A DAY IN MY LIFE HAL MAALIN OO NOLOSHEYDA KAMIDA IYO DALXIISKI MANTA MMM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 87

  • @ruunanshuur9512
    @ruunanshuur9512 Рік тому +2

    mashaalaah quruxguuleeso gacan dahab alow wadankeena inta dhiman udhamestir nawad waar guuleeso soobadi

  • @abassrastaman8937
    @abassrastaman8937 Рік тому +1

    www happy 😊 days princess 👸 of Somalia 🇸🇴 💖🤲ismahan dahir

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 Рік тому +5

    Masha allah gacan dahabey ❤Jazakallah kheyr quruxey insha allah muqdisho hadaa imaato waan kusoo raadi doona ❤

  • @hanuuzmaxamuud808
    @hanuuzmaxamuud808 Рік тому +1

    Mash allah gacan dahab muuql quruxdiisa wato oo aan lagu cajiseenin weye dadka waxa dhertahay muqaldaad ilahey amrkiis mawa lagu cajisayo adoo xiisahiisa watoo kadhamanaa allha ku sharfo mcnto

  • @armes4189
    @armes4189 Рік тому +2

    War masha Allah udheha gebadhan. Runtii waxaa kamid tahay dadka wadankeena sumcadiisa kor uqaado. Illahay noloshaada hakuu barakeeyo. Waxaa tahay UA-camrka aan ugu jecnalahay inaan daawado, haa subscriberna waa ahay. War Somaliyee gabadhaa MILLIONS hala garsiiyo waa qofta kaliya aan arko nolosha Somaliya ee Mogadishu si fiicaan oo wanaagsan nooso tusto.

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Рік тому +2

    Muuqaal quruxdiisa wada m.a gacantada Allha ku barakeyo❤

  • @rodonadif7150
    @rodonadif7150 Рік тому

    maasha Allah Walle video yaal qurux badan weeye iyo adigo asuran ❤💕

  • @blessed2023_
    @blessed2023_ Рік тому

    Masha Allah. u get a new subscriber from Hargeisa, go sister

  • @deeqelmo5558
    @deeqelmo5558 Рік тому +2

    Ismahan daahir. beautiful vlog keep going sister 🌹🥰🇸🇴✊🏾

  • @kasimmohamed3725
    @kasimmohamed3725 Рік тому +2

    Alow wadanka nabad inooga dhig xiisaha aan uqabo inan muqdisho kuso noqdo 15 sano kadib ayan ladharaya thanks wlashey ismahan 💙💙💙

  • @caaishacadey1487
    @caaishacadey1487 Рік тому

    Masha Allaah ina adeer hormar wcn iyo dalxiis wacan

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 Рік тому +3

    MASHALAAH QUEEN 👸 ALWAYS THE BEST ONE OF UA-camR AA TAHAY ALAH KU SIYAADIYO

    • @armes4189
      @armes4189 Рік тому +1

      Ana waan kugu raacsanahay.

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 Рік тому

      @@armes4189
      MASHALAAH THIS IS REALLY WALAAHI

  • @mohamedyarechannel1266
    @mohamedyarechannel1266 Рік тому +2

    Masha Allaah horey u soco sister

  • @husseinwiilkaalicade9484
    @husseinwiilkaalicade9484 Рік тому

    Wn ku wataa Ismahan xaafadeyda aan u xiisay inaa ku noshahay wn ku farax sanahay ❤❤❤ guuleeso

  • @neeha12
    @neeha12 Рік тому +3

    Masha allah abayo qurbaha kaa daawada codsi qudaarta marka soo duubayse iyo hilibka inta cida malintii cunto iyo qiimaha ku filan noo soo sheeg hal hal iyo beerka rubicii meeqa lagadaa noo soo duub plz aniga wallah waa ku raaxeysta routinka cunta Karinta iyo doorada iyo ariga bananka la xaaqayo beerta guriga waxas oo dhan qurux natural life xasuus mcn aa galaa

  • @mohamedmahad015
    @mohamedmahad015 Рік тому +2

    Flog gaagaan Gaaban inta meel aan cawada ka soo daawaday, Instgram iyo Snap ayagoo Clip yar ah baan ka arkay, Facebookagana mar dhow baan ka daawaday, Hadana waa i kan anoo UA-cam dhex taagan. Big fan.🙏

