MIC-GA WAXAA U DHIIBAA QOF TIMO SILIG LEH || ASAD KOKO CEYDA ANIGA || QOSOLKA ADUUNKA..?😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 755

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +149

    Amiiradeyda maskaxda ilaahay hakuu barakeeyo maalin walba challenge cusub noo keenta💕💕💕💕

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +2

      Asc wll qli plz igu so bir❤❤❤😢😢😢😢

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Місяць тому +4

      ​@@DulufBoy-sv4xikuma waydiin

    • @DulufBoy-sv4xi
      @DulufBoy-sv4xi Місяць тому

      @@Fairygurl23 7+7 inaa yahay waa kuu jeedaa 😂

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Місяць тому +4

      @@DulufBoy-sv4xi adi aarma thy😂

  • @Cristiano07-m
    @Cristiano07-m Місяць тому +183

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw

  • @user-bf2ru3eq5i
    @user-bf2ru3eq5i Місяць тому +74

    Yaqey aqwaantay amira saa ku soco teamkaga dib ugu soo noqo macan bad tihiin wllhi 😂❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +64

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @faisaalimahamud703
    @faisaalimahamud703 Місяць тому +215

    Asad koko amiira iyo cayda wadajirkiina jeclhy ❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +1

      Asc wll qli plz igu so bir ❤❤😢😢😢😢😢

    • @user-jg2yu4ys8j
      @user-jg2yu4ys8j Місяць тому

      @@amalamuli376mxaa lagu soo birina 😊

    • @Indhouroonwellness
      @Indhouroonwellness Місяць тому +1

      Team Amira ila socda please astamaha cudurada aan so gudbiya

    • @maryamacumar
      @maryamacumar Місяць тому

      S
      Bxhgddetty😢😂❤😮😅😅😊🎉 3:45

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher Місяць тому +43

    Wllhi baalaha iska rifteen caawa😂😂 sidaa isku agjoogteen waxa noqoteen dad aad isku fahmay asad amiira ugu daran 😂

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Місяць тому +86

    Team Amiira qurux 100k wax yar inooga hadhay ina gaadhsiiya ❤🙏

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 Місяць тому +413

    maanta waa dhalashadayda qof like iisaarto ma arki😭💔

    • @SucdiQurux-cm3eh
      @SucdiQurux-cm3eh Місяць тому +9

      Happy birthday 🎉🥳❤

    • @HaboonMaxamed-zd3pk
      @HaboonMaxamed-zd3pk Місяць тому +3

      Samiira Ahmed

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +2

      Bonne Anniversairs Walaalkeen Oo Walasheen❤🎉❤ Happy B❤irthday 🎉❤🎉 Sana Joog Ziyaara Joog😂❤🇸🇴❤🤲🇸🇴🤲 Cimri Dheer Cfimaad & Cibaada Suuban 🤲 Dhamaanteen Ya'rabb ❤🤲❤

    • @princesskaif2455
      @princesskaif2455 Місяць тому +1

      Hbday 🎉❤

    • @user-jg2yu4ys8j
      @user-jg2yu4ys8j Місяць тому +1

      Imisa jira gashay 😂🎉

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +94

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍

  • @Suusu863
    @Suusu863 Місяць тому +61

    Amiiro game kan dhaga hadal chalange u bixi 😂😂

  • @Userk3932
    @Userk3932 Місяць тому +108

    Noosoo badi please inta igu raacsan😂like pleace😂

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv Місяць тому +32

    Asadko funny waye😂😂melay kujirin see lodawadaa😂

    • @Amiira603
      @Amiira603 Місяць тому +6

      Koko maa funny ah subxana allah🤣🤣🤣

  • @Saaaboh
    @Saaaboh Місяць тому +43

    Amiiroy part 2 aarabna kn wan kahely yqy shactiro waaye markale soosameey plz plz😊

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +17

    Asad dadka wuxu rabuu ku dhahaa asi marka lasoo gaarane caadi ha loo ciyaaro kulahaa ar Asad mid maaha 😂😂😂😂

