SIDAA U XIRAN KARTID GUNTIINO ASTURAN /ishaaziiz

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 376

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 3 роки тому +481

    Aawey dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed like iisaara

  • @abdullahiahmed4470
    @abdullahiahmed4470 3 роки тому +206

    Nabiga scw aa hore ni sheke waxa sobixi dono dumar ine dar qawan isku maleyan lkn jirkoda muqdow😭

    • @fatumoabdirahman4078
      @fatumoabdirahman4078 3 роки тому +4

      Scw Scw

    • @fahanhassan8257
      @fahanhassan8257 3 роки тому +3

      scw scw scw

    • @akarav.1143
      @akarav.1143 3 роки тому +10

      Your right the Nabi(saw) did say that. But why in the world are you here watching this video? If this video is Haram why come here and watch it? Didn't the Lord also tell us to lower our gaze. Why are men even watching a video dedicated to WOMEN?? Literally we all know why you come here to watch this...smh

    • @bahjocayni2446
      @bahjocayni2446 3 роки тому +1

      Scw scw

    • @axmeddahir6487
      @axmeddahir6487 2 роки тому +1

      @@akarav.1143 haa marki eunta lagu shego hadalka nuxurkisa ka firi marmarsiyda iska dhaaf iyo culture aso calinenena
      Islam >culture and all aspects.of live

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 роки тому +5

    Subxana allah allow naso hadey yaa rabbi abyo soma ogid in ay tahay xaram in ad isqabiso masidan ayaa asturan allah ayaa ku dharshe itaqillah abyo waa xaram sidan ee allah kacabso oo xishoo madadka hortoda ayaa dharka ku xeranesa soma ogid in dharka aad sidato yahy dhar qaawan is fiiri abyo allah kaxishoo subxana allah waa dhar qaawan xaram xaram xaram allah kacabso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭wan kuu naxaa ee xisho hadi aad tahy muslim waxan ahay quf kuu naxayo 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲allow naso haday

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +6

    MashAllah beautiful Ogaden woman… ku fan dhaqan kaga… don’t stop for no one. You are beautiful and proud

  • @emptyheart09
    @emptyheart09 3 роки тому +22

    Don't know why I watched this video even tho I don't have a guntiino and never wore one either 😂

  • @ahmedhilal5933
    @ahmedhilal5933 3 роки тому +33

    Yac yac yaan lagu maqlin asturnaana aa yaa rasuulullaah SCW ALLA HAKU SOO HADEEYO WALAALEEY

  • @zowdiina344
    @zowdiina344 3 роки тому +28

    Guntiinada madowga quruux waye xiro tas ani waba ka heelay m.a🥰

  • @samraana143
    @samraana143 3 роки тому +37

    Labis qurxon lagaa faidey lkn anigu gurigeyga ayaan ku dhexlabisanaa

    • @Ukhti_miim2
      @Ukhti_miim2 3 роки тому

      Anigana siido kale markas aya lagu dahaya xage usocota hahah dabecadas qofkale inu ilaqabo waa kufarxsanhy abyo 🥰

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 4 місяці тому

    Isma faaninaysid ee xaqiiqatan ad bad u labis taqaan Maashaa’Allaah
    Maashaa’Allaah Maashaa’Allaah Tabaaraka’Allaah ❤❤ ❤

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 роки тому +1

    maasha allah guntiinadii waa qurxisey top u toshey maba loo baahno in xirto aqligaad ilaahey ku daayo garar la dhi jirey guusan hada saa ka dhigtey waa qurux runtii i lovet

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 роки тому +12

    Hadii aad dharkaas asturnaan utaqaanid waa yeelkaa.
    Waxaase kuu sheegi asturnaan inaanay ahayn

    • @sharxabiil3305
      @sharxabiil3305 3 роки тому +1

      walahi waa runtaa sxb maaha dhar asturan waa kuwii nabiga noo sheegay saaxiib

  • @ruweydaali7545
    @ruweydaali7545 3 роки тому +27

    13:25 micnaha abayo waxan dib looku ceshan waxa waye micnaha sawiro aa rabta maho in aad gasho halmar lee aade maho arooska marka aniga ahanteyda sas aan isleyhy😂😂

    • @ishaaziiz
      @ishaaziiz  3 роки тому +12

      Ayadana wax sax wlh😂😂😂

    • @fartuunhassan6528
      @fartuunhassan6528 3 роки тому +2

      @@ishaaziiz walaal guntiinada diraca bacweynaha lee miyaa yacni ma isku sizebaa guntiinada iyo diraca iiga jawaab fadlan.

