Socdaalkaygii Saylac | my journey To saylac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Qaybta 2aad iyaduna xiiso gaar ah ayay wadataa ha sugi waayina isha allah
    I N S T A G R A M: @qays.qayser
    T W I T T E R : @qaysqayser
    F A C E B O O K: @qaysqayser
    Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.
    My Facebook Page
    m.facebook.com...
    My instagram page
    www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 803

  • @maxamedcabdinuur360
    @maxamedcabdinuur360 3 роки тому +107

    Nabada iyo barwaaqada Allah ha usiyaadsho walalaheen somaliland 😍😍😍 gob iyo gobanimo from Mogadishu

    • @shukrihassan114
      @shukrihassan114 Рік тому

      Aamiin wll allah dhamn dhulka somali ha nabad yelo gaar ahan muqdisho markasta idinso ducaynaa

  • @abdirizakahmedali7204
    @abdirizakahmedali7204 3 роки тому +226

    Somaliland is own beautiful country from Muqdisho We Are somalia💯💯❤

  • @wardheretube4562
    @wardheretube4562 3 роки тому +22

    Dhul qurux badan iyo shacab qalbi wanagsan adban idin Jeclahay ❤️ walalaheyga qaaliga ah
    Fr mogadisho

  • @faisaldini
    @faisaldini 3 роки тому +17

    Qays qayser mashaa alaah walaal aad iyo aad ban ugu faraxsanahey sida huufan ee wadaniyada kugu jiirto inad dalkaaga hoyoo dalxiis ku maartoo waliiba dadka oo kala sharaxdo siduu dalkeeno oo eegyahey oo meelo badan lay tagin oo qurux badan.
    You deserve to be supported from all aspects dhanka wizarada dalxiiska iyo anaga oo qurbo jooga ba .
    Well done walaalo ilahey haa ku ilaaliiyo

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 3 роки тому +23

    Inader rag yaqaan iyo rabi yaqaan baad tahy sidaad dadka u waraysato ayaan la khushuucay sidaa ku soco haduu rabbi kuu idmayo mawluhu haku garab galee

  • @amien4423
    @amien4423 3 роки тому +41

    inta yago dawaneysa cimmontiga akhrineysa liketa 😇

  • @moh_ibra6243
    @moh_ibra6243 3 роки тому +91

    Intiii reer waqooyiya 🤣🤣

  • @KhalidEgal1
    @KhalidEgal1 3 роки тому +34

    Walhi dalkii waad na jeclaysiisay ood na kala bartay muuqaaladan oo kle noo soo badi zxp good lucky bro

  • @Masdille
    @Masdille 3 роки тому +98

    Dhulkaaga Ku Dalxiis Viva Jamhuuriyada Barakaysan.
    Alx Ilaahayoow Nabada Noo Siyaadi😍.

  • @wonderreflect7366
    @wonderreflect7366 3 роки тому +21

    Bro Ngl this channel is so different from all other Somali youtebers. You miss nothing, from elderly, children, the landscape everything that eye catchs. Bro you have natrual talent for this. Keep going. And your editing is on point 💯💯.
    When I come to hargeisa I hope that we meet sxb. I have alot plans to share with you.

  • @omarabdi4151
    @omarabdi4151 3 роки тому +14

    Masha Allah rer Somaliland afsomaligoda aad ban ujeclahay. I will visit one day Greetings from NfD Kenya.

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому +28

    your beautiful vlogs inspire me to love and wish to see these beautiful places,cuz they're old and interesting.
    Also they attract foriegn tourists eyes.

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 3 роки тому +171

    Dadka miyaga joogah waa dad qalbi wngsn oo ruxdooDoodu nadiif thy way ka cabsadaan dadka magalada firi ilmaha yar siduu ucabsanaYo
    Miyigu waa mesha dhabta nolosha raxada aduun 😭😞🥺 haday dhan walba thy dad qalbi fcn joogah

  • @misswogdaily2344
    @misswogdaily2344 3 роки тому +16

    That's too bad that Europe caused Africa to have so many borders; I would love to visit this beautiful place one day.

    • @dagandigaale1139
      @dagandigaale1139 3 роки тому +1

      You still can we Somalis don't really believe in that sort of crab .

