"Shabaab gam ha laga dhigo" talo la qaadan waayey dheh! Mar kale kalitalisnimadu waa asalka burburka, loollankii xukunka ee uu abuuray baa lagu dabargo'ay.
@@amiinxirsi6105 ani waxa aan isku qaldaa Cabdi Nuur & Axmed Cabdi Nuur weliba xaga codadka lkn waxa aan filaa kan dhintay in uu yahay Axmed Cabdi Nuur Allah ha u naxariisto kuligood
Professor gaalo wax soo bartay mooyee.mid kale miyaanu jirin, xalka soomaalida maaha adeerow u kaadi , jaanis ha la siiyo, xalku waa distuurka islaamka in la isku.xukumo , oo qabyo qoraal laga.tago. Qabyaalad kaas ayuun baa inaga daweynkara, ina midayn kara. Hal professor oo diin ka hadlaya maxaa loo waayay, aqoo. yahay ka noocaasi waa mid liita
Illaahay ha u naxariisto Professor ka Aamiin.
Legend wayn allah ha ku sharfo
Farhan maxamed jimcae
Masha Allah Talo Fiican Ayuu Soo Jeediyey Prof Siciid Samatar Cajiib Ayey Eheed
Wad mahadsan tahay wll wariye f m j wan ku salaamay
Masha allah.... Baba siyad waa uu hadlay.. haddii hadal lakala maqlaya
Anagu hadaanu nahay isaaq nahay waa ka rasanay allxamdulilaa
😂😂😂kamadan raysan saw idinka saxaraha kudhamaday 90 percent shacabka isaaq baqtiga uxalaal ah bal sheeg wax aad UGA raysatay. Been iyo qiyaali iskugu shekaysan. Today yaad ugu lidatan qudhmista Snm muuse judaan iyo ina kahin oo tuugo ahaa lacag kala baxsaday qaranki Somali idin yidhi darood ismacil idin naceb kkkk what do you think dhaxalkeda inuu noqday ..waa in maanta gaajo dariiqyada ugu dhacdan libyana adoon aad kutihin kumanan kalena. Ay saxaraha silic ugu dhinten 😂😂😂😂 mana idin kanaxayno.
Allaha u naxariisto.
Asgaa bii,em ku garaacay magaalada.
Waxuu duqeen jirey 09:00. Aroorinimo.
"Shabaab gam ha laga dhigo" talo la qaadan waayey dheh! Mar kale kalitalisnimadu waa asalka burburka, loollankii xukunka ee uu abuuray baa lagu dabargo'ay.
Dad waa tagay. Marka laga reeebo Yuusuf Garaad 3 da kale way dhinteen
Cabdinuur shiiq isxaaq waa noolyahay.
@@amiinxirsi6105 ani waxa aan isku qaldaa Cabdi Nuur & Axmed Cabdi Nuur weliba xaga codadka lkn waxa aan filaa kan dhintay in uu yahay Axmed Cabdi Nuur Allah ha u naxariisto kuligood
Cabinuur sheekh maxamed isxaaq wuu nool yahy
asc wlhi wa runtii ninkaasi faqash iyo daarood.waxa.lagu jiqiin wa basaasnimo iyo Dana dholifnimo soomali waxa Kala geeyey ilaa imika farmaajo ilaa mustafe cagjar oo jigjiga amxaaro siiyey waa daarood hawiyoow tasho
Wax walan maser badnida daarood miya garta sakiin laq ku dhimo caradada
Professor gaalo wax soo bartay mooyee.mid kale miyaanu jirin, xalka soomaalida maaha adeerow u kaadi , jaanis ha la siiyo, xalku waa distuurka islaamka in la isku.xukumo , oo qabyo qoraal laga.tago. Qabyaalad kaas ayuun baa inaga daweynkara, ina midayn kara. Hal professor oo diin ka hadlaya maxaa loo waayay, aqoo. yahay ka noocaasi waa mid liita
Kelitalisnimada ayaa aabo u ah dhibaato kasta oo wadan ku dhacda. Somalia waxay eeday waa kelitalisnimo iyo kursi jacayl iyo qabyaalad.