CEYDA OO CIYAARTA XANAAQ UGA BAXAY/ INSTGRAM POLL DARTIIS..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 507

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 2 місяці тому +120

    Amiira adiyo cayda marakd video isla dubaysan waan jecelhay wllhi😢❤🎉noso badi challengeyo badan bananka kuso samee❤

  • @CshakuurMaxamuud-ed5xw
    @CshakuurMaxamuud-ed5xw 2 місяці тому +223

    Waxa laga yaabaaa inaad mar danbe arag qof ku dhahaya ku Sali nabiga scw

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 місяці тому +116

    mss somali amiira qurux my favorite youtube wan sugi la ahay 1M inaan aniga gaaraayo cml saan ku taagero wiligey qof social mediha ku jira mau taagerin allaha ku xifdiyo❤❤

  • @cuudyareofficial
    @cuudyareofficial 2 місяці тому +72

    Ma ka midtihiin dadka islajecel amiiro iyo cayda me number 1😂😂adna kaa arko.

  • @user-te1lh3fm8w
    @user-te1lh3fm8w 2 місяці тому +76

    Amiira qurux walashey hadii 1M aad gaartid walashey talefon iigad abyo adigo mahadsan🙏

    • @FardowsAbdilahi
      @FardowsAbdilahi 2 місяці тому +3

      Hadad calaf ku ledahy illhy hakaga so qaado wll 😊

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 місяці тому

      shaqayso wll ina qof shaxaado ceeb weeye hada gabadh tgy masaxaad xataa kashaqe

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 2 місяці тому +68

    😂😂😂😂Cayda inta ucodaysay..... Yaa gadanaayo Amiiro yaa gadaayo cayda Qosol iguma Harin😢😂😂😂

  • @Dacii_uthman
    @Dacii_uthman 2 місяці тому +73

    Asc asxabta amiira qurux ... isoboqta quran iyo wacdii soo kudbiiya .... ❤❤ 1k igarsiya asxabta

  • @ZahraHassan21
    @ZahraHassan21 2 місяці тому +48

    Gabadha wa ka sexateyn markan mxa dhacay babiya gabadheyna 1M si dhaqsi le aan ku gaarsino yqy 🙄❤️

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 2 місяці тому +162

    Wax ka nasib xun majiro ado saliganabiga arkey oo ku salin kusalin nabigenah muhamed scw scw scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤😢😢

    • @sajidabaar1167
      @sajidabaar1167 2 місяці тому

      الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @fitimamohamadnor
      @fitimamohamadnor 2 місяці тому

      Sallallaahu calayhi wasalam

    • @user-bi9br5me6c
      @user-bi9br5me6c 2 місяці тому

      scw

    • @AyaanCabdi-hb3in
      @AyaanCabdi-hb3in 2 місяці тому

      Scw

    • @user-sk7bw4ku8v
      @user-sk7bw4ku8v 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CRaxmanOsman-mo9gb
    @CRaxmanOsman-mo9gb 2 місяці тому +68

    Ilaahey haunaxariisto wllsheen hodan uduceeya asxaapey like ii saar plz sxb

  • @user-dl8he1sn7j
    @user-dl8he1sn7j 2 місяці тому +33

    Amiira iyo ceyda markay wax isla duubayan wacana😢❤

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 2 місяці тому +41

    Anigo og inu filim yahay hadana san ugu farxay isbadalka malika abahed😂😂❤mabruk team calaf iyo cashaq

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +18

    Amiraay Adinkoo Is Aroosay Ma Arki Karaa Adi & Ceyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Illaheey Ha Ikiin Dhaaffo🎉🎉🎉🎉🤲🤲🤲 Ya'rabb 🤲 Masha"Allah Continue 😘😘😘😘😘😘😘 Ya Igu Ra"yi Ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @masbal9180
    @masbal9180 2 місяці тому +18

    Alla cawa hurdo majirto team Qabqab to qalbiga Amiira qurux and king ceyda ❤❤❤❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 2 місяці тому +108

    Ceyda sorry weykuku dhacy waxba hanoo dharanin amirada meelna uguma tagi karoh lkn next adi wayey waakuu codeyneynaa😂

