Dubai Oo Ay Biyo Fariisteen !! Daadka iyo Dabeylaha.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 кві 2024
  • Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
    GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 137

  • @harushhassan5248
    @harushhassan5248 2 місяці тому +25

    Ilaalahow u siyaadi dhibaada ay Muslimiinta Ku hayaan ka goay

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 2 місяці тому +16

    Waa ciqaab ALLE. Waliba sida ay qadiyada falastiin u wajaheen

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 2 місяці тому +19

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @user-ue8vx6bx6c
      @user-ue8vx6bx6c 2 місяці тому

      صلي الله عليه وسلم

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 місяці тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 місяці тому +20

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @misskoko19
    @misskoko19 2 місяці тому +27

    Way istahilan sababto ah Waxa ka socda Sudan darted.. intas iyo Inka badan wallahi

    • @user-vc6vo1ed3b
      @user-vc6vo1ed3b 2 місяці тому +2

      Way is kibriyen dhak dhalalka benta uga dartay macal arinta falastin illahow dhulka la jarba wlhi

    • @hamdihersi-xz7kc
      @hamdihersi-xz7kc 2 місяці тому

      Somali dantooda an aqoon aniga ku nool ma iska hadleysaan

  • @yaskaali4275
    @yaskaali4275 2 місяці тому +12

    Ilahoow dakadaha Ee yahuuda cuntada ugu so dajiyaan roobka dumiya ..Xuti bada wo xurestay kuwaan so ma eheen kuwa Yahuda U xabadka u tunteen dakadahooda loga dhoofiya yahuuda cuntadooda dakadaha iyo cirkaba ILAHOOW KA XERMAAN AAMIN YAA RABI

    • @Hodaneey
      @Hodaneey 2 місяці тому +1

      Amiin yaa rab rabi hdka jaro dhibkay ku hayaan 😢😢😢😢 Gaza

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 місяці тому +1

      Allaahuma amiiiiiiiiin

  • @hawal1287
    @hawal1287 2 місяці тому +3

    ALLAH ha saa'idiyo, masiibo xun ALLAH ha ku rido, sababtoo ah yuhuud bay u hiiliyeen

  • @xaabsade128
    @xaabsade128 2 місяці тому +3

    Isbadal fiican oo dhanka muuqaalka aya ii muuqda hore usoco 🔥✌️

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 2 місяці тому +2

    Ilàaheyh u siyaadiyo xamar kuwii. Dhibayeye soo madaxdooda mahan badeena kuwa itoobiy nagu soo laaa luushayo soo mahan Somali intake Allah Ka badbadiyo qof Dal islam dhibayeye Somalia iyi yaman😢

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 2 місяці тому +7

    Illaahey ha u ziyaadiyo waliba Illaahey haku ciqaabo illaa ay ka noqoto mid burbur iyo baa ba ah , waayo reer falastiin dhibta ay ugeeysteen ayaa kadaran

    • @hamdihersi-xz7kc
      @hamdihersi-xz7kc 2 місяці тому

      Allha ma aqbalo habaarka teeda kle Somali ma hormarsano dadka hormaray ka xun yihin

  • @DeeqDarajoZk
    @DeeqDarajoZk 2 місяці тому +7

    Alle intaas ha ugu ekeeyo hooyo iyo labo ila dhalatay ayaa iga jiraane dubai uma nexeene

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 місяці тому +3

    Alhamdulilah dhibto laysku eega wey inoo dhaxaysey alle ha uu siyaadiyo aaamin

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 місяці тому +2

    Mansha Allah inta iyo inka bdn by ku ficnayeen

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 місяці тому +1

    Subxaanalah sudan waxa ay ka wadaan Allow ka qabo

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 місяці тому +1

    Allah Swt ayaa Ku imtixaamey Dulmiga ay Islaamka ku hayaan, Dadka waana ma gaalo fidno badan OO Islaamka Meel ka dhac ku ah lagu hayo

  • @user-yi9qq9hw3o
    @user-yi9qq9hw3o 2 місяці тому +4

    Waa sifican
    Munaafiqnumo ayaa gudaha ugu jirta

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 2 місяці тому +1

    Shacabka Imaaraadka Allah haa badbaadiyo,kuwa xukuudda haysto cadaabka Adduun allaah haa tuso.

