BURCO | waxay caan ku tahay 4 shay..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • I N S T A G R A M: @qays.qayser
    T W I T T E R : @qaysqayser
    F A C E B O O K: @qaysqayser
    Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.

КОМЕНТАРІ • 478

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 3 роки тому +289

    Qofka aqoonta leh waxaad ka garanaysaa warbixintiisa, halka UA-cam'rs kale fadhi ku dirir iyo wax aan Macon lahay inoo soo gudbiyaan.
    Waar channel kan 100k hala gaadhsiiyo.....from Hargeisa

    • @hamdahassan1073
      @hamdahassan1073 3 роки тому +2

      waa runta huno walhi maskaxda waxbaraty waa laga garta😍😍😍

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +60

    Burco waa bartii ugu horeysay ee lagaga dhawaaqay Jamhuuriyadda Barakaysan 💚💬❤️

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 3 роки тому +103

    Keep Going brother Qays 👏👏

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 3 роки тому +113

    Gobolka ragga wxa lo idhaahda macala hablaha rag u dhigma😂kulli ragbaanu nahaye nagu qaata😂❤️

  • @Bakayle22
    @Bakayle22 3 роки тому +68

    1:59 odayga dhagaxa ku tuuraya drone-ta 😅

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 3 роки тому +13

    UA-camrkii ugu horeeeyay ee sayalada burco siwacan us oo duubaa. ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ sxb aad baan kuugu mahad celinayaa

  • @idilhasan1119
    @idilhasan1119 3 роки тому +29

    Wiilkan axsan camera 🎥 maan allah haku xafido walkey from mugdisho 🇸🇴❤️🙏

    • @fasoffasof
      @fasoffasof 3 роки тому

      Wll somaliland wa goobol ka tiirsan somalia 🇸🇴 🇸🇴🤲🏽😏

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 3 роки тому +79

    Laascaanod Kaalay Wll Gobolkii Darawishta, Gobolka ugu taariikhda Badan Somaliland waan hubaa in si gobonimo leh laguu soo dhawaynayo Goobo Badan Oo Taariikhi ahna lagu gayn doono.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 роки тому +10

      Darawish iyo magaca somaliland isma leh somalia sax

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 роки тому +3

      Waa runta meesha tarikh wayn ayaa taala

    • @iiddeeq7399
      @iiddeeq7399 3 роки тому +13

      @@deeqoali57 cuqdadu mawanagsane iskasaar wll

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 3 роки тому +4

      @@deeqoali57 🤣🤣🤣🤣😂😂😂 waa gu qabatay waxa isqadanin donay ino dadka uu sheego

    • @MubarakAli-hi9tx
      @MubarakAli-hi9tx 3 роки тому +1

      Hhhhhhhhh

  • @yousufmunye8524
    @yousufmunye8524 3 роки тому +2

    Qeys Yare, I real liked your channel. Masha Allah. Waxaan aad iyo aad uga helay taariikhda, dhaqanka, iyo rashinka kale ee an Somaliga ahayn ee soo tabisid. Its very educational. Keep going on and best wishes.

  • @asiaabdirizak8772
    @asiaabdirizak8772 3 роки тому +14

    Togdheer gobalkaygi
    Burco waan u xisay insha allah hadanan dhiman wax badan oo sharaftadiya waan soo celin.❤️

  • @shaafiabokor3205
    @shaafiabokor3205 3 роки тому +13

    Kaasina wuxu ahaa Wariye qays oo burco inooga soo waramaya 😁😂

  • @ziciidofficial7182
    @ziciidofficial7182 3 роки тому +7

    Keep going qays qaysar for the first time aan dawaday muuqaalkaaga waan kuu subscribe gareeyay because waad u qalantaa mxa yeelay wxd tahy qof creativity ah oo hadana productive ah oo soo bandhigaya muuqaalo qurux badan oo tayo leh waxna laga faaidayo. Keep going ayaan ku leeyahay hadan hayo inaan ku siiyo 1million subs wlhi waan ku siin lahaa beacuse waad u qalantaa.

