Réer ka samaroon siciid cimaamadooda lama haysan kro waar reerku laandheraysanaa oo ilbax sanaa somali haday samaron daba istaagi lahayd caalam kay la tartami lahaayeen runtii viva samaroon adal empire from Muqdisho ❤❤😊
Waxan waydiin lahaa gudoomiya Amoud Foundation Mdn Cigaal in dadkii ka afllaxay xarunta Iskuulka Camuud qarngii hore ( former alumni from that revered old Institution,) ee wax noqday ama magac wayn yeeshay hantina haysta hada sida Axmed Siilaanyo,, Dahir Rayale, Muse Biixi, Saleeban Gaal, Prof Axmed Samatar ,, Prof Khalif Galaydh (AU) iyo qaarkalo badan inay kaqayb qaataan wax tarkiina ( the charity work) idinkuse ma ku marti qaadeen inaad ku xidhantaan oo wax taraan? Illayn waa sumcad iyo arin caana oo aduunka oo dhan ka jirta inay isku xidhmaan xarumaha taclinita iyo dadkay soo saareene oo iskaashadaane. Mise nin walba xaafadisi yarayd ayuu daba lagalay iyo shuqul Soomaalli?
@@samaalesomaali8664 walaal sax weeye laakiin waa igu khaldantay idoor ma ahi waa nin darwiish oo ku guubaabaniya iska xoree ninka waxa sheegaysa sameeya ayaa ku haysta war gala dagaalka intaasad dhimanba waydaan Reer awdal is xoreeya hiilwalaal ma helaysaan ee u qaxa xaga ethopia Magaalada ka taaga calanlka awdal
In Texas state there is no welfare or social assistance of government . You have to work hard , have profession and pay your dues and that is why many Somali refugees won't go and settle there.
Mudane Hereri is a true professional journalist always enlightening us Mudane Mahmoud Egal - a gentleman and a patriot. May Allah bless him in this life and in the hereafter. Aamiin.
Masha Allaah walaal Hareeri Allaha Idin barakeeyo Adigs iyo walaalka ad Wareysaneyso, sida ay Somalinimada Ugu raaxeysaneysaan, waxadna tihiin Dad ku dayasho mudan,
@@sarahaden8314 oo yaad ku eedeen nio adigu soomali matihid miyaa , hadaanad ahayn looma baahna inaad kahadasho , halkan marka lamarayo soomali lama kala qaad qaado ha ahaado koon m fur waqooyi iyo xataa kubadar dhulalaka soomaalid ee kale
@muslima Naa maseyr baa ku haayo, gaajo hadey ku haydo adiga ilaahay wax weydiiso oo shaqeyso maxaad uga maseyri rag dadaaley oo xoogooda guro millions of dollars ah ku dhistey maxaad uga maseyri? Magaca aad wadato iyo akhlaaqadaadu isma lahan. If you can't be happy for them, get lost Idiot!
Maasha Allah Rabi ha idin xafido Insha Allah. Waxaan aad iyo aad uga helay in aynu raad ku reebno oo aynu badalno sida la inoo haysto inaanu ahayn dad faqri ah.
No wonder they say everything in Texas is big except their tight cowboy boots and ties. Congrads to the vibrant Texan Somali community and their visionary leaders. BTW, I was following your Ramadan charity of One Milion Meals program for the poor in Gabilay, Gerba- Dedadar, Shaxda Buhoodle , etc. this year and the emergency contribution fund to the Suuqi Waahen in last year. Excellent work
Magaca Somalinimada ayay reer Awdal kor u qaadeen. Waa dad aqoon leh oo xadaaradoodu soo jireen tahay, lbaxnimaddooduna iyo aqoontoo muuqato. Hanbalyo, khayrna Allaha siiyo Maxmud Cigaal iyo Cadisalaan Herari
Lool. War dadkan tirada badan ee sanad walba isku soo sharaxaya in la doorto xisbiyada kala duwan ee Maraykanka Minnesota iyagoon weli shaqa galin, canshuur bixin, afkiina si fiican u baran, ciwaan joogta lahayn ee gaaldi ka yaabiyey xagay ka yimaadeen toloow ayaan islahaa in muddo ah.