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 2 місяці тому +1

      Sidee ukla badalanayn

    • @user-vg3tc5bq2b
      @user-vg3tc5bq2b 2 місяці тому

      Ceyda inuu magaca amiiro qato amiiro nah magaca ceyda qadato​@@Aliinaa1

    • @mankaabdi3037
      @mankaabdi3037 2 місяці тому

      @@Aliinaa1m

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 2 місяці тому +20

    Cawa amiira iyo ceyda wy Nawaaleen😂inta filimka so fiirsatay❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 місяці тому +42

    Lamanaheygi cawa wa idawesen filimka❤❤❤❤❤❤❤❤😫

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +14

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🇸🇴اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ🤲🤲🤲👍👍👍

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 2 місяці тому +24

    Amiira qurux coming soon 1M🎉❤

  • @zuhuursimran2278
    @zuhuursimran2278 2 місяці тому +17

    Yaab video gaan xalay ilaa hadda fiirsanooya 😂😂😂😂😂 yaab waligey intaa vidoe kuma ceshan waawarey ❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 2 місяці тому +197

    Hadaad ujeedo nabigeena Mohammed scw like iisaar 👍😢

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to 2 місяці тому +24

    Team amiro weyyy tada kaaH cayda usoo tashteeeen😂😂😂❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 місяці тому +20

    the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 2 місяці тому +58

    Team qab qab caawa maxaa sameyseen filimka ❤❤❤😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 місяці тому +8

    حَسْبِيَ اللَّهُ لَآ إِلَهَ إِلَّا هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ وَهُوَ رَبُّ الْعَرْشِ الْعَظِيمِ🤲🤲🤲🤲

  • @happey8273
    @happey8273 2 місяці тому +6

    Inshaa alhaa qofta labad ee million ka xidhaysa
    Miss amiira qurux 🎉🎉🎉If alaha say ❤❤

  • @FarxiyaCumar-np4xi
    @FarxiyaCumar-np4xi 2 місяці тому +17

    Amiira qurux coming soon 1 M 🎉❤

  • @SaamiyaJamaal
    @SaamiyaJamaal 2 місяці тому +11

    Manshalh wll ku jeclahy walhi Alle wax kudhiba kumatuso

  • @user-bc8jm2ys6n
    @user-bc8jm2ys6n 2 місяці тому +16

    1m come soon 🎉 queen 👸 insha allaha manta ceyda beerka ka tunaya 😂❤

  • @xamduushxamduush5268
    @xamduushxamduush5268 2 місяці тому +11

    Amiiro cawa musasalka wax kle aya ka dhigten wlhi wanaga farxisen😂❤

  • @user-ce7up7rz4m
    @user-ce7up7rz4m 2 місяці тому +53

    Amiira koko asad ceyda so qabo apayo inti igu racsan love ❤

  • @SalmaAbdelftah-lt6jr
    @SalmaAbdelftah-lt6jr 2 місяці тому +12

    AMIIra runtii gabar aan daresay alle ujeclahay ❤horey usoco sis❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 2 місяці тому +26

    😢wlhi ceyda naxaris badan ayu Amiira u mujinaya malaha kii magaca laga aya runrun ugu dhacay ax Allow inti isjecel calaf iskugu dar

  • @Shaba818
    @Shaba818 2 місяці тому +6

    Jah amiira sey udhahdey ceydaaa💔😂jeceylka hawaaro❤

  • @Ridwanmohamed-qq5og
    @Ridwanmohamed-qq5og 2 місяці тому +12

    Ceyda marka isla jogtin video gaga qurux❤

  • @fartunabdihassan9252
    @fartunabdihassan9252 2 місяці тому +5

    Love ur content amira ❤ insha Allah u will get to 1M

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 місяці тому +28

    War cawad jif majiro imta filimka dawaty❤❤❤❤❤

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud 2 місяці тому +21

    Amiiiro la jiray walee😂😂😂

  • @FartuunAbdulaahi-xn7xp
    @FartuunAbdulaahi-xn7xp 2 місяці тому +7

    Amiira qurux;;; hore usoco my sister ❤❤

  • @xanaancabdulaahixirsi6903
    @xanaancabdulaahixirsi6903 2 місяці тому +19

    Lkn walshey wiilka arday kaligis nol waaye inad san yesho mahen naxrista wa muhiim 😢😢