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 3 роки тому +6

    Xaqiiq dadkeenu waa dad qalbi wanaagsan somalilanders💚💬❤🥰😇💪

  • @najmaabdullahi4809
    @najmaabdullahi4809 3 роки тому +2

    Walaahi waa runtiis ninkan. Waxaan xasuustaa saylada Burco oo adhigu iyo dadku adhigu badanyahay. Hadda waan naxay markaan arkay, sawirkaas weligay maskaxdayda kama baxo

  • @ahmedomar985
    @ahmedomar985 3 роки тому +50

    Burco home of legends💚

  • @indhocase8428
    @indhocase8428 3 роки тому +27

    Sxb nin wax laga faa'iidayaa tahee hore u soco. Waxa aan aad u jeclahay muuqaladaada, in kastoo aan dhawaan kugu soo biiray haddan waa kula socdaa imika. GUULAYSO✊

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 3 роки тому +1

      Anigoo arkaayaa Nimanyahow awow iyo awow iyo abkaan sheegto
      Iyo aniga abidkay ma arag iibsi lacageede.
      Adduun buu lahaan jirey raaggaan ku isirraa waaye
      Ololahaan wax kaga qaybsan jirey ululuf
      duullaane.
      Mar uun baan amaamuday waxaan aabahay faline;
      Afar waxaan u dhaxay tuuladii awrta loo raraye.
      Albaabkii Burcaan imid anoo aaladii sida’e
      Amminkiiba la yimid sidii eegta lay yahaye.
      Ooggii horey nagu kaceen adhi dillaalkiiye
      Dad iimaanka laga qaaday baa noo aloogsadaye.
      Amakaagay goortay wankii adhaxda tuujeene
      Intaa weeye iyo ma’ahadii la is ilaaqaayey
      Asaraartankii baa qalbiga aad wax ii dhimaye.
      Afka reer magaaluhu yaqaan waan ka oodnahaye
      Ii-maroojihii bay khatalay kii aan aaminaye.
      Afar bawlad laga gooyey bay igu aluubeene
      Anigoo arkaayaa gacmaha laygu iibsadaye.
      Kuwo boqonta ood laga sudhay ila ahaayeene
      Usha jeedal iyo suufaf bay igu illaaweene.
      Ashcaartaba rag baa iga badshee idinku weydiiya

  • @aliMohamed-ev3wr
    @aliMohamed-ev3wr 3 роки тому +5

    Sxp, your inspiration to All Young Somalis... Qayis, sxp keep going forward.. Greetings From Turkey 🇹🇷

    • @m.h.c6849
      @m.h.c6849 2 роки тому

      @@socdaalfilmsvlogs kee

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 роки тому +4

    Walalo abdirahman UA-camrka keliyee magaladiisi iyo gobolkiisiba u hagar baxay wan rajeynaya inay reer burcana kugu taageeri doonan kuguna faani doona hore usoco hanaka caajisin inaad soo gudbiso wxyabaha iyo sumacadii gobolkeen👏👏

  • @kulmiyelyrics2834
    @kulmiyelyrics2834 3 роки тому +5

    Thank you so much bro
    Magaaladaydii oo 2016 iigu danbaysay baad isoo xasuusisay macal gambadha oo aan casarkii ka shaaheen jira walahi xasuus baan galay, aad baad u mahadsantahy wll video gaa quruxda badan ee aad waqtiga galisay .

  • @drsnuura5307
    @drsnuura5307 3 роки тому

    Mansh allha hooree usooco walalal qali qays waxatahy qofan jecelhy darilhy wuxisay burco insha allha biisan damadkeeda

  • @abdurahmanjaylani7253
    @abdurahmanjaylani7253 3 роки тому +1

    My Home Burco
    Qays qayser zxp Hore u soco u leyahey nin talent UA-camr nimo LeH tahey

  • @ahmedubahle2112
    @ahmedubahle2112 3 роки тому +4

    Gobalkaygii togdheer iyo magaladu Burco Muqaal qiimo badan iyo meel xasuus mudan hore soco sxb

  • @halaazivlogs9846
    @halaazivlogs9846 3 роки тому +13

    Bro hore uzoco alleH haku sharFee
    Azxaptii burcana chanelka kumaad soo csuumin ragii waawenyo #jeesto iyo akhyaarti klapa

