TEAM 27 SIDEE YOUTUBE KA UFURAAN ASAD CEYDA CUMEER KOKO QOSOLKA ADUUNKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 315

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  8 місяців тому +83

    AMIIRA DHIBKEEDA SOO DAAWADA 😂 ua-cam.com/video/vOxf2IfcU0o/v-deo.htmlsi=8ixOBSTFCXpFjIgj

    • @user-me8nu3ef3u
      @user-me8nu3ef3u 8 місяців тому

      Naa yaa amiira aabahaa was😅

    • @user-me8nu3ef3u
      @user-me8nu3ef3u 8 місяців тому

      Ade maa ceyda xiriir usoo bann ikartit hooyad was😅

    • @ayaanmohamedhasan3291
      @ayaanmohamedhasan3291 8 місяців тому +1

      Bisinka adoo wax fiican samenkartid xumanta maxa ku fale
      Walal wanag kuhadal haddi kale iska aamus

    • @nimcocumar365
      @nimcocumar365 8 місяців тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣👋

    • @user-wm6jv5bi4b
      @user-wm6jv5bi4b 7 місяців тому

      Hello

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 місяців тому +20

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤

  • @daahircabdi-dt5rq
    @daahircabdi-dt5rq 8 місяців тому +14

    Gabdhaan amiira ah madaawan jiray xitaa muuqaaladeda hadey iga soo hor baxaan waligeey mafurin hada ceyda sidaa udaawanaayy ayadane waan la qabsaday wllh hada dhamaantood ayaadaa ujeclhy muuqaaladeeda waanku xiranhy kuwa kala dhan waanacay ayada lee iigu baxdaa hda waliba markeey ceeyda isla joogaan❤😊

  • @Amiira96
    @Amiira96 8 місяців тому +10

    Walashey Amira habenada waa update coming soon 700k asaxbey bisha intee dhaman aan garsino

  • @apdallajoyofficial3041
    @apdallajoyofficial3041 8 місяців тому +33

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim 8 місяців тому +57

    Amirooy behind the camera team 27 noso dub abayo❤❤😂

    • @farxiyayusid7421
      @farxiyayusid7421 8 місяців тому +3

      Ani xitaa kugu raacsanahy

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 8 місяців тому

      Ycni dhibke kaso mrn marke dubyn mka wda abyo ifahsi

    • @muhubaMaaalim
      @muhubaMaaalim 8 місяців тому +2

      @@Bellahadid27 haaa lkn aniga wxn rabaa dadka ayago is ogeen la.duubayo camerada qaarson cml

    • @funny.637
      @funny.637 8 місяців тому

      Waaa rabnaaa😂😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 місяців тому

      ​@@muhubaMaaalimfashil waaye waxaas dhibka dhaaf noh 😅

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 8 місяців тому +82

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu 8 місяців тому +14

    Ku salina nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤️ ❤️

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama 8 місяців тому +18

    Koko iyo asad beer kaa I xanuunay wllhi
    Qosol ma nooli😂😂😂

  • @nishabea424
    @nishabea424 8 місяців тому +7

    Amira quruh aya saficn ushektey keep going abyo ❤❤❤

  • @FartuncismacilCosobme-po8vy
    @FartuncismacilCosobme-po8vy 8 місяців тому +14

    Amiiro abaayo waa iska kaa jeclahay qosolkaaga ito Dhokla cadeentaada Allahabad ku sharfo keep going ♥️ ❤️ 💖 🙏 💙

  • @YusephMpabbe
    @YusephMpabbe 8 місяців тому +27

    Asad 😜🤴🏽💫 Ceyda 🤪🤴🏽💫
    Koko 🤗👸🏼💫 Amiiro 🤭👸🏼💫
    🤴🏽Amiiro Qurux Legend Always Legend 👑
    ☝🏽i.a 700k Coming Soon 🔜

  • @sihaamshariif3254
    @sihaamshariif3254 8 місяців тому +10

    Amiira videogaan xaley ayuu ahaa mid kale ayaan kaa rabnaa cawa waanba iska kaa jeclahey wllhi mcney ❤❤❤❤❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +17

    Amiira qosol baad iga dhamayseen gaar ahaan markii aad sheegaysay sida Ceyda channelka u furo 😂 mida kale video yada waad lasoo dhqsataa ayantaan Thanks Qaali ani ahaan waxan u fahmay muuqaalka shalay cml aad duubto maanta ayad soo galisaa ka maantana barri sax

