Waan Siigeystaa Caadi Miyaa ? | WEYDII MACALLINKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,072,877 subscribers

КОМЕНТАРІ • 401

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 місяців тому +62

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢😢😢😢❤

    • @Saffa.27
      @Saffa.27 10 місяців тому

      Mana soo mari doono❤nabad galyo naxaris korkisa ha ahaatee😊

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 11 місяців тому +152

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 11 місяців тому +1

      Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

    • @AsmaCrashiid-gk8ds
      @AsmaCrashiid-gk8ds 11 місяців тому +1

      ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤

    • @AaminaGaramaqaade-dk5so
      @AaminaGaramaqaade-dk5so 11 місяців тому

      Wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs wcs ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @Taazy951
      @Taazy951 10 місяців тому

      Scw

    • @YuslimJeylaani-bc2ch
      @YuslimJeylaani-bc2ch 10 місяців тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🕋🕌🕋🕌🕌😘😘😘

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 11 місяців тому +57

    This video is very useful, Arimahena, Macalinka iyo dhalinta suaalaha aadka u muhiim ah waydiyay sheikha, Aad ayaa u mahadsantihiin waaana ka faaidnay, dadka title ka ku dhagan waa arin sax ah waa arin dhalinta sida ay u badanyihin sameyaan, xaqana lagama xishodo, Allah danbigena ha dhafo.
    Arimahena legend the one and only noowad barnamijyadan.

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 11 місяців тому +10

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @malkishAhmed123
    @malkishAhmed123 11 місяців тому +67

    I love how arimaheena respects macalinka 😢❤

    • @Taazy951
      @Taazy951 10 місяців тому

      Yh wlhi

  • @hawokiin7343
    @hawokiin7343 11 місяців тому +52

    Wllhi su'aasha cadnaan anee iga guuxesay mahadsanid wll cadnaan iyo macalinka 😊 Mahadsanid adine wll arimaheena

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 11 місяців тому +44

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw❤🥰😍🕋🕋

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 11 місяців тому +46

    Kusaliya rasuulka scw❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 11 місяців тому +40

    اللهم انصر اخواننا المستضعفين في فلسطين❤🇯🇴🤲

    • @user-rk8jd4nt2r
      @user-rk8jd4nt2r 11 місяців тому

      اللهم أمين ترا محد يفهمك كلهم صوماليين بس انا صومالي مولود في سعودية

  • @ibrahimisco8251
    @ibrahimisco8251 11 місяців тому +56

    Arimahena is back 😂Libax hurdada ka so kacay

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 11 місяців тому +31

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @Muwaadinka_saxda_ah_7
    @Muwaadinka_saxda_ah_7 11 місяців тому +24

    Arimaheena waxaad soo sameeysaa barnaamijka dood wadaag macalinkana kusoo dar waxaana su,aal uga dhigtaa gabdhaha iyo wiilasha gabadha intaanan laguursan kahor lacag mala siinkaraa ama wiil ka intuusan guursan gabdha lacag masiinkartaa wiilka dhanka diinta iyo hadii eey heshiis tahayba please soo sameey waa codsi

    • @xamsexasan55
      @xamsexasan55 11 місяців тому

      Barnamij xiso leh noqonaya hadu surta galo

    • @user-gf5fk5jm9j
      @user-gf5fk5jm9j 11 місяців тому

      ​@@xamsexasan55😂

  • @koshinabdiwalihassan-ez9fq
    @koshinabdiwalihassan-ez9fq 11 місяців тому +40

    Allaha is One❤

  • @AZAD_ZUHEIL
    @AZAD_ZUHEIL 11 місяців тому +26

    Khalaas arimaheena zhp waxa kugu xiran dhalin yaro sugaysa waxad soo gudbinayso markaa maanta videoga soo galisay mafiicno ciwaanka aad ubixisay😢😢😢😢😢😢😮😮😢

    • @MohamedFashion-wt8lc
      @MohamedFashion-wt8lc 11 місяців тому +9

      Ee walaal ma qalad Baa sawabtoo wax yaabaha diiinta quseeya xishood malahan su.aal walbo oo mugdi kaga jiro culimada iyo dadka ahlu diinka ah inaad weydiiso si aad jawaab waafi ah uhesho qalad ama sax kadib go.aan aad ka gaarey

  • @indhodaraleyabdi5373
    @indhodaraleyabdi5373 10 місяців тому +7

    Mashallah so proud of Arimahena for bringing this brilliant 👏 Idea, well done. The young or the youth needs more videos like this. Thank you