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 роки тому +3

    Eidi rabadan ba iigu dambaysaY saylada burco 😓😓😓😓 from caasimada hargeisa 😪

  • @axmedcabdillahiaadan185
    @axmedcabdillahiaadan185 3 роки тому +2

    asc bro waaxaan kaasoo salaamyaa gobolka sanaag erigavo zhp malin uun kalay cerigabo waxay leedahay goobo badan oo dalxiis le sida buurta DAALLO , SURAD iyo goobooyin kale oo dalxiis ah sida buurta rabshiga mana soo koobi karayogoobaha dalxiiska mgaladanu leedahay incha allah i hope you one day inaad timaado waayo waa gobolkii awoowayaasha

  • @AbuMuaad1
    @AbuMuaad1 3 роки тому +3

    Maasha Allaah muuqaalo qurxoon ayd noo soo diyaariseen wll waad mahadsantihiin
    waa wax lagu farxo in dalkeenu saas u quxoon yahay, dadkuna badanaa ma soo duubaan muuqaaladan aad soo gudbiseen oo kale.
    Waxan ma mid ahay qurba joogta dalka ka tagay iga oo yaryar waa u baahanay in aan quruxda dalka aragno.
    LAAKIIN Wll hal codsi ayaan wataa fadlan musikada naga ka daaya oo heesa bilaaa musicda ah ama gabayo noo saara
    Mahadsanidiin👍🏽✌🏽

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 роки тому +2

    Gurigaas runtii inla dhiso ayuu ubaahan yahay memorial ahaan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 роки тому +9

    Asc Somaaliland ictaraafkeedu waxuu imanayaa Sedex wax markay ka dhacaan Somaliland
    1-waa marka la dhiso oo si fiican loo qalabeeyo halkii lagaga dhawaaqay somaaliland.
    2-Marka la soo celiyo suuqii xoolaha Somaali oo dhan ugu waynaa ee xoolaha nool lagu iibin jiray.
    3-waa marka la dhisi labadii bridge iyo sedexdii school ee laga dumiyey gobolka.

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +5

    0:02
    Qayzow haddaan idinla kaftamoo adiga iyo ugbaad aragsanba waxad u qosol egtihiin bisada Tom Jerry 😂 🤣 😂

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 3 роки тому

    Mnshlh wll qays qayser hore u soco wajigaagu iguma cusba wxd ahed reer burcadii hore

  • @iskaciyare1075
    @iskaciyare1075 3 роки тому +4

    Mansha Allah , Sxb waxaad noqanaysa abdisalan hareri oo kale I like warbixintaada hadalkaaga iyo waliba waxyaabo dhaqan inoo ahaa oo aad na xasuusiseey

  • @basheali683
    @basheali683 3 роки тому

    ASC INDRO AAD BAAD UGU MAHADSANTAHY BAARNAJIYADA DA AAD NOSO GUBISO JASAKALLAH toronto canada ka daawada mahadsand indr🙏🙏🙏🙏

  • @hamdimohamed6552
    @hamdimohamed6552 3 роки тому +8

    Mashallah walahi real UA-camr baad tahay lagama daalayo dawashadada ila qaramigaga 😅 so badi

  • @nasraslbnduale4221
    @nasraslbnduale4221 3 роки тому +1

    Qays qaysar wankuwata wll
    Wax faaido leh ayaad nosoo gudbisaa
    Wadku mahadsantahay warbixinta wacan ee aad
    Gobolkaygi kasoo jeedisay 👏

  • @sihaamje97mohamed28
    @sihaamje97mohamed28 3 роки тому +1

    Mash allah qays salansare sida aad wax nokuso gudibineyso waanu kahelnay thanks wallal qali huray u soco

  • @ikramfarah
    @ikramfarah 3 роки тому +1

    3:56 cajiib wlhi odaygaas waxan kusoo xasuustay gabaygii Ismail mire Allah u naxariistee
    "Anigoo arakayaa gacmaha laygu iibsadayee"

  • @iskufilanbeauty
    @iskufilanbeauty 3 роки тому +12

    This was so nice. Thank you for showing us this. 🧡

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 роки тому

      are you the girl with the cooking channel?

