Xaalada Wariye Koronto Aabihiis Maxaa kasoo Kordhay iyo Tiktokers Caan ah oo..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk Рік тому

    Jazakumullaahu khayr walaal aabe Illaahay ha caafiyo aamiin

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 Рік тому

    Maasha Allah aboowe ilaahey ha kuu siiyo caafimaad degdeg ah insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Рік тому +1

    Wll Allaha shaafiyo Aabe

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому

    Ilaahoow caafi aabahaa amiin yaa rabi

  • @sahracalinuur6522
    @sahracalinuur6522 Рік тому

    Ilaahoow caawi walaalkey koronto allaha caafiyo aabihiis ala ilaahow daruufuhu dhib badanaa waad qeereysaa insha allaah

  • @wardimaxamed
    @wardimaxamed Рік тому

    Allaha cafiyo abaha somaliyed Amiin Amiin Amiin

  • @MulkiXussein-gw3ug
    @MulkiXussein-gw3ug Рік тому

    Ilaahey ha kuu cafiyo wall qali

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 Рік тому

    Wallkay allaaah aabe ha caafiyo janada ka faaidayso walaale

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Рік тому

    Allah haku caafiyo mid buuxo Allah hasiiyo abee mcn

  • @MaryamMaryam-oh4kk
    @MaryamMaryam-oh4kk Рік тому

    Allaha caafiyo abo

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    Aabo Rabi Hakuucaafiyo Hana Caawiyo Aamiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 Рік тому

    rabiyoow.unaxariiso.yaa allh yaawaduud🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 Рік тому

    Allaha caafiyo. Allahuma aameen

  • @abdikaficafo7276
    @abdikaficafo7276 Рік тому

    Alle ha caafiyo wll Aabe

  • @aaminaqaali9822
    @aaminaqaali9822 Рік тому

    Allaha cafiyo aabe walalkeey

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    Allaahu AkbaR
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому

    Rabiyoow Kugarab Qabo oo Kuucaafi oo Kuucaawi Yaa Rabi Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan Allaahu AkbaR

  • @dhalintateam8346
    @dhalintateam8346 Рік тому

    Allaha ku cafiyo abahaa macaan

  • @AbdiqadirAbdi-ft8nz
    @AbdiqadirAbdi-ft8nz Рік тому

    Walal.aabe alaha caafiyo koronto walal.qalbi wanaagsan ayaaa tahay

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    ilahay ha ku cafiyoh Abahah

  • @user-ni5zs1lx6v
    @user-ni5zs1lx6v Рік тому

    Allah ku cafiyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому +1

    Wcs wrb

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Рік тому

    ALLAAH CAAFIMAAD DEGDEG HA SIIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN ADIGANA WAX BARAKALEH OO GACMAHAAGA BUUXIYA QALBIGAAGAN AAN GALIN ALLAAH HA KU SIIYO BIDNILLAAHI RAXMAAN

  • @waligadacadahow4888
    @waligadacadahow4888 Рік тому

    Yaa allah abahan somaliyed ilahow cafimad dhiga dhuxa iyo dhimirka galo sii o so dag dago an so dahin yaa rabi xanunane dambi dhaf uga dhig allahuma amiin ya rabi

  • @najmocabdulaahi9665
    @najmocabdulaahi9665 Рік тому

    Rabbi cfmd taama hasiiyo 🤲

  • @khadijocumar2267
    @khadijocumar2267 Рік тому

    Allaha caafIyo aabo mcn😢😢wll qaali

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag Рік тому +1

    Wlhi ano yar 10 jir hoyadeey saxarada kadhaqi jiray uqubeyn jiray cunta siin jiray xita waxa isku dayi jiray inaa xanbaaro lkn ima surtagali jiran wayo aad ban uyara lkn garbaha kajiidi jiray si ey meesha rabto ufadhiisato lkn allha ayaa iga jecladay 😥

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Рік тому

    Xaj baa ku jirtaa iyo janno raadis allow kuu aqbal aamiin (arkaa milkiile)

  • @hannasharaf5459
    @hannasharaf5459 Рік тому

    Ilaahay haku caafiyo.

  • @aaminaqaali9822
    @aaminaqaali9822 Рік тому

    3:29

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 Рік тому

    Ilaahay ha caafiyo aabo

  • @hindaqueen6503
    @hindaqueen6503 Рік тому

    Allow cafimad Tama siya yarabi 🤲🏾🤲🏾🤲🏿🤲🏾🤲🏿🤲🏾🤲🏿🤲🏾🤲🏿🤲🏾🤲🏿🤲🏾🤲🏿

  • @sihammusemohamed4065
    @sihammusemohamed4065 Рік тому

    Allaha. Caafiyo. Aabe.