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 2 місяці тому +3

    Lama jecli shacabka imaaraatka dhib in uu taabto laakiin madaxdoodu ma aha kuwa wanaagsan oo Soomaaliya waa kuwaa deegaanada la kala shira ka qeyb qaadanaya kala nqeybinta Sudan , Liibiya iyo meelo kale oo aad u badan

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 місяці тому +3

    Mac sonkor Allow dhagaxaan naara samada kaga keen emirate🤲🏻🤲🏻😢😢

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 2 місяці тому +2

    Waa ciqaabta alle Gaza ka amuseen bal israiil lajiraan Maqlay

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 2 місяці тому +5

    Ilaahow ku halaag Awoodaada ,waayo wadamadii Islaamka ayay dhuunta ugaleen oo nolol ay u diideen ,nimcadaada ayay ku kibreen.Ilaahiw dhulka la jar adigaan ku baryay. Dadka fiican ee ku dhexnoolna shuhada ka yeel. yaa Allaah

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 місяці тому +3

      U ducee inu Allaha so hadeeyo oo waxa ka qaldan u saxo bini’aadam qalad lagama waayo ee shaydaanka ha ugu kaalmeen😮

  • @fartuuncabas
    @fartuuncabas 2 місяці тому +2

    Anaa igu horeeyo❤🎉

  • @badreabdi6865
    @badreabdi6865 2 місяці тому +1

    Ilahay ha ku halago Emirates dufano iyo daadad aan xata abid umad kale lagu halagin Amin

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 місяці тому +2

    Imaaraadka alaha uga dhigo wana qadasho iyo alle ka cabsi dadka dhahayo alaha u ziyaadiyo dadka ma wada xuma hadana wa dal muslim wuxu doono ha dulmiyo ilahey ayaa kula xisabtamayo anakaba gafkena zaaid yahay ilaahey dambi dhaaf an waydisano

  • @cheikahmed7345
    @cheikahmed7345 2 місяці тому +2

    Allow dumii yuhud yaryarka

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 місяці тому +1

    I am very happy water It is God's power.

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 місяці тому +4

    Labo sano roobkeda alaha u keeno si ay bada ugu darsaman 😂😂waa ka reysan lahen qalalasaha ay wadankena ka dhex wadan ilaahey cadowgena ha naga qabto aamiin

  • @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
    @wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 2 місяці тому +1

    hossow bro welldone

  • @user-tp5gn2ht1l
    @user-tp5gn2ht1l 2 місяці тому

    Ilahey ha u siyaadiyo

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 2 місяці тому

    Allah is one 🙏 ❤️

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 2 місяці тому +6

    Allah ha u siyaadsho daad dufaan danab iyo dhulgariir allah ha ,isagu daro

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d 2 місяці тому

      Dad aan waxba galabsan ayaa kunool madax xun waxey qaldeen umada ilaahey hau habaarin subxaa nallah

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 2 місяці тому +2

    Ilahay dam haka dhigo Dubai

  • @iamdeeq5688
    @iamdeeq5688 2 місяці тому +3

    Ha ukororto
    Kama naxaayo dadka falastiin oo laleeynaayo raashin iyo hub usii daabulaayo kuwii xasuqayay
    Bakhti dheh, aduun ninka is raacsiyow ha hilmaamin iney jirto awood maamusha waxaad is raacsiineyso

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 місяці тому +4

    Duco uma qalmaan waayo walaladood oo gaajo loo dilaayo ayay yuhuud uso mariyaan dekadahood maciishadii xuutigu ka xanibay

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 місяці тому +1

    Dubeey roob daarahooda iyo habtidood Kii burburin lahaa allaha kadhigo oo ceer kunoqda yuhuuda kuwa taageeray miyaa ii macaankara

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому +1

    Ilaaheey aa u carooday yahuud jaceeyl

  • @dahablamiiray419
    @dahablamiiray419 2 місяці тому

    سبحان الله Allaha u sakhiro Anaka neh Allaha naga badbadsho dhibkan oo kale

  • @MohamedSalah-gm8wd
    @MohamedSalah-gm8wd 2 місяці тому +1

    Alllaha usiyadsho

  • @tazniimhupii8266
    @tazniimhupii8266 2 місяці тому +2

    Wa fasahaadka kasocdo

  • @nimoomer1506
    @nimoomer1506 2 місяці тому +3

    Baga waligy wadan muslim ah kuma farxin dhibkisa lkn iygu wa isthiln

  • @shiine111
    @shiine111 2 місяці тому +1

    Daadka allaha raaciyo

  • @SamiiroJamacSalaad
    @SamiiroJamacSalaad 2 місяці тому +1

    Imarad iyo ayaga dhib ayey kuhayan muslimka alle ha usaqiro

  • @hodonnuur
    @hodonnuur 2 місяці тому +2

    This is god telling them that they should be putting sanctions onto Israel

  • @hafso1148
    @hafso1148 2 місяці тому +2

    اللهم زد وبارك

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 місяці тому +2

    Allahu Akbar

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 2 місяці тому +1

    waa cadowga kowaad ee islaamka meelo badan buu holac ka hurinayaa Emirates ku...kolkaa dawladooda ha eersato...iyaga dhibaatada usoo jiiday shacabkoode kuwaasi eed ma lahee oo waa war ma qabayaale

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 2 місяці тому

    Alle hau siyaadiyo yuhuud la jiryaasha.

