HABEEN: Xaalada bariga dhexe oo markale sii kululaatay, Asraa'lll oo ay soo food saartay cabsi iyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 112

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y Годину тому +3

    ILLAAHOOW GUUSHA SII XISBULLAAH IYO MUQAAWAMADA REER FALASTIIN AAMIIN

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 години тому +8

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y Годину тому +1

    ILLAAHOOW DHAGARTOODA NAGA BADBAADI OO NOOSOO KASHFI AAMIIN

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 години тому +4

    Illaahow jabi yahuuda iyo xulufadeeda iyo inta caawiso yaa rabbi

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 години тому +3

    Asc Nadaara Macalinka Weeyn iyo Farnsiiku warkooda waa Naga fogeeyay si aan usoo dagno Dhulkii aan ka barakac nay Falastiin na aan u baneeysano Xasuuqa Reer Falastiin mana suurto galeeyso Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin, Xisbulaah iyo Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 години тому +2

    Illaahow GUUL GUUL falastiin IYO xisbullaahi IYO inta caawiso yaa rabbi

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 2 години тому +3

    Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi cadowgan baabie

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 години тому +1

    Her Falastin iyo Her kug lan iyo Hamas illahay ha guleyo insha Allah

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Годину тому

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @CabdimaMuxumedhayywuuwh
    @CabdimaMuxumedhayywuuwh 3 години тому +4

    SRAEL
    ILLAHAY CABSIDA IYO WAX KA SII DARAN HAKU SALIDO .
    INSHA--ALLAH

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 3 години тому +4

    Wcs nadaara horey
    u soco insha allaah guul guul guul muslimiinta meel walbey joogaan allaha u gar gaaro

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 години тому +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Годину тому

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 години тому +1

    🥺..🥺..🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @zakiapdi1200
    @zakiapdi1200 3 години тому +2

    Horay usooco ustaad Nadara

  • @muhannedmohamoud638
    @muhannedmohamoud638 2 години тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedBadri-kb7tf
    @MaxamedBadri-kb7tf 2 години тому +2

    Maasha Allaah illaahay ha Guulayo dhamaan dadka muslimiinta ah EE ay Xasuuqa Dilka barakaca iyo burburinta Duqeeymaha joogtada ah KU hayaan ururka Argagixisada Yuhuuda EE Israaiil EE u hogaamiyaha u yahay Caddawga Diinta islaamka EE Benjamin Netanyahu Iyo dhamaan Xulufadiisa illaahay ha ka Qabto Umada muslimiinta ah illaahay ha Quweeyo muslimiinta Garabkooda illaahay Hagallo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 години тому +2

    Waa khiyaano kale dawlada rasmiga ah ee lubnaan ka jirtaa waa xisbullah

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 3 години тому +2

    Caawa anaa u horey palastiin allaa u maqan

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 3 години тому +1

    Allah ha guuleeyo Muqaawamada🤲🏼 guul inshaAllah.
    Xabada joojin aysan Qaza ku jirin waa maxay😡

  • @FoneyeRaabi
    @FoneyeRaabi 3 години тому +1

    Xisbiga wacdaraha uu dhigay ayaa lagu xurmeynayaa gaza allah ayaa u maqan mahadsanid nadaara

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 години тому +1

    ❤wcs ❤ xisbulahi + xamas + xutiyinta =alahu akbar ❤

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 3 години тому +2

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @faraxguled4904
    @faraxguled4904 3 години тому +3

    Alxh allh jabiyo cadawga

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Годину тому

      Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 години тому +1

    Machaallah

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 2 години тому +1

    Xuuti yaman guul alawsii

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 2 години тому +1

    Wcs wrx wariye Nadaara 📺 Nadaara show

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 години тому +2

    MA XAA UDIIDEY XABAD JOOJIIN GAZA.ALLAHAYOW GAZA U GARGAAR YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +2

    XISBULLAH MAXAY KA TIRI ?

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 години тому +2

    Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xissbolla Qaazaa O Nabaad Noqonin Xissbolla Mayilesoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sugowsiyat4405
    @sugowsiyat4405 3 години тому +1

    Wcs nadaara TV guul xamas ND xisbullah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 години тому +1

    Xamaas maa lagu horeeyo

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle3827 3 години тому +1

    Wcsb mahadsanid weriye Nadaara.yahuuda Allaha jebi falastin guul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 години тому +2

    GAZA OO HOLCEYSA MEY XISBIGA 60 MAALMOOD SEEXANAYAN. ?

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 3 години тому +1

    WCS WR WB yaa Xaaji Nadaara 🙏🤝🙏

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 години тому +2

    Israel Nabadeedu waxay Kuxirantahay Ineey
    #Talviv iyo Dhamaan ARDUL-SHAAM,
    Isaga Guurto.
    Wixiikale oo Lagasheekeeyaaba Waa Cantarabaqash iyo Dhalanteed.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Годину тому +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 години тому +1

    Wcs wr wbr walaalkeen

  • @HajiJeybarton
    @HajiJeybarton Годину тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته استاذ عبدالقادر نطار

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 3 години тому +2

    Xabad jojinta xisbullah waxa qa horeeya ta gaza munaafaqada reer galbeedka iney maqline

    • @fadumoali7402
      @fadumoali7402 2 години тому +1

      Waa run Qaza u bahan xabad joojinta

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 години тому +2

    Burburka Mareykanka Diyaradisi eey kageysteyn yaa qaadan In dib u dhiska Xarumaha Adeega bulshada kuwa matida ee lawada dumiyay Bideyn oo fashilmay yaa warkisa qaadan.

