Mohamed Jeesta Hees Cusub Farxada Aan Dhamaaneyn Ku Dhax Joog Aduunyada Lyrics 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa

КОМЕНТАРІ • 60

  • @mahamedcaris9239
    @mahamedcaris9239 4 роки тому +17

    Wllhi heestan Erayo kamid ah waxaa isoodirtay labo haben kahor jacaylkaygi koowad oo Aan kala fogaanay hada kahor waxaan xidhiidh lahayn 6sano afar sano oo kamid ahna waxaan wada joognay hal magaalo labada sano ee kalana waanka fogayn lkn xidhiidhkanaga wuu jiray kadib waan kala tagnay oo calafka ayaa ka adeegay reer kala ayayna yeelatay oo qof ay isku wadan joogeen ayay nolal wadaageen sanad kanidba waykala tageen reerkeedi nasiib xumo Kadib ayay isooraadisay Ayadoo leh qofaan adiga ka ahayn waan la noolaal waayay oo jacaylkada ayaa qalbigayga dagan waligayna hal minute xitaa qalbigayga kamaadan bixin Anigana sido kle waxaan rajaynayna inaan nolal qurux bdan wadaagno insha allah
    Ducadiina kaliya ayaan ubaahanahay wllyal🙏🙏
    20/11/2019

    • @ayaanbashir4350
      @ayaanbashir4350 4 роки тому +1

      Mahamed Caris 😢😢💔💔💔farxad aan dhamanayn kudhaxjoog aduunyada qli qalbigayga adiga oo kaliya ayaa hadiyad uyeeshay kumawayo jeexaytii ❤️💋😍😢 noloshaan dhisilahayn madheeliyin xagayge adaa qalbigana kudhigan oo waxan iga dhamanayn xusuustaada igu dheer💔😢🤦‍♀️

    • @musabhimiloofficial9506
      @musabhimiloofficial9506 4 роки тому

      Sxb guul wacan ayaan idin rajeynayaa naftu nafbay ku dagi kartaa lkn qof walbo qofkasta kuma dagi karo

    • @shuaibaden3050
      @shuaibaden3050 3 роки тому

      Rabi haysku kiin soo dhaweeyo Wll noqdo lamaane noloshada Ku midooba

    • @shaficidahir2155
      @shaficidahir2155 Місяць тому

      gul an ku rajena walal 🙏😭😭😭😭😭

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +5

    Abwaankii abwaanada khaalid miino
    Fananka fananiinta hees iyo badh

  • @mohamedtracking2136
    @mohamedtracking2136 5 років тому +8

    Noloshaan dhisi lahayn
    Ma dheeliyin xagaygee
    Adaa qalbigana kudhiganoo
    Waxaan iga dhamaanayn
    Xusuustaada igu dheer

    • @maishak727
      @maishak727 4 роки тому

      Noloshaan dhisi lahayn Ma dheeliyin xagayge

  • @musabhimiloofficial9506
    @musabhimiloofficial9506 4 роки тому +5

    Wax kudhibo ilaahay kuuma soo dhaweeyo farxad aan dhamaan kudhex joog adunyada 6/11/2020

  • @faadumoqaaali5184
    @faadumoqaaali5184 5 років тому +16

    Hestaan way i taabatay wlh jclkyga oon 2 sano wada soconay 2 wadan aan ku kala noolnhy hadal yar on dhahay bn kukala maqanhy 2 bilood
    Kuna kala tagnay😭

    • @khadrafarah9023
      @khadrafarah9023 5 років тому

      Ilaahay ha isku kiin soo celiyo walal insha Allah

    • @ubaxyaasiin816
      @ubaxyaasiin816 5 років тому +1

      wn ka xumhy wll qli

    • @marwomaida3950
      @marwomaida3950 5 років тому

      Illahy haiskukin Soo celiyo abyo qalbigana allah kudajiyo inaad iskusoo labataan jcylkena kamira dhalisan rajeenaya😢🖐️

    • @iiyofficial1010
      @iiyofficial1010 5 років тому +3

      Alle kuguma soo celsho kaas hadal yar wax lagu kala tago maahan ee niyada ka saar

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому +1

    Mashalaa walal isaar isgaraab sheer

  • @cabdilahidalmar
    @cabdilahidalmar 5 років тому +3

    M.S.JEESTO.. CODKA SUPER..HEAT.
    ILKACASE LYRICS.. BEST MAKER

  • @ahmedmohamedomer5783
    @ahmedmohamedomer5783 5 років тому +1

    Heestan way iga gadantahay erayo macaan cod toolmoon music dagan maansho allah waad ka baxsatay

  • @SubeercaddeMAHAD
    @SubeercaddeMAHAD Рік тому

    Ree tik toog👋

  • @cismaancabdi2818
    @cismaancabdi2818 5 років тому +5

    Alfanaan mahamed jeesto waa hees dareen jacayl xabrsan Abwaanka Khalid Miño eryadiisa iyo laxankaba ugu farà yaraystay Abwaan miino heeso jacayla u soo dhiib inanta dhayda boogaha jacaylka sowtu yurub Mahamed Abdi ( geenyo)