  • @sayiddaud4
    @sayiddaud4 Рік тому

    Msha Allah so beautiful 😍Allah yaxfidka my dear sister 😘have a wonderful time I have respect full 🥰😘❤

  • @faizoapdi6496
    @faizoapdi6496 Рік тому +1

    Masha Allah so cute video kala kacsan wye m.a

  • @naruronalka
    @naruronalka Рік тому +2

    Omg😱 Masha Allah Beautiful Video 🥰❤❤

  • @cranka7600
    @cranka7600 Рік тому +3

    Masha Allah sista maalintada maalin qurux badan ana kuu rajaynaa. Allah yah'fadhum 🌹👍

  • @naniozy9591
    @naniozy9591 Рік тому

    Love your chanel sister keep it up your so funny and beautiful

  • @fartuuncismaaciil7055
    @fartuuncismaaciil7055 Рік тому +2

    Masha Allah walashey qurux badan ♥️♥️♥️❤❤💖💖🌹🌹

  • @hassansharkmarke4611
    @hassansharkmarke4611 Рік тому +1

    Mashaallah Muqaal Qrxn mahadsanid Guleyso Gdahab

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 Рік тому +1

    M.a habo mcn horey usoco❤

  • @rukiamohamed4014
    @rukiamohamed4014 Рік тому +2

    Ku dalxiis dalkga vidoega waa another level waadna Ku mahadsanhy vlogyda quruxda bdn ee aad noga soo duubto wadankeena best camera women gacan dahabteena📷🥰❤️

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 Рік тому +5

    SO BEAUTIFUL ABAAYO 😍

  • @ugaasnuurdeeq1366
    @ugaasnuurdeeq1366 Рік тому

    #Gacan_Saafi guulayso wllshy qlia frxd ku waar

  • @nadaramohmedhassannadaralo2813

    Gacan dahab best camera 📷 ismahaan daahir and butac

  • @anababokorhamud3860
    @anababokorhamud3860 Рік тому +2

    Masha Allah abyo Allah ku xafido

  • @apdisalanofficial1789
    @apdisalanofficial1789 Рік тому +1

    Muqaalka iyo sidaa ucodeesaba wax malaga qaban Karo top video 👍❤️

  • @wardaabdi4168
    @wardaabdi4168 Рік тому +1

    Ayyy wad ku fara yaraysty wll ♥ 😍

  • @xalimocumar8766
    @xalimocumar8766 Рік тому +1

    ❤❤💖💖💋💋 masha alh guuleyso abayo mcnto

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 Рік тому

    Mahadsanid gacan dahabeey❤ muuqaalkaan wuxuu isii jeclaysiiyay liido iyo dalkaygaba❤ masha allah👏

  • @maryamosaid5864
    @maryamosaid5864 Рік тому +1

    Abaayo video soo badi plz quruxeey aad ayaa ujeclahay video gaan plz

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому +1

    Mash Allah muqdisho caday 😍😍😍😍😍🤩🤩🤩

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Рік тому +1

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮😮Masha Allah 👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥ILove you so My Queen Sister Keep Going Masha Allah 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚Beeybeey One Love Guys Masha Allah 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @jaamacziciid7961
    @jaamacziciid7961 Рік тому

    Masha allh ismahaan dahir keep going

  • @hanimalab7327
    @hanimalab7327 Рік тому +2

    Inaad dalkaaga saas ugu raaxesato anaga qurbo Dareen kujoog aan ku noolaano way noo qorneed😭

  • @Abdullahidahir743
    @Abdullahidahir743 Рік тому

    M.a queen hal malin o shidan ❤️

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Abayo sher ot isamey walashey macan ❤️