  • @daoudahmedzeinab2660
    @daoudahmedzeinab2660 3 роки тому +7

    Machallah waa vidéo qurux badan waan ni salamay from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @MaidoCabdi-qm6fs
      @MaidoCabdi-qm6fs 5 місяців тому

      waan kaa qaadnay wll from muqdisho somali

  • @mounaelmi6865
    @mounaelmi6865 2 роки тому +4

    Zeylac tarikhda umadda somaliyeed ayey ku duugantahay! First port dakadi qadiimiga ee xadarada iyo boqortoyoda islamka wlhi maantana way ugu liidata😢 tarikhda dadkeyga boqortoyada cisse,safarka halka ka baxa toos harar u tagi jirey ilahay ha usi celiyo xurmadeedi🤲

  • @malabey197
    @malabey197 3 роки тому +6

    Rer Xamar 💙
    ILAAHAY ha idin barakeeyo Rer Somaliland o dhan

  • @mahadhaji9715
    @mahadhaji9715 3 роки тому +81

    Inta araktay inuu is badaley qays marku shabeelka maqlay like dhac😂😂

    • @ismaeldaher3491
      @ismaeldaher3491 3 роки тому

      Wan Arkay 😂😂😂

    • @QaysQeyser.
      @QaysQeyser.  3 роки тому +8

      😂🙈

    • @minauhmeth1091
      @minauhmeth1091 3 роки тому

      Waan arkay ileen naftu way macaantahee 🤣🤣

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 3 роки тому

      @@QaysQeyser. naftayda waan jeclahy dheh qaysow🤣

    • @SultanAli-hc6ki
      @SultanAli-hc6ki 3 роки тому

      ​@@QaysQeyser. nio bari unbaad buun buubnisaa galbed wad bahdishaa ilen rer bari unbaa ahyd si fican galbedka uguma soo duubtid sida bariga oo kale waxaagu buun buunin bari ee dhex noqo mida kale carurta aad biyaha siinaysay ma kaa istusnimo ayay ahyd iyo carurta aad ku ciyaaraysay aad lahyd microfonka ku hadal .. waliba magaloyinkii qurux badnaa aa ee bada bulaxar oo tarikh weyn leh ,iyo celshekh waad naga qarisay

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 роки тому +15

    Qays zxp thankz sidaad muuqaalada dalka noogu soo gudbisid oo aad noo jeclaysiisid💚🤍❤💯🥰

  • @somalishops
    @somalishops 3 роки тому +6

    ANOTHER AMAZING VIDEO ONE REASON WHY I WATCH YOU CHANNEL IS THE QUALITY OF YOUR VIDEOS ARE AMAZING 👍 KEEP UP THE GOOD WORK ✌️

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 роки тому +50

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

    • @aminomame5911
      @aminomame5911 3 роки тому +2

      Mel walba af carabi aa la taganthy dulli af Somali soqor mesha carab majogte

  • @iamk3977
    @iamk3977 3 роки тому +10

    Mashallah dhulkii hooyo🥰 Magaaloyinka xeebaha leh inaad inoo so wada duubto ayaan rajaynayaa Ceel-Sheekh, Bulaxaar, Laasqoray, Maydh, Xiis

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 роки тому +3

    Noloshaa miiga hadii dib loogu noqon karo waan soo dhawaynayaa fiiri ilmaha yar❤
    Qays qayser iyo asxabtiisa Aad baan idiin soo salaamaynaa salaan gobeed🖐

  • @Bidixo14
    @Bidixo14 3 роки тому +13

    Meel nafta u roon niyaduna ku dagayso saylac xasuustii 2018 iyo Ayaaamo xiisahooda lahaa❤

  • @shaficimaxamedxassan9382
    @shaficimaxamedxassan9382 3 роки тому +32

    Qays_Qayser Dadkii youtubeka looga baahnaba tahay Go forward brother♥️💯👏

    • @alkhayr2834
      @alkhayr2834 3 роки тому +2

      Legend weeye qays waan tageraa from muqdisho waa sugaynaa

  • @KonjoKallie
    @KonjoKallie 3 роки тому +150

    These vlogs are so beautiful! Could someone help me find the songs in this one? I love them. Much love from Ethiopia!

