Dowlada Somaaliya Wa inay kudhawaaqdo Xoraynta degaanka Somalida

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 281

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +21

    Ciida ayaan ku ololindoonaa itoobiya hubkeeda ayaan kuladagaalamaynaa from awdal

    • @KhadarCilmi-wv9cn
      @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому +1

      KOONGUR O DHAN AYAN ISKA CELINKARIN ADNA SAMARONBAAD LA ROORAYSAA MAXABISTA ISAAQ AYADKA MID THY

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 місяці тому

      @@KhadarCilmi-wv9cn FAANKAAGA MEEL LA FADHI WARYAA WAXAAD TIHIIN SOMALI BARATAY MARYO CALAS XUN BAAD TIHIIN OO KABAHA GACANTA KU QAAATA BAQA DHEERAYAAAL

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 місяці тому

      ⁠waa runtiisa dhulka ayaa ka hiilinaayo awdal lascanood guul adinka isu dhiiba xabashida kilinka 7 aad😂😂😂😂😂

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      @@KhadarCilmi-wv9cnkkkkkk koonfur waa kuwii liqay tigree ma oromo gaajeesan oo aan naf laheeyan beey u daahayaan reer koonfurtu kama kaftanto bad iyo bari cid u soo dhawaan karta taako dhul ah oo soomaaliyeed ma jirto ogoow hubkiina waa naloo fasaxaye Ethiopia iyo oromada damaaciga badan ee dagaaga ah waan baroomineeyanaa

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      @@KhadarCilmi-wv9cnsamaroon iyo ciise dhulka ayagaa leh oo difaacanaaya shacabka soomaaliyeedana weey la difaacaayaan oo dhiigeey u shubaayaan guul soomaaliya

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 2 місяці тому +12

    Mashaalaha you are the best person Allaha ku Barakayo

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 2 місяці тому +1

    Wad ku mahadsantahy wanad waxa kuoolka ah ee aad Somali weyn aad sisay aygan illahay ha garadsiyo aamin aamin aamin

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому +17

    Xabashi iyo yahuud waa mid

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 2 місяці тому +1

      Yuhud iyo xabashi shaqa iskuma leh lexey Ethiopia wa adoon cadan isku halaynaya

    • @Fathayusuf-u4v
      @Fathayusuf-u4v 2 місяці тому +1

      Sax

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 місяці тому +1

      ithopia yahuda madoow ayaa la dhahaa hadaadan aqoonin hada iska baro jaahil baa Ka tahaye😂😂

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +9

    Jamacoow meeshii ugu wacaneeyad baad warka ka soo gashay

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +9

    Soomaali guul iyo gobonimo

  • @munamohammed2186
    @munamohammed2186 2 місяці тому +1

    Masha allah

  • @wmdghdgg1234
    @wmdghdgg1234 2 місяці тому +3

    War ninyaw maanta uunbaa runta sheegtay💯👍

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +7

    Ala meeqaa xoog is badayoo afka ciida loo daray Ethiopia afkaan ciida u dareeyanaa insha alaahu

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +11

    Itoobiya ha ogaato inaan gudeheeda fadhino awdal waan kudiyaarsanahay

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      😂😂😂 riyada nagada

    • @FaqiHassan-j1t
      @FaqiHassan-j1t 2 місяці тому +3

      ​@@jamiilaJama-c5c oromo maxa kaa quseeya kugu so daliyey

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 2 місяці тому +2

      Wa runta waan sugeyna oramo ureyso

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      @@FaqiHassan-j1t oromo awoowgaabuu ahaa kii kaa iibi yey oromo mahadey dhalatay

    • @wmdghdgg1234
      @wmdghdgg1234 2 місяці тому

      @@FaqiHassan-j1t jamiilo nin oromo ayaa qabo😂😂😂😂

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +7

    Anagu soomaali baan nahay Ethiopia ma nihin

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 2 місяці тому +6

    Somalidu Ha Midowdo
    Gumaystaha Ethiopia 🇪🇹
    Iyo Oromada Aan Dagaal
    La Gallo Sitoosa Warku
    Wa Sidaas...Somaliyeey
    Isdiyaariya...💪💪💪💪🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому +1

      @@AbdiMohamed-zd1no soomaali kuxoreyneysa majirto ee quuso.