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa Місяць тому +81

    Salax iyo macalimooo lasoo sameey next Vidio plz 😂❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir ❤😢😢😢

    • @kuu617
      @kuu617 Місяць тому

      Haa walhi🤣🤣🤣

  • @mahamadabdullahi4747
    @mahamadabdullahi4747 Місяць тому +23

    😂😂😂 4 afartan markee ishelaan waa qosol socda

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Місяць тому +30

    jecliyaa koko horey u soco

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +43

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +38

    Masha"Allah ❤🎉❤Yaa Ila Qoslay😂❤😂 Vive Team 27❤❤❤😂😂😂🎉 Illahoow Walaalkeen Asad Noo Shaafffi❤🤲 E Na Tus Asoo Lugahiisa Ku Socdo Ya'rabb ❤🤲❤ Amiin Dhaha❤❤❤🤲🤲🤲🤲🇸🇴

  • @SagalCady-cp9hc
    @SagalCady-cp9hc Місяць тому +10

    4 taan wan jclhy wada jirkooda wan uxisay wllhi😢❤❤❤❤

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +22

    waa U xiisay Asad wallahi ASi Io amiira Tom and jeeri😂😂😂😂❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qli plz igu so bir😢😢😢

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher Місяць тому +25

    Amiira caawa barnamij fican oo funny ah 😂😂ar asadaa noo keenty horay usoco ❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qali plz igu so bir😢😢😢😢

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan Місяць тому +30

    Team amiira and Koko one like 👍

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +11

    Amiira wllhi caqlileey waaye markii la dhahay mic ga waxan u dhiibaa gabadha ugu quruxda badan fiiri siday uga gaabsatay sxbteed na Qalbigeeda u ilaali say ❤

    • @shukrihussien5159
      @shukrihussien5159 Місяць тому +1

      Koko we quruxbadanthy ayadaba ❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      @@shukrihussien5159 haa lkn Amiira ka qurux badan saasan hadalka u dhahay ee kama wado way foolxun tahay

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому

      Koko so jiidasho bey leedahay (charming) but Amira wa Qurux very beautiful young lady Masha'Allah❤❤❤

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Місяць тому +12

    Ceyda intelligent🥰 koko wuka dhacay cause wu bahdilay bla bla inti tiktok la warejin laha kuwan ay isfahmayan beerka ka tumay hadi kale koko bari bey dhihi run u qaatey like drama di 2023😂

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Місяць тому +33

    Yes markaan oo kale waan jeclhy

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +1

      Asc wll qli plz igu so bir 😢😢😢😢

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 Місяць тому

      @@amalamuli376 hayeh wll macan

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Місяць тому +33

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @XaawoCarab-zi1pw
    @XaawoCarab-zi1pw Місяць тому +29

    Amiira koko waaa u xiiisnay😢

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Місяць тому +42

    Asad ey dhaheen gabadha uku qurux da badan mss mlyn qurux ahaa😅😅

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому +3

      Asc wll qli plz igu so bir❤😢😢😢

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 Місяць тому +13

    Alla manooli kuwaan saaugu xiisay qosolkooda😂😂😂😂

  • @TaynaaAli
    @TaynaaAli Місяць тому +50

    1 habeen hadey youtube ka amiira ka maqnaato ani dhan wax kala dareema la aaniida awaar ilaahow amiirada ha noo weynin amiin 😢❤❤❤

  • @DeeqoAli-x9m
    @DeeqoAli-x9m Місяць тому +13

    Amiiro waxyaabo qurux badan iyo challenge yaal qurux badan inoo soo dhig ❤❤❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +68

    Amiiradeena abyo Mcn Abuukar Mana
    Watagay❤❤ Team27 isn't Easy yaqay Asad Ceyda iO Amiira io Koko Oo wada waalan😂😂😂

  • @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
    @SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep Місяць тому +22