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 8 місяців тому +12

    Waa furyy wlhi koko iyo asad Se wax yeshen So funnyy😂😂😂

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e 8 місяців тому +13

    Aaar cumeer walih beerika i caseeya garbaha marku luxayo 😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim 8 місяців тому +13

    Amira si saxaan usheegtay runti❤❤

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 8 місяців тому +9

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @zhaadiyacabdi562
    @zhaadiyacabdi562 8 місяців тому +3

    Wlhi qosol iguma hadhin mnta😂😂😂koko asad ceyda dhibtii odada weye❤😂😂😂

  • @farhiyomahammed3500
    @farhiyomahammed3500 8 місяців тому +24

    I am from Canada and l am a fan of Amira waarya waa been eeh commentiga like ii saar😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +15

    I from Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 inta ila jecel koko iyo ceyda sida ay ufuraan UA-cam ka ismujiya 😊❤

  • @shukriinainadadaal3462
    @shukriinainadadaal3462 8 місяців тому +10

    Ay amiirateyda waku xisayn❤❤😢

  • @Ina.ahmed346
    @Ina.ahmed346 8 місяців тому +12

    Amiira ada si saxan u shegay❤

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 8 місяців тому +9

    amiiro wlhi nagta kliya istyl loga hry markts dhar isleh so gashnee o eku so baxeso killed😂❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 8 місяців тому +20

    Asiim yare macaa fimaaday Amiiroy😂

  • @user-yv2rv4ni1l
    @user-yv2rv4ni1l 8 місяців тому +4

    Asc abayo amiiro ale haku xifdiyo aad iyo aad ayan kuujeclhy wa gabr aad ku jecel wa xan kusuganahy kismaayo

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 8 місяців тому +20

    ALLAH IS ONE❤☝

  • @maryama6030
    @maryama6030 8 місяців тому +6

    Koko iyo asad aya se isku dhibayaan ayaa jeclhy

    • @maryama6030
      @maryama6030 8 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 8 місяців тому +12

    Qosal iguma hadhin cawa 😂😂😂 Amiiray

  • @user-nb8cj4cn4v
    @user-nb8cj4cn4v 8 місяців тому +8

    Koko funny awye walhi❤❤❤❤

  • @_Teddy-
    @_Teddy- 8 місяців тому +16

    Timkan yaa ila taagera ❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis

  • @fatimaadammusa8173
    @fatimaadammusa8173 8 місяців тому +3

    Koko wey yar xanaqda horta koko la qabso kaftanka sida amira farxaniyad noqo bashasha waad yar dabecad xuntahay adkatay qali

    • @hudacabdiraxmaan7289
      @hudacabdiraxmaan7289 8 місяців тому +1

      Haa wlhi waaba sababta ay ceyda io Asad ulakaftamiwaayeen amiiro poqorad m.a❤❤

  • @user-fw9hl8yx4l
    @user-fw9hl8yx4l 8 місяців тому +5

    Amiroy behind the scene teamka noso duub plz shactiro wye wlhi ina qosolna rapna nga qosli😂😂😂

  • @user-dg7lu3tt6y
    @user-dg7lu3tt6y 8 місяців тому +2

    Ceydaa qaladeen wx alaa wx idin tahy wngsn uu dhahaa maku darin dhamaantiin lkn amiiro wey soo dhaweesy❤❤❤keep going abaayo

  • @raahoyusuf-vw3gb
    @raahoyusuf-vw3gb 8 місяців тому +12

    Asad iyo kook iyo cayda 😂😂 funny 😅

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 8 місяців тому +18

    اللهم أنصر هم في غزه ،،اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،ياإله الاولين والآخرين، ،اللهم ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +25

    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇸🇴🇵🇸
    مين مع فلسطين ❤🇵🇸🇵🇸👇🏻

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od 8 місяців тому +5

    Next so duub qof walba suu UA-cam ufurtey iyo cidda gacan qabatey🎉

  • @QueenHennaarts12
    @QueenHennaarts12 8 місяців тому +5

    salada hadi ey kugu culusthy ducadan aqriso wll
    رب اجعلني مقيم الصلاة و من ذريتي ربنا وتقبل دعاء 💖✨