    • @abshirhussein1904
      @abshirhussein1904 2 місяці тому

      HADALKA BEENTA AH SOOMAALIYEEY DHAMAA 😂😂😂

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      @@jamiilaJama-c5csoomaali waa soomaali oromo lee quusaneeyas

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      @@abshirhussein1904oromo un baa been isku sheekatay soomaali waa soomaali

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 2 місяці тому +7

    Waa in xafiis looga furo ONLF Magaalada Muqdisho.

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 2 місяці тому

      @@Redspittingcobra riyo hadey dubleeyihiin dabadoodey kuqarsanlahaayeen qalbi dhagax ONLF ahaan ayaa xabashiga loogu dhibay kii cafiyeyna xabashi buu ahaa hada haddii qof reer muqdishaa uu jigjigo dankayeesho soomaalinimada beentaa ee aad heyso loogu soodhaweynmaa. riwaayada kabax

    • @adanxavi8914
      @adanxavi8914 2 місяці тому +2

      Yes waad heesa wll

    • @abshirhussein1904
      @abshirhussein1904 2 місяці тому +2

      😂😂😂😂

    • @Ayke47
      @Ayke47 2 місяці тому +1

      Waa fikir wanagsan waa in onlf xamar xafis ka furato

  • @عبدالخالقعبدالناصر-ك2م

    Jazaka laah khair allahu akbar dagal iyo gobonimo ino balana xoraynta dhulka islaamka waa muqadas ❤

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 2 місяці тому +1

    Viva daljir

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 2 місяці тому +3

    Ninka tuhunsan somaliba tabar yaaro inta aadan dhib weyn taransan aan taalo ku siiye war hooy timir lafba ku jirta,
    Maanta waa maalin barina waa maalin waxa imanaayan sugeeyna hadu alle idmo(ha is raacdo shanta somali)

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому +1

    Alxaqiiqa qaniinyo qaniinya kafujisa.
    Wahadalka keliya e maskaxda
    Cadawga dhamish weyn garsiin lahayd hadi
    Dawladu kudhawaaqdo.
    Soomaaliya soomaaliba ah
    Haisraacdo soomaaliweyn idamka ilahay 💪💪💪💪💪✅

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +5

    Jaamacaw waamaalintii geesiga iyo fulayga lakala ogaanaayay guul j.galad

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 місяці тому +2

    Jama Galad Gesi Somaliyeed runta ushega Somalida❤

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 2 місяці тому +7

    Maba nihin etoopiyan illaahay na u ogyahay anaguna wan ognahay

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому +3

    Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @AbdirashidQubbi
    @AbdirashidQubbi 2 місяці тому +1

    Waa sax Waa in lasso cusboonay siiyaa Halgankii soomaali galbeed

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому +3

    Xassan haddii uu ku dhawaaqo inuu dhulkaas Somaaliyeed xoreynayo Somaali oo dhan ayaa u istaagaysa! Bal carr halaga helo!

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Jaamac Galad

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 2 місяці тому

    Mahadsanid wariye jaamac galad sida aad barmijyada nogu so wargaliso somali ogadenya xor ma ahan dawlad somaliyed wa in ay so celisa dhamaaan 2 gobol e somali ogadenya iyo nfd .

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 2 місяці тому +1

    Xasan waa baxaa wadanka waa haraa, Dadka Somaliyeed waa in eey kala saaraan Xasan iyo wadanka ...well done

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +5

    Waaruntaa jaamac guul dds

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому +4

    ader jigjiga hub la, aan uunbaa heysataye ayagaa kaliyaa ku filan afwerki shacabkiisa iska xoreyay itopiya hada bey hub helayan iyo diyarado baddana wa laga caawinaya insha allaah ayagaaba dhul in laga qabsado ay waajib tahay abiyna caalamka wey ka so horjedan hadana tabar ay ku difacan uma hayan asagiina jabhado tira dhaaf ah ba ku kacsan

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 2 місяці тому

    Soomaliya guuul insha allaha

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 місяці тому +2

    Jaamac galad sifiican baad u dhigdhigtay oo waliba qurux badan laakiin madaxdeena maanta haba iska tabar yaraadeene isku kalsoonaan raganimo maleh.

