Dhammaan Daawadayaasheena Mahadsanidiin, halkan noogu reeba aragtida, talada & wixii ay idin la tahay in aan ku hagaaji karno Barnaamijyadeena si gaar ah FAGAARE,
Marka Koowaad Alle Ayaa Mahad oo Dhan iska Leh Waana Alxamdulilaah Hadiiba Maalin Kale Iyo Fagaare Aan Daawaday Anigoo Caafimaad Qaba Sidoo Kale Wariye Axmed Soo Jeediyey Isagoo Caafimaad Qaba Waxaan Sadex Jeer Ku Celiyey Daawashada Barnaamijkan Siiba Kan Sooyaalka Doorashooyinka Jamhuuriyada Soomaaliya Waana Barmaamij Wax Badan Iftiimiyey Runtii Waan Kaaga Mahad Naqayaa Wariye Iyo Dhamaan Bahda Mustaqbal Media. Marka Xigta Waxaan Aragti ahaan Hayaa In Barnaamijka Fagaare Lagu Soo Kordhiyo Wax Qabadka Wasaaradaha Kala Duwan Ee Dalka Tusaale Laga Soo Bilaabo Madaxweyne Aadan Cabdule Cismaan Ilaa Farmaajo Sagaalkii Madaxweyne Ee Soomaaliya Yeelatay sidaad Uga Warbixiseen Warbixino Hadba Wakhtigeeda ah inaad Wasaaradaha Iyo Wasiiradii Soo Maray Kuwi Ugu Waxqabadka Fiicnaa ilaa Liitay Insha Allah Mahadsanidiin Dhamaan Bahweynta Mustaqbal Media.
Fagaare waxaan u daawadaa maalin leh aniga oo wax badan ka fahmay habka soomaalidu wax ku doonayso. Alle Ha naxariisto abdirashiid ali sharma'arke Waxaa loo dilay cadaalad kaas waqooyiga xil u magacaabay #soomaaliland
Asc Mustaqbal midea jimce wacn ruuntii warbaaahinta somaliyeed runti waxa idinka muuqada wadaaniyad mashaa allah ho're usoohda thank you
Dhammaan Daawadayaasheena Mahadsanidiin, halkan noogu reeba aragtida, talada & wixii ay idin la tahay in aan ku hagaaji karno Barnaamijyadeena si gaar ah FAGAARE,
Marka Koowaad Alle Ayaa Mahad oo Dhan iska Leh Waana Alxamdulilaah Hadiiba Maalin Kale Iyo Fagaare Aan Daawaday Anigoo Caafimaad Qaba Sidoo Kale Wariye Axmed Soo Jeediyey Isagoo Caafimaad Qaba Waxaan Sadex Jeer Ku Celiyey Daawashada Barnaamijkan Siiba Kan Sooyaalka Doorashooyinka Jamhuuriyada Soomaaliya Waana Barmaamij Wax Badan Iftiimiyey Runtii Waan Kaaga Mahad Naqayaa Wariye Iyo Dhamaan Bahda Mustaqbal Media.
Marka Xigta Waxaan Aragti ahaan Hayaa In Barnaamijka Fagaare Lagu Soo Kordhiyo Wax Qabadka Wasaaradaha Kala Duwan Ee Dalka Tusaale Laga Soo Bilaabo Madaxweyne Aadan Cabdule Cismaan Ilaa Farmaajo Sagaalkii Madaxweyne Ee Soomaaliya Yeelatay sidaad Uga Warbixiseen Warbixino Hadba Wakhtigeeda ah inaad Wasaaradaha Iyo Wasiiradii Soo Maray Kuwi Ugu Waxqabadka Fiicnaa ilaa Liitay Insha Allah Mahadsanidiin Dhamaan Bahweynta Mustaqbal Media.
d
Maansha allah mustaqbal media aad ayaan idiinla dhacsanahay tabintiina wareed
Best media mustaqbal
Fagaare waxaan u daawadaa maalin leh aniga oo wax badan ka fahmay habka soomaalidu wax ku doonayso.
