Asad next game macalinka dad u soo qapo quraanka ha ku tartansiiyo aayad ha waydiiyo kedip surada ay ku jirto ha shegaan hana sii wadaan please asadoow please 🙏 😢 codsigyga fuli
@Yurub Ahmed Allaha ku sharfo abaayo, dad badan oo dhaqan iyo akhlaaq leh ayuu qoraalkaaga ka farxiyay, yarkan Asad sidan in uu sameeyo ma’aheyn, qof macallim ah oo wadaad ah in uu fannaan-niin iyo gabdho qaar ee jirkooda asturneyn inuu u soo bandhigo oo uu weydiiyo ma’aheyn, waana sidaad sheegtay oo cilmi ayuu xambaarsan yahay
@Iqra Hassan waa runtaa walaashey Allaha ku sharfo, waad asiibtay, waa dantiis fiirsade aan kala soocin diin iyo diin darro, aniga waxaan arkay markuu Queen Qaawan naagta la dhaho inta sawirkeeda soo qaatay dadka dhahay yes or no
Kun qof ka badan oo walalaheen ah aya cawa hal meel lagu xasuuqa aan uducayno in oo illahay culiska ka qaado walalaheen اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂wllo hadaaba ita so garaty like isar 😂😂😂😂😂😂😊
Macalin yuu kudhumin kan ee qur,aankuu rabi kubaray ku ekoow tan kale madarasaada ayeey saameey kuyeelanee oo maxaa yeelay qur,aan caruurta baraa iyo kuwa heeso ayaan sheek sheegaaa kadhowrso allaha ku dhowro macalim 😢😢😢😢😢
Qer Allaha kusiiyo asad waxad ada xaramka si ad illahey uga tuugtid lugahaga in ad ku istagtid illahey haku sahlo inad socato cafimad qer leh iyo cibado suban Allaha kusiiyo Yaa Rabi yaa Allah
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤
Haa
haaa
The best person ever, the most trusted person ever the most knowledgeable and even shining person is our beloved prophet Muhammad Scw 😢🧠🤲🕋
SCW SCW SCW❤❤❤
Scw❤❤
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW WSC SCW SCW SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕋🕋🕋🕌🕌🕌🕋🕋🕋
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️
Scw
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵🏻😢
SCW SCW SCW❤❤
Scw scw
SCW SCW SCW SCW SCSW 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🕌🕋🕋
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Welcome back again guys keep going guys
Asad next game macalinka dad u soo qapo quraanka ha ku tartansiiyo aayad ha waydiiyo kedip surada ay ku jirto ha shegaan hana sii wadaan please asadoow please 🙏 😢 codsigyga fuli
Tala kugu darsana hadaa nahay taagerahaga macalinkan ka xishood waxu xanbaarsan yahay kalaamki allaah meeqamkisa ku ixtiraam plz ka xishood macalinka 100 iyo fanaan iyo quraan iska jir wllo allana haku caafiyo ❤❤
@Yurub Ahmed Allaha ku sharfo abaayo, dad badan oo dhaqan iyo akhlaaq leh ayuu qoraalkaaga ka farxiyay, yarkan Asad sidan in uu sameeyo ma’aheyn, qof macallim ah oo wadaad ah in uu fannaan-niin iyo gabdho qaar ee jirkooda asturneyn inuu u soo bandhigo oo uu weydiiyo ma’aheyn, waana sidaad sheegtay oo cilmi ayuu xambaarsan yahay
Mar walbo oo qof wax qaldan sameeyo haddii sidaada oo kale loogu sheegi lahaa Somali in badan wey dhaami laheyd sida ay iminka tahay
Wa saax asado ka xisho macalinka wan naxay markan arka titreka iyo macalinka0
Sifcn ada dhahay intaan dhihi lahaa asad adina ina qaadatan jecelnahy arinka
Sax sax 😏
Asadoow markaa dha haysaan لا إلاه waa ilaah majiree kudara إلاالله 😮😮❤❤
Toban mar u qoray maso qatan comment gayga wa ka harayba
Sax waye masha allah
😍😍😍😍
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
الله أكبر ❤❤
Allaha badbaadiyo umada reer Palestine 🇦🇪🇦🇪✌️✌️😭😭🇦🇪🇦🇪