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Maashaalaah walaalkeey ilaaheey ha ku ilaaliyo ❤❤❤❤

  • @Abuusaadaqxasan
    @Abuusaadaqxasan 2 місяці тому +2

    Fursad waaye wlh somaali galbeed waa in hada laxureeya

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому +1

    You are right Weriye Gallad
    Ethiopia waxaay Ku soo nooleyd Waxyaabo Ka fog xaqiiqada dhabta ah.
    Haddana weli waa aaminsan yihiin.
    Waa in la iska celiyo
    Waa waxa loo Baahan yahay middi middi Ku taag.

  • @BareeAhmed-i3y
    @BareeAhmed-i3y 2 місяці тому

    Abti waa mahadsantahay somaliya Hawiye ayaa ku bun cuna hadii laga yeelo oo la soo celiyo hawiye culays buu dareemayaa wax badan aya is bedelayo ❤

    • @adanxavi8914
      @adanxavi8914 2 місяці тому

      Nacas ayaa tahay hadii somaaali gaalbeed laso celiyo anaga miyaa diidan wll

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +2

    Xasan waanecebahay laakiin badayada xasan baanecebahay ubixin mayno from awdal

  • @CommonFaced
    @CommonFaced 2 місяці тому

    Talo wacan, mahadsanid

  • @SUBCUS
    @SUBCUS 2 місяці тому

    Xasan shikh waa inuu hubeeyaa jabhadda onlf ❤itoobiyaba ha yaabte wa hadu caqli leeyahy

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 місяці тому

    Guul ogadeniya Somalia Guul guul

  • @AbwaanAliSamaan
    @AbwaanAliSamaan 2 місяці тому +2

    Waa in xasan shiilh ku dhawaaqaa. Xoreynta deegamada soomaali galbeed.
    Ee maaha in uu dalkayna. Gargortan ka galo.dalkayna

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 місяці тому +2

    Wa waqtigii aan jilbaha dhulka ugu dhigi laheyn ethobiyanka dhulka somaliyad aad sheegteye illaa adisabab raacdeneyna kallaabta, ninki soo jooga laga waya soo jiifa laga hella

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @munamohammed2186
    @munamohammed2186 2 місяці тому

    Illaahey ajar iyo xasanaad hakaasiiyo

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 2 місяці тому +1

    Ilaahow naga qabo wixii cadaw ah dalka Soomaaliya iyo dad keenna Soomaliyed.

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 2 місяці тому

    Somali Galbeed way xorobi free somali galbed free PALESTINE

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 2 місяці тому

    Yep good news mansha allah allah is Great

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 місяці тому

    EEDADAY OO WAAYEEL AH BAA DHIHI JIRTAY ALLAHAYOW LAKALA MIIRANYEE MILILIQ HAY RAACIN

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv 2 місяці тому

    Wariyow guulayso
    Waligaa ha daalin somali intay qabiil ku Kala Maqan yihiin ayaa la qaaday doonaa

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 місяці тому

    Madaxweynaha soo kii shalay lahaa injitaa duurka idinku gashaye itoobiyaanimadiina aamina,

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤ SOMALI GALBEED BAANU UNAQAAN ANAGU EE BEEN HAYSUGU SHEEKEEYEEN.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 місяці тому +1

      Caku dadka qaarkiis ee cuqdadu ka hadashiiso war dhulku waa ogaadiniya 💚💙❤️ama ka nax ama ku farax waa qushigaaga kuwaan soomaalida sheeganaaya ee degaanka degan un buu dhulkaas ka xoroobi la yahay oo lugaha nagu dhagan meesheey gumeeyasiga Ethiopia ay fiirin lahaayeen anaga un beey indhaha nagu fiirinaayaan war bal is bar inaad indhahaaga ku fiirisid gumeeyasiga Ethiopia ee ku heeyasata adigu dhulka magacaad rabtid u aqoowe mar uun dheh gumeeyasiga Ethiopia waan ogahay inaadan kominti ku qori kanin oo aadan ka hadli karin laakiin waad kartaa inaad aniga ii jawaabtid oo aad igu qabasadid magac aan u aqaano dhulkeeyaga ay Ethiopia xooga iiga heeyasato