  • @iamabdorahman5910
    @iamabdorahman5910 3 роки тому +2

    Masha allah Run ahaantii wax badan ayaan ka bartay magaalada burco hawl qurux badan basd haysa waxaan rajaynayaa inaad gobolada kalena soo booqato hore usoco 🤚

  • @amaladan2467
    @amaladan2467 3 роки тому +3

    Burcadeydiiiii ❤️❤️❤️❤️ xasuus please walalo more videos kasoo duub Burco and thank you for this one 🌹🌹

  • @dreamgirl9136
    @dreamgirl9136 3 роки тому +1

    Masha alh qaysar
    Your tube page has benefited a lot🥰

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 3 роки тому +1

    Maashallah magaalada Burco, magaalo madaxda gobolka Toghdheer, Qaranka Jamhuuriyada Soomaaliyeed

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 3 роки тому +2

    My home😭😭😭😭😭😭😭😭xasuus aan caadi aheen, I think suuqa xoolaha baarsiigo ayuu agtisa yahay waxaan daganaa Hodan qaylo 1992. I miss you my home see you soon insha allah.❤💚

  • @QD7071
    @QD7071 3 роки тому +2

    MashaAllah so beautiful our country wllkay qays ticket aan soo jaranayaaye ma iga balan qaadaysa inaa wadanka isoo kala bareysid 😃😃

  • @abdis70
    @abdis70 3 роки тому

    Qays wuxuu ku fiicnaa Weriye heer Qarran. Waa reer magaal BASHAASH ah oo Qalbi furran.

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 3 роки тому +24

    Dhawaaqii xornimo burcuu ka dhashoo💚💭❤️

    • @dharaaroxasuustood1559
      @dharaaroxasuustood1559 3 роки тому

      booramuu ka dhacay shirkii dhaqan galay

    • @haifaalie7279
      @haifaalie7279 3 роки тому +3

      Wax khayr leh lagagama dhawaaqin hadii wax khayr leh lagu dhawaaqay gurigu sidaas uma casilnaadeen

    • @Niciimaa
      @Niciimaa 3 роки тому +1

      @@haifaalie7279 caaac😂

    • @haifaalie7279
      @haifaalie7279 3 роки тому +1

      Mayee cuuuuc

    • @Niciimaa
      @Niciimaa 3 роки тому +1

      @@haifaalie7279 🙄shaqo yeelo niicdayo madhaxana meelaha la qabo

  • @naimaahmed9966
    @naimaahmed9966 3 роки тому +3

    That's my beautiful city Burco I'm miss so much 😥😥😥😥😥😥😥😥😥💞💞💞💞💓💓💓💓💓 keeping going bro 😘😘😘😘

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 3 роки тому +1

    Waa uxiisey magalaydii Waa ku mahadsan thy muuqalka qurxon Ee aad ka diyaarisey wll

  • @abdirahmanahmed9114
    @abdirahmanahmed9114 3 роки тому +1

    masha allah barnaamijkaan aad baan uga helay walaahi
    teeda kale axby majiraa quf iigu caawin kara heesta kabanka ah ee dul saaran magaceeda.

  • @Ibrahim-gm2bo
    @Ibrahim-gm2bo 3 роки тому +4

    You are the best Somali blogger! Keep it up!

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 3 роки тому +16

    Mnsha alllh burco hoygii laga asaasay jamuriyada somaliland ❤♥️❤♥️💪

  • @abdifatahjama7087
    @abdifatahjama7087 3 роки тому +1

    MaNshallah so badi muuqalad magalad burco laga gayon maye intad awodid hore usoco wll guulaso

  • @hamsehazard5662
    @hamsehazard5662 3 роки тому +1

    Sxp heesta inta ugu danbeysa aad kusoo dartay magaceeda iisoo sheeg brother.

  • @Teisir
    @Teisir 2 роки тому +1

    Aqontaada Ku Mel mareysaa Huno Halagu Deydo Legend gan🙏😓Qays Qayser Keep going Pro

  • @saedahmed8004
    @saedahmed8004 2 роки тому

    Maashaa Allah waa xiiso badnaa laakin muuqaalo magaalooyinka iyo nolosha dhabta ah noo keen kuwaasi aa loo baahan

  • @fathiamuktar1368
    @fathiamuktar1368 3 роки тому +3

    Mnshaa allaha burco waa magaalo aan jeclhy malin uun waan tagi Inshaa allaah 🙏👌

  • @mowlidnour6636
    @mowlidnour6636 3 роки тому +1

    Inkastoon ka so dahay you tube channel kga wxd noo so bandhigay barnaamujiyo tayo leh wakhti iyo kharashba galy oo faaido noo leh waxana kga barany dalkayga hooyo keep going wll🙏