Alle Ha naxariisto abdirashiid ali sharma'arke Waxaa loo dilay cadaalad kaas waqooyiga xil u magacaabay #soomaaliland
Runtii mustaqbal waa run sheeg
Guuleysta
Thnanks mustaqbal warbahin wax dhista
wlhi mrkd dib ugu laabato taariikhdaas waxaa ii muuqata in horay loo socon doono oo aan gadaal marnaba loo laawan🤲🤲🤲
wariyahan Barnaamij soo jeedinaya waa wariye talent ah . waan taageersanahay . sxb halkaa ka wada hawsha
Guul mustaqbal radio
Mustaqbal radio aad ayaad u mahadsantihiin
Thanks mustaqbal
Waa malinta British somaliland protectorate qaladkii uguwayna aygashay ilaamantana kasokabanladahy
Ma Sha allh wariye cod kara horay usoco wll
Aad ayaan utageera barnaaminkaan fagaare wllow aanan wariyhaa magaciisa aaqonin Thanks
M.c/qaasim salaad runtii ninka kaliya Ee iimaan lahaa ee so Maray dalka .....
Nolol suuban iyo camal wangsan ayaan ku rajaynayaa mudane .
Malaha Ruuxi Ugu Horeyay ayaan ahay Ee Muuqalkan daawada
Tabiyaha ugu wanaagsan Fagaare
Fagaare walee waa barnaamijka ugu qaalisan barnaamijyada somalida media heedu sameeyo .
Was badan baan. Ka faa iiday. Xogta uu wato barnamijkaan Fagaare. Wanna. Ku farax sanahay in ka mid ahay asxbta ku xiran ✔️
woow cawa 20 daqiiqo weye 👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
Wariyaha ugu codka macaan
Marka Koowaad Alle Ayaa Mahad oo Dhan iska Leh Waana Alxamdulilaah Hadiiba Maalin Kale Iyo Fagaare Aan Daawaday Anigoo Caafimaad Qaba Sidoo Kale Wariye Axmed Soo Jeediyey Isagoo Caafimaad Qaba Waxaan Sadex Jeer Ku Celiyey Daawashada Barnaamijkan Siiba Kan Sooyaalka Doorashooyinka Jamhuuriyada Soomaaliya Waana Barmaamij Wax Badan Iftiimiyey Runtii Waan Kaaga Mahad Naqayaa Wariye Iyo Dhamaan Bahda Mustaqbal Media.
Hawidaar dheh
Manshalaha.mahad.sanidin.dhamantin
Aad ayaan ula socdaa barnamijka fagaare
MahadSanidiin mustaqbal Radio
DHAGEESO OO KU DHAQAN waa arin foolxun
Hore u socda well done
Barnaamij wanagsan
MUSTAQBAL MEDIA
5ta soomaali allow midee
??????? Su'aal Ayuu Fagaare nooga Tagay😊
🇸🇴💯
Hadii afgabi dhici laheen dalka mow bur burteen wayo dimuqoradiyad aya soo if baxeysay
May jabhadaha ayaa wadanka badbadin karey balse ayaga ayaa qasay dalka
Walaal waa kuma wariyaha codkaan leh
Zer Zhaakir Cadde
asc mustaqbal dagaalkii ethiobia iyo somalia 🇸🇴 noosoo gudbi
In dulmi somalilandd lga galay ayaa ku cad halka waxaa la siiyay 33 xildhimaan halka koonfur lasiiyay 90 xildhibaan
Masha allah xasuus wlhi
Ina Barre naloogama horayn. Waddan madaxdiisa aan kuraasta isku dhejin jirin baanu ahayn..
Cadaalad darada xili hore ayay so ilaabatey
Waxaan kutalinayaa is Barnaamijkaan lagu beego Todobaad walba DHACDO markaas taagan Ka sheekeyn teeda i.a
Waadku Mahad Santahiin Soo Gudpinta Barnaamijkan
Siyad Barre. is better than you know .all of them
No question about that
Hhhhh hooyadii iyo asagaba anaga wasna ilmo qabiil
Adam cabdulle cismaan is better all of them
waageey Somalida dadka Aheyd halkan ka daawo
markuu marayo 12+24 muxuu leeyahaya siyaad bare
Wad dedashen waxna wad qarisen waxna wad ku darten , taarikhda somalia koonfur keliya mahan tas ogsoonad, dagaalki siyaad ethopia kuqadey maydaan sheegin, dagaalki gobalada woqooyi lagu qadey maydan sheegin, waxbad noo baad boodsiisen un.
Dorasho unbuu kusabsanyahy mawduucu saxb eciwan ka iskafiri
Wll barnaamijku maahayn taarikhda somalida Ee waxuu kaliya ahaa Doorashooyinkii Dalka soomaray sidaas ufahan tnx...