Amiin yaa Allah 😢😢
Ameen❤🤲🤲🤲🇵🇸😭💔
Aaamin 🥲🤲🏻
Amiiiiin yaaa rabiiiiii 😭
Aamiin🤲🤲🇦🇪
Asadow maxalinka ka xishoo Dadka qaar dad sharaf leh maaha hadaa game u keeneysid wax fiican u keen plz respect macalinka 😢
The best person ever the most knowledgeable and the most shinnnig person all created by Allah is our prophet mohamed(sallallahu caleyhi wasallam)🕌🕋🥰❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️🥰💕💕💖 scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
Ta sheik
Fanaanin ha uso qaban miskiinka sheeq waye 😢❤
Waliba kuwa naagaha 😢
Hadu kasaayo xt mashegikaro wayo hadusheego faar waligisa kadaba hareynin lagu dhajinaa😂
Waa wax laga xishoodo in Macallin naago qaaqaawan io fanaan lasoo qabto 😢😢😢😢
Lkn inuu shegay ogow🤗Tdkl cid Soo qasabty inee jirine ogow
@@meymuunabdirizaq3741iskiifooyinkaan iyo waxii la mid ah in uu macalinka u balamiyey waa khalad 😎😎😂😂
😢😢😢😢😢😢😢😢😢 war ilahey kacabsada macalinka asigoo quraanki ilahey xambarsan siduku ogoladay fananin dumar qawan gabdho jirkodu muqdo inlaweydiyo war Allah kabaqa oo xishoda mise diinti ayaa shilimo yar lasiistay
Asc Abwe Asad iwrn sethy Abwe waxan kacotsanaya Sheikha mardambey waxan okle hawedinin because wad ogthy biladankaan oo adunka kunol wax kle iskadicinayan wayo wexe isdahayaan sheikhan sheikh
maahn wyo he knows everything like Fananiin oo arag iyo dumar oo fananiin ahh iy wax kle oo dini ama waax qosol ehh usofadisi iy fanan hawediniin 😢😢😢 mitaas ayan kacotsanaya plz 🙏 😢😢
Wlhi waad ikaosisey 😭😭😭😭
Asad waa qof dantiisa fiirsadaa sababto ah macalinka maxoou weediinee waxyaalahaan cml macalinka inoo suuq xir ku sameeyo rabaa ma ahan kaligiis u dantiisa fiirsada😢
@Iqra Hassan waa runtaa walaashey Allaha ku sharfo, waad asiibtay, waa dantiis fiirsade aan kala soocin diin iyo diin darro, aniga waxaan arkay markuu Queen Qaawan naagta la dhaho inta sawirkeeda soo qaatay dadka dhahay yes or no
Allow uhiil walalheena falastiin amiin yarabi 🤲🇵🇸🇵🇸
Nabika Haa kuwadasalino❤
The greatest person ever in the world is Mohamed ❤Scw❤
Somalia 🇸🇴 stand with you Palestine, freedom for Palestine.Allah protect Palestine.Aamiin🇯🇴
ALLAH IS ONE🥺☝️💯
Hhhhh
MAXAA KAFIICAN KUSALINTA NABIGEENA MUXAMMED SCW NAXARIIS IYO NABAD GALIYO KORKIISA HA AHAATEE ❤❤❤❤
Maclinka is funny 😁 walii tagay😂😂
🤣🤣
Allah is one🥺🥰
Wlhi macalimka is Fanny 😂😂 wala itagay kula hhh he made my day
Waxan oo fanaan ah ma inaad macalinka malcaamadiisa ka kiciso ayaad ugu keentay😂😂😂
Kusali nabi Mohammed scw the best person
❤️ Scw 🥰 scw 💕 scw ❤️🥰💕💖 scw 💖 scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw 🥰 scw 💕 scw 💖 scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw 🥰 scw 💕 scw 💖 scw ❤️❤️❤️❤️
Scw scw
ألهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى صل الله عليه وسلم
macalinka inaa ceebesid ayaa ugu talagashay fanaaninta waxaa ugu keentay waa ku fahanay👍
Maskaxdada wexey ku shegto marnaba qof haku dhaawacin sxb
Macalin ka wuu soo khasbay mise tolow ana wax ISU kaysawireen
Dhaqan xumo ayaw ku gaaray iyo fasahaad
War macalinku wa yaab siduu fanaaninta ugaranayaa
Free فلسطين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭✊
Macha allah macalin wa kuu saxsan tahy haa ba kaa maqnaadan quran ad xifdiiday wax kuu daama laawa
Asad Fadlan Ixtiraam macalinka Ceeb weeye Inaad Fanaaniin iyo dumar aan asturneyn Sheeg tiraah, ka xishoow plz mar kale maqaamkiisa sharaf macalinka thanks