  • @haywareerin266
    @haywareerin266 3 роки тому +2

    Maansha Allah my home and my house is right behind you brother✅

  • @user-cr5tw6cr3n
    @user-cr5tw6cr3n 3 роки тому +27

    Nio ninkan qays walhi waa hogaamiye hadalkisana anad ka dalahayn saaxiib codsi sidaa you tuber Somalida ee madhxay Haa adeegsan waxay so gudbiyan waa top barnaamijyada aad imika so gudbisa

  • @khadarfarah585
    @khadarfarah585 3 роки тому +1

    masha allaah wll qays qaysar raga kala ee waxyaabo badan ayaad kaga duwan tahay

  • @guushaboqortooyo5778
    @guushaboqortooyo5778 3 роки тому +2

    Waa Barnaamij Aad U Wanaagsan Guullayso Walaal Somalilander From Vienna Austria

  • @sagalaxmed1233
    @sagalaxmed1233 3 роки тому +1

    Keep going my brother hore usoco wllky qalbiganka jecelnahay ruuntii wadankaaga ku farxsanoow brother

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 3 роки тому +1

    Mnsh allah keep going
    UA-camr aad uu qiimo badan weyi

  • @abdirazakbashiir7199
    @abdirazakbashiir7199 3 роки тому +1

    Magalada burco iyo dadkedaba si khaas ah ayan ujeclahy ❤🙏from Bosaaso

  • @richghost6004
    @richghost6004 3 роки тому +12

    Another level really, go up forever. 🔥

    • @hasriosnmohajssad665
      @hasriosnmohajssad665 3 роки тому

      SSD Chemical Solution Activation Whatsapp: +8801308685025 We Clean We Purchase Black Notes Any One Universal SSD Chemical Globally SSD,Solution,Chemical,Activation +919667037689 We +559591216367 Purchase Black Notes Any One Universal SSD Chemical

  • @abdixiis5779
    @abdixiis5779 3 роки тому +4

    Walhi sxb qali qaysow malinan fogayn wangadhayna hamigena
    Tas ana huba lagen keep going

  • @anjashorts
    @anjashorts 3 роки тому +1

    Mashaallah wllkey Qeys waa video complete ah wax ka dhimana aysan jirin 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mootech4
    @mootech4 3 роки тому +1

    masha allah akhi you doing well keep up bro waanu kaafaaidan barnamujkaagan

  • @mariarabla5197
    @mariarabla5197 3 роки тому +5

    Masha Allah gobolkaygii ayaad joogtaa bulshada igu salaan wllo waan uxiisay

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 3 роки тому +2

    Burco, somaliland💚💬❤🥰😇💪

  • @abrahammo497
    @abrahammo497 3 роки тому +2

    Waa sbbtan ileen dadka xmar ila joogo dhan ay ku jecladen ama ku tageran gobolka togdheer ama burco 🥰🥰

  • @suhaibduco4496
    @suhaibduco4496 3 роки тому +1

    Mxn u xiisey meeshan yaraanti kuso barbaarey seylada burco❤✅

  • @ubaxubaxx9272
    @ubaxubaxx9272 3 роки тому +3

    Saxiib, u doing good keep it up, plz tell us more somaliland village how they live, houses jobs,

  • @beautychannel6104
    @beautychannel6104 3 роки тому +2

    Beautiful my country i miss you so much

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 3 роки тому +3

    Mnsha allah meheradii Ganbadha 2017 igu danbaysay viva Goblka Ragga

  • @mariamibrahim7592
    @mariamibrahim7592 2 роки тому

    Machaallah thank you Somalia 🇸🇴💖

  • @enhfurre1262
    @enhfurre1262 3 роки тому +1

    Keep going prother qays

  • @hamzemohamed916
    @hamzemohamed916 3 роки тому +1

    Zhp wlhi aad io aad ban kutagraa best vlogger 🙏karaamo kuu hayaa zhp❤

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 роки тому +2

    Wll kudaysho mudan qays qaysar♥️♥️♥️🇸🇴♥️

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 3 роки тому

    Qays qayser wll mcn noo so laabo from burco🥰❣

  • @igmanhashi5686
    @igmanhashi5686 3 роки тому +4

    mnsha allah reer burco wan jecelhy

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 3 роки тому

    Nin yahow barnaamiyada wan jeclahay horay u soco from 🇩🇰 kala socda inta somalilandta ah naga daah isticmaji somali u dhaxeeh