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 3 роки тому +17

      The name singer is ahmed biif
      Now retired the songs and stoped after 3 years.
      Now Sheikh and manager masque

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 3 роки тому

      Ahmêd biif

    • @Abdi-libaax
      @Abdi-libaax 3 роки тому +1

      @@somalilandergeesi3747 shame he was talented

    • @sadamxabashi3137
      @sadamxabashi3137 3 роки тому +1

      Ahmed biif jacaylku hadu cuslaado just write like that in UA-cam

    • @najma5520
      @najma5520 3 роки тому +2

      @@Abdi-libaax it wasn’t a shame dammass 😒even to he was a talented man he still become better person Hannah is better than this s****t dunyaa!

  • @mhrofficial6949
    @mhrofficial6949 3 роки тому +59

    Qays qayser waa reer bari kugu xiran boowe😂aad ban ku salmyaa sxb❤

    • @JIILDHIIRIGASHAN4498
      @JIILDHIIRIGASHAN4498 3 роки тому

      Yaab

    • @sultan_guleid1489
      @sultan_guleid1489 3 роки тому

      Yaab

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 3 роки тому +5

      Bari gaad mooday maha somaliland baa bari iyo galbeed kala leh togdheer sool sanaag waa bari saxil maroodi jeex awdal na waa galbeed shp

    • @farihasayid2662
      @farihasayid2662 3 роки тому +2

      Bari hadii lagala socdo madhibba bosaso kala socdaa allah habarakeeyo wilka iyo dhamaan umada somaliyed

  • @xassanrichman7641
    @xassanrichman7641 3 роки тому +8

    Qays qayser
    Best vlog 😉
    AptiH Keep going

  • @sadamxabashi3137
    @sadamxabashi3137 3 роки тому +4

    Allaaahu akbar Ala duriyada isaaq maxaan jeclhy 😍♨️ Ogaden from Port Elizabeth

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 3 роки тому +1

      Zxp qabiilka nagada dhulka xata isaaq madage cisie iyo samaron ba dega lakin anakuna wan kujecnahey

  • @usaamaabdifitah6181
    @usaamaabdifitah6181 3 роки тому +7

    Runtii Dhulkeena Hooyo Waa Meel Aad Iyo Aad Uquruz badan. Magalada Saylac Iyo Jaziiradaha Saylac waa meel aan Mar walba Ku riyoodo inaan udaliix tago. #ILOVE YOU MY COUNTRY❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯.

  • @raliyaabdillahi5377
    @raliyaabdillahi5377 2 роки тому +3

    Saylac😍 Mash’Allah Tabarakallah walalo mahadsanid for these videos❤️❤️❤️❤️

  • @kadardirie6905
    @kadardirie6905 3 роки тому +5

    Somaaliyeey dhalinyarada Sida wiilkan oo kale ah Xaq bay idinku leeyihiin wlhy inaad Support'gareysaan I'm a new subscribe bro move to forward!!

  • @sulaimanessa6347
    @sulaimanessa6347 3 роки тому +4

    Thanks man........ I belong to those area . I miss my homeland , thanks for doing this wonderful job

  • @ruweidaismail2945
    @ruweidaismail2945 3 роки тому +2

    Mashallah quruxdi waqooyiga salac sacdadiin ceelsheekh

  • @hafzaelmi1990
    @hafzaelmi1990 3 роки тому +2

    Msha allah wiilkan chanalkisa wx badan kafaa iiday dhulkii quruxda badnaa ee walaladeen somaliland ban anoo garoowe jooga wada bartay horay usoco wllo

  • @misswogdaily2344
    @misswogdaily2344 3 роки тому +15

    Do you speak English? If so can you start doing some of your videos in English I would love to hear what you're talking about. The little boys in the video we're so cute!

  • @Abdulkadir-Daud
    @Abdulkadir-Daud 2 роки тому +1

    @Qays Qeysar, Anigoo jowhar Jooga ayaad jigjiga ilaa jariiban ibartay. Mahadsanid sxb sare horay usoco.

