Xog 3 Arimood oo Muuse Biixi Guul daro u horseeday? Go.aanka habar jeclo maxaa qarsoon? Kaahin mee?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 9 годин тому +3

    WAA ICTISSAM,WAA ICTISSAM
    WAA SOMALILANDID.......,WAA SOMALIA ....ISKA JIREH CADOWGA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SOMALILAND FIRST❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 6 годин тому

    viva kulmiya guul guul inshallah 💚💛

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 7 годин тому

    siyaasadu maalinba meel ku jirtaa habar jeelo iyoawal ba muuse iyo inakaahin in ay dhafaan ayey go aan ku gaadheen guul gobanimo

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 8 годин тому +1

    Waxaan caqliga gain ayaad ku hadashaa is hibo jadaadan bisha 11 14keedaan kiu soo duubihabar jeclo habar land maahameeshu waa somaliland saxib muuse muuse muuse jiroo jooog ❤❤❤❤

  • @AhmedMohamed-jx6mi
    @AhmedMohamed-jx6mi 9 годин тому +1

    muse guuul haka Cawsand sxb muuse wuu soo baxayaa

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 7 годин тому

    Xaarogaal Heego Yar oo soo muslimay

  • @mohamedabdulahi5151
    @mohamedabdulahi5151 8 годин тому +1

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nasrudiinabdulaahi2977
    @nasrudiinabdulaahi2977 9 годин тому +3

    Muuse marna haka shakiyin
    Wuu guuleysanayaa

    • @Iphone20249
      @Iphone20249 6 годин тому

      Blkuudhac adiga muuse waalaandheere banaantagay oo reer burco hargaysa qaybtuukadaganaa usoowada guureen haka guuraan daanta sacadmuuse burco iyo tuulooyinkii kunoqda dadba iskalev hargaysa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 години тому

    Odayaashu waxaan gacanta ugu jirin Oonay lahayn Ayay bixiyeen Waayo Shacabku cidkooda xorbay uyihiin

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 8 годин тому

    Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 9 годин тому +1

    BEENALEH TV FAQASH,HABER JECLO MAA SHIRÎNE ,WAA SOMALILANDID ,WAA ICTISSAM,WAA KOOX UU CODEYNESA SOMALIA.SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 9 годин тому +1

    Sulfaanafu awooda uma laha inay shacabka doonisttoda hogaamiyan

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 8 годин тому

    Yusuf wadani imiso ku siyay

  • @mustafecalisheekh9433
    @mustafecalisheekh9433 9 годин тому +1

    Walee inan muuse laga tashanyan

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 9 годин тому

    Madaxweyne Muuse Waa ku saxan yahay in siyaasada laga saaro Dhaqanka ,waxaana meeshaa isku gacan qaaday laba kooxood oo wada socday oo wadani taageerayaal u ah ,

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 8 годин тому

    Waxaad moodaa inaad caruur u waramayso iska hubso waxad sheegayso kol waa la arkaa inaad xisbi noqotaye

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 8 годин тому

    MADAXWEYNAHA HA KU DUUDO IN AANU SULDAAN U BAAHANEYN COD U KEENA EE UU U BAAHSNYAHEY CODKA SHACABKA OO GOBAL KASTA AH SHACAB BADAN BAA TAAGEERI SUDDY U TAAGEREEN MAYER MOOGE IYO XILDHBAN BARKHd

  • @Isko790
    @Isko790 35 хвилин тому

    Imika dhex dhexaad tahay markii hire lakin afka muse ku hadli jirtay sax tahay hada guul wadani

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 години тому

    Madax dhaqameedku ma hayaan cid Fartu Anagay nagu taalaa aan ku codaynaynaa

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n 9 годин тому

    Wa I runta arinkasu

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 9 годин тому

    Muuse maxasd jab la rsbtaa...Boorman isku qarisbaa tahay taageersan xisbiga huwanta..
    Sland guuulll ..muse guul Insha Allaah..