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 2 місяці тому +3

    MANSHALLAH EiD ka hor 1m wataana INSHALLAH

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf 2 місяці тому +9

    Ceyda Ma oga miya Team Amiira in meel walbo jogan😂😂❤

  • @Salmaan_Kuseysi
    @Salmaan_Kuseysi 2 місяці тому +73

    inta ila jecel nebiga SCW Like ii saara ❤

  • @hochhawa2315
    @hochhawa2315 2 місяці тому +4

    M.a amira qurux iyo ceyda keep going 1M

  • @anaayaqurux1361
    @anaayaqurux1361 2 місяці тому +14

    Amiira wan ku jecelahay love isaar wllhi dhaba ku jeclahay xbbti ❤❤

  • @Maxamuudqoorey-kd3gb
    @Maxamuudqoorey-kd3gb 2 місяці тому +23

    team amiira one like 👍 ❤

  • @user-hy7xg1xv2e
    @user-hy7xg1xv2e 2 місяці тому +4

    Wow kweygiih cawa waa nawaasheen wlhi ❤filimka cawa qatar uu ahaa wlhi

  • @simanabdalla4211
    @simanabdalla4211 2 місяці тому +1

    Inshaallah before Eid ayaa gaareysaa 1Million ❤

  • @AmuuniAhmett-cr8wk
    @AmuuniAhmett-cr8wk 2 місяці тому +5

    Anuu maanta waa codeeyey wixii fiicna oo dhan amiira siisay lacag bixiskana cayda😅😂✊🏿

  • @apdiaziiz-pt8ry
    @apdiaziiz-pt8ry 2 місяці тому +5

    Manzhalah noloshu idin ma xumayso my team qab qab 🔥🙏🙋🏻

  • @samarmohamed4226
    @samarmohamed4226 2 місяці тому +60

    inta amiira ila jecel one love ❤

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 2 місяці тому +2

    Asxaabey 1k igaar siiya❤

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 2 місяці тому +54

    Team Ceymir one like👍❤

  • @macalindiinge
    @macalindiinge 2 місяці тому +9

    ceyda manta barkan katunay wlhi😂 siyan u ogay inlaga badihayo😂😂😂

  • @Rukiaabdi-np6bv
    @Rukiaabdi-np6bv 2 місяці тому +3

    Keep going my sister Amira

  • @nimcointhebuilding4799
    @nimcointhebuilding4799 Місяць тому

    Miss 1 million 🎉🎉 hambalyo sister

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y 2 місяці тому +1

    Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 місяці тому +11

    Amira iyo ceyda ❤❤❤

  • @DahabocabdiCali
    @DahabocabdiCali 2 місяці тому

    Walahii amiira wan ku jeeclaha abayo adii iyo ceeyda marka is la doubtin wan keeclahay❤❤❤❤❤❤

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 2 місяці тому +2

    Come back team qab qab waan isku kiiin jeclahy

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +11

    Amiira markii lagaa qaleeyay ee ceyda loo soo codeeyay Afsoomaali gan cusub ma farxadii baa kaa keentay 😅 daay daay maxa waaye ar Amiiraa 😂😂😂😂😂😂 ani hadaa igu horaysa wllhi waligay ma maqlin 😂

