Maasha allah waa barnaamij aad ufiican, lkn Astaan waxaan ka codsan lahaa iney xarfaha ABCD afsoomaali kudhawaaqaan maadaama aan anagu nahay dad soomaali ah oo ay English iska dhaafaan. Mahadsanidiin
Wax barasho ma ehee ciyalka khibradey u bahan yihin waligoda wadanka kama bixin hadey adunyada kale soo indho in dhen lahayen khibrada usoo kordhi lahed dhibka wa intas
2030 Somalia 🇸🇴 waxa lagu hadli doona luqada English sababta ah jiilka. Hada meshan tartanka u imaaday 99% English ay aad u isticmaalayan 😢😢 sidii madaxda beesha caalamka iskugu dhiibtay ayay jiilka neh is dhiibeen Wlh waa ka xumahay 😢
Plz si uu barnaamijka xiisa u yeesho soodaaya dad aqoon leh waayo inta meesha soo istaagta su aashii ugu horeysay ba waxay istacmaalaan fursadaha ee loogu talo galay su aalaha adag
Waydiinta gabadha 2-aad ay barnamijka uga hartay waxbaa laqaldan The Arab League was formed in Cairo on 22 March 1945, initially with six members: Egypt, Iraq, Transjordan (renamed Jordan in 1949), Lebanon, Saudi Arabia, and Syria.
Suaalaha waxaa fiican iney noqdaan wax cilmi kusalaysan oo ay dadka kale ka faa iideystaan, laakin falastiin magaladaas kama tirsano ma ahan in suaal laga dhigo muhiimiyad u leh daawadayaasha.
somaliyey taarikhda islaam ka barta bal fiiriya ninka maanta ku dhacay khalid binu waliid qabiikiisa reer almakhzuumi garan waayey annigoo ilma xata maqli jirey..yaa wediiya gaal u ciyaaro arsenal. Mid lacag lagu siinaya wax tar u leh na waa uu garan waayey..qaar baa xataa afsomaliga sixi karin
Maasha allah waa barnaamij aad ufiican, lkn Astaan waxaan ka codsan lahaa iney xarfaha ABCD afsoomaali kudhawaaqaan maadaama aan anagu nahay dad soomaali ah oo ay English iska dhaafaan.
Mahadsanidiin
Masha Allah ❤️❤️❤️
Ramadan Mubarak ❤
Masha Allah keep going from Canada 🇨🇦
Wcs wll qali masha allha tabarikllha ramadan mubarak ❤❤❤❤
Sanadkan 1 Qof Xitaa Kusoo Tuura 2000$ qaata inkastoo Sanadkii hore 3 Qof qaateen Hadii Kale inaad Tashateen idinka iyo Dahabshiil qofkasta idiin fahmi karan Cid idiin Daawato ama idiin imaato inaad weysiinaa Laga Yaabaa ee Dadaala 🙏🏻
Qofkii nasiibkiisa cawiyo uun baa ku guleysanaayo
Barnaamij an jecelhy keep going on
Ay quruxda codku ku darsaday inankan mashallah 🎉
astaan assalaaama caleykum waa mahadasantihiin
waa Bilkheyr bishaan marka tartankuna waa mid wanaagsan lkn mid musica kasaara oo nashiido ku badala marka uu tartanku socdo insha allah ❤
Sanadkan su’aalaha waa waxkale bismillahi so hard.😢
Anaa diyaar ahee halkee lagalaxariiraa
Seddax qof aan mid kamida guulleysan cajiib
Dadkan wexe layihiin wax barashada e sheganayan iyo sida ee wax oga jababayan ma islaha see cml 😢
Somali wax barasho tayo leh ma jirto
Wax barasho ma ehee ciyalka khibradey u bahan yihin waligoda wadanka kama bixin hadey adunyada kale soo indho in dhen lahayen khibrada usoo kordhi lahed dhibka wa intas
Inaa is diiwaan geliyo rabaa maxaa sameeyaa mise wee dhamaate xilliga isdiiwaan gelinta😢
Plz qof ha ii soo jwpo
2030 Somalia 🇸🇴 waxa lagu hadli doona luqada English sababta ah jiilka. Hada meshan tartanka u imaaday 99% English ay aad u isticmaalayan 😢😢 sidii madaxda beesha caalamka iskugu dhiibtay ayay jiilka neh is dhiibeen Wlh waa ka xumahay 😢
Daalaa filaa
Plz si uu barnaamijka xiisa u yeesho soodaaya dad aqoon leh waayo inta meesha soo istaagta su aashii ugu horeysay ba waxay istacmaalaan fursadaha ee loogu talo galay su aalaha adag
Fursadaha maxa lagu siiyay micnaha hadii adan isticmaleynin
Waydiimo waxaa idunku dhalila in aad waydinesaan su aalo adag aanan kusaabsaneen gudaha dalka plz kadaya su aalaha kabaxsan dalka 😢😢😢
Waydiinta gabadha 2-aad ay barnamijka uga hartay waxbaa laqaldan
The Arab League was formed in Cairo on 22 March 1945, initially with six members: Egypt, Iraq, Transjordan (renamed Jordan in 1949), Lebanon, Saudi Arabia, and Syria.