Ha arkaan kuwii doonayey boorame in la qaso in dad ilbaxa oo caqligoodu fayawyahay in ay dhiteen waa kuwaa ka muuqda maraykan magacood ha jiro gabay kunool haysu sheegto
Reer Boorama gacanta kor utaaga ❤
🤚
✋✋✋
Yes
Yes
❤
Réer ka samaroon siciid cimaamadooda lama haysan kro waar reerku laandheraysanaa oo ilbax sanaa somali haday samaron daba istaagi lahayd caalam kay la tartami lahaayeen runtii viva samaroon adal empire from Muqdisho ❤❤😊
Waa sidaa ustaad
Shiki miya ka jiira
Ali Issa, gob baad tahay walaal mahadsanid waa guul soomaali oo dhan u soo hoyatey😘
Walaalo mahadsanid anagu waxaan ku fikirna in aduunka wax la qaybsano😊
Thanks bro
Masahallah Camuud Fondation & Borama Road and Noor road , Tks Hereri Media your prodcasting. Guul Somaliweyn over the word. Somalia ha Noolaato
Maan Shaa Allaah Samaroon waa dad aqoonleh. Jidadka maraykanka ayay afar magac u bixiyeen.👌👌👌
❤❤❤❤❤❤❤❤
Gadabursi iyo fan weey
Mareykan ayaa aqoonsaday awdal state of Somalia 🇸🇴
@@isseyusuf8888dad ka afgaban ka humble san Samaroon somali kuma arag😊
@@nasteha874 whats is different samarrangemang iyo gabursi?
Hereri documentaries are also amazing. Never missed one. So happy to see Somali Names on TX Streets
This guy came to my house in Seattle now im Binge watching his documentaries
caruurt
Same here
Waxan waydiin lahaa gudoomiya Amoud Foundation Mdn Cigaal in dadkii ka afllaxay xarunta Iskuulka Camuud qarngii hore ( former alumni from that revered old Institution,) ee wax noqday ama magac wayn yeeshay hantina haysta hada sida Axmed Siilaanyo,, Dahir Rayale, Muse Biixi, Saleeban Gaal, Prof Axmed Samatar ,, Prof Khalif Galaydh (AU) iyo qaarkalo badan inay kaqayb qaataan wax tarkiina ( the charity work) idinkuse ma ku marti qaadeen inaad ku xidhantaan oo wax taraan? Illayn waa sumcad iyo arin caana oo aduunka oo dhan ka jirta inay isku xidhmaan xarumaha taclinita iyo dadkay soo saareene oo iskaashadaane. Mise nin walba xaafadisi yarayd ayuu daba lagalay iyo shuqul Soomaalli?
Masha allah, Reer Nuur kii saw kuwaa ilaa waddooyinki Maraykanka magacoodi ku qoray.
Waa Alxm hadayna ku qorin Dilla yar roads 😂😂😂
Waa rag jira!
😂😂xiisho reerka somoron haa kaa laa sariin
Dhashi borama❤I’m so proud
Thanks ❤
Reer Borama ileyn waa run marka la lee yahay
Baradii Cilmigee bariga Africa Iyo Dad aqoon leh inay yihiin Reer Borama
Waxba tari maayo cilmi aadan isku xorayn karayn wax walba waxaan ka jeclaan llahaa iyagoo xoriyadooda cabiri kara
@@kamaalderia4842 Alla waa badhyo culustii la seegaayey . Isku dire got lost
@@Layla6793 waxa ahay raga karbaasha kuwa adiga kula dhashay ee kusoo khaldamay laascaanood .
