Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2023
  • MUSALSALKA HALGAN JACAYL PART 4

КОМЕНТАРІ • 543

  • @czalanismo8298
    @czalanismo8298 Рік тому +385

    inta flimkan lasocota 1ilaa 4 love saar😅🤍

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 Рік тому +46

    Inanta Aisha walhi mashallah I love her 😍 qurux/daganasho , ixtiraam iyo afgaabni ayeey isku darsatay🥰 she’s my favorite walhi❤❤

    • @hakeem2297
      @hakeem2297 Рік тому

      Wuxu waa jilliin qudhacoow

    • @maanifiso2419
      @maanifiso2419 Рік тому

      Sidokale aad ayey baari ugu tahay hoyaded

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +102

    haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam
    Love saar

  • @badraomar534
    @badraomar534 Рік тому +181

    Asc asxaabta inta nabiga jecel like

    • @mohamedibrahimabdi274
      @mohamedibrahimabdi274 Рік тому

      sᴄᴡ sᴄᴡ🥰🥰🥰

    • @Maidamohamed3810
      @Maidamohamed3810 Рік тому +1

      Wcs
      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cadeynuuni5851
      @cadeynuuni5851 Рік тому +1

      Kowba xijaab ma'aadan wadan hadana tinta siifaydatay miya🖤✨

    • @ayankayse3207
      @ayankayse3207 Рік тому +1

      Scw

    • @naemamohamed2941
      @naemamohamed2941 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @tanhang8697
    @tanhang8697 Рік тому +98

    Intaa niyada ku hysa filimkan love i sar ❤🔝👍

  • @munatimajilic2303
    @munatimajilic2303 Рік тому +95

    Bagaad ugu adkaysay dhoocisha xuntaa🥵yaa igu raacsan 😂😂😂

  • @qaaliyuusuf8234
    @qaaliyuusuf8234 Рік тому +146

    Inta in lasoo badiyo jecel farta taaga☝️😃

  • @bidhaanolol4195
    @bidhaanolol4195 Рік тому +35

    Run ahanti filimkan dadadaal dheer ba ku baxaya qaabka duubista iyo dhan walba aad baan idinku mahad celinayna dhamman xogmaal media sida aad umadadalisan bulshada somaliyed💗🙏

  • @susanmaalik3810
    @susanmaalik3810 Рік тому +20

    Waxa inku talinaa inaa iska quruxisaan waa IGA talo
    1: shots of films iska hagaaji Ku soo dar
    2: camera of movement iska quruxiya oo Ku soo dar
    3: camera of lens iska hagaajiya Oo Ku soo dar
    4: shots of level isticmaal waa IGA talo
    5: light of films iska sax
    6: colour of films iska sax iyada
    7: scenes iska quruxiya
    8: goobta musalsalka iska quruxiya oo iska hagaajiya
    9: codka jilaayasha iska quruxiya oo waxa Ka guuxay
    10: jaliinka 9% waa Ka hooseysaan ogaad
    11: hadalaada jilaayasha iska quruxiya oo hadal quruxoon sameysta
    12: emotions of face , emotions of body iyo body of language iska quruxiya
    13: background iska quruxiya iyada
    14: sheekad waan ay Ku bilaawad ma quruxoon iska hagaajiya
    15: xarakaadka iska quruxiya
    16: doorka jilaayasha iska quruxiya oo ma fiican
    17: xaga make up iska quruxiya
    18: xaga labiska iska sax
    19: colour of emotions ee xaga dharka iska sax
    20: heesta ay Ku soo gasho iska badala ma quruxoon
    21: emotions of music isticmaal
    22: music u gaar sameysta
    23:muqaalo dhaxdaal sameysta sida magaalad aad joogtaa markay qoraxad dhacayso iyo marka soo baxiyso sidoo Kale magaalad iyadoo haleen iyo MAALin soo duub oo dhaxdaal Ka dhigta si dagan
    24: sounds inku hareesan iska quruxiya sida mobelka , qolka soo galid xaga albaabka iyo Ka baxid , jikad laabta taalo codadka ay sameynaay , car iwm
    25: soctoga iyo slow motion iska quruxiya
    26: edit iska quruxiya
    27: sawirka musalsal sameysta
    Intaas waa IGA talo haddii aad rabtiin inaa guleystaan iska sax qaladkiiina