    Maanta dhalashadayda waaye qof like isaro ma arki😢😢😢🎉

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Місяць тому +12

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕💞

  • @AbuXanifa-ye4ox
    @AbuXanifa-ye4ox Місяць тому +17

    Abayo adi koko cayda sundus macalimo saalax soo sameya video gaas funny noqonaa pls abaayo😢

  • @user-kc2dx1rx2y
    @user-kc2dx1rx2y Місяць тому +18

    4taan yaa ila jcl😂😂😂😂😂❤

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m Місяць тому +55

    Scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw ❤ scw

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Місяць тому +18

    Allah is one❤❤

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi Місяць тому +34

    Amiiroy sundus soo badbaadi saxibey dhiiqo lagali rabaa plz😂😂

    • @hibocuthman6093
      @hibocuthman6093 Місяць тому

      Mxaa kudhcy

    • @IfraaxMuqtaar
      @IfraaxMuqtaar Місяць тому

      Yaa gali rabo maxana ku dhacqy

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Місяць тому +1

      Zunduz ayadaba dhiiqa amira xafso sxb la ahan jirte waliged ayado raga hortoda ku boodbodeysa ama lugaha ku harwaacinaysa ma arag amiray sidadi kuso labo

  • @rahiimeyyyy...2
    @rahiimeyyyy...2 Місяць тому +6

    War kuwan yaa isku balamiyey game kaam the best wye😂😂😂😂❤❤❤😂😂😂

  • @saynuu-r3p
    @saynuu-r3p Місяць тому +9

    Aniga tiimkiina waan daageera si saaida wllhi anigana waxan jeclahay inan aakhira taankanidinku soo biiro ❤😊

  • @Mohamedabdirahmaan-m1i
    @Mohamedabdirahmaan-m1i Місяць тому +41

    Team amiira qurux isoo raaca
    Waan idin barya yaaye

  • @NaasirDaalo-wd8ef
    @NaasirDaalo-wd8ef Місяць тому +9

    Walhi cayda wuu iga qosliyay biyo ka buuxan😂😂😂😂😂

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +9

    Asad 😂ayaa ugu dabeecad team 27😂❤yaa igu raacsan

  • @fatmamohammed1701
    @fatmamohammed1701 Місяць тому +6

    Amiira mar labaad soo dub mic 🎤 ga la isku qadanayo cumeer na kusoo dar please 🙏

  • @MohamedOday-vm7ex
    @MohamedOday-vm7ex Місяць тому +8

    Ceyda is funny wllhi 😂😂

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 Місяць тому +10

    War cawa afartan ya kulmiyay camera manka hadiyad ayu mudhan yahay❤❤❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 Місяць тому +8

    Asad iy amiiro 😭😭😂tom and jerry noqdeen

  • @user-nl1fk5uk2v
    @user-nl1fk5uk2v Місяць тому +8

    amiira wllhi wn u xiisnay vedio noocan ah hore u soco qli❤

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 Місяць тому +17

    😂asad dhib badanaah😂😂

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Місяць тому +2

    Masha allah barnamijka qosolka miran waaye😂 xbbti noo sobadi❤👏

  • @user-qf9tf4nj4y
    @user-qf9tf4nj4y Місяць тому +8

    Afartan waay iigu baxda videos ay wada duuban😊😂

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 Місяць тому +16

    4tiina maxaa niixisay wallhi😊

  • @MunoMaxamed-u1m
    @MunoMaxamed-u1m Місяць тому +6

    Amiìroy game kan Noso celi yaqey waa furay wlhi cawa😂😂😂😂

  • @ikhlasosman9769
    @ikhlasosman9769 Місяць тому +9

    Koko waxay attack kutahay ceyda😂😂😂😂😂wiilkuna wuu ka dhacayaa iyadana car ha fahanto Lee ceyda waa legend koko yaan laga daremin 🤣🤣😅

    • @Hagarlaawe-l3c
      @Hagarlaawe-l3c Місяць тому

      Kulahaa shahrukhan ayuu is moodayaa😂😂😂😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +5

      King Ceyda daacad waye, that's why Milyan Qurux zaaid isku fahmeen. Xidiga iyo Xidigta Team 27 hore u socda.

