1

    waaba fikir fiiican somailand ban k bilabya yaan la iga copy gran reer abdisalahn hareri yow

  • @umarhussein3243
    @umarhussein3243 Рік тому +1

    Horta Congrats hadalkaaga wax ku jirtay dadka beenta looma sheego maxaad anaga beenta noogu sheegtay Shirkada wax wada aasaasteen adiga iyo ninka madowga ah lkn wax ka sii daran ninka cadaanka ah ee simon ee ah CEO oo loo soo gaabiyo maamulaha guud shirkada ama loo yaqaan Main Contact ama qof ugu mudan Funding and Service Details; waxa ku soo biiray shirkada 2018 maxaad faafahin naga siin karta sawirka guud inuu madaxii shirkada noqodo inuu Founded ka mid noqdo shirkada iyo ten-year strategic plan to grow the business organically maxaad nagag biirin karta arinta iyada markad fariintayda aragtan waxaan jeclaan lahaa inaad iga soo jawaabto thanks

    • @mohamedabdiabdullahi3090
      @mohamedabdiabdullahi3090 Рік тому

      yaa ku dirsaday quuri waa ayay kaa tahay

    • @abdirahman8500
      @abdirahman8500 Рік тому

      Runtu waa muhiim. Qofku waxaanu lahayn inuu isa siiyo waa dhib.

    • @umarhussein3243
      @umarhussein3243 Рік тому

      @@mohamedabdiabdullahi3090 maxaan quudhi waaya Dee anigu waxa laga qoray shirkada iyo owner ka aha ayaa. Ku sheegaye maxa igu haysa mise qof waxii la doono la sheegi karo Ayaan kula ee ka ahay ama diid ama ha diidin dawalada ingriiska Sida I diwaan gelisay cida leh iyo cida aan lahayn

    • @abdinuraden968
      @abdinuraden968 Рік тому +2

      FRG anigaa hadda u shaqeeya, Waana boogaadinayaa Jamaal guulayso.
      Guushaadu waa guusheena.
      Soomaalina sharaf ayey u tahay in laga helo dad hal abuur leh.
      Mid Poland u dhashay oo shirkadda aynu ka wada shaqayno ayaa maalin igu yiri shirkadan nin African ah ayaa iska leh , xitaa taas ayaaba macna ii samaynaysa.

  • @alifhassan1109
    @alifhassan1109 Рік тому

    ISAGII BAA CIYAALA 15 sano KAHOR CAQLIBAMA LAHAYNE BEENAWAAAS

  • @Mo-fd9ri
    @Mo-fd9ri Рік тому +1

    18 jir ayaan aha ku laha markaan wadanka soo galay 1990s markaad Nairobi joogtay ee aad businesses ku lahayd ma baby ayaad ahayd? Jamal waa been, waana tuug Jamaal aan xaaraanta iyo xalasha kala aqoon.

    • @muhubocuuke1992
      @muhubocuuke1992 Рік тому

      Shirkada mgceda google kuqor kbcdi ownerka leh firi wa beentis kami

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому

    waxaa la diwaan galinaya walalaha soomaliyeed oo u dhacay qarkoodna uu ba inkiray dhimashadoodo si uu u duudsiyo agoontii uu ka tagay walal badri oo ah membar firfircoon oo jaliyada somaliyeed ee Uk iyo waliba ururka xaq u dirirka ah ee ONLF .
    iyo dadka kalee oo uu lacagta yar ku shaqaalaysiinayay asagoo kaga faaidaystay luqada aysan si fiican u aqoonin iyo duruufaha haystay

  • @abdirahmanibrahim9438
    @abdirahmanibrahim9438 Рік тому +2

    Laakiin company ga qof kale ayaa la aasaasay oo la leh. Muxuu u xusi waayay? Sidoo kale abaalgudka/award waxa uu la wadaagay qof kale. Markaa waxaa fiican sxb inaad xustid qofka kula leh. Adiga kaligaa ma lihid.

    • @c.m.g3802
      @c.m.g3802 Рік тому +2

      Yaa kuu dirsaday adiga faarax lagu baasto wax la imow adigu maseerka iska dhaaf

    • @abdirahmanibrahim9438
      @abdirahmanibrahim9438 Рік тому +1

      @@c.m.g3802 aamus waryaa daba dhilif yahow!

  • @Ala_sheikh
    @Ala_sheikh Рік тому

    Anu waxan aad ula yAbanay ninkan shirkada haysta ee soomaaliga sheeganaya hadana la turjumayo hadalkiisa isagoo dadka uu lahadlayaa soomaali yihiin cajiib 🤔

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Рік тому

      wax lalal yaabo ma ah maanad ku nooleyn qurbaa waliba somaligiisa waa ok malainkasta waxuula sheekeystaa waa dad english ku hadlaa waxa jira a carur qurbaha ku dhalteyoon hal kalama somaliya aqoon taasi kama saareyso somali

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Рік тому

      16 Sano isagoo jira ayuu UK soo galay af soomaaligiisu 95% waa heer sare
      2 Mid waa inaad fahantaa
      1 - badanaa Ajnabi ayuu u shaqeeyaa lana shaqaystaa englishku waa First
      2- Markay shaqadaadu tahay Ceer caalami oo somalida aysan gaarin cilmiyadan - Eray bixin walba waxay tagaysaa inaad english ku sheegto sababtoo ah aqoonta somalidu magaarin ninkan wuxuu sharaxayo

  • @ugaasabdi7694
    @ugaasabdi7694 Рік тому

    shaqaalaha u mahad noqo kulaah IllahAy ma yaqaano miyaa sheqaalaha masakinta oo ah uu adoonsado miyaa ka mid tahay abdul mise ina adeerkiis baad tahay hada waxa social madiayaha dhax wareegayo oday maasakin aah oo u dhul ka boobay Kismayo marku wada dhacay kuwii Leeds UK joogay buu hadana u gudbay kuwi Somaliya joogay

  • @alifhassan1109
    @alifhassan1109 Рік тому

    Beenawaas

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 Рік тому

    Masha allah waad ku mahadsan tahay dhiiri galinta soomalida aad dhiiri galinaysid abdisalan hereri