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +40

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @jagnecaarre5951
    @jagnecaarre5951 Рік тому +25

    Axmed,shacni iyo samiir dadka filmka jilliin rabbaani ah noogu bilaya❤️

  • @sacdiyaziman2694
    @sacdiyaziman2694 Рік тому +26

    Inta is dhafisa wa laga dawada iyo wa lagu dawada☝️😅

  • @saamiyomaxamed3308
    @saamiyomaxamed3308 Рік тому +15

    Shacni wajiga vitamin ayuu ubahnyhy abyo marso iyo creamo fcn❤ musalsalka ada ku jclhy❤

  • @nimcokhadar9037
    @nimcokhadar9037 Рік тому +37

    Ku soo dhaqsada xalqada 5aad waan sugi la.ahay😍

  • @Deganaasho
    @Deganaasho Рік тому +15

    Maalin Waxaan Rajeey Nayaa Inaan Noqdo UA-camr Fiican Aydad Ku Dhageeys Taan Hadaan Helo Dad Igu Xiran In Shaa Allah.💯🔔🔔

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому +25

    Best Somalia series films xogmal media 700k coming soon insha allah congratulations 👍😍💯💯

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 Рік тому +26

    Waardiye inaad noqoto xiliyada qaar waxay leedahay nimcadan oo kale 😁😅
    Balse 99% waxaad la kulmi doontaa dad aan wanaagsanayn oo ku dhibba sida ladan oo kale 😁😂

  • @ayubjamac6571
    @ayubjamac6571 Рік тому +13

    Gabdhaa Awkiyalaha wada she is cute. MashaAllah yaa yQaan horya

    • @lababaar2022
      @lababaar2022 Рік тому +3

      Aisha I love her she’s so adorable,❤

  • @user-vw5yb5bw1t
    @user-vw5yb5bw1t Рік тому +10

    Dadka qaarna waxay leeyihn icant wait part 5 ana isagoo diyaaran daawanaya😂😂😂😂😂😂😂😂😂yaaa ila mida✌😉😂😂

  • @sudaizabdisamad1012
    @sudaizabdisamad1012 Рік тому +7

    Top film weyan Ahmed iyo shacani giv me like Duriyaadi 🙏🥰👏🏼👏🏼

  • @cabdiraxmaanaxmed7243
    @cabdiraxmaanaxmed7243 Рік тому +9

    Waar ilmaaderayaaL Caasha yar love baan ku noqdayba ❤🦕

  • @UpdyKani
    @UpdyKani Рік тому +28

    Inta Lasoo Bilaabatay Ismuujiya🤟🥰

    • @qamarabdi254
      @qamarabdi254 Рік тому +1

      Wilashana malimhan rer musalsal noqoteyn yah😂😂

    • @UpdyKani
      @UpdyKani Рік тому +1

      @@qamarabdi254 quruxey Haaaaah😅👌🥰🥰🥰

    • @qamarabdi254
      @qamarabdi254 Рік тому +1

      @@UpdyKani Hhhh okay wye👌🏻

    • @maariyodoiman362
      @maariyodoiman362 Рік тому

      @@UpdyKani 🤣🤣

  • @aaminoladan8839
    @aaminoladan8839 Рік тому +31

    Inta ila socotay 1 ilaa 4 🥰🥰🥰🥰

  • @xafsaahmett2876
    @xafsaahmett2876 Рік тому +11

    Alla filimka wiilka atooraha ka ah waaba jeclaaday😅😭

  • @xamdaxarago7703
    @xamdaxarago7703 Рік тому +35

    Masha allah 🥰🧕❤

  • @hassanmahamedyousuf3704
    @hassanmahamedyousuf3704 Рік тому +9

    Fadlan tirada wakhtiga ee flimka soo kordhiya,intii igu raacsan like saara🙏🏿

    • @ikraanmaxamuud7438
      @ikraanmaxamuud7438 Рік тому

      𝕚𝕟𝕥𝕒 𝕪𝕒𝕣𝕒 𝕗𝕚𝕚𝕔𝕒𝕟

  • @yousra52
    @yousra52 Рік тому +23

    Alla musalsalkaba axmed iyo shacni i qurxiyen 🥰😍

  • @hafzaayah3633
    @hafzaayah3633 Рік тому +4

    I can’t wait part 5😢 naga so dhakhsada sida astaan hanagu smayninee

  • @mohamedismail4249
    @mohamedismail4249 Рік тому +2

    Asxaabey filimka inoosoo yara dheereeya, aadbuu u gaabanyahay...thanks for your beautiful movie