  • @user-ns4pn3jd3g
    @user-ns4pn3jd3g 8 місяців тому +6

    Amiira waa ku jeclhy abaayo❤😊

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 8 місяців тому +16

    Vediogaan xluu aha 😂😂😂 midkle an rabnaaa cwa insha allah

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 8 місяців тому

      ka caawa la duhbayo habeen danbe aya lasoo daynayaa saan filaayo

  • @najaxjamal1406
    @najaxjamal1406 8 місяців тому +5

    Amiira qurux keeb going 👸❤

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 місяців тому +1

    Waw Amira cadey wankaqadanay walahi adtaqanid mansha alahu abayo macn

  • @Zahra-in5jj2qt7d
    @Zahra-in5jj2qt7d 8 місяців тому +14

    Koko qosolaa igu dishey😂😂😂😂😂

  • @liiluuofficial5468
    @liiluuofficial5468 8 місяців тому +15

    700k coming soon at the end this time❤plz asxabey aan sameeno🎉🎉🎉

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 8 місяців тому +9

    Amira 700K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @amalsweden2190
    @amalsweden2190 8 місяців тому +2

    Koko😂wlhy wa funny way keenty asad

  • @sadam12844
    @sadam12844 8 місяців тому +9

    "Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa.💔😔

    • @Ayaanrahiim-kp8eb
      @Ayaanrahiim-kp8eb 7 місяців тому

      Saacadii wareegtaba qofna weey dhibaysaa qofna waay dhayaysaa🥺💔

  • @user-tz6xd5fo3u
    @user-tz6xd5fo3u 8 місяців тому +2

    Waa runntiisa qof walan weeye kooko asad qac qax ka yeersiiyey kkkkkkk Amiira waan tagernaa fnny weeye😮😮😢😮😅 iyo kooko iuo asd😢😮😅😅😊

  • @FDQ_EDITZ5
    @FDQ_EDITZ5 8 місяців тому +65

    Addi aad aragto magac Allah like saar
    الله أكبر ❤❤

    • @KirKac-xh1fp
      @KirKac-xh1fp 8 місяців тому

      Amiira qurux ❤😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому +5

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂❤❤❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 8 місяців тому +9

    amiiiiiira funny thy wlh 😆😆😆😆🤣🤣🤣🤣🤣

  • @user-os6vk7yd7e
    @user-os6vk7yd7e 8 місяців тому +1

    Aqiiro qurux waxn wta xujo xujadaso ah kooko wada halmlin ilasexo dheh❤❤❤❤

  • @hayaat2768
    @hayaat2768 8 місяців тому +5

    Hambalyo amira qurux 700k🎉 comig soon🎉🎉

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 місяців тому +1

    M.a Amira qurux keep going ❤❤

  • @sahraclaahi5832
    @sahraclaahi5832 8 місяців тому +3

    Keep going wllshy 😊❤

  • @user-od1cm3ly9p
    @user-od1cm3ly9p 8 місяців тому +3

    Amiiro abyo challenge ga you smile like oo tiktok ka socdo so samey noh😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 місяців тому +12

    Kusali rasuulka scw❤❤❤❤❤

  • @xafsoxasan5184
    @xafsoxasan5184 8 місяців тому +3

    Amiira please part two soo samey ❤😅

  • @lulaa1113
    @lulaa1113 8 місяців тому

    أللهم انصر اخواننا في غزة وسدد رميهم وتقبل شهداءهم وداوى جرحاهم وءامن خوفهم

  • @apdixakiinxasan
    @apdixakiinxasan 8 місяців тому +2

    Amiira wax kle wixiiba sidey dhahan oo ❤kle

  • @user-yk7vg2ef7e
    @user-yk7vg2ef7e 8 місяців тому +2

    Amiiro qurx wan kuwataa mcnto❤

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 місяців тому +9

    Keep going amiira ❤ ala koko Waa funyy 😂😂😂

  • @AhmedMohamed-azkar.7
    @AhmedMohamed-azkar.7 8 місяців тому +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 🤲🏻🤲🏻
    WALLAALAYAAL U DUCEEYA WALLAALADEEN IN ILLAAHAY DHIBAATADA KA DUL QAADO OO YUHUUDDA KA JABIYO 😢