    • @kamiilahkulmiye1755
      @kamiilahkulmiye1755 3 роки тому +3

      Ha wll tolmihi unba lga dynaya o sidisa ku xeranysah

    • @balqiisacqaadir
      @balqiisacqaadir Рік тому

      ​@@kamiilahkulmiye1755abayo imisa yaardo baa loo baahanaa

  • @hawosfamilychannel595
    @hawosfamilychannel595 3 роки тому +17

    Manshallah my queen love watching your videos 🥰🥰

  • @lolol20055
    @lolol20055 3 роки тому +4

    Beautiful 😍😍
    I always wanted to try l am gonna make Dirac guntiino in Shaka allah

  • @xayaatmaxamuud4761
    @xayaatmaxamuud4761 3 роки тому +1

    Masha allah abyo aad iyo aad ayan ugu bahnaa guntina sida loo xirto waan kaga mahad celin sida qalbiga furun ee nogu soo gudbisay qof wanagsan ayatahay wax kudhiba Alle kuma tuso Abyo

  • @hanita7087
    @hanita7087 3 роки тому +2

    Am not gonna lie the black dirac and the way u did it and the black jumper is lit wallah🔥

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому

      Black is always lit and beautiful etc💗

  • @nawaalhasaan4584
    @nawaalhasaan4584 3 роки тому +6

    Saaid qurux waye guntinada madow ga iyo funanada madow😘

  • @naimaabdi7413
    @naimaabdi7413 3 роки тому +10

    Aisha guntinda marka funanada lo xirnyo wa qurux lkn saaka cml bay noqon

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 роки тому +30

    Walsha hade ku asturan tahay ALX LILAH dheh 😚

  • @munahassan7475
    @munahassan7475 3 роки тому +9

    Ishaa abaayo in badan ayaan tager ku ahaaye maney 50dor ma ii s ii adga mahsan wall

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +3

    12:30 wooow MashAllah 🥰 dhex yara MashAllah … dhanto Ogaden ba ii xasusisay.

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 3 роки тому +1

    Ww masha allaaah isha qurux guntiinada madowda liishaha ah iyo funaanada waad kusoo baxday quruxy allha ku xafido

  • @sagalqueen7081
    @sagalqueen7081 3 роки тому +2

    Ana manta u horeya tageno buuxan ku ahy wll Alle haku sharfo

  • @nimconalka1111
    @nimconalka1111 3 роки тому +6

    Ishaa aziiz baayo ciid aa soo dhaw noo soo gali kareemo dabiici ah io mekeub io xijaabo tanks qurux kuu xiisnay hada lee tik tok kaa daawanaye

  • @mohamedsmail6084
    @mohamedsmail6084 2 роки тому +1

    Mashaa Allah Iisho You're the best 👍👌 Geesiyaad Soomaaliyeed.

  • @mariyamohamed7984
    @mariyamohamed7984 3 роки тому +5

    Guntiinda marada madow baa qurux ah waa inaa fanaanada madow uxirataah marka waa ku soo baxeeh

  • @aniitamersi6409
    @aniitamersi6409 3 роки тому +1

    Alla wlhy gontiinada madow ku haystaa lknse funaanadaa ku qurux badan wlhy qawanaan kuma qurxoona wlhy🥺❤🌹

  • @hunohunoo1522
    @hunohunoo1522 3 роки тому +1

    🙌 Masha Allah sis u remaind me very long time ago 2011 🤗 i still have different Guntino's. You don't even need to use 🖇️

  • @maskaxmaal2521
    @maskaxmaal2521 3 роки тому

    Mansha Allah mansha Allah walal qali waad ku qurxontahay guntimahaa aad ban ujeclahay waan tijabin bal inana Samen karo waad mahadsntahay walal qali ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aishakiin1776
    @aishakiin1776 3 роки тому +4