  • @naciimoclaahi8582
    @naciimoclaahi8582 Рік тому +4

    Filimka aaisha ugu jeclahay ani boqortooyo xogmaal 🥰

  • @amalibrahim9097
    @amalibrahim9097 Рік тому +3

    Yess tii waa lagu adkeeye ineee baxdo ayadaba marke cashada ugeyneyso shaah ikeen markuu dhahee ku adkeesaaa.

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Рік тому +6

    Masha Allah 😍🔥

  • @hogamizamaria6552
    @hogamizamaria6552 Рік тому +5

    I can't wait part 5 naga soo dadajiya yqayr😦😁

  • @mushtaaqmaxamad3720
    @mushtaaqmaxamad3720 Рік тому +6

    woow maansha Allaah 💯❤️🥰💕

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Рік тому +4

    Shacni walhie waxay bay isoo xasuusinaysa waana xanuun markii uu jacaylku kali kugu noqdoh walipa aad jeclaatidid qof kaa level hoseyah inta soo martay lee garran 😭💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭

  • @cabdifitaxxaashi3631
    @cabdifitaxxaashi3631 Рік тому +6

    i see you wlhi filmkan zaaid ban u taagera number one☝️👏

  • @maymunmohamed8222
    @maymunmohamed8222 Рік тому +8

    Congratulations ❤ 🎊 700k xogmaal media 👏

  • @hamdaahmed2229
    @hamdaahmed2229 Рік тому +34

    Asha qurxubadan ❤

  • @mohamedismael6903
    @mohamedismael6903 Рік тому +1

    Dhamman tiin waasalaamantihiin.
    Runtii wanladhacay musalasaka taxanaha ah iyo qaabka Aad ujilaysaan. Halkiilarabay baada dhigteen. inkastoo waktigu cidhiidhi iguyahay maadaamo on qubokunoolahay waxaan daawadaa Sabtida iyo Axada. I ❤️ u ( Sir&Madam)
    Keep going.

  • @had936
    @had936 Рік тому +5

    MASHALLAH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kingoday3248
    @kingoday3248 Рік тому +3

    Tasoo Run ah baa ,Wacnaan lahayd Shacni Iyo Caisha Waan wattaaa anu🥰

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому +9

    Maashallaah walaahi channel-kan aad iyo aad ayaa u taageeraaya, waayo waxay soo galiyaan filimo.
    Xikmad lwh
    🙏🙏🙏

  • @cadeynuuni5851
    @cadeynuuni5851 Рік тому +9

    Shacni tinta faydan iska dabool❤💫

  • @hamdi.
    @hamdi. Рік тому +4

    Waigu socdaye noso dhaqsada ala maxa ahlu jcyl ahay 😂❤❤❤❤❤

  • @ak47erronny96
    @ak47erronny96 Рік тому +4

    Mashal Allah ⚘⚘⚘⚘⚘👍👍👍👏👏👏😊😊

  • @ishaamabdinasir
    @ishaamabdinasir Рік тому +5

    Gabadhan Muraayadaha Xidhan Wan Ka Helay❤

  • @mohamedibrahimabdi274
    @mohamedibrahimabdi274 Рік тому +18

    sʜᴀᴄɴɪ ᴡᴀ ᴊᴀᴄᴇʏʟᴋɪʏᴏᴏ ɴᴏʟᴇ ᴀʜ 🥰🥰🥰🥰

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому +4

    Congratulations xogmal 🎉👏 700k 🎉🎉🎉

  • @qabuulapdikadir9207
    @qabuulapdikadir9207 Рік тому +6

    I can't wait part 5🤩

  • @Muraad23
    @Muraad23 Рік тому +10

    Meesha uu wiilku buuga ibnu.aadamku qoray akhrinaYo waxa ka fiicnaan lahayd in uu qur.aan akhriyo