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 Рік тому

    Ilaahey ha caafiyo

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 Рік тому

    abowe Abe Alha ku cafiyo Amin ya rabi

  • @ardowarsame5351
    @ardowarsame5351 Рік тому

    Alle ha caafiyo

  • @aaminaqaali9822
    @aaminaqaali9822 Рік тому

    All

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Рік тому

    Allah aad buu ugu egyahay saan aabahay ugu ekaa buu ugu egyahay

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 Рік тому

    Alaha kuu caafiyo aabbo

  • @osmannoor7811
    @osmannoor7811 Рік тому

    Walal ilaahey hacafiyo abo

  • @xaawo1
    @xaawo1 Рік тому

    Walaahi walaalkeey coranto waa kula ooyay ilaaheey aabo hay noo caafiyo aaaaaaaaaaaamiiin

  • @baarwiil3789
    @baarwiil3789 Рік тому

    Ilaahoow kuushaafi 😢😢😢😢

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому

    Sxb Aabo Ilaahay haku caafiyo 🤲🏻🥺.

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Рік тому

    Allah abo hashifaco adiga nah hakufudideeyo.

  • @deeqowarsame3170
    @deeqowarsame3170 Рік тому

    Yes wlh waa run walidka waa furaha janada

  • @malyuunishaq1773
    @malyuunishaq1773 Рік тому

    😭😭😭😭

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 Рік тому

    ilahay haa kucafiyo abe cafimad deg degah hakusiyo

  • @munohaji3841
    @munohaji3841 Рік тому

    Walal koranto haquusan qof qalbi wanagsan batahay abone cafimaad tamaam ilahey hasiiyo nasib ayaad ledahay walidkada ayaad gadgadineysa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ruqiyaruqiyaibrahim4957
    @ruqiyaruqiyaibrahim4957 Рік тому +1

    alha ku asturo aamiin wawaal dadka xun hadhagasan

  • @apdirahmanahmeddupad
    @apdirahmanahmeddupad Рік тому

    ILaaHay ha CaaFiYo WlloH

  • @user-nt4ko9zk8s
    @user-nt4ko9zk8s Рік тому +2

    Allaha ku caafiyo aabo macan wllkey

  • @user-Abdiweli
    @user-Abdiweli Рік тому +1

    Allaha caafiyo aabe wll

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Рік тому

    Yaa shaafi

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Рік тому +3

    Allow cafimad tam ah sii aabo mcn allow inta dhimatay allaha ha u naxriisto inta xanuunsan allaha hacaafiyo😢😢😢

  • @ghhh8377
    @ghhh8377 Рік тому +1

    الحمدالله على كل شيء

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 Рік тому

    Ilahow caaafimad thamasiiyarabi

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 Рік тому +1

    Dhammaan wallaalaha soomaaliyey waxaan idinka codsanayaa in aad garab buuxdo aan siino walaalkeen cabdulqadir koronto duco iyo aan isugu darno kaca soomaali wayn guul iyo farxad aan siino walaalkeen(arkaa milkiile)

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 Рік тому

    Ilaahay aabe ha kuu caafiyo aamiin Somali du waa Dad fiican in yar mahane insha alaah we help you axax waan dareemi karaa aabo alaha caafiyo aamiin amiin aamiin 😭😭🤲🤲🤲

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 Рік тому +1

    Aabo Allaah hacawiyo dulmigun mafiicna garabkaga Allaah hakucawiyo Aamiin Aamiin👍🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️💜💜💜🌹

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 Рік тому +1

    Ilaahay Aabo hakuu caafiyo🤲🤲🤲🤲

  • @user-ks4bl5jt3q
    @user-ks4bl5jt3q Рік тому

    Bro rabi haku garab galo wad mudantahay caawimaaad aabaha alaah ku caafiyo

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 Рік тому

    Walaal. Aabe Alha kuu Caafiyo
    Aniga Xitaa Aabaheey xanuusan yahay
    Xaniin lagahayaa. Biro ku socdaa. Socodkii Xitaa hada Waa gabay.