    • @Casariya
      @Casariya 2 місяці тому

      Ka nax ama ka ooy dhulku waa Dhulkii OGAANDEENIA ay Xabishugu sheegan hayey .😂😂😂🎉😂 ​@@ShukriOmar-g3n

    • @Casariya
      @Casariya 2 місяці тому

      ​@@ShukriOmar-g3nOGAADEENIA ma jilib adiga kaa hooseeyaad mooday waliba tirakoob saxa laguma sameeyo inta deegaanka ku nool waxay yiraahdaan dadka ugu tirada badan waa Qoowmiyada sadaxaad oo Axmaaro iyo Tigree ayaa ka badan marabaan xaqiiqda inay ku sheegaan.adiguse xageed joogtaa ma is xisaabisaa oo salad kasto tiro koob ma sameeyaan adigoo xuduuda balaqan yahay meeqaa ku soo gudubta oo ku sheegato .

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 2 місяці тому

    Walaal aad baad u mahadsanthy si mugleh ayaad tusaale noo siisay ee Alle haku xafido sxb

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 2 місяці тому

    Waa fursad aad u fiican in soomaaliya ay hada si buuxda u taageerto madaxbanaanida soomaalida itopiya

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 місяці тому +2

    Ogaadeen weji malaha ayakaabo amxaaro ah sargaalkii lebisnaa wuxuu lahaa waa maqleyseen

  • @mohsheik8903
    @mohsheik8903 2 місяці тому +1

    Jaamacoow jaatigaan Naga badal sxboow 😆 waan ku taageeraa libaax

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 2 місяці тому

    mansha.Allah.🥰🥰🥰😇😇💪

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 місяці тому

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr 2 місяці тому

    Waa arin aad kusax santahay maba aheyninba inaan joojino halgankii dheera inbadan oo hal yeeyaal ah nagaga dhintay waa inlaga meri dhaliya

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 2 місяці тому +2

    Waa dagaalkii soomaali midayne lahaa

  • @alimohamedahmed4813
    @alimohamedahmed4813 2 місяці тому +2

    Waa Runta!

  • @abdulkadirfarah
    @abdulkadirfarah 2 місяці тому +1

    Jaamac galadow wiil reer wardheer oo geesi ah waad cadaysataa illaahay garabkaaga hagalo

  • @AhmeAhmed-s1b
    @AhmeAhmed-s1b 2 місяці тому +1

    Sxb aad Ayan arimaha Saad UGA hadsho aad baan u jeclahay, balse arinka Som.galbeed khasab wey Iman, xoogaa u kaadi, wacaa ka haboon xariir toos ah oo lala sameeyo Tigreeda Amxaarada oromada iwm, Som.Galbeed iyadoon laga hadlin ayaa hoowsha la qumaa, ( ka jiro inaad mideyso) {adiga sidaas u shaqey} wallahi waa dumineynaa INJIRLEEY, Eebo Ceel gaab wixi ka raacay wa ogeed, israacu khasab otomatik oow ku imaahaa.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 місяці тому +1

    Waa in Ogadeen midoobaan. Go'aan qataan, san ogahay iyagaa khilaafan, campaig sameeya Ka hadla inaad ka go'isiin Itoopiya. midooba horta hub Xasan, ina geele iyo Masar hubka waa idin siinayaan, Hadaad dagaalka bilaawdiin Somalida oo dhan idin garab istaagi leheed.

  • @ahmedmohamoud4322
    @ahmedmohamoud4322 2 місяці тому

    Waad Mahadsan tahay
    Jaalle Jaamac Gallan.