    Iisha anoo video yaashaada dawanaayo lee midkale igu kor soo dhigtay😂🤍🥰💔💋

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 роки тому +6

    Congratulations abaayo for 200k keep going beautiful ♥️👏

  • @zahroali2233
    @zahroali2233 3 роки тому +3

    Waad mahadsantahay macaanto wallahi waan rabay inaan ogaado waan jeclahay

  • @abumayowdinalburwaaqi3536
    @abumayowdinalburwaaqi3536 3 роки тому +7

    Qoortaaa way qaawantahy eee is astur walaley meshaan asturnaad majirtee
    Ur neck is uncovered, cover urself up(all) ur Muslim lady
    Dont mislead them,they are asking asturnaaan to the wrong person, dont mislead them, tell them to wear HIJAAB
    Free advice

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 2 роки тому +2

    Thnks abyo hder aroos adi raba

  • @nimcadaimond7222
    @nimcadaimond7222 3 роки тому

    Mnsha allaaah. Aaad baaad uqrux bdanthy. Guntinada. Allaah ku xifdiyo. Ina abti 🙏🏽♥️🥀

  • @ifkabea9704
    @ifkabea9704 3 роки тому +1

    Masha Allah Abyo waakahelay waana fahmay waana sameyn doona insha Allah thank you🥰

  • @maryanabdulkadirmihamed9848
    @maryanabdulkadirmihamed9848 3 роки тому +2

    Teacher of fashion thank💓💓

  • @bushramo316
    @bushramo316 3 роки тому

    Guntiinada tolan ayaa 100/200% ayaan siin lahaa masha allah

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 роки тому +1

    Qurux aad u jeclahay xirashada guntiinada 👍🏾

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 3 роки тому

    Guntiinada aan tolneen way gaabantahay, oo dirac ayaa isticmaalaysaa. Guntiinada caadiga loo xirto way kadheertahay marada dirica. Sidaas darteeda ayaa laysku laalaabaa. Laakin mahadsanid waan kaa faaidaystay 👍

  • @HaniYareey7
    @HaniYareey7 3 роки тому +1

    Asxawey ya.ila arkay you tube ka ishaaziiz in uu ku badan yahay xayesin mise aniga lee dhibka qawo🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

    • @Momoooo-p2o
      @Momoooo-p2o 3 роки тому

      😂adigah le wye 😂😂😂😂😂

  • @fartuuncabdi1023
    @fartuuncabdi1023 3 роки тому +1

    Isha guntinada fananada saas uga xiratay qurux wye taas xiro abyo🥰❤

  • @nashaadabdala3139
    @nashaadabdala3139 Рік тому

    Guntinada toolan mahan ku waa kaleh sawiro iyo adoo xalfadaha adayo sawiro ku soo gal in stigram ka ka dawaneenah walahi qurux ku tahy mcny♥️♥️

  • @mahiimabdirisaaq3684
    @mahiimabdirisaaq3684 10 місяців тому

    Mashallah my queen love watching your vedios

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 3 роки тому

    Manshaa Allaah ishaa waan ka helay sidaan mahadsanid qaali

  • @quruxduwagudahadee3645
    @quruxduwagudahadee3645 3 роки тому +1

    Yihoy Isastur wax runta kushegad waydaye qurux omajedne habluhu aroos wayadaan wanaisasturan surku cawro maaha siwacan uhagoogo gayankaga kudawanaye

  • @TheFuaad12
    @TheFuaad12 3 роки тому

    Barashada jaceeylka.
    Ta ugu barako badan.
    Midaan beerka uga doceyey.
    Aan isku baranee.
    Ma kuu soo ban dhignaa

  • @fartuncabdi7662
    @fartuncabdi7662 3 роки тому +2

    Guntinada madowga beelo waye abayo 🥰🥰🖤

  • @habibaali8351
    @habibaali8351 3 роки тому +1

    The black one is so beautiful bby❤️

  • @bureeqosaleeban9378
    @bureeqosaleeban9378 3 роки тому

    Waa ku qurante modga so xidh masha allha 💋💋💋

  • @TheSaiankiss
    @TheSaiankiss 2 роки тому +1

    Hi, very nicee !! Please what are the dimensions of the tissu (lenght and width) ?

