WAXYAABIHI NA QABSADAY ANIGA & ADNA INTA LA DIYAARINAYAY SUPRISE AMIIRA QURUX || QOSOLKA ADUUNKA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 164

  • @Sacdiyoibraahim-d8i
    @Sacdiyoibraahim-d8i 7 днів тому +47

    Nasraay nasabaa tahoo waaxaa tahay nuuriyaay nalkaa ifayaaya ee aaduunkaba nuuriyoo❤❤❤❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 днів тому +40

    Kusaliya nabigeena mihammad scw❤🕋☝🏼

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 7 днів тому +25

    Team amira qurux one like ❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 7 днів тому +17

    M.a❤❤ keep going my sister Nasra Cadey ❤❤ coming soon Mss 1Milyan inshallah Asxabta nasradeena Aa babino❤❤🎉🎉

  • @MohamudAbdi-mk1tz
    @MohamudAbdi-mk1tz 7 днів тому +15

    Vedio hadiyadaha inta sugaysa like saaara

  • @MinhaajAbdullahi-of1wi
    @MinhaajAbdullahi-of1wi 7 днів тому +10

    Nasroy Videoga hadiyadaha ayan sugeynaa from Team Amiira❤🎉

  • @FartuunMaxamuud-uu4mz
    @FartuunMaxamuud-uu4mz 7 днів тому +19

    Intii kufaraxdy solabashada abeera🎉❤

  • @user-ki2cl1ox3e
    @user-ki2cl1ox3e 6 днів тому +1

    M.a nasraayyy walahi madaxa noo Saran thy because of Amiiradeena iyo Adoo Awalba Ahaa Nasradeena🎉❤❤

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 7 днів тому +1

    MAASHAA ALLAAH MARWOOYINKA SHAFATA BADAN IYO AMIIRO QURUX HOOYO QIIMO BADAN ISKU WAARA AAMIIN

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 7 днів тому +3

    Nasra sharaf badan ina Abtidoon sidaan kuu jeclahay lee. Wallahi habeenkii hoolka lagaa wacay oo la dhahay qof caan ah ayaa soo galaaya Nasra Abtidooooon!! waan farxad ooyay Wallahi inaan madasha joogo ayay ila noqotay❤

  • @NaajuNajuuna
    @NaajuNajuuna 7 днів тому +5

    Horta anigu markad labisneyd waxa modayay inad xajigaga utagtay xaflad sanad guro samaysanayso ayaan modayaay

  • @MaryamaHassan-in6dy
    @MaryamaHassan-in6dy 7 днів тому +5

    Wllhi waa ooyy ani xitaa markaa maslaxa lagaa wacay oo hddane hddashay hddne tix yar oo macaan latimid markaa dhahday asiim hooyadiis arakaaku waa ii abshir ilinta iga so daadaty calosha murug ka dareeymay magaca hooyo aad baan u jeclahay hddne hddii gabay lagu amaanaayo ❤kuma sii jirto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤️ love you maama zeynab

  • @user-vu4hl4yj6w
    @user-vu4hl4yj6w 7 днів тому +10

    Nasra qofta yutubarada ugu jeclahay horay usoco ❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 7 днів тому +1

    Nasri qalbi u roon sidaa uga farxiday Allah kaga farxiya Amiira inay lugaheeda ku istaagay horumarka waan ku faraxnay nasra insha Allah milyan kabadan baa Allah kaga baryay Allah ku xifdiyo aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️

  • @FartuunCabdullaahi-uo5nq
    @FartuunCabdullaahi-uo5nq 7 днів тому +7

    nasra cadey wan kusalamay abyo wan kutagera walhi❤❤

  • @user-jv7op1ue3m
    @user-jv7op1ue3m 7 днів тому +3

    Bismillah dhudhumasho ku dishay be😂😂adna waa dadashay mashallaah waa qof qalbi fcn walhi❤

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m 7 днів тому +6

    First one always

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 7 днів тому +3

    Masha allah 😊

  • @aaminoibraahim1679
    @aaminoibraahim1679 7 днів тому +2

    Asxaaweey haday tol iyo qaraawonimo ay jirto nasro quruxbadan milyanka aan gaarsiino inshaaallaah

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 7 днів тому +3

    Nasra 1M geliya asxby🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmiiroMaxamud-xz4fo
    @AmiiroMaxamud-xz4fo 7 днів тому +6

    Plz amiira igusalaam ifuuli plz ❤

  • @user-vo8xx6hh7f
    @user-vo8xx6hh7f 7 днів тому +1

    Mashaa allah🎉❤

  • @faadumo5838
    @faadumo5838 7 днів тому +1

    Masha allah ❤❤

  • @fartuunabuukar1398
    @fartuunabuukar1398 7 днів тому +2

    Waa nixisey nasro iyo amiira isla joginaa ❤

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 7 днів тому +3

    Mshaa allaah

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 7 днів тому +15

    Masha aliha ❤

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan 7 днів тому +2

    Dawlada cusmaniyinta meesha ay ku fuban plz vedio nooga soo samee nasraay❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 7 днів тому +1