  • @MahaCabdi-ft6cc
    @MahaCabdi-ft6cc 2 місяці тому

    Soommaaliyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey hurudo ka waa hadhgalaye cadowgu wuu ku hayaaa ka kac ka kac ka kac ka kac aan midowno Ethiopia waa cadowgaaga

  • @ahmedmahdi262
    @ahmedmahdi262 2 місяці тому

    Jamacoow khaladaadkii hore dib loogunoqonin somali waatii xabashiga kuuraacday xiligii aad ladagaalamaysay mardanbe xabad galimayno ilaasoomaali iyadu xabashi ladirirto aqoonsina kamarabno somali

  • @SuuleeyTafey
    @SuuleeyTafey 2 місяці тому

    Maalmuhu waa wareegaan ee itoobiya maanta ayadaa gacan ku gabad ah waxaana cadeyn u ah xaalka ka jira gudaheeda hadiise si naf bax u soo gasho somalia waa wadkeedi balse soomaalida ha isku tashtaan ha mideyaan fikirkooda.cududooda.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 2 місяці тому +1

    Meel fiican baad joogtaane ha iska ciideynina. Ma jirto taariikhda maalin Somaligalbeed ka fiicneyd.idinkoo wadankiina jooga caqli ku dara si aad Ethiopiaba uga talisaan.
    Laakiin mar bay ina hoday xabashi baa maanta taag darane, mar labaad ha dagmina.
    Cid kuu soo gurmaneysa maantay qadhaadhaato ma jirto. Laakiin Xabashi tol bay leedahay.

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 2 місяці тому

    Absolutely

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 місяці тому

    Hoogray ubo hoogtay soomaaliland taariiq cad bayleedahay

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 2 місяці тому

    Aamiin, aamiin, aamiin.

  • @ZeitunAhmed-uj8nj
    @ZeitunAhmed-uj8nj 2 місяці тому +1

    Warkale. Majiro. Ila. Dib. Uxoraynta. Western.S.L.F.or.

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 2 місяці тому

    Jaamac glad waa siyaasi Wayn

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 2 місяці тому

    Haday somalia ku dhawaaqdo in dhul iyo dadka maqan yahay waxaa hubaal ah in ethiopia kabaha ay gacanta ku qaadan oo ayna waxba isla haynin somalida iyo ethiopia waxaa xoog badan somaalia waan hubaa waana ogahay xogta saxda ah ee ay ethiopia ku sugan tahay waana aqaan luuqadeeda saxda ah somalida ma kala maaranto waqooyi waa lafdhabarta somali wayn hadaan nahay ogaaden anagu waqooyi ayaan aad isu fahanaa waana iswada dhalnay ee somalida qabyaalada ha laga daayo oo dhan ka soo wada jeedsada

  • @ismailitachi8490
    @ismailitachi8490 2 місяці тому

    Waxad ilodayo inn ayii jogaa dad kaa badan 100000 malyani oo ahaa xabashah guudaha somali yaa oo marakaa loobahada kaa fulinkaraa somaliyaa weero iyagaa cawinyaa cimada Ethiopia dad's somalieed

  • @abdirahmanyousef592
    @abdirahmanyousef592 2 місяці тому

    Good,hadalkii,Raganimo,!!!

  • @BareeAhmed-i3y
    @BareeAhmed-i3y 2 місяці тому

    Waayo ogaden dad wax kasta loo meeriyo ma aha bay aminsan yihiin waana laba kaarle bay noqonayaan bay caqliga ku hayaan mahadsanid

  • @miskiabdi2632
    @miskiabdi2632 2 місяці тому

    May iska xoreyaan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 місяці тому

    Walaalow Ogenia waa gobol Ethiopia. Somaaliya waa burburtee xaga iskajooga

  • @husseinmohamed6702
    @husseinmohamed6702 2 місяці тому

    Xoog baa Ka shaqeeya

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 2 місяці тому

    Ma anagaa soomaali mideysan hayna maanta😢

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 місяці тому +2

    DEE AAWEY DOWLADI KU DOODI LAHAYD EY ITOBIYA KHALKHAL GALINLAHAYD.WALHI MAANTZ HADI AY SOMALYA ORONLAHAYD OGADEENIYA DOMALIBAA LEE AWAY.WLHI MAANTA AYEY AHEED.WAA RUUN.MAANTA WAA MALINTI AY SOMALIYA KU DOODILAHAHEEN OGADEENYA WAA IMIKA.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 2 місяці тому

    Masarta oo aan ogahay in annigga Gummaadkaygq u soo wado miyaa rabtaa inaan u jiifto

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +1

    Abieye waa ciyaala suuq,hadana beenta in badan oo lashaqeysa ayaa wax usheega! Inaguna mahaysano taageero somali, somalina qabyaalad qasan bey wadaan, kolkaa waa inaga oo kaliya,! xasan na fikir maleh ,ciyaarta siyaasada mayaqaano,waxa la shaqeeyana,lamid weeye,markaa jabkii somaliweyn baa soda hada waana dabayaaqo,.