  • @user-bn1qj5lo4y
    @user-bn1qj5lo4y 3 роки тому +3

    Moho waxyar kadib moho aniga isku maleye side u akidineyso m.a

  • @mushka42
    @mushka42 3 роки тому

    Guntiinada madowga garbaha ka tolneen is best and other one too but try the last one once 😍

  • @marwiitoabdul5967
    @marwiitoabdul5967 3 роки тому +2

    Izhaa sidan labad uxiyo kalarkana funanad cadaan iyo guntiino madow qurux wlhi xppti

  • @Coolgranma
    @Coolgranma 3 роки тому

    Waa Qurux marka aad Hoosta ka Qabto Guntiinada iyo Tid gacmodheer ah,,

  • @ayanahuzein2248
    @ayanahuzein2248 3 роки тому

    Guntiinada danbaa qurxan oo diraca an tolnayn ah 😘😍😍shukran xappti

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 3 роки тому +4

    Isku mid nhy runti dhar madow aduunka u jeclhy lkin hoyadey igu nacday dhar madow saa u xiranayay hhhhhhh

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 2 роки тому

    Guntiinada gabasaar u samee qarineysa gacmahooda iyo garbaha. Finland in hoos laga xirteey qurux ku tahay. Suun qurxoon u xiro kala qurxoon iyo boorso laakiin googlade ha ilaawin

  • @ansarwarsame232
    @ansarwarsame232 3 роки тому

    😘wad mahadsanthy wllshay Aisha ad bn ugu bahna inan fahmo sida lo xirto gantunada hadana wn fahmay wana u xiranaya insha allah mhdsnid mar labad🥰💋😘

  • @nashaadabdala3139
    @nashaadabdala3139 Рік тому

    Happti walahi waan ka helay qatar wayeh ma.llh🥳👸♥️♥️♥️

  • @heyfa3628
    @heyfa3628 3 роки тому

    Mashalh biin badan ma ku socon karo wuu idurrdura wab dun iyo cirbid ku qa qawna

  • @ugbaadpeelaa236
    @ugbaadpeelaa236 3 роки тому

    Macaney madawga wlhi qurux kutahay funaanadaadana hakatagin quruxdu waa asturnaanta ❣💋

  • @ubahahmed3991
    @ubahahmed3991 3 роки тому

    isha aziz qof qalbi fiican baa tahay runti habo alle haku daysto.

  • @anizamaxmad3131
    @anizamaxmad3131 3 роки тому +1

    www m.a role model itahy wlhi Queen teeda

  • @queenamiira8419
    @queenamiira8419 3 роки тому

    Madowga qurux wye iishaa madowga waa ku soo baxeysa next asaga xiro🥰

  • @saamiyacumar1742
    @saamiyacumar1742 3 роки тому +1

    @ishaa thnks sis 💯💯💯💯

  • @dragongirl3536
    @dragongirl3536 3 роки тому

    Maya abaayo Mida as asoosartay qabkaas lee kubbax qurux hdii ladhaho ayadaa Qurux badan 🧡

  • @ruunosman8109
    @ruunosman8109 3 роки тому +1

    Wow m.a wa fhmay wlhi Thanks mcny🥺👸❤💯

  • @simanayanlevlogs5444
    @simanayanlevlogs5444 3 роки тому +2

    Qurux waye byo🙈🖤

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 3 роки тому +1

    Masha allh my queen 👑 beautiful

  • @ismahandahir2179
    @ismahandahir2179 3 роки тому +3

    2 mar miyad sawiro isku eg so gali labis kala duwan aya ila ficaan aniga ahanteyda

  • @anushkashekeye4365
    @anushkashekeye4365 3 роки тому

    Masha alh nuuc walbo ood xirato wa ku quruxontahy nuuca kla o tiri funanad ahda kuxirto se ku ahy aad ayad ugu qurux badantahy astrunadadaba wa in laga barta alpiyey