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 2 місяці тому +1

    Asc xussen Haa dubai..rerer.qasa.ayey.ka.hilise.biyo.ha.qadan.inshLlh.dufan halagu.rogp.israil.ayey.tagartaye

  • @user-rf2jz8qd3j
    @user-rf2jz8qd3j 2 місяці тому

    Dad muslimaa ku nool oo asxaab na ahay iyo kuwa aanan garaneynin ee waan habaari lahaa xukuumad meesha umataalo

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 2 місяці тому +2

    bacrimin ma ahe roobka ilahay aya kena iska sax warka

  • @zoonak6770
    @zoonak6770 2 місяці тому +1

    Away hormarki ay ku faani jireen nimcadi alle siiyey ayey muskimiinta ku dilmiyeen

  • @amira1438
    @amira1438 2 місяці тому +1

    waa ku macdahay alle caradisa ku socoto waxan larabay kuwa kale ee ku lugta leh reer gaza oo na ku gacansinayo yuhuda iney xasuqan reer gaza

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 2 місяці тому

    Kuwan ilahay biyo haku roogo wadamada iskamka ayay burburiyan yahuudana jajusiij ayay u noqden wan ku faraxsanahay

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 місяці тому +2

    Waxaan jooga garoowe waxaa nahaya kuleylkii ugu Darnaa ee aan arko

  • @user-vp1xd1kv7m
    @user-vp1xd1kv7m 2 місяці тому +1

    الحمدلله اللهم زد عليهم
    اللهم امين

  • @mohamedbashirmuse9995
    @mohamedbashirmuse9995 2 місяці тому +1

    Ilahay Uma Fuududeyo Kuwas Ilahay Haa U siyadiyo kuwa Duuco Haa Iskaga Khasarin

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 місяці тому +1

    Way kibreen meesha looga taliyo allaah ha dumiyo

  • @user-ez8pd1me8z
    @user-ez8pd1me8z 2 місяці тому

    First comment ❤

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 2 місяці тому +1

    KUWAAN BALAAYO KUDHACDAY, WAA XAASIDIINTA MUSLIMIINTA

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 місяці тому +1

    Subxanallah subxanallah Allahu Akbar 😢😢😢😢😢

  • @Caaanka
    @Caaanka 2 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @SuhaybasayidSuhaybasayid
    @SuhaybasayidSuhaybasayid 2 місяці тому +1

    Dubai mesha ugufusuqa badan wale

  • @halgamecamey9790
    @halgamecamey9790 2 місяці тому +1

    Dhuka Alle halajaro

  • @user-eu4ep5hv9j
    @user-eu4ep5hv9j 2 місяці тому +3

    Allah haku halago waayo calamkanislaamka waa dadka keliya dumin iyo dulmigooda loo adeegsado emaratku sida sudan yaman somaliya ilahow ku abaali awoodaada

  • @Haashim81
    @Haashim81 2 місяці тому +1

    Sudan waxa ka socda iyagaa sabab u ah markaa way is tahilaan inay waxaasi ku dhacaan

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому +2

    Cuqubadey muslinka kagaleen aa ku sop socoto

  • @lulali8651
    @lulali8651 2 місяці тому +1

    Kuwaas irasaaqadii illaheey siiyeey beey ku kufriyeen sanab beey qabiileen

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 2 місяці тому +1

    Anigu kama nixin wan ku farxaya ilahay ha u siyaadiyo

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 місяці тому

    Allahu akabar caradi ilahay baa kudhacaday dadki kibara ilahay waa ciqaba😢😢😢😢😢

  • @user-zi7tm2ko5p
    @user-zi7tm2ko5p 2 місяці тому

    Ma caawa bal

  • @BiiBi14
    @BiiBi14 2 місяці тому +1

    Meeshii fusuqeeda bato alle ayaa jawaabsiin

  • @user-bu6zq8fs7v
    @user-bu6zq8fs7v 2 місяці тому +1

    Jecliyaa jabkaaas

  • @ninmadownaagtiisa1332
    @ninmadownaagtiisa1332 2 місяці тому

    Ilaah hanagu amaansado😢😢wlhi waa dhibaato weyn Emirate waxaa la tusay mucjiso 😢😢😢

  • @Aymanvlogs252
    @Aymanvlogs252 2 місяці тому +1

    Nimco walba nusqaanteede leh

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 2 місяці тому

    Ilaahay wacadil badaxdoodu waxay dulmiyaan islaamka waliba si araxandaro ah .ha dhadhamiyan dhibka

  • @Yemen5555
    @Yemen5555 2 місяці тому +2

    رغم كا تملك من ثروة مالية كبير إلا أنها دولة فاشلة في البنية التحتية..