  • @ifraahhussein6336
    @ifraahhussein6336 11 місяців тому +24

    Legend Arimaheena waan ku taageeraa❤

  • @zuheybabdihakim8649
    @zuheybabdihakim8649 11 місяців тому +6

    Arimahena sxp Next gabdo soo qabo sida koko iyo Amira iyo fawzi dimbil 👏👱‍♀️👱‍♀️👸

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 місяці тому

    Arimeheena mawduucaaga ciwaankiisa mid qurux badan maaha walaalkay ,ciwaan ka qurux badan ayaad u heli karaysay mawduucaaga 🫢 ceeb qof waxaa looga bartay ma tihid iska dhaaf waxaso kale hakuso qorin

  • @Malapo21
    @Malapo21 10 місяців тому +6

    Wlhi masha Allah su’aasha cadnaan iney xitaa wey iga dhax guxesay👍🏽🥺😊

  • @user-ge4ot2mz2e
    @user-ge4ot2mz2e 11 місяців тому +13

    Aaaar meherisaa waa anther level arimahaan xishooda macaaal😅😅😅😅 mcalinka waa funny dhafta😂😂

  • @MeymunMaanka
    @MeymunMaanka 11 місяців тому +6

    Maasha allah barnaamij fiican waaye aad iyo aad walibo ee so badi arimaheena insha allah

  • @OussamaGuirrehKhairreh-zb1zf
    @OussamaGuirrehKhairreh-zb1zf 11 місяців тому +4

    Guurso ama soon inta wax dhafisan wa danbi siba wa ziino ❌✖️🥺

  • @cumarmaxamed625
    @cumarmaxamed625 11 місяців тому +6

    Macalinka qudbo sirada Suaasheeda waa ku gafay allah ha kacafiyo

  • @finitoyt9446
    @finitoyt9446 11 місяців тому +22

    I love Somali people🇸🇴 from Brazil🇧🇷😍😍

    • @1234___feliz
      @1234___feliz 11 місяців тому +3

      Wll somali inaatahay waa ku ogahay 😂

    • @sumayomohamedsanaag4160
      @sumayomohamedsanaag4160 11 місяців тому +3

      ​@@1234___felizkadaa ha fashiline😢😂

    • @finitoyt9446
      @finitoyt9446 10 місяців тому

      @@1234___feliz iga dhamoo sxb😂

    • @faadumo676
      @faadumo676 10 місяців тому +1

      Thanks from America 🌚🤌😂😂

  • @mascuudhassan3227
    @mascuudhassan3227 11 місяців тому +39

    Arimaheena isn't easy 😂😂

  • @Hacabsan99
    @Hacabsan99 11 місяців тому +14

    Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤

  • @yusufdanjir5509
    @yusufdanjir5509 11 місяців тому +6

    Arimaheena maclinka aad iyo aad ayoow umahadsanyahay thank you teacher

  • @mohailyas___________1858
    @mohailyas___________1858 11 місяців тому +30

    Arimaheena Titelka nagama xishoon😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 11 місяців тому +16

    The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet ❤🕋🫵🏼🤲

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 11 місяців тому +5

    Sheekhan miskiinka camerada ka daaya nio dhiiqaad lugaha u galiseen iyo bado aanu gaadhin 😮

  • @nasrocalishire4009
    @nasrocalishire4009 11 місяців тому +9

    Arimaheena wll aan is guursano🎉❤

  • @hibamohamed382
    @hibamohamed382 11 місяців тому +8

    I liked Cadnan su’aal fcn weydisay aan weydin lahaa macalinka 😍🩵

  • @apdymajidshaafici6535
    @apdymajidshaafici6535 11 місяців тому +41

    Suaasha waxaa waaye sidax kaftan runtooda waa dhab been beentooda waa dhab waxay Kala yihiin
    1:)gabadheyda waan ku siiyey waa lagu siiyey Lee
    2:)diinta waan ka baxay waan kabaxay Lee waaye
    3:)waan ku furay Wan ku furay Lee

  • @ashasharifu4516
    @ashasharifu4516 11 місяців тому +4

    Wow mshllh barnamijka bilawgisa ayan kahelay xishamada kudehan❤🎉🎉 keep going Arimahena🎉

  • @Subarman32
    @Subarman32 11 місяців тому +9

    Hees big moha ka sugayna legend arimaheena ❤

    • @GaNeY.
      @GaNeY. 11 місяців тому +3

      Maba la fahmye maxa la suga. Rah wah miya la suga😂😂

  • @bintiwaxedofficial5610
    @bintiwaxedofficial5610 10 місяців тому +2

    Arimaheena plz qeybta gabdhaha so qawo sidaan camal asoo qeybkale oo gaber kadhik plz arimahena ❤😢