  • @farxiyomaxamud1705
    @farxiyomaxamud1705 Рік тому

    Masha allah abyo keep going

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 Рік тому +1

    Ismahaanteyda cashaqa nolaaw intee noalal jirto boqorad aan jclhy tahy wlhi ❤❤❤

  • @maxamedyare5438
    @maxamedyare5438 Рік тому +1

    Wcs wlshy qali guleyso waligaa Insha Allah

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 Рік тому

    Maasha Allaah muuqaal qurux bdn

  • @shikricabdiraxmaanyuusuf9636
    @shikricabdiraxmaanyuusuf9636 Рік тому +1

    M.a ismahaantyd ii faraxsanow mcnto💖💝💋💋💋

  • @Waxdheef
    @Waxdheef Рік тому

    Ismahaan gacalo waan ku jecelnahay❤❤

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 Рік тому +2

    😢muuqalka badan walhi waa kaalay arag

  • @cafiifofaarax3860
    @cafiifofaarax3860 Рік тому

    Keep going gacmo dahab

  • @fali2695
    @fali2695 Рік тому

    Mash Allah muqdisho caday

  • @afgooyebishe2236
    @afgooyebishe2236 Рік тому

    Maash alh dadaal wcn xbbtii

  • @fatimakiin435
    @fatimakiin435 Рік тому +1

    Abyo mohamuud wllkaa kuugu aabe iyo hooyo miyaa

  • @somalia5019
    @somalia5019 Рік тому

    New subscribed from galkacayo

  • @cabdicadceed8662
    @cabdicadceed8662 Рік тому

    Maasha allah guulayso walal

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 Рік тому

    Mansh Allah Mansh Allah abaayo mcnto

  • @abdikxassan2614
    @abdikxassan2614 Рік тому

    Woow mac waye suug aan uso tukathee ee salataa duhur muqalkan jawii mcn waa in an kudamestaa ee

    • @abdikxassan2614
      @abdikxassan2614 Рік тому

      Pause ayaan kuqabtee maistirii olaaaaaaah am big fan of ismahan dahir wlh

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Рік тому +1

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓

  • @rowdadahir7062
    @rowdadahir7062 Рік тому

    queen ismahan dahir ❣

  • @abdiaziizabtidoon5140
    @abdiaziizabtidoon5140 Рік тому +1

    Gacan dahab iyo muqalada shidna oo dib uso laabtay

  • @nimcanxaaji1725
    @nimcanxaaji1725 Рік тому

    Walasheya Mcneya ❤❤❤ismahanteyada

  • @hmhayatio9877
    @hmhayatio9877 Рік тому

    Wow Mashallah so beautiful. Maybe one someone can take me to Somalia 🇸🇴 ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому

    Masha allh ismahan gacan dahab

  • @cabdiwalibiile286
    @cabdiwalibiile286 Рік тому +1

    Gacan dahab ismahaan daahir

  • @sahramohamed3870
    @sahramohamed3870 Рік тому +1

    Masha allah abaayo

  • @Lovelyyy-i6v
    @Lovelyyy-i6v Рік тому +1

    MashaAllah ♥️

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Рік тому

    Mashaalaah 💯💯💯💯💯

  • @rihaanppe1710
    @rihaanppe1710 Рік тому

    Waraa butac donta solar kulaha🤣🤣🤣

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 Рік тому

    Masha alaah

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy Рік тому

    Masha alah

  • @abdihanad
    @abdihanad Рік тому

    Boqorad😍

  • @nuurtohappyfamily2611
    @nuurtohappyfamily2611 Рік тому

    Beautiful 🌹🌹🌹🌹👌

  • @diiriyeahmed6699
    @diiriyeahmed6699 Рік тому

    Kawaanka Hilibka waa Duqsi
    Welcome to bacteria

  • @heytamyare499
    @heytamyare499 Рік тому

    butac😂

  • @cadnanncali4557
    @cadnanncali4557 Рік тому

    Are you single

  • @isinoiyeh408
    @isinoiyeh408 Рік тому

    1

  • @nuurgeesi152
    @nuurgeesi152 Рік тому

    Kan waxan dhihi karaa video waa uu dhaafay ee tolow mxan u bixinaaa @Ismahan #Gacan_Saafi guulayso ina ader mcn

  • @ramlaabdirahmanmohammed2101
    @ramlaabdirahmanmohammed2101 Рік тому +1

    Aad ugu faraxsanny inaan ahy qof ugu horeeyay EE daawada @ismahan dahir

    • @fahiyaomar4400
      @fahiyaomar4400 Рік тому

      Abyo ismahan aad ayan ku tageraa runti waxn jeclan laha inan kula kulmo waxn ahay gabar walasha ah o shaqa raadis ah abayo ilahey dartiis icaawi adunka lagu yahy walal waxn rajeyna inad iso jawabi dontit walashey ismahan daahir ❤❤

  • @safiyomohaz
    @safiyomohaz Рік тому

    𝑚.𝑎

  • @ifraaxgalbed9793
    @ifraaxgalbed9793 Рік тому

    Masha allah