  • @ibrahimabdirizak9274
    @ibrahimabdirizak9274 5 років тому +2

    Www inaba cadi ma Ahan hesta

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 років тому +3

    Ilkacase keepngoing epow

  • @hanitamohamud4253
    @hanitamohamud4253 5 років тому +4

    Axyaaa heees❤

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 5 років тому +3

    Maxamed jeesto legend salan sare👏❤

  • @ubaxabdirashiid2747
    @ubaxabdirashiid2747 5 років тому +3

    Maxamed saleeban
    jeesto fanan aan taagero
    codkisa macan ❤❤🌹👌

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 років тому +2

    Fanaan cod tolmoon maxamed jeesto weeye

  • @damacabdihasan6771
    @damacabdihasan6771 4 роки тому +1

    Manshallah waaa hees wax ku olah

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 5 років тому +4

    thanks ebow❤✋❤

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 Рік тому

    Favorite songe 2024

  • @kawzarizzeh6895
    @kawzarizzeh6895 5 років тому +34

    Qalad aniga iga dhacay😥Kalzoonidii Dhexdeenaa🤦‍♀️Haduu Dumiyoo FogeeyeY😓QalpigaagaN Dhawaacan Anaa dhayayooH Pogziin😭🙏
    Wlhi Heez dareenkeeda leh Aniga ilaa Hada Wxn ahay DhipaneH uu DhaawacaY jaceyl Aniga oo ku jira Dugziga Zare Oo markaa ii cuzuptahaY Nolozhu Izmaan lahyn Waxparo mooyeH Marxald noocan ayaad galaYzaa😓 WaxaY ahayd 2014 Marka aan galyeY Form oneka Wxn is jeclaanaY wiil markaa Da ahaan iga weyn Wlhi ismmaan lahayn ZidaN ayaa kuu danbaynayza Ee wxn is lahhaa Wxd u cuzuptahay Nolozha iyo Dunida Iska bazhaal Lkñ MaY noqon Zidaan RapaY Ee Tii rapi Ee Xariiqnayd ayaa DhacadaY😓🙏 Allhamdullilah Qofkaazi Hada Wn kala maqanahay 4 mounths Waxa uu noqodaY ninkii koowad Een ku zheeka partaY isna zidoo kale Hada Wxn kala joognaa lapa dal😔 Palze markazta wxn izku dayaa in aN Dip u jaleecin Xazuuzihii horee qadhaaadha 😓 Waayo Wxn Dareemaya Xanun Aniga meel iga taapataY
    Lkn ilaa hada wxn ahay Qof u cuzup nolozha wxn la hadlayaa dhipanayaazha in aanat zii Eegin Wixii dhay🙏plz wa iga tallo
    Walipa zida ugu fudud Eed ku ilawazid Ruuxazina ay tahaY in aad hortaada zoo dhigatoH Xumaantiizi Iyo iinti uu lahaa zi aad izku nacziizid
    🙏😥🤦‍♀️
    Hada qofki Waxa uu imi dalkaan joogo hada anigu oo ah Turkey💔 zi uu iga dhaadhiciyo qaladkii horee dhacaY ama in uu Dip igu zoo lapataY😥🙏🤦‍♀️ Lkn mapa dhacayzo horuu u dhaqaaqaY walipa khald yar
    Macaa igu zoo lapadziin waa NapziH😥🙏
    Gabdhahana wcn leeyahay izka ilaaliaya Nafziga Idinka ha idinka galan raguh lkn haka galina Plz 🙏😥😥😥😥
    Hada waxa loo zmayey wiilka Heez uu qaado Nimcaan hilaac oo uu ka dalpaday Wiilkani Abwaankah Zakeriye kopciiyeh🙏

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 років тому +1

      Kawzar Izzeh ilaaah mid ka kheeyr badan haku siiyo mcnto heeestaas adiga maalaga sameeye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dharaar qura ismaan oran mar unaadan kalatagin

    • @sumayaaxmed9191
      @sumayaaxmed9191 5 років тому +1

      Ax xbbti Alle mid ka khyrqaba haku siiyo😢

    • @kawzarizzeh6895
      @kawzarizzeh6895 5 років тому

      @@maankadeeqa2486 haaah maanka deeqeeY hno qlli😓😭🙏

    • @kawzarizzeh6895
      @kawzarizzeh6895 5 років тому +1

      @@sumayaaxmed9191 Amen Hno qlli Ikraan🤲🤲

    • @akiramohamed7429
      @akiramohamed7429 5 років тому

      Allah mid khayre leh Ayaan kaga baryaya wlll heezta magaceen ma.nala wadaagi kartaa

  • @ayaancaliaxmad4947
    @ayaancaliaxmad4947 5 років тому

    www hes iyobadh hore usoco alfanan mhmed jesta

  • @bashirshali5827
    @bashirshali5827 5 років тому +2

    Iyo Heesta suldaan seerar aroska cabdi caziiz

  • @samiyaereg9252
    @samiyaereg9252 6 місяців тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @fatmayussuf7631
    @fatmayussuf7631 Рік тому

    Dhagtu may jclateen 🥺🥹21/September/2023.

  • @bashirshali5827
    @bashirshali5827 5 років тому +2

    Sxbw heesta nasteexo indho iyo axmed zaki ma lyrics kaso dhigtan midas

  • @Cabdireermagaal-f6c
    @Cabdireermagaal-f6c 4 місяці тому

    7/6/ jun 2024 malin jimce ah aniga iyo jacaylkaygaba murugo yar baa jirta nosoduceya nacab baa jira

  • @fowztv4309
    @fowztv4309 3 роки тому

    ماشاالله

  • @fatomhassan6701
    @fatomhassan6701 5 років тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 2 роки тому

    best song

  • @nimcofaarah1311
    @nimcofaarah1311 5 років тому +1

    Abwaan khalid Miino
    Marna wllky qaali eshcela hees

  • @NoName-zf7lv
    @NoName-zf7lv Рік тому

    29 September 2023 😢❤

  • @abdirahmanali3720
    @abdirahmanali3720 4 роки тому

    Nice Song

  • @samiyaereg9252
    @samiyaereg9252 6 місяців тому

    Medic got the

  • @sakaliyealiomar1304
    @sakaliyealiomar1304 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Рік тому

    😭😭😭