  • @ilhaan_sweet
    @ilhaan_sweet 11 місяців тому +39

    😂😂😂😂mahriz is not easy 😅

  • @AbdibaasidmaxamedAxmed
    @AbdibaasidmaxamedAxmed 11 місяців тому +6

    Lagend arimaheena noo Soo badi muu qaaladaa 🔥

  • @gedi80
    @gedi80 11 місяців тому +2

    arimaheena shiiqa dhiiqo ayaa gelisay. uma bagin jawaabihiisa

  • @Khadra-dheeman-channel
    @Khadra-dheeman-channel 11 місяців тому +8

    Ku sali nabi Mohamed ❤❤❤❤

  • @neimanajax8063
    @neimanajax8063 10 місяців тому +2

    Ilahow hana khashifin 🫣
    Barnamige fcn weyan walhi
    Keep going bro 💪

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 11 місяців тому +40

    Two legends always arimahena and teachers another's levels discussions is points💯❤😍❤

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 11 місяців тому +44

    Mahris is not easy 😂😜😜😂😂😂😂😂

  • @balbalarkaandistakiin3567
    @balbalarkaandistakiin3567 11 місяців тому +10

    Ku sali nabigena scw 🙏👍🕋

  • @mssrania7400
    @mssrania7400 10 місяців тому +1

    Niyow mahrez quruxlow ayuuba ila noqdayee🥺💯❤️🙈🙈jah m.a

  • @iqramaxam
    @iqramaxam 11 місяців тому +6

    Ay anaa ugu horeeyo arimaheena hhhhhhhh😂😂😂😂😂 waan ku wataa bro ❤❤❤

  • @Amiira96
    @Amiira96 11 місяців тому +3

    I can't wait gabdhaha dooda
    Macalinka waa maskiin m.a

  • @najmaabdulkadir6957
    @najmaabdulkadir6957 11 місяців тому +8

    Ciwaanka video ga 3jeer aqriye acuudubillah😂😂😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 11 місяців тому +17

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky wllky somaaliyeed ❤

  • @user-xw4wp4lx6x
    @user-xw4wp4lx6x 10 місяців тому +1

    wali la, aan nikaax ma ansaxayo, waa xadiith nabi صلي الله عليه وسلم

  • @cnaasirmuumin4549
    @cnaasirmuumin4549 10 місяців тому +1

    Su,aashan macalinka waa kaweyntahay sheekh keen mida qoorka

  • @cabdifataahcismaan
    @cabdifataahcismaan 11 місяців тому +6

    Mansha allaah waa barnaamij fcnweeye❤

  • @madarCali-bf9iq
    @madarCali-bf9iq 11 місяців тому +1

    Jahligu xumaa war mclinka quraan waydiiya masaisha cilmiga ah ehelkeda waydiiya subxanalah

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 10 місяців тому +2

    Tittle ka cabsi cabsi waye quruxey

  • @ahmedabdi-rh1gm
    @ahmedabdi-rh1gm 11 місяців тому +3

    The one and only arimaheena coming soon 1.5 million i.a

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 11 місяців тому +4

    Boqol lake. Ma heli karaa 😢😢😢😢

  • @cismaan_dari_Warsame
    @cismaan_dari_Warsame 11 місяців тому +1

    Masha Allah masha Allah Xayaakallah sheikh macalimu kkkkk mahrays ku lahaa xiniinyaa iska jebiya Aniga

  • @maryanboss993
    @maryanboss993 11 місяців тому +8

    Bowe ciwanka wxa kadhigta macalin ka weydi su'aal😢😢😢

  • @fcsme
    @fcsme 11 місяців тому +3

    Wax badan baan ka faaiiday waa mahadsantihiin❤

  • @RakiaAbdillahi
    @RakiaAbdillahi 10 місяців тому +1

    Guurku qasab kuma dhaco wa qanacsanan iyo is fahan mrka hdi khasab mesha imado wiil ama gbdh ba wa didayaa wx danbi ah kaaso raci mayo adiguna shakhsi aad la imato oo wlidkaa diidaan ma guursan kartid shakhsi kle ka radso qof raali laga ehen ma raci kartid iyo shakhsi aad rali ka ehen adi labdaba ma raci kartid

  • @gaabsheFX
    @gaabsheFX 11 місяців тому +3

    Mahez walhi woo iga qosliyau fooora gacan maxa dadka u bareee❤❤❤😂😂😂😂😂

    • @Roroe7
      @Roroe7 11 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @shiikhshantaay481
    @shiikhshantaay481 11 місяців тому +10