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 2 місяці тому +1

      Dhaqso aya laga waada

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 2 місяці тому +1

      Wah ani mar kasto isticmaala 😂😂😂

  • @RUYAAQURUX
    @RUYAAQURUX 2 місяці тому +1

    Omg wllhi saa uqosley leee team amiira hada nhy shaqadan noo tallo❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +36

    alla Amiiraay video gan cml inbadan baan sugayay waayo hada ka hor 3 jeer baa adiga beerka lagaa tumay halmar oo ceyda Nin hab siiyay maahe 3dii jeer ee kale adaa lagu soo codeeyay lkn maanta markaan arkay in 3 jeer ceyda la dhahay saa u farxay lee 😂😂 ani xataa ceydan dhahay 3 da jeerba ileen ciil horaan u qabaye 😂 lkn 5 daqiiyo maadamay ahay ani waxan ku beegay mar asoo 34 daqiiqo yaalay marna 11 daqiiqo lkn marka aan arko in ceyda loo codeeyay waan farxayay saa dhahayay alla caawa video ga soo socdaa shidanaa 😂😂😂 haye ceyda war isii see dareenee xagee maroosaa 😂😂😂😂

  • @HindaMaxamed-ox4qu
    @HindaMaxamed-ox4qu 2 місяці тому +1

    Amiira qurux waxaad tahay dhamays dumaroo qalanjo haweene farxad ku noolow waligaa wllo waxaan rajaynaa inaad gaadho 1m wllo quruxeyyyy😊

  • @AyanAbdullahi27
    @AyanAbdullahi27 2 місяці тому +23

    Team amira 😢❤

  • @FaraxXasan-zz5rm
    @FaraxXasan-zz5rm 2 місяці тому +11

    Ceyda plz nga rali noqo wan Ku qiyani😢😂😂

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr 2 місяці тому +4

    Waan kusoo biiray teamka amira 1m comming soon❤

  • @xamdamohamedmuse7831
    @xamdamohamedmuse7831 2 місяці тому +3

    Haa Sanaa rabaa😂😂😂 I love you amiira qurux ❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 2 місяці тому +5

    Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kw8on7wy1t
    @user-kw8on7wy1t 2 місяці тому +2

    First one team amiira coming soon 1M subscribe ❤❤

  • @DekzKassim
    @DekzKassim 2 місяці тому +14

    Intaa salada jecel like saraaa

  • @BishaaroBashiir-xz6xq
    @BishaaroBashiir-xz6xq 2 місяці тому +2

    Lucky girl m.a abaayo mcnto ❤❤❤❤🎉

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 2 місяці тому +2

    Acudubillahi minasheydani rajiim kulahaa ceyda😂😂😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 місяці тому +30

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

    • @DekoAbubakar
      @DekoAbubakar 2 місяці тому

      Allaha kula garab kalo wll waan ku saray

  • @user-hk5rs9fp9i
    @user-hk5rs9fp9i 2 місяці тому +11

    Amiira caawa xoogbaa udaahisay😢😢

  • @MuuseAbdimuse-fn1yf
    @MuuseAbdimuse-fn1yf 2 місяці тому

    Congratulations 🎊
    ASAD HAGIO ❤❤

  • @asmasiciid7959
    @asmasiciid7959 2 місяці тому +4

    Isla hada searching gelinayey cawa wa naga so yar habsamntay❤😂

  • @Alina12395
    @Alina12395 2 місяці тому +5

    Wlhi wa qosley 😂 hada goinidayda ubaxsado maxaa iga rabtaa acuudubilaahi minashaydani rajiim😂 alle beerka waalaba bakheelinmada kala daran😂😂😂😂

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 2 місяці тому +3

    Amiiro ceyda indhaha dharbaxo nogu dhufty dhaqtarka indhaha hana geeyo😭 usheeg musalsalka dawan laheen

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 2 місяці тому

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 місяці тому +17

    war labadaan horta dhib badanaa awal Amiira dhibkeeda ku qosli jiray hada isku mid bay noqdeen saa u qoslay lee markii Amiira loso codeeyay inay jukuleedka cunto Amiira kulahaa gabal xataa ma ku siinaayi sida loo cunaa ku baraa saasa la dhahaa saa ceyda wuxu dhahay abootadaa baa la cunee 😂😂 markii danbe intay aragtay asoo soo fiirinaayo bay dhahday ha igu dhajine cun niyow saa wuxu dhahay kaam maa joogaa micnaha ani adi maku haysti iyaga lee waaye yacni hadaa kugu dhajiyo ama ku ilaysto 😂😂 saa saxanka meesha banaan intee farta ku fiiqday ama ku tilmaamtay ey dhahday waxa nala dhihi jiray intan soo safa intan wax ma iga qaadayso micnaha waa isoo fiirin kartaa lkn ishaada wax ma iga tarayso oo ay ula jeedo adina saa cml waaye waa iso fiirin kartaa😂ar Amiira mid maaha dhib lee ha wado 😂ceyda xataa Amiira cml u noqday maalintay video soo wada duubaan qosol bay iga dhameeyaan 😂😂