    Masha allha

  • @Arsenalgoated
    @Arsenalgoated 4 дні тому

    Waa ku mahadsan tahay. Sida ad noo tuugsatay ❤❤❤Waa kaftan

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 7 днів тому

    Nasra keep going 1M insha alh 🎉

  • @masturaMohamett-sh5co
    @masturaMohamett-sh5co 7 днів тому +3

    Nasradeyda caashaqa hora usoco hpo❤

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v 7 днів тому

    Masha Allah ❤

  • @nimoco401
    @nimoco401 7 днів тому +3

    Tem nasiro waan idin jecelhay ❤❤

  • @user-nl5sf9ep4p
    @user-nl5sf9ep4p 7 днів тому

    Masha alllha quruxeeyi allhe ha idiin xafido

  • @xamdiClraxmaan
    @xamdiClraxmaan 7 днів тому +1

    Mnshanallh hmblyo 🎉

  • @AbdisalaamMaxamed-mi2hc
    @AbdisalaamMaxamed-mi2hc 7 днів тому +2

    Team king cayda one 👍

  • @JawaahirAbuukarJeylani
    @JawaahirAbuukarJeylani 7 днів тому

    Masha. alah

  • @user-qs9um4bs1y
    @user-qs9um4bs1y 7 днів тому

    Waryaaada nasro 1m kutuuura❤🎉

  • @Muna-op6oz
    @Muna-op6oz 7 днів тому

    Mnshallah nasra cadey aaad ayaan kujaclaahay allah malin nakulansiyo mcnto isdii wllshay abahay iyo hoyadey dhaleen Mnshallah Mnshallah ❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 7 днів тому

    Masha allha ❤❤❤❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 7 днів тому

    Masha alah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 7 днів тому

    Masha allaa❤❤❤

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv 7 днів тому +3

    Video maxa uso dherayn wydy wlhi saddexdino is hely funny tihin illahy dib ha ini kulansiyo😢

  • @maxamedahmed4061
    @maxamedahmed4061 7 днів тому

    2Milyan inshallah Asxabta nasradeena Aa babino❤❤🎉🎉

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 7 днів тому

    Mashallah

  • @CabdiCabdullahi-vc5xs
    @CabdiCabdullahi-vc5xs 7 днів тому

    Hi Nasro abtidoon keep going ❤❤🎉🎉 abaayo Sharaf bdn❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @FathiKhalif-i2h
    @FathiKhalif-i2h 7 днів тому

    M.a keep ging ❤❤

  • @safiyosaafi7667
    @safiyosaafi7667 7 днів тому +1

    Macalimadeena ❤❤❤wanku salamay

  • @hijabi-were
    @hijabi-were 7 днів тому +1

    99 Names of Allah. Name one💜

  • @ArfonDaud
    @ArfonDaud 7 днів тому

    Nasra abay qof wanagsan batehe alakuhifthiyo❤

  • @nabiilaibrahim4351
    @nabiilaibrahim4351 7 днів тому +2

    Waxaa farxd ii eh asigoo second yalo inaa hore ka firsado

  • @muniilovely5643
    @muniilovely5643 6 днів тому

    Masha alaah❤❤❤

  • @NadiifocabulaahiafraxNadiifoca
    @NadiifocabulaahiafraxNadiifoca 7 днів тому +2

    ❤❤❤tem Amiira❤❤

  • @ikraanmohamud8227
    @ikraanmohamud8227 7 днів тому

    Qofki ugu horeyey ❤

  • @user-xw8xw3gm2p
    @user-xw8xw3gm2p 7 днів тому +1

    Nasro hooyo ardayad waa macalimad cunto wllhi nasro waku jecelahsy 3u baayo dhiga u sharaf badnow❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 7 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan ❤🙏

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 7 днів тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 7 днів тому +1

    Legendary is helay😂😂

  • @SamaraaAbaas
    @SamaraaAbaas 7 днів тому

    Walahi.waan.ku.farxay..❤❤❤❤❤

  • @user-jl7bh9po3y
    @user-jl7bh9po3y 7 днів тому +1

    Team amiiro qurux ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 7 днів тому +3

    Wlhi anaa koow ka ah inta farxad laoyday waligey maiso marayo kadir iiga cajiibsan 🙌🥰

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 7 днів тому +2

    Wlhi taariikh baad idinku dhacdey😂😂😂😂 fariido way il dheertahy hadeyba ku garatay wlhi

  • @user-ih3qd9um6r
    @user-ih3qd9um6r 6 днів тому

    nasro abaayo waan ku jacelaha❤

  • @FilsanMahamedaxme-rk7zy
    @FilsanMahamedaxme-rk7zy 7 днів тому +1

    Nasro Anagana sabras nogu imow🥰

  • @kingabuu129
    @kingabuu129 7 днів тому

    Wsc keep going my sister

  • @yussufmohamed-jx4nt
    @yussufmohamed-jx4nt 7 днів тому

    Wllshy nasro coming sooon 1m

  • @naimaahmed3853
    @naimaahmed3853 7 днів тому +2

    Nasra caajisnimada iska dhaaf muuqalkan baleeg sida ula soo raagtey😅😅

  • @user-vj5hg8ns6p
    @user-vj5hg8ns6p 7 днів тому +2

    Iitukso kulah ada tugsi yaqne nag HG is not easy 😂😂😂

  • @user-xw8xw3gm2p
    @user-xw8xw3gm2p 7 днів тому

    Halista lagu shegayo waa nasro❤❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 7 днів тому

