Maxaa Kala Qabsaday Maayirka Burco & Badhasaabka Togdheer?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому +1

    Kani sweden buukumaqanyahsy ee burcoy dhagsraha iska ogow...

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому +1

    2 nin oo is dacweeynaya. Ayaah hal gobal wada xukuma. Hadal xumada ayaah uga daran

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt 2 місяці тому

    KAA AFKA CAD AYAA LA QAATAY EE ARDAYDA U DOODAYA KAA MAYOR KA AH WAA BADHACIYE HADAL JILICSAN.MAYER KII HORE LIBAX BUU AHAA MEEL AAR KA KACAY ATOOR FADHISAY

  • @alidahirwarsame4345
    @alidahirwarsame4345 2 місяці тому

    Odayga meel kale ayuu la maray hadalka Barasaabka.wuxuu ka hadlayay khatarta iyo xil kas yaridda dareewaladda.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому

    Mayorku waa runtiis
    Waa in la joojiyaa baabuurtan faraha badan ee soo dhowaynta lagu sameeyo
    Madaxweynuhuna yaanu 10 gaadhi kabadan kaxaysan isaga wefdigiisuba, markuu wefdi u baxayo iyo 10 soo dhowaysa ka badan looma baahna
    Madaxdu ha xishooto oo dhasalaalaqa looma baahna

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 2 місяці тому

    Xiis miyaanu garaneyn waa Qurba joog,waxa mayerku ka hadlay maba uu fahmin.

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 2 місяці тому

    Badhasaabkii waa Qalday dalkaba yaa wada kaa jaamacada haystaa waa Qurba joog.
    Dadka Qurba joogto waa waayo Arag,gaadiidku waa Aafo.

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkk aqligaga ma Sweden & burco ayaad is barbardhig ku sameneysah.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому

    Shaqadii dhalinyaradu qaban lahayd waa idinkaa idinku 60 sanadood ku dul jooga ee u baneeya, bal odaygan badhasaabka ah eeg waa ardaydii 60 kii ilaa maanta wuu soo taagan yahay, oday orod oo iska naso fadlan

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 місяці тому

    Beenale Beenale Beenale waa kuwa ku xiran lascanod & intii kale ku dhamaden gojecade

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Ogaan baaloo jiifhayaa reer burco waa kuday colaad muuse rabo .

  • @KusyJi-wm4xt
    @KusyJi-wm4xt 2 місяці тому

    FULAYNIMADA MUSE JUUDAAN EE 100 KA BAABUUR WADATA YUU KA BAQAYAA EE 100 KALENA SOO DHOWEEYAAN SHIL WUU IMANAYAA LAAKIN LABADAN NIN LABADABA HALA BEDELO IYAGAA ISU MUUQDA

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Ceebtan day muuse dhigay gobolkii raga ninkani burco halagubo wuuyeelayaa wlee ee ogaada baraarka, dantalaguwato ee aan burco wax ka aqoon..