    • @Inacarale
      @Inacarale 2 місяці тому +2

      Bisinko naa.dulqad badnidaa waxano qoraala marka so qoreysid hadan laba sadar qoro nasib leyahy😂😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      @@Inacarale mar aan qolkayga iska fadhiyay bay ahayd oo aanan waxba qabanayn 🤣 teeda kale anoo islahay qoraal dheer qof uun baan arkaa asoo dheeraaday kkkkkk

    • @Inacarale
      @Inacarale 2 місяці тому +1

      Walhi anoo iska jifa xata wey igu adagtahy waxkale so dawa laha wan kasii ordaa🤣🤣🤣🤣

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 місяці тому

      @@Inacarale miyaa dadku isku mid maaha waa la kala qoraal jecel yahay 😂

    • @Inacarale
      @Inacarale 2 місяці тому

      Haa labado sadar lee so qoraa teanka dhan so dawan laha🤣

  • @GVARDIOL1421
    @GVARDIOL1421 2 місяці тому +44

    Team Madrid one like 🎉

  • @sawda6629
    @sawda6629 2 місяці тому +4

    Haa haduu soo dhacay videogii amiira😂😂😂😂

  • @zamzambintihajji
    @zamzambintihajji 2 місяці тому +3

    Amiro shopping wad iskuyareysi maistiri😂😅

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 2 місяці тому +2

    Team Amiira qurux is muujiya 1M subscribers coming soon 🎉❤

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare 2 місяці тому +6

    Amiira qurux ilke

  • @Nadarey
    @Nadarey 2 місяці тому +6

    Amiira ninka naga celi wuu nosoo fakfakanoyayee😂😂

  • @CabdiraxmanCali-po3zj
    @CabdiraxmanCali-po3zj 2 місяці тому +5

    Kisali nabiga scw

  • @HasankeyXazaazi
    @HasankeyXazaazi 2 місяці тому +6

    Amiiro ceyda prank kusameee abyo❤

  • @user-eb9rc9pr7c
    @user-eb9rc9pr7c 2 місяці тому

    1M Coming soon inshllh ❤

  • @Kowsar.Abdi27
    @Kowsar.Abdi27 2 місяці тому

    Amiira iyo ceyda yacunayo....😂😂😂wa furay wllhi ❤❤

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 2 місяці тому +2

    Wlhi waa qosley sey u dhahdey asxaabey ana isoo codeyseen ar amiira😂😂

  • @user-zq4sq2hm2b
    @user-zq4sq2hm2b 2 місяці тому

    Wlhi amiiro qurux ceyda waad jaceshhy. E jacelkaga usheego naga daaya sheekada romantiga o sholshamiiduga kuwadin

  • @user-jv5rd3db1c
    @user-jv5rd3db1c 2 місяці тому +12

    Team Ceymir one like❤❤❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 2 місяці тому +2

    Next ceyda mesha da dheh waka areena I.a markaas ceyda wadanaa😂😂

  • @user-jt2xe8wm5h
    @user-jt2xe8wm5h 2 місяці тому +2

    Masha Allah ❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 2 місяці тому +3

    Amiira wlh ceyda barka ka tuntay tii sundus arsatay

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 2 місяці тому +7

    Team Qab Qab is not 🎉🎉 labadaan lee saa u jeclahay ❤❤

  • @Nadiifa135
    @Nadiifa135 2 місяці тому +1

    Amiira abaya iso qabo please inaan kula hadlo ayaa rabaaye

  • @anwarali-kh9po
    @anwarali-kh9po 2 місяці тому +1

    Amiira qurux❤ fani waye😊