Daawo itoobiya Way Na qabsan haddii Heshiiskan Laga Laaban Siyaasi Somali Ah O Cabsi Aad Ubadan Muuj

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Daawo Siyaasi Qaba in itoobiya Qabsaneyso Somalia Haddii Heshiisyadan Laga Laaban Cabsibadanna Qaba

КОМЕНТАРІ • 28

  • @AbdibaladMohamed
    @AbdibaladMohamed 49 хвилин тому

    Odagu dani iyo axmed madoobe ayuu u hadlayaa ee somalia iyo isbahaysiga kahadlimaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamoudabdullah
    @mohamoudabdullah 4 години тому +4

    qofkani indho la'aanta ma caqli la'aan baa u raacda?

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 3 години тому +2

    Dagaal ayaa 100% kawanagsan xabashi hoosfadhiisad

  • @AbdibaladMohamed
    @AbdibaladMohamed 53 хвилини тому

    Wadaadkaan siyaasad kama oga

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 2 години тому +1

    ASC walaalow hadaad QOF waraysanso warayso QOF AAN dropout aheen AMA kuujuus ETHIOPIA 👿

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 29 хвилин тому

    Fulay waxba aheyn ayaa tahay aqoonyanka aad shegatayna WAA khasaaro.
    Somali way is difaacaysaa wayna guulaysanaysaa inshallah

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Годину тому

    OO YAA ERITRYA QORAI KARA NABAD ILAALIN WAA BA LAGADOOMIYE CIDANKAN MIDOWGA AFRICA E SOOMALIA KUWA LACAGTASIIYA GADOOMIYEY ERITRYA KUWASUNA OGOLAN MAAYAN IN CIIDA ERITRIYA AH LA KEENO SOMALIA MARYOOLEY

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 3 години тому +1

    Gabiil naceyb iyo fulinimo ayuu isku darsaday duligaan!

  • @AliHahe-q1u
    @AliHahe-q1u 2 години тому

    NINKAAN WAA SHAQAALAHA ITOOBIYA ITOBIYA WAA WAXAAN JIRIN SOMALINA TALAAWO UMASOO QAADI KARTO

  • @ziyadayanle
    @ziyadayanle 3 години тому

    KKKKKK JAWAAB MALEH NIN AAD TAQAAN YAATAHAY LAMA YIRAAH

  • @YaasiinAxmed-q2y
    @YaasiinAxmed-q2y 3 години тому

    Su Aashii wariye kamuu jawaabi ahayd maxay ku kalduwan yihiin horyna wuxuu sheegay heshiiskii hore inuu ahaa mid qeeraadka badaha lagu wadaagayo wariye maxad ugu qaban wayday faarkaa barfisoor xaal haqaato Adna wariye maahid saxaafada ha ceebeen

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 56 хвилин тому

    Kani brofesar maha wa gel jira itobiyan ah waliba xanun aya usi wehliya san filayo alow ale

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed Годину тому

    Laxay badaha hioyada miya leh maryooley

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 3 години тому

    Balaayo ku qabsatay itoobiyada wax qabsan karta xagee joogtaa

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 3 години тому

    Afbiijo yaa ku baray siyaasad aad ka faalootide war hus iyo khad sadexda dal waa isku dan adiga iyo foqonka ku waraysanayaba xaarka iyo matagaba musqulaa loogu talo galee la aada qabyaalad baa indhaha ku tirtee

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 години тому +3

    Xoolahan hadlaya halawaydiiyo bada iyo dhulka Soomaaliyeed ee uu sheegayo halka uu kuyaalo iyo cida xukunta mise AFkay banaan buu uhadlayaa Nacas Nacas

    • @abdelgadirabdollhi3760
      @abdelgadirabdollhi3760 Годину тому +1

      Bal kanna hooyaa dhashay.-

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w Годину тому

      Dhulka waa dhul somaliyeed
      Waa waajib in la difaaco
      Musse ayaa cadow Ku soo hogaamiyey
      Degaankaas waxaa dega Samaroon iyo Ciise iyagaana qayb ayeey Ka yihiin difaaca dalkooda .
      Adiga howshaas kuuma taalo

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 3 години тому

    Xaarle afka huuradaley so cadayow idaacad benaaley

  • @abdelgadirabdollhi3760
    @abdelgadirabdollhi3760 2 години тому

    Caqli, aqoon & xishood looma oga majeerteen, bal waa la hadlaaye hadal ayeey uga dhaggan tahay.-

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 2 години тому

    Somalia Ethiopia lama tartami karto waayo 33 sanadood dawladi kamayjirin somalia Aduunka waxa looga yaqaanaa failed state of somalia no government no law and order no peace and stability no system no nothing xalanaa looga taliyaa charter 7 ayaa lagu celinayaa failed state of soon

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 години тому

      Maya wxaa ladha oromo jareeta oromo aya laa daha xolo tahay xawash xon tahay

  • @Guleed500
    @Guleed500 2 години тому

    Waxaa ka sii liita kuwa jaahilkaan wareysanaaya!!!

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 3 години тому

    War naga tag fulay yahow etoopiya markey na qabseyso ma meyd ba na mooday ma anaga tegrey iyo amhaaro ka tabar yar

    • @AhmedHussein-ze4pe
      @AhmedHussein-ze4pe 3 години тому

      Hada maad sartid mise beentad isugu sheekayn jirten ayad rabta

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 3 години тому

      @@AhmedHussein-ze4pe dee hada magaca midowga africa ayey ku joogaan ee bal hala gaaro 2025 bal iney xoog ku joogi karaan

  • @Amiir013
    @Amiir013 Годину тому

    Qofkasta siyaasi ayuu iska sheegana Kani aduunba lamasocdo waa fulay dabaqodhi ah