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 місяці тому

    Walaahi Jaamac waruntii

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому

    AUN Siyad Barre , C/Rashid iyo Aden Cadde bacdigood lama arag Madaxweyne Somaaliyed oo kari waayey inuu ku dhawaaqo in Xabashida deegaan Somalia leedahay ay ka haystaan .

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j 2 місяці тому +1

    Dawlada somalia halkay joogta horta manta
    Madaxtooyadibay ilaalinaysaye
    Aduu nairobibad joogta jigjigana ma inan kartid
    Markaa adoo dibad meera
    Dadka masakinta ha baro kicin
    Munafaq

  • @Feeedomlove
    @Feeedomlove 2 місяці тому

    Somali way israaci arintan

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 місяці тому

    Aad iyo Aad

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe8803 2 місяці тому +1

    Jamacaw waa is garabtaagaynaa ha noo bilaabo safiirka ha la eryo diyaaradooda ha la joojiyo wado ha na loo jeexo

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 місяці тому

    Shacabka Ogadenia,ama Somali Galbeed, xornimadii ay u dagaalameeyen ma heleen.
    Diinta kor u qaada, massajidada dhisa hadii la idinku faragaliyo dib ha loo bilaabo xorayntii. ciidamada degaanka Ogaadeeniya xabashidu ku soo gurayso dhib mooyaane dheef ma laha, Xabashigu ugu dhibta yari waa kani ku xaara.
    Calanka Ogadenia waa calanka ugu qiimaha badan, marka laga reebo calanka buluuga ah.

  • @rocky4066
    @rocky4066 2 місяці тому

    jaamac gallad halkaa ka sii wad guubaabada iyo talasiinta dadkaada dalkaada soomaaliyeed guuleeyso

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb 2 місяці тому

    Bede.bedeBede.bede.afweyne.dokan..walougouwaso.maichoto..ouskag..ouf.ouf👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @momoabdo6991
    @momoabdo6991 2 місяці тому

    Cagdheerey cagta dheer dhulka dhig

  • @mahamoudali9186
    @mahamoudali9186 2 місяці тому

    Acm sxb wad mahadsantay Itoobiya caadaw an cidna cayminayan cadana cid ogolayn waye ciidi kurebimayno ee wan cuunayna

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Kaambo axmaaro waa meeshii lagu xiri xiri jirey hada anagaa leh meey dheheen hasha

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 2 місяці тому

    Oradoo daarood i xoreeya dheh Dee in marlabaad inta yare somali ka so hadhay dad cawaana u dhamadaan mad rabtaa caaqow

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 2 місяці тому

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work 💯🥰❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abasseinte2819
    @abasseinte2819 2 місяці тому

    Sida iimuqado wexey ila tahay maantay maaliney ka fursad fiicantahay inaaney nasoomarinaa umaleynaa sababdoo ah itoobiya ayadaa isku baaba’day waa markii Dalweynaha somaliya xuroobi lahaa

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    balaayo garab istaage xasan waxuu ka yiri misaajidka itoobiya hadey rabto inaan siino bad waxba kam qabno laakiin anaga ha nootimasdo oo hanalahshiiso xasan dalkoo dhan waa beec laakin aniga ha laiisoo doonto xagee loo garab istaagaa xaraash qaran ayaa garab jooga nus nus ha u gadaan

  • @IkraanMaxamad-m4j
    @IkraanMaxamad-m4j 2 місяці тому

    muuse wuxuurabaa in hadhow uu calaacalo uu yiraahdo yaa soomaaliyaaaay war muusow kajoog kajoog caga dhigo

  • @snw9257
    @snw9257 2 місяці тому

    Xasan hada kahor ayu yidhi Jigjiga iyo kililka Somalida ethiopia weye