Samaroon waxba ma hayaan iska noolaada dheh
@@samaalesomaali8664 walaal sax weeye laakiin waa igu khaldantay idoor ma ahi waa nin darwiish oo ku guubaabaniya iska xoree ninka waxa sheegaysa sameeya ayaa ku haysta war gala dagaalka intaasad dhimanba waydaan
Reer awdal is xoreeya hiilwalaal ma helaysaan ee u qaxa xaga ethopia
Magaalada ka taaga calanlka awdal
Dadka aqoonta leh gaajaa daysay dhulkoodana macdanta ayay ka qoteen faan iyo gaajo wada socon waaa
Boorame wa meel aan jeclahay
Mahadsan wariye abdisalam hareeri ❤❤❤❤
Allah haku jeclaado 🥰
Mansha allah , waa muuqaal cajiib ah soomalidu meelkasta oo ay tagto saameyn fiican ayay ku yeelataa 🥰masuulka saxafigu waraysanayo nin ehlu cibaado ah ayuu u muuqdaa oo khayrka iyo horumarka soomaalida jecel Allah ha barakeeyo
Masha Allah wataa Xadaraada Samaroon somaali hal qarni bay ka horeyaan
samaron midaysan waa somali midaysan ❤❤❤❤from dalki hooyo Djibouti idhinka so salamaya
@@souadelmi5470 waa sidaa xadaarad
@@souadelmi5470 Sidoo kale waanu ku salaa ey qaali, cizi iyo sharaf ku noolow, adiga iyo jabouti oo dhan❤️
@@souadelmi5470merci beaucoup
The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah crated is prophet muhammad scw🤗❤️
Nabiiga like hakuu radinee, orood shaqaysoo.
❤
Borame Road. Proud to be Somali. Love you all. Stay blessed. Hereri keep going Governor.
Mashllaha adeero prof maxamuud farah egal cimriga allaha ku bareeyo
Yusra xasan adan thanks hno
Amiin
Kkkkkk ma awoowgeeen NUUR een kasoo farcanay ayaad magac u bixisay mansha Allah. Viva Reer Nuur
Reer Nuur
Viva Reer Nur
I met bro Egal once in Atlanta, this man works for the sake of Allah and that’s where success is.
Somali silicsan ayunba laso duubi jiray lkn Abdisalam Hereri he changed the game very beautiful 😍
Samaroon Siciid way tageen 🎉
Horumarkiina waan ku faraxsan nahay
Thank you walaalo, Allah haku sharfo!
Masha Allah gudomiyaha camuud fodhayshan adero Maxamuud magaca iyo milgaba somali wad usoo haysay hore usoco adero guulayso insha allahu aamiin
Mahadsanid Herari adiga iyo Gudoomiyaha Amoud Foundation
Mashaa Allah Laandheere Reer Nuur
Salaan sare beesha reer Nuur from beesha bahaber celi
#hereri media from borama xafada borama samroon ka landheero nimo
Thank you Mr Egal for your humanitarian service in Somalia.
I feel proud to be Somali, thanks Hareri & Ciigal.
MashaAllah:Hareri has taught us a lot. May Allah bless your job.
Masha’Allah tabarakaAllah proud to be Gadarbusi 🩸🙌🏻🫡❤️❤️❤️
Hareri aad baad Umadsan tahay inaad u Istaagtay WARAYSIGA Horumarka umadeena.
