Quraac Fudud 🥞 Pancake Recipe by Nasra Abtidoon

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 5 років тому +159

    Waaaw masha allaah 🥰❤

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 5 років тому +36

    Maasha Allaah abayo waxaa dadka uga duwan tahay dhowr youtube oo cunto karis ayan fiirsaday wey boobsiinayaan si aan looga Faaiideysan adiga waa ka degan tahay Maasha Allaah wax badan ayan kaa faa'iiday Allaha kuu barakeeyo abayo Gacantaada 👏👏❤😘

  • @princesshoodo105
    @princesshoodo105 4 роки тому +13

    Mash Allaah ani subaxdii ban ku quraacdaa pancake malab leh Iyo koob shaaha waa macan😋

  • @barliin99
    @barliin99 3 роки тому +10

    Mashallah habibti nasra abditon allah kuhifdiyo

  • @safiyoruun5751
    @safiyoruun5751 5 років тому +12

    ما شاء الله الله يسلم يديكي يا عمري نصرة😍😍😍😍

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 роки тому +6

    Wow pancake 🥞🥞🥞🥞🥞😋😋 hdan ka so tuuray wle si aan cadi aheen ayoo igu so baxay shukran xbbtii kher allaha ku siiyo🤲 Instagramka ka kugu so diraya sawirka

  • @ayattimal706
    @ayattimal706 4 роки тому +10

    Mashallah I wish I could try to cook 👩‍🍳
    I am 15 And I am trying my best to cook

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 років тому +9

    Masha'Allah Xapiipti jazakallahu kheyr ❤

    • @suuldheer5926
      @suuldheer5926 4 роки тому

      masha allah alaha ku barakeyo aad iyo aad ayoo u fcn

  • @nasraabassnasraabass1888
    @nasraabassnasraabass1888 5 років тому +5

    Wow Masha Allah

  • @shamuuzhussein6467
    @shamuuzhussein6467 5 років тому +5

    Masha Allah abayo jazakalah waxan kugu jeclahay sida aad qiyaasta dadka u fahansiso illahey haku barakeeyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +6

    Wan ku guuleystay inaan suubo
    Panke cakega oo kale xbbti
    Alxamdulillah, Mahadsanid abayo❤❤😋

  • @waanadawanagsan1995
    @waanadawanagsan1995 3 роки тому +7

    جزاءك الله خير اختي الله يبارك لك ايدك

  • @drsfatxi5023
    @drsfatxi5023 5 років тому +7

    Masha allh abyo nasro,abtidoon hormarwacn abyo,kibgowngi👌🥰👑💝

  • @hamdahussein1108
    @hamdahussein1108 5 років тому +39

    Macha Allah Nasra Abtidoon Waa qofka kaliya UA-cam cuntada ay sameeyso isla markaba aad fahamysid sii ficaan ayeey ku deeqsiinaysa hadalkeeda dhawr cunto waan ka faaiday macha Allah waxaan ku Rajayanya Farxaad ilaahay haka jazaisiyo mcnto

  • @user-zd4pr1sf4c
    @user-zd4pr1sf4c 4 роки тому +3

    M.a shukran xapipti جزاك الله خير alla haku barakeeeyo xpipti

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 років тому +13

    Yummy I like it ❤️❤️👌👌

    • @nadaabdi7745
      @nadaabdi7745 5 років тому

      Xbbti adigana wanaag ayaan ku rajaynayaa

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 5 років тому +6

    Masha allah wanadhiri galisay awal intana kubaran waxan oran jiray ma awalbay xamar yalen madanayn jirin inan cuna karis firsado gulayso nasro

  • @samirachanel5423
    @samirachanel5423 5 років тому +12

    MashaAllah 😍😍😗😘😋😋👌👌

  • @munaabdirahmanfiidow5650
    @munaabdirahmanfiidow5650 5 років тому +5

    masha allah 👍

  • @user-kc3is2kd1b
    @user-kc3is2kd1b Рік тому +2

    Maasha allah

  • @fadumobashiir1875
    @fadumobashiir1875 2 роки тому +3

    Masha Allah my dear sister keep going 🥰

  • @farxiyaabdullahi7971
    @farxiyaabdullahi7971 2 роки тому +2

    Masha alah tabarakallaah abayo nasra jizakallaah kheer Saad wax nogu sharaxeysid aya jeclahay thanks sis💝💝🥰🥰🥰💖💖🥰😘😘😘💞