    • @suqro4321
      @suqro4321 Рік тому

      Ha wlhi isku fikir bn nhy

  • @ayaancumar187
    @ayaancumar187 Рік тому +1

    Walahi wuu nagusocdaa soobadiya isha alh wllyal mahanadin

  • @luckylina3215
    @luckylina3215 Рік тому +11

    I can't wait part 5😂

  • @Mohamed_kd
    @Mohamed_kd Рік тому +4

    Alleh ma amaanin cadarka in ay hawebku debeda ula baxan.

  • @faahiyekayse4990
    @faahiyekayse4990 Рік тому +5

    Alla jacyl baad igu abuurteen 😩😂😂

  • @ugbadibrahiinakabwbjabahva2130
    @ugbadibrahiinakabwbjabahva2130 Рік тому +37

    𝗮𝗶𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗮 𝗳𝘂𝗻𝗻𝘆 𝘄𝗹𝗵𝗶 ♥️

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 Рік тому

    Best actor labiskaaga la iima dirin
    Ee Albaabkaa la ii diray .
    Shancni waa actarad buuxda runtii

  • @shamsashiekhdhhj5008
    @shamsashiekhdhhj5008 Рік тому +4

    Mashallah Ahmed e shacnii 😂❤❤❤

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 Рік тому +2

    Waaaaaw noso badiya ayamaha ad so galinaysan filim wacan waaye Ahmed iyo shacni wn kuhaysta waa akteero qaliye

  • @cashoc8
    @cashoc8 Рік тому +8

    Bilowga aad baad utaqanaan lkn dhamaadkiiba laidinkaga quustay

    • @saynabcali5942
      @saynabcali5942 Рік тому +2

      Waa runtaa inta film ay dhexda kaga hadheen tiro maleh

  • @marashowcade
    @marashowcade Рік тому +3

    asxapta filmka wuu macanyahay ee horey u socda

  • @zeynabhajizeynuu5254
    @zeynabhajizeynuu5254 Рік тому +5

    Haboon idinka ka macan axya filin

  • @user-cr4qo5gv2t
    @user-cr4qo5gv2t Рік тому

    أحلى فيلم صومالي

  • @khadijomahamud3042
    @khadijomahamud3042 Рік тому +28

    I can’t wait part 5😂😂

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 Рік тому +3

    "Dookho hadduu daasad kaa galo, waa la gargaraacdaa."

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +12

    Gabdhihii kale shukansi wada adeen Aisha mesha kuharsan 😂😂😂😂

  • @zaki_yar27
    @zaki_yar27 Рік тому +12

    I can't wait part 5 XOGAAL

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 Рік тому +1

    Shacni iyo mahad miyey is guursadan way isku Soo baxayanbe😂♥️

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 Рік тому +4

    Waan kuhaysta nio filimka💋💋❤️✌️👑

  • @sumayocabdilahi1384
    @sumayocabdilahi1384 Рік тому +1

    Masha Allah 😍♥️🥳

  • @xaqiiqaraadischanel3797
    @xaqiiqaraadischanel3797 Рік тому

    Mazha allah wlhi shacni waan ubogay
    Salama wllo💖

  • @ruwaydaabdikhaliq3108
    @ruwaydaabdikhaliq3108 Рік тому +4

    Wxn flim wan dhaafay wnba ku hystaa😁🤗

  • @cabdifataaxaxmed3792
    @cabdifataaxaxmed3792 Рік тому +4

    wll laba laba xaqladood ise sooraaciya pls 🙏

  • @ahmedxudun5760
    @ahmedxudun5760 Рік тому +1

    Flimkani inaba caadi ma aha jilayaasha another level wlhi

  • @ubahsicid349
    @ubahsicid349 Рік тому

    Maansha Allah shacni waa atariisho ❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Рік тому +1

    Hhhhhhhhh shacni walaga jiidhay waata baxsatay walhi wa best film

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +5

    Marka aisha iyo hooyo sawirka laga qadayo siday u eegto ladan ayaan ku qosla 😂😂 war waalaguu heshiiyey dheh ladan dhib badaney kkkk