M/Cigaal iyo inta Horumarkan ka Talisay. Andalus inaan Gurri ka Iibsado waaye❤❤❤❤❤❤
thanks ❤❤❤❤ wareyi hereri borama road 🎉 congratulations to mahamoud Eagle I am so happy with you from Djibouti ❤
Samaroon xafadahoodii weeye reer nuur waa salamayaa
Waan kaa qaadne
Waan ka qaadey
Mashallah haad baan uugu farxad in dallas wadooyin magacyo reer awdal kuu yaalaan❤❤❤
Dhashii samaron walee laguma khasarin heerkasay marayan hello camuud university 🎉
Dhashi samaroon gaajo ayay owdel la jiifaan ee jid gaallo magac lagu qoray wax kuuma qabtee orodooo buuraha owdal macdanta ka qod tasaa hurumare ah
@muslima Sharmuuto cuqdad iyo maseyr baa intaas kaa keentey naa horta gaajada aad sheegeysid yaad ku aragtey xageedse ku taqaaney dadkan? dadkan wax tabcadey inta adigu ceydha gaalada ee xaaraantaa ku hoos nooshahay iyo GETO housing. Ragaan dhistey USA oo halkii guriba 7 millions joogo waa dhashii Awdal nacalaa cuqdada iyo jealous nimadaba kaaga yaale naa xagey gaajo u soo martey nolol quudhi waa ayaad tahay, naa gobolka miniapolos baa tuugsi ku qudhmiseen oo welfare iyo ku nooshihiin shaxaad iyo kiniisado waraaqo loola kalaho subax kasta oo lacag weydiisataan dee ragana inta PHD kugu dul qaateen bey wadanka dhaqaaliisa lafdhabar u yihiin guryahaas aad ka maroora dilaacdeyna kugu kor dhisteen e midkiiba joogo 7 millions of dollars 💸 💵 u quudh waa qeyrkaa oo dadaaley maseyrka iyo ciil aan laguuba ogeyn adigey kuu xun tahay reer Awdal waxba kagama qaadeysid jaahilad tahay maseyrku waaley. Yahuu ma ishaad wax kaga guri waligaaba caacda ka daba hay.
Mansha allah the chairman of Amoud foundation and abdisalan hareri both of you guys are legends
I was waiting for this one
Thanks wariye a salaan
Xadaarada iyo cilmiga beesha samaroon ugu kaalay ilaa heer caalami ayaa laga gaadhay cilmiga wakaa Texas Oo Mareykanka ah Guryo loo dhisaya Guulaysta idin leeyahay beesha samaroon ❤️🥰✅️
In Texas state there is no welfare or social assistance of government . You have to work hard , have profession and pay your dues and that is why many Somali refugees won't go and settle there.
Thanks somali o dhan ala ha guuuleyo
wow borama my home
Waad salaaman tahay inaadeer from SEYLAC xarunta g/salal
@@nadiamohammed5330 jah bahdaydi guulayso inaader from bahaber celi
Mudane Hereri is a true professional journalist always enlightening us Mudane Mahmoud Egal - a gentleman and a patriot. May Allah bless him in this life and in the hereafter. Aamiin.
Masha Allaah walaal Hareeri Allaha
Idin barakeeyo Adigs iyo walaalka ad
Wareysaneyso, sida ay Somalinimada
Ugu raaxeysaneysaan, waxadna tihiin
Dad ku dayasho mudan,
Mashaa allah waa hormarkii somalida ee guul iyo gobonimo
Walee inti gaajo dadkaaga hayso magac jid inuusan horumer kuu noqon mayo
@@sarahaden8314 oo yaad ku eedeen nio adigu soomali matihid miyaa , hadaanad ahayn looma baahna inaad kahadasho , halkan marka lamarayo soomali lama kala qaad qaado ha ahaado koon m fur waqooyi iyo xataa kubadar dhulalaka soomaalid ee kale
@muslima Naa maseyr baa ku haayo, gaajo hadey ku haydo adiga ilaahay wax weydiiso oo shaqeyso maxaad uga maseyri rag dadaaley oo xoogooda guro millions of dollars ah ku dhistey maxaad uga maseyri? Magaca aad wadato iyo akhlaaqadaadu isma lahan. If you can't be happy for them, get lost Idiot!
Maasha Allah Rabi ha idin xafido Insha Allah.
Waxaan aad iyo aad uga helay in aynu raad ku reebno oo aynu badalno sida la inoo haysto inaanu ahayn dad faqri ah.