  • @sacido9681
    @sacido9681 5 років тому +9

    Masha AllaH ☺️

  • @pearlsiaa_99
    @pearlsiaa_99 5 років тому +2

    Wow masha allah 💕🌹💕🌹💕🌹👏👏👏yumyyy

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 5 років тому +6

    Masha Allah
    Wlaasheen alle hakuu barakeeyo reerkaaga iyo awlaadaadaba
    Qof naxariis badan ayaad tahay Alle jano hakugu abaal mariyo❤️❤️🙏🏻

    • @akofficial8101
      @akofficial8101 5 років тому

      Waaw walaasha nasro noosoo gali timaha allaha kudhaafee

  • @nasroelmi8567
    @nasroelmi8567 4 роки тому +1

    Abaaay woo fududyahy wona macaanyahy mash allh sami

  • @SacduushcookingChannel
    @SacduushcookingChannel 5 років тому +5

    Masha Allah xbbt ymymymym cfmd kucuna 💓

  • @abdurahmanking5384
    @abdurahmanking5384 5 років тому +23

    Salamu aleykum wr wb 😊 Ma shaa ALLAH you're doing a great Job Nasra! One Word AMAZING. Thank you! May ALLAH SWT bless you and your Family keep you from this day hence and forever Amin. Have a nice day guys.

  • @just_mo3588
    @just_mo3588 5 років тому +8

    War illaheey kabaqa oo like 200 boqol iigaarsiisa walaasheey nasro waankugufaanaa sababtoo ah moraalka ayaan noodhistaa oo muuqaal qurxan ayaa nagadiisaa Dalka waana kuuhanbalyeeynayaa guusha aadgaartay horay usoco

  • @Cabdixasan1986-re7ys
    @Cabdixasan1986-re7ys Рік тому +1

    Manshaallah ❤❤

  • @amirasworld4022
    @amirasworld4022 4 роки тому +3

    masha Allah wllhi wa quraac health ah oona macan masha Allah xppti ilahey haku xafido xppti keep going

  • @hdnd8340
    @hdnd8340 4 роки тому +2

    Masha allaaah abyo mcn wanka helay thnks 😍😋

  • @halimsaadiaosman239
    @halimsaadiaosman239 5 років тому +5

    MashaaAllah nasra abtidon 💕

  • @user-ll3wp5uh4r
    @user-ll3wp5uh4r Місяць тому

    Manshaallah my sister ❤❤🎉

  • @sucaadomar6108
    @sucaadomar6108 5 років тому +3

    Masha allah shukran xayaati

  • @saradiamond7563
    @saradiamond7563 5 років тому +9

    Asc asxaabta wlsheen nasra 89k ayey please dhaqso aan ku gaarsino 100k Coz wali qof muqdisho joogo ma helin silver play button

  • @qalbisaafi4163
    @qalbisaafi4163 3 роки тому +5

    Abaayo waxaraba ina adiga cml ina naqda raba wlhi waxakasta sodhigtid waan firsada wanasameya waana keenikara insha Allha waxawaliba waadadal Abaayo Allha kuxafido mcnto

  • @idilcadey7084
    @idilcadey7084 3 роки тому +5

    Mansha Allah❤❤❤

  • @medhabib3410
    @medhabib3410 5 років тому +13

    Mashallah Nasra huno mahadsanid walalo Allaha ha ku xifdiyo oo cafimaad wanaagsan ha kusiyo huno Amin 🤲
    Duco katimid Djibouti 🇩🇯 🥰😘😍❤️❤️