  • @najahmohmet4966
    @najahmohmet4966 Рік тому +5

    Anu jacyl jacyl bn daremayaa😘😂

  • @libaanupdisalaan2261
    @libaanupdisalaan2261 Рік тому

    Part 5 waaaan sugaaa sida uugu dhakhsaha badan soo galiya 🥰🥰🌹🌹🖤🖤🫀🫀✋️

  • @ibrahimhassanow2543
    @ibrahimhassanow2543 Рік тому

    Masha allah filimkan inba cadi ma,ahan keep going somali moving is becoming very intresting knw days

  • @dekaaadam6103
    @dekaaadam6103 Рік тому +4

    Keep going asxaabta qaaliga

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Рік тому

    Masha Allah lasoo dhaqsada yakhe aad baa umahadsantihiin 😘🥰film iyo badh weeye

  • @abdishakourabdisalamhussei1139

    Bal intii jacayl jacayl daremasay Reply so gala aan idiin sharaxee me ustaad xaliye pro max 🤣🔪

  • @hawayacin3117
    @hawayacin3117 Рік тому +1

    Hambalyo wllha sida sharaftaleh u jilaya ruwayadan way iga gadan thy nio axmed waan ku qirodayba shacni may usheegi doonta saxibteed inaay jaceshay waardiyaha gurigoooda.
    Ladan wa abalkaagi tagi biyaha kaso darso ayaa keentay furid la anta.

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel Рік тому +3

    700k subscribe coming soon insha Allah

  • @mahadmahamed409
    @mahadmahamed409 Рік тому +4

    Filimka qoftan ookilaaha wadatey ban iga an facdey wllhi jah😂

  • @xamdaxarago7703
    @xamdaxarago7703 Рік тому +4

    Shaqo waa sharfa ❤🖤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Рік тому +5

    Waxan xilli xun socodkii muxuu ahaa
    War Samiir maad naga seexatid😅

  • @aftaxaxmed1623
    @aftaxaxmed1623 Рік тому

    La soo dhakhsada part 5 plz😭♥️

  • @halgenmohamed1484
    @halgenmohamed1484 Рік тому +2

    Wax somali jisho kan iyo haboon kaliyaanba dawadaa aad baan ula dhacay

  • @hamdalaahi4448
    @hamdalaahi4448 Рік тому +1

    Part 5 please please 😟😟😟

  • @liibanaadam8405
    @liibanaadam8405 Рік тому +4

    Gabadha caasha la dhahaa shaqsiyad cajiib ah oo lagu daray codkeeda wacan iyo quruxdeeda cajiibka ayay flimkan kusoo bandhigtay
    Shaqsiyadda ay flimka ku matalaysa waa duni kale waase nooca bani aadam ee haday xanaaqaan aan la fahmin
    What a Drama💯

  • @jamallibax
    @jamallibax Рік тому

    Dhamaan tiin waan idin wata qaabka jilista
    Lkn mahad ibaraahim inadeer waxani jilin ka wayne xagee ka baratay 💯❤

  • @kitymeow9329
    @kitymeow9329 Рік тому +3

    Mayee gidaarkaan masaxay kulaha😂😂

  • @aishaqurux5727
    @aishaqurux5727 Рік тому

    P5 I can't wait

  • @sacadyasin7124
    @sacadyasin7124 Рік тому +1

    asxbeya wan idin salamy👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍🖐

  • @sumayayusuf4478
    @sumayayusuf4478 Рік тому +3

    Shacni diraca iyo shadhka bay kuso baxayda ❤

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed Рік тому +2

    shacni jacaylkii ku qaatay kuma dhigo 😂😂😂😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +3

    Filimku wu igu socda ima dhafin 1 ila 4❤

  • @najahabdi9235
    @najahabdi9235 Рік тому

    Ayy mahadsanid 🥰🥰

  • @qaranyuusufcaliburmad8696
    @qaranyuusufcaliburmad8696 Рік тому +2

    Ahmedow gabadha ka maad xishoon !!😁
    Xariifka aad ka celisay xarash buu kuu hayaa !!