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 роки тому +29

    Masha allah Dalkiinu Wuu Quxur Badan Tahay
    Somaliland💚🤍❤

  • @rahmayousuf
    @rahmayousuf 3 роки тому +5

    You're my favorite UA-camr
    Mzha allh keep going 🖐

  • @dhamme0
    @dhamme0 3 роки тому +32

    Waar Qeys Qayseroow sxb
    Markaad safarka ku jirto ciyaalada yaryar nacnac usii iibi nacnacey jecel yihiine
    #waa_iga_Talo-zhip

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 3 роки тому +1

      Caqliga alle hakuu barakeeyo wlhi anba sidaasbaan ku fikirayay walaal

    • @ibroali5575
      @ibroali5575 3 роки тому +1

      haa sxb nin miyi soo mary ayunba grta taas sxb

    • @axmedjaamac7829
      @axmedjaamac7829 3 роки тому +2

      Alla run badanaa

    • @Ahmed_somali_6
      @Ahmed_somali_6 3 роки тому

      Waa hubaal sxb talo aad muhiima u ah weeye runtii

  • @mohammedmohamudhamed9979
    @mohammedmohamudhamed9979 3 роки тому +3

    Yaa Salaam! Ways waan ku salamayaa. This is Mohamed from Kenya. I wish I was in your company traveling peacefully inside the vast beautiful countryside. Anyway, happy journey guys.

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому +5

    Marsha Allah tabarikalah beautiful Somaliland allow dhowra Somaliland

  • @sainabomar6815
    @sainabomar6815 3 роки тому +16

    Mansh Allah hore u soc 🙏🙏🙏💚🤍♥️👍👍

  • @sultan_guleid1489
    @sultan_guleid1489 3 роки тому +59

    Somaliland dhuulkii hooyo 💚🗯❤

  • @xuskad98
    @xuskad98 3 роки тому +3

    I love these videos fr. Inshallah am do this when i go there for the first time.💯

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 роки тому +2

    qays Qayser noolow Mashallah, Guul somaliya. Habo waxaad tahay inan asaagii ka her sareeya Mashallah marlabaad fracaa dhaf inshallah,

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 3 роки тому +4

    Masha Allah saylac waa dhul Aad u qurx badan 🌺🍂🥰

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 3 роки тому +2

    Masha’Allah Awdal baladil habibi ✨🔥🔥❤️

  • @hashiaxmed4863
    @hashiaxmed4863 3 роки тому +2

    Masha’allah Brother Qays, Waan daawadaa goorkasto barnaamijkaada thx 🙏 bro,
    Laakiin Xamar na inooga soo duubtid
    Greeting from Switzerland 🇨🇭 bro.

  • @abuamiirguure5734
    @abuamiirguure5734 3 роки тому +14

    Wallahi I watch this video again & again & again. I can't wait part 2
    Qays love you pro best somali vlogger ❤🥰

    • @Asad___hagio27
      @Asad___hagio27 Рік тому

      𝗻𝗶𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝗮𝗾𝗮𝘆𝘆𝘆𝘆

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 3 роки тому +7

    Dhunkeena nimcaa fadhida wlee masha Allah

  • @saedrasta2845
    @saedrasta2845 3 роки тому +4

    Masha Allah Waa Vlog Aad u qiimo badan oo juhdi iyo dadaal ku baxay tnx Qays Qaysar .
    13:30 - 13:40 inta udhaxaysa markay Cad-ceedu sii dhacayso caadi maaha quruxbadnaa

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 3 роки тому +8

    You are talented man keep going man ❤

  • @upthilaahi1748
    @upthilaahi1748 3 роки тому +10

    Masha allah

  • @DelPiero-nv5ub
    @DelPiero-nv5ub 3 роки тому +7

    Mash Allah. GUUL SOMALILAND ❤❤

  • @qoryogubanchannel890
    @qoryogubanchannel890 3 роки тому +8

    Sxb nin aan aad u tageero baa tahay from 🇨🇦 ka soo slamaya Horay u soco

  • @ifrahyusuf2363
    @ifrahyusuf2363 3 роки тому +2

    Yusuf for president ManshaAllah tabarakaAllah ❤️❤️

  • @aminhussein8895
    @aminhussein8895 3 роки тому +1

    Qays dhiiragalinbaa mudantiin hore u soda Team Qays

  • @guledcabdi1446
    @guledcabdi1446 3 роки тому +1

    Dhulbalaadhan oo dihin daimna khayraad ugu deeqay ayaynu leenahay run ahaantii dalkeena somalilaan wax loodhiga majiro illahay ha inoo barakeeyo hana inaga dhigo kuwii ku dhaqnada een dhulshisheeye u boqoolin amiin amiin