  • @sagalsimansalaad9870
    @sagalsimansalaad9870 4 роки тому +1

    Abaayoy macaan Allaha ku barakeeyo aniga macalimadeyda tahay wlh waxaan halmar kaa arko horaan kasameyn kara halmar doolsho aan mashiin lagu qaseynin oo dhuxul lagu sameynayo iiso gali si aan kaaga barto fadlan Mahad Sanid ❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️

  • @zamzamisak3624
    @zamzamisak3624 5 років тому +14

    M.allh apyo wax badan ka faaiday alh ku dhowro dhemaney 😍

    • @xawoluul4061
      @xawoluul4061 5 років тому +1

      Nasro nuuro xabiibti wan kaa faaiidnaa runtii illhey raali hakaa noqdo

  • @HaajiraHuseen
    @HaajiraHuseen Рік тому +1

    Masha allah quruxeey
    ❤😊🎉

  • @haninora533
    @haninora533 5 років тому +3

    Mashallaah
    Jazaakallaah xbbti
    Allaha ku xafido ❤️✨

  • @user-xk2ej4bs2l
    @user-xk2ej4bs2l 3 місяці тому +1

    Maasha allaah

  • @maidaadam6025
    @maidaadam6025 5 років тому +6

    Nasta Abti Don Hormar Wacan Kurajena Gul Xpipti❤👑

  • @fatumahani1586
    @fatumahani1586 4 роки тому +1

    m.a xabty shukran I.a rabi haaa noo kaa xifdiyo

  • @IfraxMaxamed-kh1nv
    @IfraxMaxamed-kh1nv 5 років тому +4

    Alla.mxan kuxisay xpptiii nasra 💕💕💕💕💕💕💐💐💐gacantada Alle hakuu barakeyo

  • @user-ns1ho8ls1j
    @user-ns1ho8ls1j 6 місяців тому

    Masha allh ❤

  • @sucdisaciid1632
    @sucdisaciid1632 5 років тому +4

    Masha allah gacantada allah ku barakeyo walashay mcn ❤️👌👌🙏❤️❤️

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 роки тому +2

    Manshallah abaayoجزاكي الله خيراwaxaan dubi jiray midka ready ga ah waan isku dayaa kan😍

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 5 років тому +3

    Masha allaaah abaaayo allaha ku dhowro❤

  • @muhiimapzhir2156
    @muhiimapzhir2156 5 років тому +9

    Masha Allah walashey aadan ugu helay wlhi❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminomohamud6574
    @aminomohamud6574 5 днів тому

    Manshaalah nasro qaali san wax kaga fahdo ilahay khayr ha ku siiyo aduun iyo aakhiro mcnto

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 5 років тому +10

    Nasro waxeey istaahisaa 100m gabdheen ilaa beri ku gaarsiiya 100k insha allah

    • @hodaniizhbiirati4466
      @hodaniizhbiirati4466 4 роки тому

      Farduu sheeno apayo i.a ilaa.caawo weygareysa wana gaar sineynaa si wada jir ah ayaan uwada garsii neynaa. Wlsheen Nasro❤

    • @mustafabdullahi9660
      @mustafabdullahi9660 4 роки тому

      Masha allaah

    • @hdhdyd7767
      @hdhdyd7767 4 роки тому

      @@hodaniizhbiirati4466 غفغقلثع٥٥٧هزءوو

    • @hdhdyd7767
      @hdhdyd7767 4 роки тому

      @@hodaniizhbiirati4466 عن جد عن جد شعر عن جد والله

    • @hdhdyd7767
      @hdhdyd7767 4 роки тому

      @@hodaniizhbiirati4466 والله حلوه عن جيرتكم والله حلو والله حلو عجبني كيف

  • @farxiyokiin6639
    @farxiyokiin6639 5 років тому

    Mash Allah wlshy hormar.wacn👍🏼👌👌👏👏👏👍🏼👍🏼😍😍😍😍

  • @faadumoaadan8302
    @faadumoaadan8302 5 років тому +7

    Mshallaah Mhd snd Abaayo Qaali in bdn Runtii 👍🏻❤️

  • @farhiamohamed4361
    @farhiamohamed4361 2 роки тому +1

    masha allaah

  • @genyocabdishire5013
    @genyocabdishire5013 3 роки тому +5

    masha Allah abayo 🥰❤❤

  • @shakrahaji9110
    @shakrahaji9110 4 роки тому

    Masha Allah, waaka helay pancake gaaga.
    Midaa igu qasabtay inaa coment soo qoro oo ah inee ku fcneen birta canjeerada, nasraay xbiibtiii ani waaku dubtaa birta canjeerada wali ma raadin nonstic kuwa ah.
    Intaan heli karin hais dhibina wxiii idiin yaalo lee isku dabara.
    Shukran abaayo sidaa noogu faaideeneeso.