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Місяць тому +3

      @@ikhlasosman9769 doesn't make sense ceyda wa legend amira iyo asad beerka ka tumay waliga qofka cuqdada badan lalama kaftamo ceyda intelligent boy👏

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 Місяць тому +3

    Amiira iyo asad illaahay uunbaa kala reebi kara😂

  • @Team27s
    @Team27s Місяць тому +6

    Hada kadib team ka dhan saa uwadajoogah ❤❤

  • @user-fv7fb5px1y
    @user-fv7fb5px1y Місяць тому +6

    Amiira part2 cumeer iyo sundus haka soo tagin😂

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +15

    amiira qurux badan ❤😊

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 Місяць тому

      Asc wll qali plz igu so bir 😢😢😢😢

  • @qadanmohamuud4416
    @qadanmohamuud4416 Місяць тому +9

    Wllhi challenge yadiina waan uxiizay afartiina😂😂😂❤

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq Місяць тому +173

    Team sundus one like ❤👍

  • @GARISSA..production_
    @GARISSA..production_ Місяць тому +1

    Tetalka ka dhigo mic.ga waxa udhiba qofa o gahay .....chalangi fican waye so badi 😂😂😂😂

  • @SalmoQaasim-jk9ws
    @SalmoQaasim-jk9ws Місяць тому +9

    Alla uxiisey 3dx Dina isku arko oo.wax duwesaan ❤😮

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +3

    caawa qosol igu maharin asad io amiira is helay fanny😂😂😂❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 Місяць тому +6

    Yeees cawa farhad wallahi wanihisay❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @safsafsaid7041
    @safsafsaid7041 Місяць тому +4

    Milyan Qurux, Amirada Stylka, dhamaystiran, karti badan Ilahay dadka xumaantada jecel ee xasidka ha ka qabto. Muharam ba lagu jiraa o kamid ah 4 bilod e Allah sharfiyey, wanan somanahay London wax yar noga harsan affurka Ilahay wax ku dhiba kuma tuso, Aduunka cizo iyo sharaf ku dhoolow Akhirona Jannah Al Fardows Al Aclaa. Amiiin

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Місяць тому +10

    Amiiradeyda caashaqa ❤

  • @faadumofaadumo7100
    @faadumofaadumo7100 Місяць тому +9

    Koko bulle one like❤️

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +10

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @Kingsharks557
    @Kingsharks557 Місяць тому +32

    Kusalia xabiibkeena scw 🕋 ❤ one like

  • @Liyanacumar
    @Liyanacumar Місяць тому +14

    team Amiiro one like❤

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Місяць тому +4

    Amiiro sas ku soco team haka tagin

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n Місяць тому +23

    Koko meelay ku jirto laygama wayo❤

  • @HayatJibril-pf1fy
    @HayatJibril-pf1fy Місяць тому +2

    Part two ku soo samee koko amiira ceyda io asad plz🙏

  • @user-wg5mr7te5k
    @user-wg5mr7te5k Місяць тому +2

    Afartan wadajirkooda waan jeclahay part 2 soo samey amiiradeena🎉🎉🎉

  • @baadaayeawdaa5954
    @baadaayeawdaa5954 Місяць тому +9

    Amiiro inaanku daawado muddo ayaa igu danbeysay cawa asad io koko dartooda ayan ufiirsaneyaa inta ila midka ah😅

    • @HindaIsmacil-bw2rl
      @HindaIsmacil-bw2rl Місяць тому +4

      Imikaba daawasho makaaga baahna isdaji😂

    • @Amiira603
      @Amiira603 Місяць тому +2

      Ooya kuu og marka😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +1

      Inaad jogtid iyo inaad maqanthy cid ku og male...Milyan Qurux shabiyad balaaran o jecel bey sameysaty.