  • @faayowshariif6345
    @faayowshariif6345 8 місяців тому +8

    Allah is one❤❤❤

  • @user-ji4oc4wx8q
    @user-ji4oc4wx8q 8 місяців тому +1

    Amiiro wlhi caawa qusulka iga dhameysay 😂😂

  • @user-tc5xq5uw5h
    @user-tc5xq5uw5h 8 місяців тому +1

    Asxabey walahi xoog Ayan idin tagere❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isninoisman4608
    @isninoisman4608 8 місяців тому +2

    Koko bulle will xog bay iga qoslisa😂❤❤❤

  • @ciisetooni5158
    @ciisetooni5158 8 місяців тому +12

    Aankusalino ❤xabiibkeena muxamed ❤scw ❤keepgoin amiira❤waxyar😂ayaakashiman ❤7ook😂

  • @user-jz3re9te9d
    @user-jz3re9te9d 8 місяців тому +2

    Amiira keep going

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 7 місяців тому

    Keep going sester

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 8 місяців тому

    M.a amiiro walahi ayaga dhan weeykeentay laakiin asad makeeni weysoodhaweeyday

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 8 місяців тому +2

    Cawa challenges an rabnaa amiradena pls

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 8 місяців тому

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @Hamda7156
    @Hamda7156 8 місяців тому +2

    Asad koko markuu shegayo say u eegayso I'm dead 😂😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 7 місяців тому

    Thank you sester ❤😊

  • @IqroIbraahim-sk5lx
    @IqroIbraahim-sk5lx 8 місяців тому

    Amiira coming soon 700k lasoo dhaqso video gada I.a 🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +4

    Amiira qurux wax la sheego ha lays dhajjiyo 🤣🤣🤣ha lays caayo ka dhacday sede camal maanta

  • @FadxiCali-px8kq
    @FadxiCali-px8kq 3 місяці тому +1

    Koko model❤ 0:23

  • @user-sq2hz3lv9j
    @user-sq2hz3lv9j 8 місяців тому +1

    Adiga sax usheegay amiirah❤

  • @XamdaDeeq-yt7ms
    @XamdaDeeq-yt7ms 8 місяців тому +10

    Waar team kan dhan iyagaaba qosol ka samaysan 😂

  • @raahoyusuf-vw3gb
    @raahoyusuf-vw3gb 8 місяців тому +2

    Yaa isku balmiya 2 funny weeyi wllhi😂

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 8 місяців тому +3

    AMIIRA QURUX WAAN KUU XIISEY❤❤❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому

    Nogu sobiir saad wax noogu faaido❤❤❤

  • @ismahancabdi7251
    @ismahancabdi7251 8 місяців тому +1

    First lady❤❤😊

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 місяців тому

    asad i.a sxp mardhow waad kusoco dontaa lugahaaga bi.idnil laahi kariim haduu Allaah idmo i.a🙏

  • @ShabeladaWalan-we9ir
    @ShabeladaWalan-we9ir 8 місяців тому

    Ana ugu hore cawa❤😂😂😊

  • @XalimaSaalax-tb6df
    @XalimaSaalax-tb6df 8 місяців тому +2

    Amiiro iyo koko ayaa sax san

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 8 місяців тому +3

    amiira qurux si sax usheegty

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 8 місяців тому +1

    Alla beerka manooli cawa qosolki baa iga dhamaday 😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 8 місяців тому +2

    AMIIRA. QURUX
    DHIBLEY. WAAYE😊😊😊😊

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 8 місяців тому +1

    Muno qosol igu dishay😂😂😂 funny wye m.a

  • @user-jg1yr7fn5b
    @user-jg1yr7fn5b 8 місяців тому +1

    Qofka ugu horeyo❤😊

  • @abadansheikh
    @abadansheikh 8 місяців тому

    Wlhi aawc qosol aau dhintey ❤❤❤❤

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 8 місяців тому +8

    Amira very funny video❤😅

  • @hanadmoussa2267
    @hanadmoussa2267 8 місяців тому +1

    Amira qurux is not easy wlhi❤🎉

  • @Shaba818
    @Shaba818 8 місяців тому +1

    Koooko way xanaaqdey wlhi 🤣

  • @amiincabdi6819
    @amiincabdi6819 8 місяців тому

    X' Weyne. An u ducee no 😭❤🤲

  • @user-nk7fr3xb2k
    @user-nk7fr3xb2k 8 місяців тому

    Hello amiro qurux