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 3 години тому +1

    ❤❤Wcs habeen wacan ❤❤#Sabaax

  • @AadanTalaasoow
    @AadanTalaasoow 26 хвилин тому

    Insha Allah

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 2 години тому +1

    Wcs

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn 2 години тому

    Waaryaahe ilaahay bari oo waysayso oo yiqiinyeelo ilaahaybari intaad bini aadan baryeyso wysayso masjidkagal kasa kusaqiri ibma aadankee ilahsyba qalbiyada dadka maamula isaga isudhiib sxb hadii aad tasamayso wad heli waxku caawiya meelkale majirto loonoqdaa alle mooye taasniyada geli faysbuug bara bulshada allaa xukuma dadkan isticmaala iasgaa alle kuso hanuunin kii ku caawinlahaa wax fahan alah haku saqiro muslimiinta aamiin aamiin

  • @MuminaMohamud
    @MuminaMohamud 27 хвилин тому

    Yuhuuda qayaano ayey wadaa markii la joojiyo ayaga ayaa bilaabaayo dulmiga, owlaadii ayaa runta tusey.Macalinka iyo owlaadaba Allah ha u gargaaro Allahuma Ameen Ameen Ameen.

  • @moussafourreh2892
    @moussafourreh2892 3 години тому +1

    Cawa wad dahday macalim big respect 🙏🙏🙏🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴

  • @ahmedadan5393
    @ahmedadan5393 2 години тому +1

    Hisbullah wa laga baqi, waxaay dulka la jareen cithanki Israel. Gaza alle ayaan guul uga rajeyneyna

  • @aden3425
    @aden3425 3 години тому +1

    Guul falastine inshaallah

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 години тому +1

    Wcs sxb

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 години тому +1

    Qaar badan oo suniga lubnan ah iyo gaalada lubnan joogta waa wada basaasiin.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 3 години тому +1

    ILLAHAY CABSI IYO CULEYS HA GALIYO ISRAIL INCHAALLAH

  • @maxamedsh.xassen4211
    @maxamedsh.xassen4211 2 години тому +1

    Asc nadara tanima aha xabadjojin lakin waa neefgosasho wana qiyano larabo inxududka horay losogudbo kadibnalabacsado xizbiga

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 3 години тому +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah inshallah

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 2 години тому +1

    Yuhuudan markii la kululeeyo waxay rabaan xabad joojin,

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 години тому

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @khaliddayib-r1d
    @khaliddayib-r1d 2 години тому +1

    Lkn hadii xisbulaah ay heshiis qaadato
    waxay noqonaysaa khiyaamo ay dagaalka ugabaxayaan xamaas 😢

  • @Manipoi1
    @Manipoi1 Годину тому

    Wcs. Wllhi. Warkagu. Waa. Ifaraxgaliyay. Jecliyaa. Hahuuda. Jabkooda

  • @Seynab-c9h
    @Seynab-c9h 2 години тому +1

    Reer Gaza xaaladooda xisbiga maxay ka yeeli doonaan

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla 3 години тому +1

    Caza alla u maqan 😢 اللهم لاتترك غزة وحدها يارب لاتخلي عن غزة🤲🏻 حسبي الله ونعم الوكيل في كل ظالم ☝️

  • @DahabomohamedSocdal
    @DahabomohamedSocdal 2 години тому +1

    Naxariis looqabo.mahan ee waxa loo cabsaday Israel hadey waxa maslaxayan halsano reer falastiin lama laayen

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 Годину тому

    Somalida waxaeya kumahamada ninaki jogalagwaya soojifasaa lagahalaa ee Ilaahay dhabaraka hakajibiya waa jahuuda cabasi iyo aragagaxa Ilaahay hakuarido

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 3 години тому +1

    Mareykaka iyo fraciska wexey no cadeynisa iney keyb ka yihine xasuuqa

  • @mohamedomaraden-fz1bm
    @mohamedomaraden-fz1bm Годину тому

    Wa iska hadal an jirin

  • @Qaali12
    @Qaali12 3 години тому +1

    Wcs wrwb Nadara

  • @NuroHirsi-m9s
    @NuroHirsi-m9s Годину тому

    Thank you 100%

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 години тому +1

    Arrinta webiga ma yeeli doontaa

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 3 години тому +1

    Allah akbar Allah akbar

  • @ABDIRAZAKHIISISMAIL
    @ABDIRAZAKHIISISMAIL 35 хвилин тому

    Usdaad koormaa nakta laga gelini🤣🫡🦁✌️😎

  • @mohamedosmansamatar7381
    @mohamedosmansamatar7381 Годину тому

    Wcs Nadaaro

  • @JawhirOmar
    @JawhirOmar 9 хвилин тому

    ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 3 години тому +1

    Dawlad lubnan miyaa jirta

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 36 хвилин тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 Годину тому

