ROOBOOW VS GUUTAALE:-Wasiirka Diinta oo beeniyay eedeeyn uu Hanti dhowrka Qaranka u jeediy

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ROOBOOW VS GUUTAALE:-Wasiirka Diinta oo beeniyay eedeeyn uu Hanti dhowrka Qaranka u jeediyay Xafiiskiisa.

КОМЕНТАРІ • 9

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 5 днів тому

    Very good man

  • @hassanalnuhi1387
    @hassanalnuhi1387 6 днів тому +1

    Mujirmkaa ilaahay umada haka qabto oo ha dhaafiyo

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 6 днів тому

      Aamiin yaa rabbi

    • @baremohamedismail6274
      @baremohamedismail6274 6 днів тому

      @@sucdisiad3316ninyow laba dhiig yacab ayaa wasaarada jooga Lkn sida aan dareemayo waa wasaarada bas oo su’aalaha si cad ama si xoogaa la fahmi karo uuga jawaabey xoogaa dhaliila ama in ay su’aalaha qaar ka boodeen.

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 6 днів тому

    Kaamirooyin in lasoo hor fariisto oo la yiraahdo waa la isla xisaabtamayaa waa arin aan wax xigmad ah aanay ku jirin dadka soomaaliyeed cadaalad iyo hufnaan wax qabad bey u baahan yihiine sameeya taas ninkii shaqdiisa daacadnimo ku qabta taariiqdaa xusi dadkuna wey ka marqaati kicine oo wax ka badala qaabka xujeyda loola dhaqmo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 6 днів тому +1

    Wasiirada hada jooga roobow kuwa ugu roon bu ku jiraa sababtu wa nin yaqaan wuxuu ka hadlayo
    Maanta waxaan fiirsaday wasiirka badroolka somalia o suaal laga weydiiyey waxba kama yaqaan shaqadiisa wuxuu yiri maxaa tv ga noogu keenteen maad qarsoodi iigu waraysataan 😂😂😂😂

    • @baremohamedismail6274
      @baremohamedismail6274 6 днів тому

      ninyow laba dhiig yacab ayaa wasaarada jooga Lkn sida aan dareemayo waa wasaarada bas oo su’aalaha si cad ama si xoogaa la fahmi karo uuga jawaabey xoogaa dhaliila ama in ay su’aalaha qaar ka boodeen waa la dareemayaah

  • @Masago2025
    @Masago2025 5 днів тому

    Waxaan rajeynaa shirkada cibaar ajance e aw maamule u yahay cali faarax sanadkaan in lasiiyo in kabadan inti ay horay u heshay nasiib wanaagsan dhamaantiin