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 роки тому +1

    Video Sugaaye Thnks Ishaa🥰

  • @fatmamaxamed8358
    @fatmamaxamed8358 3 роки тому +2

    xppti wlhi arooska xigo kan dambe hoo xiro ❤❤❤

    • @ishaaziiz
      @ishaaziiz  3 роки тому +4

      Igu haleeey❤️🥰

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 3 роки тому

    Thank you abaayo horay uman xiranin guntiino waan ka baqi jiray balse hada waan xirana si fcn ayaan u barty♥️🤍

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 9 місяців тому +2

    Ishaa video yadi mxaa uga saarty😮😢

  • @sureshekh5617
    @sureshekh5617 3 роки тому

    Waa qurux badan tahey wll masha allah gabdhah modal ka ayad u egtahey wll modal is ka noqo pzl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @queensmi6780
    @queensmi6780 3 роки тому +4

    Naaya walalo waan ku fahannay wuuna qurux badan yhy ee ciida naga so gar bax oo noso gali tarxadaha xijaapka cml lo xerto iyo creamyo dapiici ah noso gali
    Waad na nacdee baryahan

  • @imaanjamac8856
    @imaanjamac8856 3 роки тому

    Woow si wacan baad u samaysay sis thanks ❤

  • @munasarfarxanchannel4865
    @munasarfarxanchannel4865 3 роки тому +1

    Kan madowgaa qurux bdn ku bax ayada abayo m.a😋🖤

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi2880 3 роки тому +2

    Saan miyaaba asturnaan ah aawey qaawanaanta marka🤔 ilaahow na hanuuni

  • @laylaahmed1937
    @laylaahmed1937 3 роки тому

    Guntiinada madowda qurux wye wllhi abyo fanand cadan ku xero marka aroska so socdo adeysid 😍

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 3 роки тому +1

    10 out of 10:Beautiful Mashaa Allah😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 3 роки тому +2

    ishadeyda love u sis tnx🥺❤️❤️

    • @Lily-bn3ce
      @Lily-bn3ce 2 роки тому

      Aisha guntinda marka funanada lo xirnyo wa qurux lkn saaka cml bay noqon

  • @zabiyacadey-k2j
    @zabiyacadey-k2j 3 роки тому

    Mashaallaah bella 100%100% qurux waa figran fcn

  • @sundusadi2173
    @sundusadi2173 3 роки тому

    Caadi wye marka fonanada hoos loga xirto lkin aniga waxan kahealy kutiinada tolan sasbtoo ah nooca kle wee igu adagtahy

  • @sadiomohamoud1603
    @sadiomohamoud1603 3 роки тому +1

    Masha Allah qurux Qali ❤️❤️

  • @dekomohamed8499
    @dekomohamed8499 3 роки тому

    Isha sis funanad halmar ku xiro wlhi qurux aa ku thy m.a💗🥰👏👏

  • @mohameddhalahow6825
    @mohameddhalahow6825 3 роки тому +1

    isha Waku wata walaashey

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 роки тому

    XIJAABKA ka fiican waa aaturaad sister XIJAABKA xiro

  • @fadumoahmed8001
    @fadumoahmed8001 3 роки тому +1

    Qurux waaye lkn fanaanad cad iyo googorad cad uqaado kudhihilahaa

  • @mumtiii123
    @mumtiii123 3 роки тому +3

    Guntiinada garysaka ankuu xiro ganbada iyo garbo saar aan kuu saro xajiyo....... 😂🥰

  • @safwanaabintuahmett2297
    @safwanaabintuahmett2297 3 роки тому +2

    Wlhi qurux waye kuntinada funanad ueg in lagu xirto

  • @comedian_schannel8140
    @comedian_schannel8140 3 роки тому

    Ishaa Cadey goorma Video Abo la sameneh ❤️❤️love you

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 3 роки тому +2

    Masha Allah sister

  • @Inner_You
    @Inner_You 2 роки тому

    I love this I will definitely try it with the shirt

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 3 роки тому +1

    maasha allah aqli fiican keentey woooooooooooooooooooow

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 3 роки тому

    Wow Manshallah nice I like it thank you sis

  • @Blackgirlproblems2022
    @Blackgirlproblems2022 Рік тому

    Beautiful secret is safety pins

  • @Safi2020-g7z
    @Safi2020-g7z 3 роки тому

    Maasha wa fikrad fiican dumarka xaaska ah iney guriga kuxertan wey focantahay ayagana