Kun qof ka badan oo walalaheen ah aya cawa hal meel lagu xasuuqa aan uducayno in oo illahay culiska ka qaado walalaheen
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸
Aamiiiiiin
Amiin
Aamiin
3,000 laxasuuqe 1,000 aa halmar nafweyse😢 allow ugargaar walaalaheena, yahuud io reer galbeedna dhulka la jar😢🤲🤲
Ameen allahka dul qado 😢
Wlhi mcalinku waa funny kulahaa taas aday kuu taal alla asadaw waxbaba lgugu dhigy🤣🤣🤣
Hada Haa hada Haa kulahaaa asad qac kayertay adilee waye ladhahy 😂😂😂mc asadkeygooow senkudhahay😂😂😂❤
Ku salin nabigena the best person ever ❤ the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed (scw)
Macalinksaaan ha fasahaadin wallow
Respect Asad Calankaygii Ujeeda From Burco 💚🤍❤️
😂😂😂😂😂😂 waa qafiifsan thy
Sheekha is not easy 😭😭😂😂
Rayaan bajaaj wuu gartay shaikh Shiblina wuu gafay waana pressure ka camera da
I love Somali people🇸🇴from Brazil😍😍
l love you Brazil people🤗
Mehrez Waa legend wallahi from Brazil 😂
Inaa somali tahay waan ku ognahay ee ciyaarta naga dhaaf nio😂
You welcome😊
Are you fuhtvahs
Masha allaah macalinka siyaasada iyo sugaanta Kuma wanagsana waana arin wanagsan
Waa Ceeb inaad Shiikh Weydiiso Fanaaniin iyo Xushmad Daro.
Sheekh ma ahan ee wa macalin
Assad macalinka waa u ceeb asturi laheed oo qeebta sheikh shibili waad kajari laheed shitt
Asad iyo team 27 aduunka waxa ka socda wad la socotaan ee caawa oo kale walaaleheen reer falastiin ayaa duco iyo taageero inooga baahan pls hakad waa inaad yar galiso barnaamijyada thnks
Macalinka is not easy magacisa iga baxsaday😂😂😂
Hhhh wubaxsadeyy lee igadheh 😂😂😂
Macalimka soo celi oo barnaamij kale u soo diyaari ka dhaaf heesaha iyo fanaaniinta wllhi waa xaraabo
Sheekh allah cimrigaaga hadheeryo wll macn
Video ga Qosol Ayaan ku dhamaystay 😅😅😅
ii sheek kulahaa 😂😂😂😂😂😂
Asad macalinka waa gaaday sheikhada ma uga dhigtid marka fanaanita wey diinisa meeqo sheikh oo somali ah o aduunka ku nool macalinka waa maskiin alle
Waaley taagay naagtiisa macalinka isn't easy 😂
Tiktik ayuu nala joogaa
😂😂😂
Culimadu waa farxad socota mansha allah
Legend Always legend Asad hagio ❤❤coming soon 2m
I'm From Germany 🇩🇪 And I stand to Somalia 🇸🇴
Plz wllkeen asad taageeer walaaliheeen falastiin oo dhibaaato iyo dulmi lagu hayo allow u gaaar raxmaanow cwa videoga xitaa ima dhadhamayo allow muslimiinta garabsii ooo gaaalada jabi yaaa rabbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲🤲
Amiin Amiin yaarabi🤲🤲
Oo asad muxuu uqaban karaa uduceey abyo asad waxba kuma dheera
Amiin amiin amiin amiin yarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ameen😢
Macalin qosol badan waye for lhis
Macalinku jac buu ku dhajiyay wllhi asad😂😂😂😂😂
Igula sali nabigeena maxamed scw scw
Macalin Ka Inaad Sidaan Ubahdisha Ma Aheyn Sxb Asad Fanaan Iyo Dad Nolasha Ka Dhacay Ma Mudneyn Inaad Weydiiso🥺
Macalinka wa funny tas adigee kuu Tala ku lahaa😂😂😂😂😂 ar asado macalinka wa Dan bajisay
Wll Asad Hagio usoo ducey wll mcn Wllaheyna reer Palestine 😢
Allh kadulqado dagalkana uso ducey vedioga ugu so horeyo kaso hadal😢🙏🙏
Are you ready for this kulaha macalinka for this😂😂
Aan Uduceyno Wlaalaheena Palestine 🇵🇸 ♥️ ❤️ 😢😢
Ceynu kusali nabigena scw scw
Asad lacagta anilee isii shashada gadesheda ka sheegoya😢😂😂😂
Asado macalinka kaxisho waa tanbajisay respect ayu mudanyahy Macalinka walbo fanaaninta iyo dunarka kada madaxda ama culumada weydi hada haa hada haa marka dhaheysay Macalinka wuxu kugu jawaabay ade kutaala 😷😷😷😜😜😜