    Siigadu waa balwad aan la iska dhaafi karin😂😂

  • @awiinhopigfan
    @awiinhopigfan 10 місяців тому

    m.a wllhi maanta suaal aan qubasirada ka qabay iga jaahil bixisay tnx maclimuu

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 11 місяців тому +2

    Barnamisha wa oky lkn halxaban dhaliil wadadka sualha ad weydinysan ina u shegtan si uu wax fahfahsan oo diyarsan uu ula imdo

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 місяців тому +6

    Arimahena the one and only legend

  • @Ayaanosman-mk5rc
    @Ayaanosman-mk5rc 11 місяців тому +2

    Wll iso duceya cawa wan xanunsaya

  • @safiyomacalin7869
    @safiyomacalin7869 11 місяців тому +13

    Mahrez is not easy 😂😂😂

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 10 місяців тому +1

    Su'asha Wato Waxay Tahay haddii Aan Ahay 2 Xaasle Ayna Ku Kala Noolyihiin 2 magaalo Ana Aan Mid La Joogo mudo Sanad Ah. Sanad Walbana Tan Kale Aan Hal Mar U Tago Dambi miyan Ku Jiraa. iyadiina Ay Ku Qanacsantahay.

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 11 місяців тому +11

    Macalinka waa funny xaqiiqdi 😂😁

  • @maxamedqadaribraahimdaahir9324
    @maxamedqadaribraahimdaahir9324 11 місяців тому +7

    SHIIKA WAX WEYN BA KA QALDAN. QUBSIRADA MIYA XAARAM AH
    HAKU LAABTO HALKAAS WAA QALAD CAD 😢😢

    • @user-dq3sk3dm4w
      @user-dq3sk3dm4w 11 місяців тому +2

      Suaashan wa ma's allo khilaafi ah macalinkana woo ku fududaaday 😂😂

    • @HafsaMohamed-qc7qq
      @HafsaMohamed-qc7qq 11 місяців тому +2

      Macalinka wuu saxan yahy wllo sabab too ah gabdhana wali la aan mamahersanto ISA soosax hadagdagin

    • @maxamedqadaribraahimdaahir9324
      @maxamedqadaribraahimdaahir9324 11 місяців тому +1

      @@HafsaMohamed-qc7qq hadii meesha uu joojo waliga iyo halka lagu mehrinayo ee masaafo udhaxeso wey banaantahy iney Wali kale samesato oo kadib la mehriyo

    • @HafsaMohamed-qc7qq
      @HafsaMohamed-qc7qq 11 місяців тому +1

      ​@@maxamedqadaribraahimdaahir9324 markaas waa inuu waligeeda wakiishaa lkn gabdha reerkeedo ogeen intii lalatago lamaheriyo waa xaaraam shiikha meheriyana qalad buu sameeyay

    • @maxamedqadaribraahimdaahir9324
      @maxamedqadaribraahimdaahir9324 11 місяців тому

      @@HafsaMohamed-qc7qq horaa looyori. 😏😏
      ولا تمار جاهلا فتعتب

  • @ShaacirMuqtaar
    @ShaacirMuqtaar 10 місяців тому

    Maasha allaah waa barnmijkaan fiican macalinka ilaaheey habarkeeyo

  • @RashkaNoor-cb4uq
    @RashkaNoor-cb4uq 10 місяців тому

    Very good program continue and bring more of the same kind

  • @user-vf5pw6jy5l
    @user-vf5pw6jy5l 11 місяців тому +4

    Masha allah su aal qurux badan ❤❤

  • @user-fg6th6bk2i
    @user-fg6th6bk2i 11 місяців тому +1

    macalinka markii hore hargeisa ayan wada joognay masajiska aqsa ayan isku baranay sheekha masajidkana jaar ban ahayn malin walba si ficn ayu no wacdin jiray m.a alle ha ku xifdiyo

    • @MSR_TV1
      @MSR_TV1 11 місяців тому

      masjid ka calaamada udhow miyaa

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 11 місяців тому

      ​@@MSR_TV1mey heroawr mid ku yaala weyan masjid aqza

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 10 місяців тому

    Mansha allah barnamij wacan soo qabatay wlhi waxbadan laga faiday ❤

  • @DeeqaCabdi-zx7hk
    @DeeqaCabdi-zx7hk 10 місяців тому

    Masha allh wa marnamij fican macalinkana alle ha barakeyo wanka fa iidnay dhaman jawabaha