    ❤🇵🇸❤🇱🇧❤

  • @shabeelcawil117
    @shabeelcawil117 Годину тому

    Asc nadaara

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 3 години тому +1

    nabadu hadiyad kuma timado wa in xabada sanka la iska galiyo tas waye mesha nabad lagu helaa adrow

  • @habibaali5036
    @habibaali5036 Годину тому

    Caqliga Carabtu waa Caqli Caruur Maraykanku waaka dilaya una Odayeeya ooy sidii Caamadii Xalka ka sugaan. YAAB

  • @RrrttyyDffgg
    @RrrttyyDffgg 2 години тому +1

    😅

  • @firstlady6086
    @firstlady6086 Годину тому

    😊

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 2 години тому +1

    Waxa walba Waxa Iga daran dad xabado isuwata hadana kadacwonayo Waxa nano adegsadey hub kimika aha o cano ma sugeysey😂😂😂😂

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 3 години тому +1

    Xabbad joojintu ma maraykan iyo faransiiska ayaa gelaya.? Kkkkk
    Waa munaafaqiin yuhuud badbaadinaya,
    Xisbullaahi jaanis lagu gaadayo weeyo.

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 3 години тому +1

    waxba kama jiran waye taas maraykan iyo frnce isril ayay la jiran Lubnan wa la shirqolaya xbulh ha iska jirto!

  • @xirsi-x5m
    @xirsi-x5m 3 години тому +1

    😮😮😮😮😮😮😮

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Годину тому

    Mareykanku 60 kaas cisho reer qaza ayuu rabaa inuu ku galgasho

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 3 години тому +1

    Majirto xabad jooji. Waa beentii
    Munaafiqnta waa been.
    .

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 6 хвилин тому

    Qaramada midoobey ma waxaa laqata marka loobahan yahay oo kaliya

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 3 години тому +1

    WWW❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 56 хвилин тому

    aaway gaza iyaga waa la leynayaa miyaa

  • @yassindahir333yassindahir33
    @yassindahir333yassindahir33 3 години тому +1

    Ware qayre qaba

  • @saidasabrie3422
    @saidasabrie3422 Годину тому

    Heshiiska haddi ay Gaza iyo Hamas ay maqantahay yeeysan yeelin waa heshiis shirqoola waa in ay meelwalba xabbad joojinta ka dhacdo meelwalbo ahaatana mid waarto. Yeeysan yeelin waxaan jirin ha laba jabbaraan dagaalka ilaa lagu dhawaaqo xabbad joojin run ah!!! Wa saas

  • @Ortho-Surgeon
    @Ortho-Surgeon Годину тому

    3 war mawduuceed in ladhageeysto inaan qasab kudhageysto 11 xayisiin oo waliba badhtamaha wada ah fadlan cadaalad maaha sheikh nadaarow....Dadka daawan ama dhageysan hala qadariyo oo qayb kamid ah xayisiinta waliba qaybta dambe gadaal warka kabacdi hala geeyo macal qadarin sheikh nadaarow fadlan....sidan cadaalad maaha.

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Годину тому

    ASC kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    yukreen majirijirte mise waa joogi jirtey ayaa lagu murmi doonaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Годину тому

    RUUSHKA AYAA RABA INUU SUN AMA HUB KIIMIKO AH LA DHACO UKRAINE

  • @Dirirka585
    @Dirirka585 Годину тому

    yuhudey jigre idin ku dhac yaasinku waa jagagac leyaye

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 11 хвилин тому

    war hooy lubnaan way shirqoolaysaa xisbulaah arintaas waa khalad er cisbulaah walaah haday yeelaan hadalka maraykan iyo yuhuud way khasaarayaan ee digtoonaada cisbulaaheey

  • @abdiahmed6995
    @abdiahmed6995 Годину тому

    Nadaarow yaa kaa mamnuucay in aad ka hadasho arrimaha Somalia fakirkaagana ka dhiibato miyaadan u dhalan mise dan Kama lihidid.

  • @adamenow9947
    @adamenow9947 Годину тому

    Hubka dhamaadey Israel hub aa loo geynaa 60 Malin hub ku filan in ay qataan mafiicno xabad joojin maqawamada

  • @MustafeHassan-y3v
    @MustafeHassan-y3v 29 хвилин тому

    Nadaara diinta ma baranin miyaa Israel (cs) nabi buu ahaa ee waxaad tidhaa jew dheh aar somali diin ma baran miyaa nadaara naga baandhee warka aad tabineyso markaad universal ka shaqeyn jirtay warka aad sheegayso waad naga baandhan jirtay ugaas

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 2 години тому +1

    🥺..🥺..🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 22 хвилини тому +1

    Wcs

  • @ahmedkariye101
    @ahmedkariye101 3 години тому +1

    waxba kama jiran waye taas maraykan iyo frnce isril ayay la jiran Lubnan wa la shirqolaya xbulh ha iska jirto!

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 2 години тому

    🥺..🥺..🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho