ABDIKARIN ALI SHAH | ALI ZAKI | SAALAX SANAAG | MAAME | QASIIDO NABI AMAN | OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • ARTIST: ABDIKARIN ALI SHAH | ALI ZAKI | SAALAX SANAAG | MAAME
    MELODY: ABDIKARIN ALI SHAH
    LYRICS: ALI DHANAANAYE
    MUSIC: MAFTUX CADCEED
    CAMERA: AHMED AK
    EDITING: CAYDARUUS ISMAIL
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @hadiamustaphe3561
    @hadiamustaphe3561 2 роки тому +475

    War nabigu wuxuu inoo zheegay inuu musicu xaaraan yahay idinkuna Amaantiisii bad sareysaanba subxanallah 🥺😟
    Hadaad nebiga jecezhahy sunadiisa raaca ﷺ

    • @fadumocali4949
      @fadumocali4949 2 роки тому +5

      Scw

    • @athnaan_abdulahi
      @athnaan_abdulahi 2 роки тому +8

      Wallahi been maaha ummadii way fasahaadeen

    • @mohamdabdulle6195
      @mohamdabdulle6195 2 роки тому +6

      Wahaabizam adeer awalba Nabigeena Mohamed NNKH madan jecleen orda umada Somaliayed allaha idin ka qabto

    • @istaahilciise3860
      @istaahilciise3860 2 роки тому +3

      scw

    • @jaamaccawil-jagle
      @jaamaccawil-jagle 2 роки тому +4

      @@mohamdabdulle6195 ma waxaad oran doontaa music ama in music la saaro waaa xalaal oo way banaantahay

  • @user-hg9ef9ic5f
    @user-hg9ef9ic5f 2 роки тому +22

    love this qasiido am ur btother from 🇪🇹🇪🇹
    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @mohamedomar1246
    @mohamedomar1246 2 роки тому +210

    War ilhy ka baqa heesta naga daya nabiga codkiina ku amana oo musica joojiya bleas😔😰😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏

  • @abdullahi77.
    @abdullahi77. 6 місяців тому +55

    Waxaan dhageysanaya qasiidadaan 11 ,March 2024 malin isniin ah kowda bisha barakeysan ee ramadaan ❤ ☪️ 🕋 🕌

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому +44

    ku qiray oo kuma dafirin xuskaagana galin madeyn dadkana waan ku jeclahay ya rasulalaahi ♥️

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-zm8uu2cc2y
      @user-zm8uu2cc2y 5 місяців тому

      ❤❤❤❤❤

  • @badraxirsi2345
    @badraxirsi2345 2 роки тому +90

    لم نراك يا رسول الله لكننا نحبك ٠😭❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +296

    No twitter ❌ No Facebook
    No Instagram ❌ No UA-cam
    But over 2 billion followers
    That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ

  • @Ladnamohamed58
    @Ladnamohamed58 6 місяців тому +99

    Inta dawanya ramadanti 2024 oo bil wax ka yar ka hadheen 🥺hadad iga danbayso 👍

    • @manaalciise7982
      @manaalciise7982 6 місяців тому +2

    • @ConfusedDriftwood-ky5zf
      @ConfusedDriftwood-ky5zf 6 місяців тому +1

      😂

    • @farxiyocabdala1752
      @farxiyocabdala1752 6 місяців тому +2

      Caawo ramadan kow yahay habiin isnin ah ayaan dawa haaya ane alxamdulilaah alle hayna siiyo ramadaan qeerkisa❤❤

    • @awo2023
      @awo2023 6 місяців тому

      Hada oo ay thy maalinti 2 ee ramadaanta 2024❤❤

    • @hamdaali1393
      @hamdaali1393 5 місяців тому

      Imika oo ay tahay 7 ayan daawanaya alx😢

  • @amuunaxmed642
    @amuunaxmed642 2 роки тому +78

    goorme nabi amankii lasaaray music oo hees laga dhigay😢😭

    • @madaradan2085
      @madaradan2085 Рік тому

      Wxad taqaniid ka sheekeee 😂😂😂

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 Рік тому +1

      Waa qasiido😂😂😂muhiimadu Music a Maaha Waa saliga Nebiga صلى الله عليه وسلم 👑💗

    • @maxamedabdifitah5650
      @maxamedabdifitah5650 5 місяців тому

      Scwscw​@@engmuuseofficial1519

  • @lovemamahooyomcn1735
    @lovemamahooyomcn1735 2 роки тому +21

    Peace be upon him ❤️ صلى الله عليه وسلم ❤️ scw ❤️

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 2 роки тому +65

    Raggeedi🥰👑Salatullah Calayka Ya Nabi SCW♥️

  • @user-vk6is6bx6i
    @user-vk6is6bx6i 6 місяців тому +17

    Inta 2024 daawaneysa ayago soman

  • @shaxshaxshaxshax6533
    @shaxshaxshaxshax6533 Рік тому +6

    Fadliga nabigeena scw iyo fadliga bisha ramadaan ilaahey murugada iyo walwalka haiga qaado 😢😢😢😢😢yaaarabiiii

  • @maxamedcabdi9907
    @maxamedcabdi9907 2 роки тому +23

    Scw kusaliya nabigena suban MAXAMED ❤❤❤❤❤

  • @istaahilmahdi3687
    @istaahilmahdi3687 2 роки тому +43

    1:-A.kaream Ali zhaah
    2:-mohamed maame
    3:-zaalax zanaag
    4:-Ali zaki
    Kuuu qirey kuma dafirrin
    xuzkaagana gellin ma deyn
    Dadkana waan kuu jeclee
    Calayka zalaatulaah dhaha
    Salalaahu calayhi wasalam ❤

  • @caamit9769
    @caamit9769 2 роки тому +45

    Qofkii ugu udgoonka badnaa
    Ugu quruxda badna
    Kusalina nabigeena muxamad scw scw.

    • @caamit9769
      @caamit9769 2 роки тому +1

      Scw scw scw

    • @hussen910
      @hussen910 Рік тому

      Maxmuus and the G8j5s3èeèeethy3untr 06j

    • @user-re1td5in5f
      @user-re1td5in5f 6 місяців тому

      Salaahu caleywaslim🎉❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@caamit9769😊❤😊❤❤😊😊❤😊😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 місяців тому

      ​@@caamit9769😊❤😊❤😊😊❤❤😊❤

  • @aimarolol6812
    @aimarolol6812 2 роки тому +50

    Ilmahan il baan Uga Baqaa Waa Maxay Laxamo Uu Sameeyaa Abdikarim Ali Shaah. Wuu Buuxin Karaa Booskii Legend Abdikarim Farah Qaarey (Jiir) AHN. Hoggaanka Fanka Casirga Hore Usoco 💯🔥

  • @abokorxamdi9348
    @abokorxamdi9348 Рік тому +16

    Ala muxuu wakhtigu cararayaa ramaadtan daawanayey teedi Kle 10 cisho ka hadhy iLaHow khaatumada kheyr noogu khatiM😭❤️

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 2 роки тому +43

    Nebiga ku Saliya Scw Scw Scw ❤❤❤🥰🥰🥰🙏🙏

  • @abdulahiqasim5702
    @abdulahiqasim5702 Рік тому +6

    ku qiray oo kuma dafirin xuskagana galin madeyn dadkana wankuu jeclahaye caleyka salatullah dhaha celyk salatullah dhaha salatullah caleyka dhaha salatullah caleyka yaa nabi cawa bisha ramadan waa kow alle ha naga dhigo kuwa khyrka ka faideystay adna hada so radisay nabi amanka likte ha ila dhafin 🤲🏼🤲🏼🥰🥰

  • @cabaatohofficial3177
    @cabaatohofficial3177 2 роки тому +23

    M.MaaMe Da Yarta Koodii Hit Voice🥰

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 2 роки тому +23

    Laxanka: Abdikarin ali shaah
    Another Level Fanan macal Mulaxeyste❤

  • @abdulahiahmed6459
    @abdulahiahmed6459 2 роки тому +37

    Cabdikariin iyo salax sanag cod eebe ku manaystay 😇

  • @user-vn2qm5ue5z
    @user-vn2qm5ue5z 6 місяців тому +1

    Alhamdulilah ramadan mabarag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samriyechannel1890
    @samriyechannel1890 2 роки тому +5

    M.a cali saki Zxp codkaaga alle hakuubarakeeyo adaa ugucodmacaan cabdikariin kusoraaca intanabiga jecel kusaliya xabiibkeena muxamed scw allow intii nabiga jecel dambigooda dhaaf

  • @mustafamuse1906
    @mustafamuse1906 2 роки тому +12

    walaalheena somaliland wa ku mahadsan tihiin nabi amaanta nabigeena maxamed ku salino dhamaanteena scw scw scw scw scw

  • @Sakariye_Akabe
    @Sakariye_Akabe 2 роки тому +14

    Mohamed Maame, Saalax Sanaag, Cali Zaki iyp boqorkii fanka Cabdikariin cali shaah.
    Cajiib.♥️

  • @keynaanpharmacy3382
    @keynaanpharmacy3382 3 місяці тому

    m.sh❤❤❤❤❤ kusaliya nabigeena mohamed (scw)

  • @user-xg3jp4qd1x
    @user-xg3jp4qd1x 10 місяців тому +3

    Nabiga iyo ilaahay way diideen musica raalina kama aha walaalayaal markaa iska daaya😢😢

  • @abdilahimohamed-xg3ei
    @abdilahimohamed-xg3ei 6 місяців тому +55

    Inta 2024 like dhacku siii😂

  • @apdiyrahmaan
    @apdiyrahmaan 2 роки тому +27

    Saaalah abdirizak mohameth, abdikariinka
    , maame, aliga duula
    Hawraar laayab layaap 🔥🔥🔥

    • @LeelooHajii
      @LeelooHajii 5 місяців тому

      🎉🎉🇱🇾🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @chirehmariam560
    @chirehmariam560 Рік тому +6

    Vous êtes des champions,je peut rien dire de votres voix se comme trés bien❤❤❤❤❤❤😊😊😊😮😮😮😊❤😊😮❤😊❤😊❤❤❤❤❤❤😮❤😊❤😮❤😊😮❤😊😮❤😊❤😊😮❤

  • @king_ipriyoz47
    @king_ipriyoz47 Рік тому +23

    Waxan dhagesanaya ano nolol xun kujira anigo single ah anigo aan waxba baran iyo anigoon shaqayn ILAHAY waxan kabar yaya Ramadanta ramanteda xigta is badal wayn Insha Allah 😢😢 2_4_2023

    • @hodanali7447
      @hodanali7447 11 місяців тому

      Insha allah wll waxaa jeceshahay allaha kusiiyo aduun io aakhiro

    • @Cute1-p1j
      @Cute1-p1j 7 місяців тому

      I.a wll😢❤❤❤❤

    • @SalmoosOmar
      @SalmoosOmar 6 місяців тому

      Ma iska aragtay isbadal walal ilahay hakubarakeye

    • @user-nq2md9fy8y
      @user-nq2md9fy8y 6 місяців тому

      Qoraalkagan waxan arkay 2024 abayo ma is badashay😢😢

    • @king_ipriyoz47
      @king_ipriyoz47 6 місяців тому +1

      ​@@SalmoosOmarhaa wll Masha Allah in badan is badalay AllxamdulilaH

  • @dowsey640
    @dowsey640 Рік тому +3

    Waaba soo gashee kusali nabiga scw❤❤

  • @user-np7lw6py8s
    @user-np7lw6py8s 6 місяців тому +11

    Inta,daawanaysa 2024 iyagoo sooman,❤❤asc wllo

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 2 роки тому +13

    Cabdikariin cali shaah iyo mahamed maame another level

  • @iqradeeqaxmedsahal8559
    @iqradeeqaxmedsahal8559 2 роки тому +50

    Maaame abdikrin Ali shaah best voice golden

  • @PremierSansDebut
    @PremierSansDebut 8 місяців тому +1

    Que la Paix soit sur tout etre qui aime le Créateur de la Paix.
    Il est la Paix Lui même
    Merci j’ai écouter et pleurer de joie 🎉Allah la honorer cet Homme bénédiction et salut éternel à son âme pure , que l’éternel Vivant le couvre éternellement de son Amour
    Il mérite que nous chantions nuit et jour pour cet élu MachaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Merci pour cet écoute que Dieu vous accorde ça proximité éternel avec le maître des humains et djinn Saydna Mohamed 🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 2 роки тому +79

    عليه صلاة افضل وأتم التسليم حبيبنا الغالي😘😍

  • @Calansida143
    @Calansida143 5 місяців тому +2

    Waxaan horey u dhegaystay sanad ka hor maantana waxaan dhegaysanayaa ramadaan oo ah 15 ama 25/03/2024 maalin isniin ah
    Scw scw scw
    Jasakallaah
    Walaalahay maxamed,saalax,cabdikariin iyo cali

  • @NimcoHuseen-ms8fp
    @NimcoHuseen-ms8fp Рік тому +3

    Al maamo qurux waye micna Marka shiikha m.a waaaaaw zaalx zng c/kariim sidookalee calisaki m.a 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 dhamaan ilovy❤ Ramadan Mubarak 😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Ismahanciiro
      @Ismahanciiro 7 місяців тому

      Qurux weekend dhamaantood😂😂😂😂😂😂kusali nabigeenamuxamed scwscw scwscw❤❤❤😊

  • @MohamedAhmed-iw7gd
    @MohamedAhmed-iw7gd Рік тому +19

    Masha Allah ♥️🖤💜💙💚💛🧡💟💯

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka8487 2 роки тому +5

    Msha allh macalinki weyna abdi karin Ali shah iyo ardeydisa aad ban idin salmaYa music naga yareya waa ramadan sida kale okey waye

  • @queenqawanshorts693
    @queenqawanshorts693 2 роки тому +17

    3 Kale Mesha Cod Kuma Hayaan Waban Is Dhafiyay The Only Legend Abdikariin Ali Shah Cadi Mahan

    • @ugbaadkeyse2824
      @ugbaadkeyse2824 2 роки тому

      Inadeerka sii fiicaan u taageer waan kula jecelnahay fanankena wiilaash kale Na codkoda ha yaasin ilaahay cod u siiyay hadan lays inkirayn

    • @roodamuuse5971
      @roodamuuse5971 2 роки тому

      Anaa kulamida wllhi ☝️

    • @hassansheikhahmed8903
      @hassansheikhahmed8903 2 роки тому

      Waaaadhab

    • @MawlidAbdiMoh-cx6dz
      @MawlidAbdiMoh-cx6dz Рік тому

      Hh mesha ali Zaki marayo inta kale waa qashin😂

  • @mumtazahmed917
    @mumtazahmed917 Рік тому +5

    Scw scw scw scw ❤❤

  • @djcatooshproduction5523
    @djcatooshproduction5523 Рік тому +2

    MANSHA ALLAH RAMADAN KARIIM

  • @park--jimza2358
    @park--jimza2358 2 роки тому +14

    Tan waaba hees caadiyee😭😢 (scw)

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 6 місяців тому +1

    صلى على محمد ❤

  • @subeermowliid9174
    @subeermowliid9174 2 роки тому +15

    Sheekh salax sanaag ft sheikh maame ft sheikh ina all Shah ft sheikh ali zaki🥰my boys legend 💙 ❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому +7

    masha Allah dhaman ku saliya rasuulkeen salalahu calehi wa salam ilahay ha inaga dhigo kuwuu u shafeeco

  • @zultanburco2441
    @zultanburco2441 2 роки тому +8

    maaame iyo cabdikarin cli shah ugu cod mcn😙😙😙

  • @Sahromohamed-vz7br
    @Sahromohamed-vz7br 6 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +39