  • @libanabrisoffial7294
    @libanabrisoffial7294 2 місяці тому

    Allaha badd badiyo muslim ☪️ gaar ahan carabta

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 місяці тому

    Haaaa Dubai wey kibreen
    Kibirkana Allaha ma ogola ee
    Allaha umada masiibada ha ka koriyo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Dubai waxaa ku socdo ciqaab ale waayo muslimiinta ayaa loo soo adeegegsado laguna burburiyo dhul gariirna alaha ugu daro inshallah

  • @user-ft6nz3kg6t
    @user-ft6nz3kg6t 2 місяці тому +1

    Falastiin baa xaqlaga galay ilaah hana cafiyo habow howshan ma yara

  • @boqoradajiliinka6668
    @boqoradajiliinka6668 2 місяці тому

    Wlhi wllkeyba joga oo wxay dawladu ka dhahday guryihiina fadhiya 😢

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 2 місяці тому

    Wlhi ani cuman ka naxay oo ilmo yaryar biyaha roobka ku dhinteen😢

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 місяці тому +1

    Waa ciqaab alle xaqa falstiin aya heesto

  • @Ifiye_24
    @Ifiye_24 Місяць тому

    wlle ciqaabta phalestine maaha mid soo daahayza dalal badan ayey kazo muuqan doonta i.a

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e 2 місяці тому +1

    Emaraadku iyaaga burbuuriyey Wadamo badan oo muslimin aha marka iyaaganaha Alle aha burbuuriyo dhan maalka iyo dhanka xukuumad ahabaa

    • @hamdihersi-xz7kc
      @hamdihersi-xz7kc 2 місяці тому

      Wadama aad ka hadleyso dadkooda sibabta kooowaad leh

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 місяці тому +4

    In Dubai dhulka tagto waa soo kabashada dalki somaliyeed saan aaminsanahay.
    Ta kale waxa ay kow ka yihiin kuwa magical Muslim sheegta ee u daba dhaqa yubuuda arxanka daran oo walaalohood reer falastiin in maalin kasta la xasuuqo aan wax u arkayn.

  • @user-fc3du7zj5n
    @user-fc3du7zj5n 2 місяці тому +1

    Kuryahana iney dumiso aya fiicneyt

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg 2 місяці тому +1

    War inagaa habar nay

  • @user-ue8vx6bx6c
    @user-ue8vx6bx6c 2 місяці тому +1

    WEY macdahay falastiin haqeeda aa kasoo baxy

  • @liina3528
    @liina3528 2 місяці тому

    Waa la yaab wlhy allow no gargaar😢

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 2 місяці тому +1

    Fasahaada dubai, ilahay ma ogeen miyaa in uu arko?!!!!🤔🤔🤔

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 2 місяці тому +1

    Wlahy inay dabi tahay ma aqan lkn kama nixin nin yaday inay habartan ka celinaya cil aan ka qaday phalastine ilahow haday dabi tahay iga cafi lkn inyar kama naxin

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 2 місяці тому +2

    Yes 😂

  • @aadanmaskiinow59
    @aadanmaskiinow59 2 місяці тому +2

    WA ILAAH MAHADIIS INTAS IYO IN KA BADAN AYAAN RABI KAGA BARYAA WA NAAGO ISRALIA 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohammedkeysarmohammed809
    @mohammedkeysarmohammed809 2 місяці тому

    Way jiraan dhimasho

  • @zuusan113
    @zuusan113 2 місяці тому

    Hosow abowe plz sheekoyinkee noso celi

  • @user-vc6vo1ed3b
    @user-vc6vo1ed3b 2 місяці тому

    Ala magaladan cidi tagtay unba garan quruxdeda hdna ilahay awodisa 1 mnt ayu ki tusiyey awodisa subaxna watacala haku wano qatan in dhal dhalalka ale agrisa waxba ka gonen

  • @maliizaahmed
    @maliizaahmed 2 місяці тому

    15qof aa ku dhimatay manta aa la shaaciyay

  • @nedafiqi7720
    @nedafiqi7720 2 місяці тому

    Khasaraha nafeed waxa akhbaartu sheegtey dhimasho nin gaadhigisii uu la tegey daad tog Ku yaala raasal kheyma
    ilaahey hawnaxarasto

  • @Mudane-
    @Mudane- 2 місяці тому

    Dubai waxaa kaa socda waa sharkii iyo qiyaanadii bulshada soomaaliyeed ay uu geesteen iwm