  • @faadumofayo5652
    @faadumofayo5652 3 роки тому +1

    Manshalllah wllo wan iidiku xiiranahay adi iyowalal diida kale dhakhtar iyo cabdisamad maxamed maweel waxa iidin haya tagero buxda iilahay janatu fardawsa hiidigeyo wlllo horumar wacan my brothers🥰👈

  • @somalishops
    @somalishops 3 роки тому +8

    OMG 😮 I CANT WAIT TO SEE THE ISLANDS 🌴 THAT IS WHY I LIKE CHANNEL BRO 🌴 KEEP GOING BRO ✌️

  • @jnrhassan4629
    @jnrhassan4629 3 роки тому +3

    MashAllah my brother qaysar .when I really see your vedios ,laughter seems to be the best medicine .much welcome to Kenya brother .

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 3 роки тому

      Kenyaan waa dameer. NFD is belongs to somaaliweyn

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 3 роки тому +4

    dhulkiii maxamed case ilahaow barakee mnsha allah tabarakalaaah 🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura6867 3 роки тому +3

    Mansh Allah nolada quruxda reer Somaliland wa runti daad fariidin ah

  • @MounaOmarismael
    @MounaOmarismael 3 роки тому +4

    never get tired of your great content keep going my idole

  • @pennipincha2925
    @pennipincha2925 3 роки тому +3

    Wow so beautiful.....nothing like people back home 🥰

  • @mukhtarcali8790
    @mukhtarcali8790 3 роки тому +3

    Masha Allah Qays qaysar keep going brother forward vlogs 👉✅

  • @asadjojojojo3460
    @asadjojojojo3460 3 роки тому +9

    DALKAGA HOOYO KU DALXIIS VERY BEAUTIFUL FROM MOGDISHO

  • @nimcomaxamed490
    @nimcomaxamed490 2 роки тому +2

    Qays qayser wan Ku tagera keep going freand😘

  • @fuadhussein3750
    @fuadhussein3750 3 роки тому +4

    Waan idhin jecelnahay dadkayagi somaliland. From NFD🥰🥰

  • @umiali1785
    @umiali1785 3 роки тому +1

    Ku guulayso socdaalkaga dalbarashada iyo soo bandhigida quruxda dhulkeena Guulayso

  • @hamadasheekh3905
    @hamadasheekh3905 3 роки тому +12

    Wallah waan qiirada marakan arako wadanakiiga soomalilaan 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @adiishmataanlyrics6663
      @adiishmataanlyrics6663 3 роки тому +1

      Anigoba waxan ku Taalo jiira inann video ka so dubo Waxan sugaya Qaalab dabaada ka so socda inshaAllh🥰

  • @KAAFIYE399
    @KAAFIYE399 3 роки тому +2

    Mashalaah sxb muuqaali quruxoon ayaad Somaliland ka sameysay waxaan soo gudbisay meelo badan dalxiiska ku wacan lkn waxaa kuu dhiman koofurta sida muqdisho beeraha Janaale ama Afgooye

  • @abdirahmanismail3734
    @abdirahmanismail3734 2 роки тому +1

    Go Forward ZahIp qeys 🥰

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 роки тому +2

    Mash Allah ilahay haku xafido dhamaan tiin waxa badan ayaad na bartay ❤💚❤💚❤✊👏👏👏

  • @abdirahmanhussein2556
    @abdirahmanhussein2556 3 роки тому +1

    Qurbaha aad looga jecelahey cadeyga marka qof wadanka imaanayo geed cadey soo qaad
    Keep going bro 😎 soo badi videos noocan ah

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 3 роки тому +2

    ASC Qays. Aad baan ugu helay Vloggaaga. Waxaan kaasoo salaamay Toronto. Waxaan rajeynayaa inaan waqti u helo inaan soo booqdo Somaliland haddii Alle idmo.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 роки тому +3

    Qeys saln sare flyga hees macaan ayad sartay 👏👏🙏

  • @bintuyoussouf1435
    @bintuyoussouf1435 3 роки тому +4

    Wow it remember me that road s/to Djibouti ,so good to see

  • @hanadfaarax134
    @hanadfaarax134 2 роки тому

    Walal qayes qaysar safarka maku raca soo socoda 🥰

  • @nuurofficail838
    @nuurofficail838 3 роки тому +1

    Manzha allhe zxp hote uzo ilahay jamuriyad barkaysan ilahay ha barkeyo 😍🥰

  • @husseinasansio4757
    @husseinasansio4757 3 роки тому +1

    Keeb going big bro _ qayz

  • @maryanabdullahimuhamed4098
    @maryanabdullahimuhamed4098 3 роки тому +1

    masha allah walaale waa muqaal aad u quruxbadan waana dhul iyo dad istaahila in loosoo dalxiis tago. ilahay hakuxafido waadna ku mahadsantahay muqaalka aad nalaqaybsatay.