    Scw ❤
    Lkn tan waba heees cadiya😂

  • @hananbea661
    @hananbea661 Рік тому +5

    Udgoon badnow ilaahay hanaga dhigo kuwi dariqaga raca scw scw ❤❤❤❤

  • @hamzahoussein1513
    @hamzahoussein1513 2 роки тому +60

    Mashallah 😍 another level laxanka abdikarim ali shah 🔥✅

  • @khaliilcawil9500
    @khaliilcawil9500 Рік тому +2

    Warwaamaxay music bilaamusi ku amaana nabiga waad fiicantiihiin❤❤❤

  • @nasimasead2419
    @nasimasead2419 2 роки тому +5

    Music iyo nabi amaaanka kale saaar ☺️

  • @suldaankammt398
    @suldaankammt398 2 роки тому +2

    Nebi amaanki ay qaaden socdaal iyo balbalarka uunban xasuustey iyo legends kn aakhiro meel lagumwada xisaabniyo 👍🥨

  • @mohdhiibsane8656
    @mohdhiibsane8656 2 роки тому +7

    Abwaan ali dhanaaniye iyo legend abdikariin ali shaah 🙏🙏👐👐👐

  • @user-pi6fb8ke4x
    @user-pi6fb8ke4x 5 місяців тому +1

    M.a bishan allow khayrkeeda nasii Amiin🤲🤲🤲

  • @israinanour4367
    @israinanour4367 2 роки тому +3

    Maxamed mame salax sanaag ali ziki abdikariim ali inoloda wani tageraa marwalba madxa ii saran tihiin walalahayga an jecelahy alha ini xifdiyo 💞💖💗🥰💋💋❤💋

  • @asmaahmed9917
    @asmaahmed9917 2 роки тому +2

    Bisinka nabi scw ka daaya music iyo is ruxaaa💔😢😢😢

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 Рік тому +4

    masha allah keep going hawraar music

  • @aapokhalid2538
    @aapokhalid2538 2 роки тому +2

    Qasiidatan wey iga gadan tahy marka la soo sarey ilaa hda isku si ban u dhageysanaya wale💯❤️🙏🙏

  • @abdicasiisaadandirir6726
    @abdicasiisaadandirir6726 2 роки тому +95

    Hawraar music production another Level💔😊.
    Ramadaan kariim walalhayga islaamka meel kasta oo aad Joogtaan❤️.

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +54

    HMP Another level RaMaDaN my Islamic brothers wherever ♥️

    • @ishwaaqcismaan6669
      @ishwaaqcismaan6669 2 роки тому +4

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰

    • @mohamass6916
      @mohamass6916 2 роки тому +3

      @@ishwaaqcismaan6669 ⁰⁰⁰

    • @deeqocaliwate349
      @deeqocaliwate349 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @samsamahmed2456
      @samsamahmed2456 Рік тому

      ​@@mohamass6916 ❤❤

  • @sagaliinappe5346
    @sagaliinappe5346 2 роки тому +16

    Salah sanaag poqorka Codka m.a❤️

  • @haldooraqaniosman3710
    @haldooraqaniosman3710 2 роки тому +2

    Cabdikariim ali shah another level weeye inankaas cumaamada

  • @abdirahman_jamalloffical5111
    @abdirahman_jamalloffical5111 2 роки тому +8

    Abdikariin Ali shaaH...😇🤗

  • @RuweydoCali-u7w
    @RuweydoCali-u7w День тому

    Maasha allah❤❤😢😢😢 dhammaan😢😢😢😢

  • @Gadhay
    @Gadhay 2 роки тому +4

    ᴀʙᴅɪᴋᴀʀɪɪᴍ ᴀʟɪ sʜᴀᴀʜ ᴏɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ 🔥

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 Рік тому +2

    Qalbigayga ayaa aad utabatay mansh allaah 😢😥😥😥😥😥😥😥❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍💖💖💖

  • @abdiimaan695
    @abdiimaan695 Рік тому +16

    MashaAllah❤🖤💜💙💚💛🧡

  • @HaawoluulMohamed
    @HaawoluulMohamed 3 місяці тому

    Maasha Allah maasha Allah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdinasir4271
    @abdinasir4271 2 роки тому +4