  • @warsanshow6193
    @warsanshow6193 5 років тому +6

    Mash Allah 😍😍😍

  • @yusracali2995
    @yusracali2995 5 років тому +2

    Wcs Maashaa Allaah Nasro Abdi doon Alle ha ku dhowro , waxaad tahay qof fiican oo qalbi wanaagsan leh

  • @mushtaaqbintcafiifa1890
    @mushtaaqbintcafiifa1890 5 років тому +3

    Masha Allah So delicious 🤤 😋 gacantada Allah kubakeeyo Abayo keep going 💞

  • @user-rd5cs1mb4c
    @user-rd5cs1mb4c 6 місяців тому +1

    M.allh

  • @cuyuushibraahim5762
    @cuyuushibraahim5762 5 років тому +4

    Mashallah abyo jazakallhu kheyr wxn ka mid ahy dadka sida aadka ah kaaga faa'idysta ee abyo fadln vidoega musica ka daa kher allh hku siiye.

  • @ranelmi6344
    @ranelmi6344 4 роки тому +1

    Macaan🤤

  • @cadnihasan3495
    @cadnihasan3495 4 роки тому +7

    Masha Allah sister so yummy 😋😍

  • @AnisoBashiir-c8q
    @AnisoBashiir-c8q 4 дні тому

    Masha alh

  • @Aleena_99
    @Aleena_99 5 років тому +5

    masha Allaaaaah wlhi aaad ayaan ufahmaaaa cashiradaada farxad ku noolow aby qaaliyo

  • @akmaamchannel6452
    @akmaamchannel6452 Рік тому

    M allah❤

  • @hothoaskar4134
    @hothoaskar4134 5 років тому +7

    Masha Allah Wlshy nasra abti doon KU jecliyeee qaaali love you my sister long life

  • @maryanabdulqaadir2140
    @maryanabdulqaadir2140 4 роки тому +1

    Waw mansha Allah ❤❤❤❤❤

  • @qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989
    @qadiijoaxmedqadiijoaxmed3989 5 років тому +3

    Masha allah sida aad wax noo fahansiso wan kaga mahad celineyna 🙏😘 shukran

  • @malyunhassan5611
    @malyunhassan5611 5 років тому +1

    Masha allah xbbti gacanta allaha ku barakeyo👌👑❤🙏🙏🙏🙏

  • @safiyosayd7958
    @safiyosayd7958 5 років тому +12

    Mashallah looks yummy nsra can you do house tour if you don't mind so many people believe somali is dead country

  • @iqrofarxaan641
    @iqrofarxaan641 3 роки тому

    Masha allah abyo

  • @xubicabdi1660
    @xubicabdi1660 5 років тому +3

    Waawmashalah

  • @fartuungeelefartuungeele6656
    @fartuungeelefartuungeele6656 4 роки тому

    Love nasra

  • @mariaomar5151
    @mariaomar5151 5 років тому +3

    masha allah waaye abaayo keep going

  • @ayaanmohamed2842
    @ayaanmohamed2842 3 роки тому

    Msha alh abyo

  • @nashkacigale5250
    @nashkacigale5250 5 років тому +6

    Maasha Allaah xabiibti 😘Asxaabta abaay nasro I soo booqda subscribe ii saara ilaah dartiis

