Wararkii u dambeyay Galbedka Sitti xagee maraya dagaalkii + Taliyaha Guusha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 38

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Місяць тому +10

    Taliye gaafeydhe iyo ciidanka xooga somali galbeed guulaysta

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Місяць тому +4

    guul guulguul somalia mahadsanid

  • @yasiinmuxumedroble3691
    @yasiinmuxumedroble3691 Місяць тому +4

    Waan idin salaamay jaamac iyo saaxiibadii damaca oromiya waxa socda ee dhibaato iyo in dagmada awbare laakiin kalkii lagaga hortagay sheega waa la idinka sugayaa warka dambe ku dara

  • @elmi-bt2jg
    @elmi-bt2jg Місяць тому +1

    Long life president Moustafa cagjar his people love him and supporting him down failed opposite who are in Adis Ababa

  • @osmanrachid2385
    @osmanrachid2385 Місяць тому

    Djaamacow waad salaaman tahay Adan hadad salaantay soomalina ha noolato ciisse somaali waan ahay

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 Місяць тому +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun war adan farax hanootirinina ima adeerayaal kaasi waa qashin ragaa ogaadeen ayaa nooga dhow

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    SOOMALI GALBEED HA KA XOROOBAAAN GUMAYSTA HA ITOOOBIYA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 Місяць тому

    I love this idea. Ethiopian waa cadawgeena. That's true.

  • @FarahyonisAli
    @FarahyonisAli Місяць тому +2

    Yes am First today

  • @FoziaDaher-dk7ep
    @FoziaDaher-dk7ep Місяць тому

    Masha Allah

  • @MedGeele-me7ly
    @MedGeele-me7ly Місяць тому

    Waa khayr iyo nabad

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt Місяць тому +1

    Siti afar wiil o rer go'day aha o kujiray ciidamada nayuu police ka aya kudhinty shan maalin ka hor allah haunaxristo iyga iyo inti kudhimty guul ama geeri 😢

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 Місяць тому

      insha allaah intay dadkanaga dilaan iyagana nabad noqon maayaan waynu usoo aaraynaa dadka meesha kudhintay iyo kuwa kubarakacayba . lagajaro uunbaa naqanciso xabashidan isasoo bahaysatay

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Місяць тому +1

    Aniga haddii dhagax la igu soo tuuro ruux reer burco ah ayaan
    Iska laadlaadin, waaba sharci !!.

  • @calimaxamed9080
    @calimaxamed9080 Місяць тому +1

    Canfar ilaahay hajabiyo jaamac galadaw somaliland waadigii cadawga ku ahaaye anagu waxaanu leenay Somali galbeed guul iyo gobanimo canfar ilaahay hajabiyo Aammin yaa Alaahu

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 Місяць тому

    Jamhuuriyadda Soomaaligalbeed dheh, Western Somalia republic, ama Ogaden republic.

  • @medideabdi7397
    @medideabdi7397 Місяць тому +3

    Warar Iska ilaaliya in aad been dadka usheegtan

  • @calidaclood5205
    @calidaclood5205 Місяць тому

    MAANSHA ALLAAH GUUL GUUL
    GUUL IYO GOBANIMO.

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah Місяць тому +1

    Labadii dagaana ma aadaan hadalna ma daysaan almiino ma yaraysaan

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 Місяць тому +1

    Faarax Macalin warkiisii mee ?

  • @AboubakerSoubaneh
    @AboubakerSoubaneh Місяць тому

    Hadaan rer sitti nahaay abaal wayn baan u hayna somalida Ethiopia .

  • @muntazhusne1995
    @muntazhusne1995 Місяць тому +2

    Tictok dode madkuqabtin

  • @cabdisalanahmadabdi2427
    @cabdisalanahmadabdi2427 Місяць тому +1

    Shaley 2nin oo somali ah ayaa lagu diley hawash agteda gadhi bas ah ayey wateen adis Ababa ayey kusocdeen kadibna canfar ayaa dishey waa war lahubo

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    WAR RAGII QASOLKA BAD NAAA SIDA DUMAR KA WAAN INISALAMY ZXB

  • @Jojo-lm1nj
    @Jojo-lm1nj Місяць тому +1

    Was ruuta Djama noolow

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 Місяць тому

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 Місяць тому +1

    Miyaad layabtay jamacow hadi la dhaho ogaaden ixukumi mayo sotad haben iyo malin ad qaylineysay Ed dhahaysay lascano somalilan xukumi meyso😂😂😂😂😂😂

  • @SaabiriinabdiFitaah
    @SaabiriinabdiFitaah Місяць тому

    Gafeeydhe ma la soo celiyay horta

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Місяць тому

    1111111111111 CADOWGEEENOO WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO 🇪🇹

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому

    Canfari waa kibirtee qofkii lagu dhex qabto degaan somaliyeed waa in la dilo

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 Місяць тому +1

    Ninkaas Jaamac la yiraahdo
    Had iyo jeer madaxa ayuu xoqaa
    Ma injir baa ku jirta
    Ninka ma qubeesto miyaa
    Maxay tahay jnjirta

  • @MustafexirsiQalinle
    @MustafexirsiQalinle Місяць тому

    Jaamac warkaagu waa kii garaad jaamac ee ahaa galla dagaalka oo dumiya Ethiopia

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 Місяць тому

    Anigu waxa ka yaabanay ma canfar iyo somaali ayaa intas dagaalamaya suurta gal maaha

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 Місяць тому

    Sax gobolka siti waa moqadis

  • @MohamedWaberi-j7i
    @MohamedWaberi-j7i Місяць тому

    Wad hurudin dagalka maanta

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it Місяць тому

    Adeer gabdha kuma dhimane beenta joji ha gabdha lene orodo ajaaniib ayad siisataye u dono qarmuunyahay wiilashasi boqolkiba 85 waa kuwa aan waligood guursan aan awlaad ka danbeyn waxa ay ogu dhamanayaan la garan maayo guurka ayey nafta ogu kenaan ka ajaaniibtuna waxba kuma xujeyaan duruuf bey ku qaabilaan somali noqo waa wada horor walle ma difaaco hoyadiin wasa kuwaasi

  • @ahmedmoussa8841
    @ahmedmoussa8841 Місяць тому

    Dagaalkan danbe kuma jiro liyuu police waxa dhimanayi waa shacabka sitti.

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 Місяць тому