Erayga dikaan micno badanaa isaga!!sow tii (daal) lagu sheegay markii hore!!
Dakaan iyo dikaan Bay kala yhin wlle
Erey bixinta ereyga dikaan waxan u qaan xanuun tusale meshaan wa idikaamee
Yaa ila mida
Haa meel si tartiib ah oo in wax lagu mudayo cml kuu xanuunaysa
Haa saas baan u aqaan amba lkn waxay sheegayaan waligey maana maqal😮
Maanta cid ma guuleysan
Baxreyn
Xaliimo khaliif magool
Caawa qalad kale ayaaa ka dhacay Aastaan dalalka aas aasay Ururka Jaamacada Carabta waxaa la aas aasay march 1945 waxaana aas aasay 6 dal
Sxp Inaan ka qeyb gala rawaa haleyga caawiyo
Sorry 😞 su,aasha shidaalka ee bahreyn waxey ku jirtay, suaalihii aa quizka ku galnay.
Suaalaha waxaa fiican iney noqdaan wax cilmi kusalaysan oo ay dadka kale ka faa iideystaan, laakin falastiin magaladaas kama tirsano ma ahan in suaal laga dhigo muhiimiyad u leh daawadayaasha.
Suaasha shidalka baxreyn wa marki labaad oo la gafaayo isla sanadkan😮😮😮
❤❤❤❤❤
7dal
May waa 6
DAKAAN=LIIC AMA LIICID
😮
dadwayne waxan waydiina suaasha ? Erayga dikaan sidan u aqaano maho sidee Loo ga jawabay ani waxan u garanay eedar
OBS! Ururka Jaamacada carabta waxaa aas aasay 6 dal oo kala ah MASAR SUURİYA CİRAAQ SUCUDİGA LUBNAN İYO URDUN.
D
Erayga | Dikaan | hordhaca Brnamijka wxa lagu shegay Dikan in lola jeedo |Daal|..labo jeer isla muuqalkii erayga dikaan iyo labo micno?¡
Sanqadh
Caawa mala soo xulay 😄😄😄
Abdiraxman wiilkii last year barnaamijka wada ka dagana dadka shaki bu galinaya siday aniga ila tahay
Bacquubah kuma taal falastiin
Dadkan qamuska ma aqriyan miya xethy fursadaha e kucararayan kkkk😮😢
caawa cidna kama jiidin😂
mantey waa malin tariqda gashey qebta guldarey satey
Ninkan barnamijka wado uu qaldanyahay qofka isaga sii walayo hada gabadhan 1fursad ayu ka khasaariyay maxu oogu celcelina fursadahaga ka faaiideso
Iqra abdulkadir su,aalo adag baa ku soo aaday sorry sister
😂😂😂😂😂😂😂 waqtiga ina no ilaalineysa u egthy😂😂

❤❤❤
❤❤❤❤❤