  • @CxakiinAdoonkiialle
    @CxakiinAdoonkiialle 5 місяців тому

    Manshaa allah Awdal baladul habibi🎉🎉

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 роки тому +2

    Qays qayzr wll qlbi wngzn muujiyana
    Bilicda wadanka somalia m.a

  • @ramadhanabdishakur6858
    @ramadhanabdishakur6858 3 роки тому +1

    Awesomeness

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 роки тому

    Wadankena nabad baa taala alx si dalxiiska iyo isu socodka dadku u fudu daado dawladu wadooyinka geerida iyo khasaraha keenaya ha dhisto oo haku dadaasho ❤

  • @aminamohamed308
    @aminamohamed308 3 роки тому +1

    Mashaa Allah tabarakallah in shaa Allah wn ku dalxisi donaa hargeisa somalian from Waqoyi Bari Garissa

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 3 роки тому

    Qays Qeysar waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan oo aad inoogu soo ban dhigtay dhulkii quruxda badnaa
    Somalia 🇸🇴 one Love 💘 ❤ 💕 ♥ 💗

  • @hamzaofficial1325
    @hamzaofficial1325 3 роки тому +1

    ManshaAllh aaad beey uquruxbadanyihiiin dadka iyo dhulkaba .. caruuurtaaaas waxan jeclaaan laha in waxbarasho ay helan. Wa caruur. Yar yaro qalbi nadiifa .. aaad baan usamalaya umada Somaliland . From kismayo ❤️

  • @annhma1435
    @annhma1435 3 роки тому +2

    Wad kumahadsantahay muqalada quruxda bdN ee ad noso gudbiso wll🥰🙏🏿

  • @moktarratio.hassan1952
    @moktarratio.hassan1952 3 роки тому +1

    Mashallah horta waan kugu habalyenaya qaysow hawshan Aaadka uu fiican eed kujirto

  • @shaaficicali2974
    @shaaficicali2974 3 роки тому +1

    Onother level mai favou youtuber📸👏🔥waddanka ayad ikala barteyba anigo dhulka hooyo yarantydi igu dmbesay💚🤍❤mrkan imdo rajeynya inaynu kulano🙌😍

  • @capitanocunaye5411
    @capitanocunaye5411 3 роки тому +2

    Qays qayse wiilkan wixiisa wax lagama qaban karo sxb guul baa kurajayn

  • @hajiraibrahim3264
    @hajiraibrahim3264 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭ala cawa xiiizo waniga hurdo laaan igu dhacday saan kolba video u dawanyanay 💝💝💝💝💝💝huno qali nolow inshaalh allah nabd igu keeno dhulkagiiih ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏾

  • @ibrahimomer4127
    @ibrahimomer4127 3 роки тому +1

    ✌️Maasha Allah wallky
    Waxaad ku mahad san tahay sawirada qoroxda badan iyo Video yada aad kasoo doobtay Qaybo ka mida dhulkeena Hooyo waan ku farax sanahay inaan kugu xudhnaadu
    Wall wadankiiba waad i jeclaysiisay walaahi
    Alle haku xafidu wall ✌️

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 3 роки тому +1

    Motherland, God save the land greeting from sweden

  • @aamamaxamuud1491
    @aamamaxamuud1491 3 роки тому +3

    Qays keep going pro 😌👍👏👏👏👏

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 місяців тому

    Qeys qeysar the one and only legend best youtuber

  • @aasiyaabdulqadirhussein7764
    @aasiyaabdulqadirhussein7764 3 роки тому +1

    Masha alla wiilkan muqalkisa jaziirada sacadadin baan ku arkey facebookga waan radinayey
    Waakaa mantan heley waan ku salamayaa wllo qaali❤