    • @HindaIsmacil-bw2rl
      @HindaIsmacil-bw2rl Місяць тому

      @@Amiira603 kadaaa

    • @HindaIsmacil-bw2rl
      @HindaIsmacil-bw2rl Місяць тому

      @@safsafsaid7041 mahinoo ilmayar o hayodi taleefan kasoo xadey waye

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Місяць тому +8

    Hhhh asad hagio 😅😅 Abaha kaf tanka fanny

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx Місяць тому +2

    Team 27 Isnot eay wllhi kep going❤😊

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Місяць тому +8

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤

  • @URCRISTIANO-v4f
    @URCRISTIANO-v4f Місяць тому +6

    Shaqo la aan hadaa tahay isoo qabo ❤🎉

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 Місяць тому +2

    Alla saa u qoslaayyy beerka ixanuunay😂😂

  • @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls
    @XalimosacdiyoXalimosacdi-hb4ls Місяць тому +2

    amiira 1,1m coming soon i.a❤😊

  • @aishomohamed3769
    @aishomohamed3769 Місяць тому +5

    Kuwaaan wda jirkoooda❤😂

  • @XASAAASI
    @XASAAASI Місяць тому +3

    ASAD HAGIO WAA SHACTIROOLE CAADIYA SUU AFKA LEYAHAY IGA DARAN WAX KASTA😂

  • @Hidaayomahamed
    @Hidaayomahamed Місяць тому +2

    Wlhi dacad uqoslay part two😂😂

  • @user-yu5bd4xk2y
    @user-yu5bd4xk2y Місяць тому +5

    Asad is so weird but his funny 😂

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr Місяць тому +14

    Amira ceyda prank ku sameey😢😢

  • @idiljaamac9642
    @idiljaamac9642 Місяць тому +2

    amiira part 2 plz asad,sundus,ceyda,adi, iyo koko plz inta iguracsan like❤

  • @Sia..ab36
    @Sia..ab36 Місяць тому +2

    Amiira 4tiina wllhi ina isla joogtii. Waa jeclahy plz dhag ha u dhigina hadalada 7+7 hana kala fogaanina ❤

  • @mulki926
    @mulki926 Місяць тому +8

    alla qosalka iga dhamadey😂

  • @safarsaciidmohamed9106
    @safarsaciidmohamed9106 Місяць тому +12

    Amiiro waxa aan rabaa in aan team 27 kusoo biiro ma iga caawin kartaa

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 Місяць тому +2

    Wlhy Afartaan Challenge kooda wan jaceyl lahy❤❤😂

  • @LiibaanbashiirAhmed
    @LiibaanbashiirAhmed Місяць тому

    Waxaan ku rajeynayaa inaan hadafkaaga ka dhbayso ayaa ku rajeynayaa illaahi waxaan kaaga barya inaa hadafkaaga inuu illaahi sida ugu dhaqsiyaha badan❤❤

  • @user-zs4si9li7m
    @user-zs4si9li7m Місяць тому +4

    Sundu me maskin noqotay baryahan amiira sokexenoh please 🙏

  • @user-vd1lv8bn7v
    @user-vd1lv8bn7v Місяць тому +2

    Waa game aad u qosol badan part two ka soo sameey amiira

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Місяць тому +6

    Ay Ay 4teeni amira thanks❤❤❤

  • @fartunmohamed4463
    @fartunmohamed4463 Місяць тому +1

    Qosol igumaharun😂😂😂 ino so badiyo please amiradeena

  • @user-wm9mz6rf3i
    @user-wm9mz6rf3i Місяць тому +6

    AMIIRO GAME KAAN CML NOO SOO BADI AFARAHAN IS KASHIFAADA WEY IGU BAXDAA😭😂😂😂😂💔

  • @SaabirinAhmed12
    @SaabirinAhmed12 Місяць тому +3

    Part 2 sundus le kuso dara 5tina so sameya plz 😂