Am so proud of my daddy brother mashallah.❤
MANSHALLAH legend ❤ALLE haino ka xafiido INSHALLAH
Mashaa alaah Waan dad aqoon iyo dad nimo leh
ManshaAllah...may Allah bless you
Reer Nuurka waa fariido😂😂
❤dalas is samaron state🎉🎉
Suaashi aan kugu celiyee, kk what a professional journalist 👏
Alla Abtiyaashay Reer Nuur Ilbaxsanaa oo Libaaxsanaa Jidadkii Maraykan Ayay Reer Nuur ugu Magac dareen Abtiyaal waa laydinku Ogaa Geesinimadaa #From Hargeisa#
Maaha reer nuur waa bahabarcabdala
@@halimjiomohamed2678 naa yanan wax kale ku derensine waa reer nuux
Lolz rer dila walaga ilbaxsana bal ayar hosgunti aye xidhnayen marke borama yimaden sarawil ba loxidhay😂
@@MetaXeditz147 inadeer reer nuur iyo bahabarcadala waa isku mid laba Jilib oo makaahiil ah halkeed u kala qaadi
Waan ka qaaday
No wonder they say everything in Texas is big except their tight cowboy boots and ties. Congrads to the vibrant Texan Somali community and their visionary leaders. BTW, I was following your Ramadan charity of One Milion Meals program for the poor in Gabilay, Gerba- Dedadar, Shaxda Buhoodle , etc. this year and the emergency contribution fund to the Suuqi Waahen in last year.
Excellent work
ManshAllah tabarakallah legend Herero I love your documentary 😊 am proud for our community somalie 🇸🇴🇩🇯🇮🇷😊
Iran flag 🇮🇷 . Kkkkkkk
Borama meel tagtay❤
Maashaa allh andlus bay ubixiueen borma ito saylac ito samaroon midna umay bixin
Markaa maxeey ka dhigan tagan tahsy andlus
@@nadiamohammed5330 waa boqortooyo awood badnayd oo spain ka dhisnayd mudooyin hore
@@maxamadcabdi1045 ooh mahadsanid intaad i fahan siisay
Sidaas ku fiicnayd siiba magaaladeeni Saylac ee xadaarada lahayd
@@maxamedcumar9391 waa runtaa laakiin waxaa laga yaabaa ineey qaar spaaniyool ah aay wada shaqeeystaan ooy ku raali galiyeen
masha allah from djibouti
Maasha Allah Tabaarakalaah walaahi Ku dayasho ayaa mudan tahay Taariqda ayaa Ku xusi doonta.
This vedio is my remember ❤
illaahay haku xafido #Abdisalam_Hereri weriye nagu qaali àh waan u xiisodaa daawasha barnaamij yadaada
waan jecelahay inaan maruun kula kulmo
Magaca Somalinimada ayay reer Awdal kor u qaadeen. Waa dad aqoon leh oo xadaaradoodu soo jireen tahay, lbaxnimaddooduna iyo aqoontoo muuqato.
Hanbalyo, khayrna Allaha siiyo Maxmud Cigaal iyo Cadisalaan Herari
thanks❤
mnsha allaah horumar wacan
Maasha allah, tolow kuwii Majeerteen ee Qaxoontiga iyo Homeless ka ku ahaa Minesota meeye ha arkaane
Lool. War dadkan tirada badan ee sanad walba isku soo sharaxaya in la doorto xisbiyada kala duwan ee Maraykanka Minnesota iyagoon weli shaqa galin, canshuur bixin, afkiina si fiican u baran, ciwaan joogta lahayn ee gaaldi ka yaabiyey xagay ka yimaadeen toloow ayaan islahaa in muddo ah.
Masha allah tabaraka allah
Masha Allah wariye sare waan idiin salaamay
Still looking good cigal 😊 god bless you 🎉🎉
I feel so happy for somail people
Masha allah nice program as always
waaa wax lagu farxo masha alh
Mashallah tabarakallah adeero cigaal iyo hereri
Mansha allah somali wan bogaadinayaa❤
ASC,Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH .
Aad baad ugu mahadsantahay wax-qabadkaaga,waxaan kaa codsanayaa in aad soo waraysato pro-SAALAX JAAMAC XUSEEN.mahadsanaid
I'm always connected with hereri media Abdisalaan is a great reporter keep going Abti and I wish you success 🙌
HADAANU SAMAROON NAHAY ILAA BISADAHAYAGII AYAANU CAAFIMAADKOODA KA FIKIRNAA, QAARBABADAN OO QABIILADAAS KALE WAXAY DOOR BIDI LAHAAYEEN INAY BISAD NIN SAMAROONI LEEYAHAY AY NOQDAAN.