ALLAH IS ONE🥰😘
Allow u Gar Gaar masaakiinta Palestine 🇵🇸
Waxan noqdey qofkii ugu horeyey ee dawanayaa ❤❤
Asad macalinka ka xishood dhaqan fcn maadan sameenin sharaf dhac wye wxaad ku sameedy xaamulul qur,aanka 🥱
Mamo malyuun hadu sheegey sheekh lama dhihi karo😅😂
Waxn ku riyoody salad subax kadib asad o lugiihisa kusocda o wallaki cabdulah kuyidhi kac istijabi allaah haurumeyo
amba waan ku riyoode
Aamiin yaarabii
Free Palestine 🇵🇸
Wll asad khalad aad uwayn bad gashay shiikhana waad bahdishy
Lomabaah Neen innad fannan waydiiso ee shiikh shiikh un waydii
Mxaa fannan iyo dalimin uwaydinee wankusa laamayaa
❤❤❤❤❤Asad the one and only❤
War shiikha shaydan hakunoqon
Mashlhh keep going asad soo badi👍
scw scw asc aadban ku salamayaa asad xaji
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂wllo hadaaba ita so garaty like isar 😂😂😂😂😂😂😊
Laakin waa idaakisay
Way tolay wakhtigaygii😂😂😂😂
Nacala talaatac nacala talatag waa idaaliseh😂😂
Waqtiga iga lumise wax kasto iga daran 😂
Kir dheh😂
Asad mar kale saan ha sameeyn macalinka siyaasi ama culumo weeydii laakiin fanaan iyo macalin Quran in la weeydiiyo waa laga qurux badan yahay
Shekha is no't esy😂😂 najma nashaad kulhaaaa🤣😭🤣
Macalinku wa qof aad u qalbi wanagsan
Hakaga fa,iidaysan inad sumcadisa ku ciyarto 🚫
Allah is one❤❤❤
Macalinka waa Siyaasi walahi m.a
ALLaH is one😢
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asad lacagta micno darada ka daa wll waayo dad ayaa wax haa sanin adigana waa ku ciyaaaraysaa insha allah inaa joojisid ayaa rajeenaa lacaga 👥️👥️👥️👥️👥️
Shequba bilu u bahan yahay sxbo uu asagu la jeclaaday
Qofka wax kasto wu so marey macalinkaana wa daacad hadu fanan shego micnaheydu mahan inu macalin fican aheyn balse wa daacad qofku yaqano wuu shegey qofkoosan aqoonin mashegin marka hormar wacan ayan urajeynaya dad khamis wato dadkana dhao wa buuxaan lkn wa qalbi hadley ❤❤❤❤
Macalin yuu kudhumin kan ee qur,aankuu rabi kubaray ku ekoow tan kale madarasaada ayeey saameey kuyeelanee oo maxaa yeelay qur,aan caruurta baraa iyo kuwa heeso ayaan sheek sheegaaa kadhowrso allaha ku dhowro macalim 😢😢😢😢😢
Wa runtaaa
Walaashey @Nafiso Mumin Allaha ku barakeeyo, sida xumaanta uga fal celisay, qoraalkaaga inta dhaqanka iyo diinta u saaxiibka ah wey kuwada farxeen, yarkaan Asad lacagtaa u daran, isagoo Queen Qaawan inta sawirkeeda soo qaatay ayaan arkay oo dadka dhahaya yes or no
Boqolaal caafimaadqaba ayuu asad kaqalbi fiicanyahay intayar eekadhimana wuu heli InshaAllaah hore usoco ❤
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Asad macalinka inaa culimada waydiisay ahay
Adeer mcn moobelaaan baaiheyso ee adeer moobel iigad😢😢😢
Gabdhaha nuucan maba kasaayi macalimoo isn't easy 😂
Macalinka inaa culumada iyo gabdhaha asturan ina ku challenge garayso wxan o dhan ma yaqanee 😂😂
Macalinka queen makasayi madhihin cabar ayuu nuursaday😂😂😂😂😂
Waiting for you asad thanks papa
1.Sharma
2.ilkacse
3.jeasy boy❤
Allah is one
Qer Allaha kusiiyo asad waxad ada xaramka si ad illahey uga tuugtid lugahaga in ad ku istagtid illahey haku sahlo inad socato cafimad qer leh iyo cibado suban Allaha kusiiyo Yaa Rabi yaa Allah
Mclinka he is funny wlhi kuso dar xukumada😂😂😂
War sheekha ka xishood dee hees haku dul shidine
Macalinka cawada waa dimbajisay😂😂