DEG-DEG: Axmed Madoobe oo Si Cad u diiday Dalabkii Xasan Sheekh, Doorasho & Shirka Ereteriya..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 6 годин тому +2

    Axmed Somalidu waxay ku mah mahdaa Tolkaa iyo Kabtaada dhexda ayaa looga jiraa Reer Jubaland asxaan ooma sameyn laakiin Manta waxay mareysaa wixii Dhiiglahow kaca Reer Jubaland maanta wixii aad qabteen Liqa Oo waxa maanta socda u tanaasula Oo Maanta isku duubni la imaada Axmedna ha Badajoz dhaqankii xumaa ee kala geeyey Reer Jubaland Ee Kala Jeleysiga Reer Jubaland ahaa Adinkuna Fadlan maanta Doorta Axmed Ninkii Nool oo Alle gaarsiiyo waa wax yar Shan Sano siiya Oo hallow hiliyo D 5 Waxaan idiin rajeynayaa Guul iyo midnimo

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 годин тому +2

    Waxaa horay loo yiri god qiyaano ha qodin haddii aad qoddana ha dheereeyn ku dhici doontaana maogidee
    isagaa qotay godkani uu ku jiro xasansheekh afeef hore ama adkeeysi dambe

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 годин тому

    Masha Allah Darood 5 guul ❤💪🏇🏿♥💯🇸🇴

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 10 годин тому +1

    Madoobe one man one vote ma rabo waxu ogyahay inan laso doranayn, kkk wa la nacay arsinalkan

  • @okonkwomoses2443
    @okonkwomoses2443 6 годин тому

    These leaders don't care about their children future and they are there to safe lives of their sponsors

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 10 годин тому +1

    Awlaada Ethiopia lo jooji. Maayo,

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 5 годин тому

      😂😂😂😂😂 kuwa kenya mxaan kayeelnaaa 😂😂😂

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 6 годин тому

    Axmed Madoobe waxaa dabada ku wato waa Emaaradka iyo Itoobiye waxaan dhihi lahaa dadkaaga Soomaaliyeed dhinac ka soo raac haddii kale Soomaaliya waa ay iska kaa qabanayso.

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 7 годин тому

    Hadii aan la rabin in qof walba uu codkiisa dhiibto waxay la macno tahay in aynaan weli dimuqraadi ahayn

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057 8 годин тому

    Geedanaarow.wxaa.dhici.doonta.in.sida.qadaafi.in.kob.laguugu.dilo.sawabtoo.ah.garashadaada.kuma.siiso.waad.dheregtaye.umada.kahor.leexo.meeqasano.aad.geedaha.xaloo.fineeysaa.dhulkii.waa.nawAd.guuray.umad.awaar.ayaad.kulay.noosaa..fahad.yasin.wuu.sheegay.inaad.kasar.tahay.waa.waqtigii.ay.shacabka.kugu.kici.doonan.hadan.isqwan