LAANDHEERINIMO ANAGEY NAGA BILAABANTAA 💪🏽💪🏽💪🏽
Masha Allah ❤️
Alla walaal bisadaas hala igu badalo. Iigu sheeg gabadhaas wlaaalo
Intad ku faanayso qabiil ku faaan waxad samaysay ee aad dunidan kusoo kordhisay ileen dad baa hormarkan sameyey kula mide
Bisad Lahayne Sharaabkii Geele Arab Iska Soo Celiya Gaajo Yahay
Legend sare
Ilaahow Islam nimo Iyo Rer Nour nimo nagu Dil.
Aamin yaarab 😂😂
Mashallah Masajidka Hal mar baa ku tukaday jimce police baa joogay oo waardiyeeya ayshiyan badan oo muslim ah baa ku tukanaysay Mashallah
Masha Allah hambalyo shaqo wacan
I wishi Inan guryaha mid iibsado Insha Allah
Cabdi salan ninka ninka ugu kartida badan wariyayaasha soomalida
Maasha Alaah tabaaraka laah
Laas caanood Road baan Raadiyay Lkn WaannKa Waayay
Reer nuur walee waa qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤
Odaygu wuxuu rabaa inuu degaanka ilaa reer faarax nuur u bixiyo ayuu rabaa
Hhhhhh waa bahabar cabdalo sidaan filaayo reer araabi iyo sheekhal baladka boorama
@@Seeddayo_ Caasimada gobolka taksas ma Florida mise waa Dallas
@@maxamedxuseen4516 maya waa Austin baa la dhahaa Florida waa Miami iyadu
@@Seeddayo_ Thanks sxb😍🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
War waxay meeshu ma samaroon kiiba qabsaday 😅🙌kaftan
Berihii hore way ku badnaayen oo somalidi qoxootiga ku timiday iyaga dib udajin iyo shaqooyin u sameeyey hadase wax yarba ka jooga
meesha de samaroon baa ku abtirsady mesha
Masha allah 👏
Mnsha Allah waa wax lagu farxo
Ha arkaan kuwii doonayey boorame in la qaso in dad ilbaxa oo caqligoodu fayawyahay in ay dhiteen waa kuwaa ka muuqda maraykan magacood ha jiro gabay kunool haysu sheegto
Boramada marakeykan
😂
INSHA ALLAH
Magac noor iga gadan my clan Reer Noor
Rer dila😂
Wow Caadi ma'aha 👌👏
Waan gartey wan idin salamayaa adiga iyi maxamuud
mansha allaah
Ya ll can go to h... but I go to Texas. GOD bless America end those somali brave community machallah
Masha Allah
The legend ❤ manzha Allah
Hargaysa suuqa rer nur ka borame xabalaha rer nuurka ❤😂maraykan wadad rer nuurka ❤
Keep going somalis there's Huseen Samatar Road in Minneapolis Minnesota and Huseen Samatar Crossing way in Seattle Washington
Herariyow gabadha yare lacagta ay mukulaasha ku bixinayso dadkeeda qaxootiga ha siiso❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Good job 👍🏾
Mashallah ❤
Soomaalidu waa Dad Noocya Badan, In Magac ayay Sameynaysaa Oo Taariiqo Wax Ku'oola Ayay Rabaan ineey Umadooda Usameeyaan, Qaarna Waxnbeey Burburinayaan, Waxaa jira Kuwo Kale Oo Qabiil & Qudhun ka Shaqaynaya Oo Umadda Kala Irdheynaya, Qaarbaa Culumo ah Oo Umadda Xaqa & Baadilka Ukala Bayaaminaya, Intuba Waxeey Wada Cadeynayaan Inaan Nahay Umad Balaadhan Oo Dal & Dibadba aanu ku Baahnay....
Maanshalah kebgoin
Lolll, 😂Hereri is amazing . Cat getting a shower