    Boqoradena Amiira Qurux mel ay kujirto ma lega wayo❤

  • @user-nm9hu7od6r
    @user-nm9hu7od6r 7 днів тому

    Mash allh gbdhann waa jeclahy allha xfido cunto walbo aan karinayo hda aqano xita Wan ka dawada

  • @geenyo4890
    @geenyo4890 7 днів тому

    No 1🎉🎉🎉

  • @umuridwaan.1610
    @umuridwaan.1610 7 днів тому +6

    Nasra faan jeclaa 🤣 Nasra tuugsi mahan hadaa dadka waa lakasbadaaa isla weyni meshaa kama shaqeeso

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 7 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 🙏🥰❤️

    • @nasra_abtidoon
      @nasra_abtidoon  7 днів тому

      Isla weyni ma ahee kaftan le iga tahay

  • @mumtazmicrajhassan6899
    @mumtazmicrajhassan6899 7 днів тому +2

    Basra abtidoon❤❤❤

  • @ZaamiyaAbdalla12
    @ZaamiyaAbdalla12 7 днів тому +3

    See wax yeelay nasraay😂😂😂😂

  • @maryanfarey2831
    @maryanfarey2831 7 днів тому

    Wlhi nasro ani xitaa waan ilmeeyay faraxd darteed

  • @Cqaadirnuurcaaliya
    @Cqaadirnuurcaaliya 7 днів тому

    Haa wllhi isla hdaa ooynoyaa

  • @user-cl3im3tj5e
    @user-cl3im3tj5e 7 днів тому +1

    First one😂❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 7 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir❤ Ado mahadsan 🙏

  • @Bushra-td1bh
    @Bushra-td1bh 7 днів тому

    Coming soon lm

  • @SalmoMaxamed-ko1pc
    @SalmoMaxamed-ko1pc 7 днів тому

    Nasaro walhi amiiro bas kamafarxin angadhan❤❤

  • @faatimacadey9541
    @faatimacadey9541 7 днів тому

    Nasra cdy xppptii wlh zaaid ayaan ugu farxay waxaan inaan is aragny aniga iyo adiga cml
    Xpptii allaah iikaa.xifdiyo ilaahy dartiisa kuu jeclhy

  • @cumarcusmaan5751
    @cumarcusmaan5751 7 днів тому

    Nasra aragtada kow kuu taageerey ❤❤❤

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 7 днів тому +2

    Adi itugso kulaha bahdil weyna😂

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 7 днів тому +2

    TEAM SAMIYA ONE LIKE ❤👍

    • @aaminamukhtaar7667
      @aaminamukhtaar7667 7 днів тому

      Oo markaas meeshaan ma waxaad ku qaldaysaa UA-cam ka samia mise taageernimada ayaa kaa badatay miyaa warbal xishoo

    • @AhmedMagaal
      @AhmedMagaal 7 днів тому

      Abyo ado mahdsan ka sar yotubk waxa Ada sodhigtya

  • @Liiiiyaan
    @Liiiiyaan 7 днів тому +1

    Nasra videoka giftiga noo soo gali😢

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 7 днів тому

    Ayy ayy kadis 😢

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 7 днів тому

    Vedio waa Qosal miidhan 😅😅😅..nice vedio

  • @JamilaaAli-zl5mh
    @JamilaaAli-zl5mh 7 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @M.saadaam
    @M.saadaam 7 днів тому

    Please like ii saara

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 7 днів тому

    Manshalah supposed funny 😁😂

  • @user-jy1qn6bq8r
    @user-jy1qn6bq8r 7 днів тому

    Qosol badanaa nasro wayabte

  • @nimraahmed6367
    @nimraahmed6367 7 днів тому

    Nasro cdey adigne suprice kugu iman rbaa 1m mrka gartid 😂❤

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 7 днів тому

    ❤❣️❤️

  • @sarohussein9913
    @sarohussein9913 7 днів тому

    Waxaan kuurajaynaayaa horumar waara

  • @mimia3572
    @mimia3572 7 днів тому

    M.a

  • @UbaxSaalax-k3h
    @UbaxSaalax-k3h 4 дні тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-gz8hd1nx7t
    @user-gz8hd1nx7t 7 днів тому

    Xamasad aheyd wlhi😂😂😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 днів тому

    Salaam Funny Girls

  • @user-qw4ny5rp8z
    @user-qw4ny5rp8z 7 днів тому

    Nasrooy waa ku jeclanahay waxaan la oynay

  • @SleepyAbyssinianCat-bn4dh
    @SleepyAbyssinianCat-bn4dh 7 днів тому +1

    Inta ila yaban like😂

  • @luulyarow5966
    @luulyarow5966 7 днів тому

    nasromaashaAllh❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 7 днів тому

      Asc wll qli plz igu so bir Ado mahadsan 🥰🙏