    Apdikariim ali Shah Niika kalliye San tagero boqorka codka 🤩👑

  • @Cabdiraxmaanmaxamuudgmai-yr1gk

    Clkariin codka Allah' hakuudaayo wll❤❤kusaliya nabigeena maxamed scw❤scw❤❤❤❤❤

  • @adoontiialle3331
    @adoontiialle3331 2 роки тому +5

    Maxamed Maama number One laysma xaqire ❤️

  • @samatalisabdullahi8558
    @samatalisabdullahi8558 2 роки тому +2

    Mame inta wadata codka loveta haila dhaafin 😍😍

  • @faadumomohmed8942
    @faadumomohmed8942 2 роки тому +4

    Fanaanin isku eg masha Allah ❤️🥀

  • @xamdagopta
    @xamdagopta 6 місяців тому +2

    Kusali nabigena suban swc ❤😢

  • @nasteexoabdi2131
    @nasteexoabdi2131 2 роки тому +5

    Another Level ina Shaah Laxankiisa

  • @HaawoluulMohamed
    @HaawoluulMohamed 3 місяці тому

    Maasha Allah maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amiinshaakir
    @Amiinshaakir 2 роки тому +9

    Mashaallh scw 🥰🥰

  • @KhadijaSufi-xr7ll
    @KhadijaSufi-xr7ll 2 місяці тому

    MASHA Allah❤️🧡💛💚💙💜🖤

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 2 роки тому +4

    Masha Allah saalax sanag iyo cabdi kakim Cali saki iyo maxamed maame keep going wll

  • @shadiyahassan5008
    @shadiyahassan5008 2 роки тому +1

    Ala maxa sakhraan nabiga bartay 🤩. Scw scw ❤️

  • @hooshayan6376
    @hooshayan6376 2 роки тому +3

    Maasha allah

  • @user-on2hn6su7u
    @user-on2hn6su7u 6 місяців тому +1

    Subxanaalahh ilahayo nodinbi daf amen 😢saliga nabiga iyo hess subxanaalahh San miyad waxfican kusameysen hada idinka😢😮

  • @ayaanhusain1374
    @ayaanhusain1374 Рік тому +3

    Dami weye music ee alla kacabsada wllal haku hesinina rasuulka NNKH😗❤❤💋

  • @cabdulahiCali-v1h
    @cabdulahiCali-v1h Місяць тому +1

    Masho Allah❤❤❤

  • @user-xl4rh8fn5w
    @user-xl4rh8fn5w 6 місяців тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +10

    Ramadaan Kariim🌙❤️

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 6 місяців тому

    nebigii dunidoo mugdiya indhaha udilaaciyee iftiink idaaraow dariiiqa ku toosiyow dadkiisa uhiiliyee ku qiry oo kuma dafirin xuskaagn gelin mdeyn dadkna waan ku jeclee salaamulah yaanebi 🥺❤

  • @jabirnuuradan2490
    @jabirnuuradan2490 2 роки тому +4

    Cabdikariin cali shaah👏👏👏👏👏👏👏

  • @nimaomar5107
    @nimaomar5107 5 місяців тому

    Machallah ❤ Allah aa inii barakeyo

  • @deeqmawliid6284
    @deeqmawliid6284 2 роки тому +4

    Cabdikariin cali shaah best song tagero buxda ku ahay wllky ❤

  • @okeyy7625
    @okeyy7625 Рік тому +2

    عليه أفضل الصلاة وأتم التسليم

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 2 роки тому +10

    Mahamed maame legend codkisa cidna gaadhi mayso

    • @abuukaryare8415
      @abuukaryare8415 2 роки тому

      Kkkk waa isku xaartay cabdi kariin cali shah mesha fadhiya maame ayaa ka hadleysaa

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 2 роки тому

      @@abuukaryare8415 laga baray laga Badi imaka maame ka saameyn badan😂

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak633 2 роки тому +1

    Xata nabi amaankii heeso ayaa laga dhigay subxanallah

  • @anizamuuse1265
    @anizamuuse1265 2 роки тому +8

    1:Maame 2: ali shah 3:sanag 4:zaki codkina alle haydin barakeyo fanaaninteyda