Deg Deg Ugaaska iyo shacabka Mariixaan oo Tii dheereed ku dhigay Fartaag iyo wafdigiisa Waydiimo cul

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +2

    Wll,magaca ha iga halayn, waa MAREEXAAN, mariixaan maa aha,thank you.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому +1

    Hubkaas wallahi waa sida uu gacanta ugu galay reer waqooyi Galgaduud.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Wasiir Fartaag iyo inta uu wato waa Dhiloodhin,cid ay matalaanna maa jirto.futada ayaa laad laga dhuftay.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    34 sanadood ayaan dulmananay,maanta dowlad ku sheegta Somalia ayaan iska celin karnaa,iska daa qabiilada dariska aan nahay oo intaas sanadood dhibaato nagu hayey, istawi weeye hadda.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому +1

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan waana ku mahadsan yihiin in ay hubkaas gacanta ku dhigeen

    • @AbdiRahiimMohamed-uc4be
      @AbdiRahiimMohamed-uc4be 2 місяці тому +1

      Shacabka Soomaaliyeed Waxgarada Culumada iyo Siyaasiinta iyoGolaha Shacabka waxaan leeyahay dowladnimadii Xasan sheekh God buu ku Ridey eeiska qabta

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 2 місяці тому

    Nin u shaqeeya Etopiya, ayaa Soomaaliya xukuma, wa adeegihii Gen Gabra ? nasiib daro ciidankii Soomaaliya ee Madaxweyne Farmajo, wu ba bi iyay? Xaradheerana Dekada ayuu raba Xassan dhiiqo in Xabashida uga sameeyo oo ciidankii Abiye ayaa ku soo socda si ay saldhig uga dhigtaan.