    • @dalnurisoofficial2416
      @dalnurisoofficial2416 5 років тому +1

      Nashka cigale walal wan ku saraa adne isaar inshaaalh an is cawino

    • @nashkacigale5250
      @nashkacigale5250 5 років тому

      Safa lifestyle Chanel waa kuu saaray xabiibti

    • @raxmaminey3036
      @raxmaminey3036 4 роки тому

      Masha allh xabiibti allh ku barakeeyo

  • @jiyaaabdullahi731
    @jiyaaabdullahi731 5 років тому +2

    masha Alaah abaayo nasra qaali wax badan ka baranay abaayo Thanks inbadan hormar wacn qaali🥰🥰🥰🥰🤩

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 років тому +3

    Wcs xabiibti masha Allah nice shugran abayo Allah haku xafido 💕❣💕👌👌

  • @amirasworld4022
    @amirasworld4022 4 роки тому

    xppti keep going nasra love you 💙💚💛🧡💓❤💘💗💝💞💜

  • @ismailhashi3596
    @ismailhashi3596 5 років тому +4

    Walaashey Nasra waxaan kaa codsanaa in aad ku soo kordhiso qoraal ahaan marka aad sharaxeeso waxyaabaha aad ka sameeneeso cuntada
    waa fikirkeyga

  • @rayanadam2323
    @rayanadam2323 3 роки тому

    Mashallah wallshy

  • @naciimoibrahim8751
    @naciimoibrahim8751 4 роки тому +3

    long life my dear sister

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 5 років тому +2

    Maashaa Allaah tabaarakallaah gacantada Allah kuu barakeeyo xabiibti 😙😙😙

  • @abdikadirhilaal8933
    @abdikadirhilaal8933 5 років тому +6

    M.a aad uka helay abayo guleyso marwalbo

  • @hanicusmaan4185
    @hanicusmaan4185 3 роки тому

    Masha allh wlashey mcn Nour cala nour

  • @amalofficial9725
    @amalofficial9725 5 років тому +3

    Masha Allah abaayo nice

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 2 роки тому +1

    Keep going pro ❤✌

  • @simanahmed3618
    @simanahmed3618 5 років тому +2

    Woow m.a horaY usoco wlshY👑❤

  • @maryamaxasan9221
    @maryamaxasan9221 4 роки тому

    Mash Allha macnto jazakalaahu kheyr

  • @abdurahmanking5384
    @abdurahmanking5384 5 років тому +5

    Nasra do u have a Restaurant in Mogadischu/Somalia? And it's worth to think about this Idea Sister.

    • @dalnurisoofficial2416
      @dalnurisoofficial2416 5 років тому

      Abdirahman King walal isaar subcrbe

    • @abdurahmanking5384
      @abdurahmanking5384 5 років тому

      @@dalnurisoofficial2416 Sorry I can't read or write Somali😥 Shame on me.
      In 1988 my parents left Somalia i was very young 3 Years old.
      How can i help u? Or what do you mean?

    • @user-md2zv1tg6j
      @user-md2zv1tg6j 5 років тому +1

      she meanz dat u subscribe to her channel

    • @abdurahmanking5384
      @abdurahmanking5384 5 років тому

      @@user-md2zv1tg6j Thank you very much 👍🏼

    • @user-md2zv1tg6j
      @user-md2zv1tg6j 5 років тому

      ur wlcm

  • @shaanibjueti2747
    @shaanibjueti2747 3 роки тому

    Masha Alh nasra ca

  • @aaminamohamed8098
    @aaminamohamed8098 4 роки тому +3

    Masha allah ❤💯🙏

  • @xanaancabdulahi8281
    @xanaancabdulahi8281 4 роки тому +1

    Masha allah 👌👌👌👌👌👌👌👌👌💞💞💞💞💞💞👌👌👌👌👌👌👌

  • @sumayacumar9830
    @sumayacumar9830 5 років тому +4

    Abaayo anaa kugu dooq ah moos la'aan wax maba cuni kari wllaaho

  • @dhirigaliyeofficial1290
    @dhirigaliyeofficial1290 3 роки тому

    Wwwww masha allh

  • @sucadhappy9716
    @sucadhappy9716 5 років тому +7

    Masha allaha abaayo keep giong❤️👍👍👍👍