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 9 годин тому

    Subxanallah

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 4 години тому

    Muuse iyo habarjeclo dhiigbaa kadhaxeeya ugumana cadhoonayno mana basaasayno
    Walaal markuu hilibka kugu arko isku kaanaba markuu kaawaayona yuusf noqona walee iguma ogidin

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 8 годин тому

    Waxaa gacantiisa ka baxay ma jirto iimaan laawayaashii ayaa ka fogaaday fardo a isku hayo maxaa la iskaga faani haatuu burhaanakum

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 9 годин тому +1

    Muuse bixi iyo habar awal waa loo tashaday lkn waa caadi

    • @SafaQurux-s1z
      @SafaQurux-s1z 9 годин тому

      Habar jeclodhan maha hadeerna qar hadlayey ayan arkay oo ayuub oo dhan aya wata inshaa allh musee guul

    • @iftin2024
      @iftin2024 9 годин тому +1

      😂😂😂 oo habarawal ma dadkay dalka ka xigtaa dawlada la bedelayaana maxay dhib gaarsiin kartaa habar awal ka fiirso hadalkaaga xukunku waa qori isu dhiib😂

    • @faclon.
      @faclon. 5 годин тому

      kkkkkkkkk muuuse bisaarada hala dhaafo qaranka ninkaa liloonaya eee kuwii wadanka dhacay lajooganba gacanta waxaan lagalineynaa muuse qarankii dhanaaba gaaju kulaayaye

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 4 години тому

    WAAR. 48. CAGIL HABAR JICLO. AY. LIIDAHAI. WAXAA. MISHA. FADHIYAI. 6 CAGIL. MA. U TALIN. KARAAN. BILWANTA. CAGLIGO. SALIIMKO MAYA. MA DHICIKARTO. ICTISAAM. IYU. WANADI. IYU. CADA. GODI. 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 6 годин тому

    Kooxdii ictisam iyo alshabab ayay ahayeen 😂😂😂

  • @ayaansaiidaydiid1467
    @ayaansaiidaydiid1467 8 годин тому

    Kulmiye namaxukumimayo waa lakalatagaya

  • @munajax822
    @munajax822 8 годин тому

    Muuse waa madaxweynihii
    Mustaqbaka kanax adigu

    • @faclon.
      @faclon. 5 годин тому

      kkkkkkk alla haw naxariisto kaa

  • @faclon.
    @faclon. 5 годин тому

    huwantii gudaha iyo soomalai laynagu daraayaaa kaadhkaasi muu inoo xoqmi waayey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 9 годин тому +1

    Waar ma ciyaal baad wax u faalaysaa Adeer miyaana khajilinba waxani aqoon darro ka badane ? Cajiib ! Haddaad lacag qaadatay uma baahnida ra'yigaaga inaad saacad walba badka soo dhigto kuna hafato waxaanad falanqayn karayne warkay doonayaan uun u sii daa oo ha is dhibin ilayn waxani way kaa daba iman doonaan haddii la sii noolaado waa gacantaada oo aad isku gawracayso e .

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 9 годин тому

      Anaga lacag gadane maxad gadeysa adna accunkaga ma ku do ridaysa lacagta

  • @housseinfana5065
    @housseinfana5065 9 годин тому

    Warkaku macaada yusufow

  • @munajax822
    @munajax822 8 годин тому

    Beenaale❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 8 годин тому

    Beenaale dib ayaad ka ogaan runta

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 7 годин тому

    Beenaale xogaga gaal

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 6 годин тому

    Beenta iskadaa

  • @hayadhassanmohamed9071
    @hayadhassanmohamed9071 8 годин тому

    Beenaale

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 9 годин тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk muuse maanta cidla ayuu gabalku ugu dhacay😂😂😂😂😂😂😂

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 6 годин тому

    Muuse waa cilaaj muu iska nasto