  • @mohamednur137
    @mohamednur137 3 роки тому +1

    Mansha allah warbixin qeyma leh. Salaan from BD

  • @abdirashidabdirisakahmed8796
    @abdirashidabdirisakahmed8796 3 роки тому +1

    sool ban kugu sugayba pro keep going waxa isoo jiitay xadardaada runti vlog wala duuba lkin cid kugu qadhi mayso

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 3 роки тому +13

    Xoola la iibiyo labbaa loo qaybiyaa
    1) ahmin--> waa ka la dhoofiyo oo waa lab qudha oo aad u naaxsan oo la dhufaanay , ( waanu ka qaalisanyay ka daabaxaa)
    2) daabax----> waa ka qaliinka ama dhaqashada loo iibsado
    Horta anaku reer burco ahaan sidaas baan u qaybinaa 3:21 ayn arkay inaanu wiilku erayga ahmin hore u fahmin

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 3 роки тому

      Jaqiiq
      Mayna jirin inader

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 роки тому +1

      @@sahramoha2430
      Kuwa ahbinkaa markay yaryar yiin ee kuwii waa waynaa ee quruxda lahaa ahayn baa la dhahaa "jiqiiq" wll💜

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 3 роки тому +1

      @@ayaansiciid765 haa wixiibaan yara maqlay mana fahansanih😂mahadsanid inader

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 3 роки тому

      @@sahramoha2430
      Adaa mudan, hiliblaan ku dhalin oo daabaqadaadan askarta kala baxsan 😂😂 hadii kle wd fahmi lahayd

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 3 роки тому

      @@ayaansiciid765 😂😂

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 3 роки тому +3

    Great historic place burao 💚💨💓

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 роки тому +1

    Maantan kusoo biiray Mansha allah. Waxyaabo badan baan kaga helay chanelkan. Thanks

  • @maftuuxlyrics6145
    @maftuuxlyrics6145 3 роки тому

    Ganbadha way shaah macantahay shp maqaxida kaliye shaah mcn kaliye doonto waye burco
    Shp abdirahman waxan my leyahay hore u soco 🚶‍♂️

  • @abdiazizhussein1375
    @abdiazizhussein1375 3 роки тому +1

    Best Somali UA-camr keep going Bro

  • @cayduruushonesty5951
    @cayduruushonesty5951 3 роки тому +1

    Maacha alah wlllo nice muuqal wanaagsn

  • @Shankaroon_991
    @Shankaroon_991 3 роки тому

    Nio burco yaa igeeya Abdirahmanow waan kusii raaci lahaaye wad nagaso baxsaty

  • @ahmedmuxumedcabdi4725
    @ahmedmuxumedcabdi4725 3 роки тому +1

    Hore usoco pro of mine 🥰🥰

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 місяців тому

    Qeys qeysar the one and only legend

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +4

    Legend is always legend qays 🛸

  • @guiledvlogs2996
    @guiledvlogs2996 3 роки тому +3

    Qays qayser hore uso wllkey ❤

  • @amiiribraahimjibriil7055
    @amiiribraahimjibriil7055 3 роки тому +1

    Gobalkaygii Burco qasy zhp keep going pro

  • @Anabsulieman4
    @Anabsulieman4 3 роки тому +7

    channel wlhi faaido leh talent cusub weeye youtuberda kle ka eryo meesha kkkkkkkkk.

  • @jaabirmohamadali6782
    @jaabirmohamadali6782 3 роки тому +2

    Mansha allaah, muuqaal qiimo leh

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 3 роки тому +2

    Mashallah my brother keep going 👍👍🌹❤️🌹

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +1

    Dadkeenu waa dad qalbi wanagsan.❤

  • @mohamedaden3713
    @mohamedaden3713 3 роки тому +2

    My prother Qeyz qaysar keeeep going ❤️✅🔥