  • @c.xakiinmahaddiiriye9746
    @c.xakiinmahaddiiriye9746 9 місяців тому

    Arimaheena
    Waxaa rajenaa tan inaa iiga soojaahil bixiso macalinka
    Suaasha (qubsirada)ilmihii lagu dhalay qubsirada maxey yihiin

  • @user-my8fw1gd7p
    @user-my8fw1gd7p 11 місяців тому +10

    Arimahena waw is not easy 😂😂

  • @walal.deqsi12
    @walal.deqsi12 11 місяців тому +2

    Arimaheena zxp ciwaankan oo kale ka dhac lph

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 11 місяців тому +1

    Leggend ayaa tahay arimahena wadadka u kalakici

  • @shaafiemoalin
    @shaafiemoalin 11 місяців тому +2

    Dhalinyaroy siigada halaiskadaayo fadlan

  • @MaaxamedMalin-vo7uj
    @MaaxamedMalin-vo7uj 11 місяців тому +3

    Muuqaalka cinwaan aad ubixiso maad wayday sxp😂😂

  • @nishapep1517
    @nishapep1517 11 місяців тому +8

    Arimaheena xetahay ciwaanka waxa magac ahaan
    Ugu dhigtay😂😂😂😂😂😂 siigo aaa subxaanlah 😢😂😂😂

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 11 місяців тому +1

    Taytelkii igula yaabka badnaa abid aan arimaheena aan ku arko

  • @farxiyomuxudiin6478
    @farxiyomuxudiin6478 11 місяців тому +2

    Waan kudagera arimaheena

    • @AyuubQurbo
      @AyuubQurbo 11 місяців тому

      Kkkkk ma siigaysata su,aal baa lays waydiin eh

  • @cawocabdi3828
    @cawocabdi3828 10 місяців тому +2

    Macalinka wuu hayaa aqoon lkn balaaqadisa ayaa yar wuu dadka ku qancinayo fadwada markuu bixinayo

  • @guuleedmohamed
    @guuleedmohamed 11 місяців тому +1

    adeer sheekhow soon soon ayuunbay kaaga dhagtee diinta noo jilci alle haka jasaaid siiyeee

    • @Kamadage6566
      @Kamadage6566 11 місяців тому

      Garacoow gacanta iska yareey😂😂

  • @salamali54
    @salamali54 11 місяців тому +1

    Sawirka videoga waa iga yaabshay lkn inuu i quseeyo dareemay 😅

  • @khadraahmed449
    @khadraahmed449 11 місяців тому +1

    Acuudubila caruurtii an aqoon ayad akhlaqad xumo baraysaane

  • @mohamedamiin2491
    @mohamedamiin2491 11 місяців тому +6

    Sheekha ayuu ku qasbayaaa inuu qiil uguraadoyo xalaalaynta sigada mahris dhibka dhaaf waxa saas kuu qalajiyay iyada miyaa😂😂😂

  • @Moha_production
    @Moha_production 11 місяців тому +2

    Asc bro anshaxa qoraaleedka iska sax ilma yaryar ayaa ku daawado ama ku daawan doona mahdsanid

  • @dj_khalid4663
    @dj_khalid4663 11 місяців тому +7

    Arimahena one like yali dhafin 😂😂

  • @chansesoraan6052
    @chansesoraan6052 11 місяців тому +4

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @MahuraanCfhx
    @MahuraanCfhx 10 місяців тому

    Sheikhani jawaabta saxda ah ma shegayo waxoga wxyabo kle dhex galinaya

  • @sulubsomalikamas2923
    @sulubsomalikamas2923 11 місяців тому +1

    Waa barmaamij fcn waa so dhaweynaa

  • @AmishaIsmacil-xl9vo
    @AmishaIsmacil-xl9vo 9 місяців тому

    Shiqa haday maqultahy madaba dadabadan qudbo siro isku qaban kunadhaalen dadakas masileyku dheecen

  • @aadanrahman7911
    @aadanrahman7911 11 місяців тому +1

    Amiira,koko iyo fawziya dimple keen

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 11 місяців тому +2

    Cadnaan mowduuc muhiim ka hdlay😢😢😢😢

  • @yooooow_
    @yooooow_ 11 місяців тому +2

    Mahrez cadi maha 😂dambi ooba qiil uradina teda kale ciwanka nh wa mucjizo kale😂😂

  • @rohoabdi5219
    @rohoabdi5219 10 місяців тому +1

    wr ninkan mahrez ladixii cadii ayu ushegay waxaa afkisaa kujiro wr ninka sigadaa iskadaya dahaa