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 Рік тому

    Ale caafimaad taama ha siiyo aabo

  • @lailo8082
    @lailo8082 Рік тому +1

    Allah aabe caafimad taam ah aabe ha kuu siiyo wax kasta oo aad jeceshahayna ilahay ha ku siiyo insha allah ❤❤❤❤

  • @Fathiabdisaafi
    @Fathiabdisaafi Рік тому

    Allaha caafiyo aabe

  • @AdanSiyaad-mj8jr
    @AdanSiyaad-mj8jr Рік тому

    Ale ha cafiyo

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 Рік тому

    İlahay cafimaad tama ha siiyo aamiin

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Рік тому

    Allaha cafiyo wall a

  • @najmafashiondresses5992
    @najmafashiondresses5992 Рік тому +1

    Saxbunalaahi illahey caafimaad taam ah hasiiyo allahana usaqiro😢

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Рік тому

    ilaahay hakuu caafiyo aabe

  • @fatal2340
    @fatal2340 Рік тому

    Alaha caafiyo inshaAlah

  • @ClWailsuwiws
    @ClWailsuwiws Рік тому

    Ale ha caafiyo

  • @josephlatino7179
    @josephlatino7179 Рік тому

    Allah ha caafiyo walal aabo damfi dhaafna haka siiyo xanuunkaas soo wajahay.

  • @wllcaska9689
    @wllcaska9689 Рік тому

    Allaha caafiyo❤❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому +1

    Allow Aabo cafiimaad tamaa hasiyo 🤲🤲🤲

  • @xamdiabdalla6313
    @xamdiabdalla6313 Рік тому

    Allha caafiyo aabe😢😢😢

  • @naiimoabdiwalinour9010
    @naiimoabdiwalinour9010 Рік тому

    Allaha cafiyo abo wl

  • @warda4257
    @warda4257 Рік тому

    Yaa allaah caafimaad taam ah Allha siiyo adigane ducadisa Allha ku aqbalo meel adan filaneynin Allha ka saacido yaarabi🤲😢

  • @hodan809
    @hodan809 Рік тому

    Allaha caafiyo aabahaga aamiin

  • @adantanba205
    @adantanba205 Рік тому

    Ilahey cafimad ha siiyo

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Koronto wallaal hadhageysan dadkaan waa qaarkood waa ma soobo alaha kaaqabto

  • @kadermed2046
    @kadermed2046 Рік тому

    Cafimad Deg deg ah Allah siyo

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 Рік тому

    Tolow dadka hantida haystaa mayka faa iidaystaan khayrka

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 Рік тому

    Amiin Allaha aabe ha kugu asturo walaalo

  • @hawamohamed1763
    @hawamohamed1763 Рік тому

    Walidka xanuunsan ka daya imaanka beel

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 Рік тому

    Ilaahoow caafi

  • @samahaali6560
    @samahaali6560 Рік тому

    Alaaha cafiiyo yarabi

  • @HabonOsmanAli
    @HabonOsmanAli Рік тому

    Illahow caafimaad taam ah siiiih yaaa rabbi 😢😢😢

  • @bintielmiabdi1136
    @bintielmiabdi1136 Рік тому

    Aabo alaha caafiyo walaal safarkana alaha kuu fududeeyo

  • @siradm
    @siradm Рік тому

    Ilaahay ha kugu asturo hana kaa abaal mariyo

  • @abbdullahimuhamed372
    @abbdullahimuhamed372 Рік тому

    Caafimaad taam ah Allah ha siiyo

  • @Hamkiz
    @Hamkiz Рік тому

    @Koronto there is no need to answer those negative creatures, as long as you have your dad’s dua, Ilahay aya Garabkaga kadhigne inta guul kagari.

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому

    Ilahayow Abo ku cafi. Cafimad deg deg

  • @user-dj2to4gt2x
    @user-dj2to4gt2x Рік тому

    Allaha caafiyo aabe koronto😂

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 Рік тому

      Allha Caafimad tama hasiyo cudurka Caafimad allha ugu bedelo

  • @abduwahab77abdukadir38
    @abduwahab77abdukadir38 Рік тому

    Alle ha kula garab galo aabe alaha ku caafiyo😢

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Рік тому

    Alha cafimad deg dega alha u waydinaya

  • @user-ke7jr4sm6l
    @user-ke7jr4sm6l Рік тому

    Laahay ha caafiyo

  • @MohaanBilall
    @MohaanBilall Рік тому

    Ilahow Cafimaad taam ah sii Abe mcn😢

  • @user-dj2to4gt2x
    @user-dj2to4gt2x Рік тому

    😂😂😂😂😂😂

    • @qajo9403
      @qajo9403 Рік тому

      Maxaa ku qosli naclad yahay Allaha kugu sababo xanuun dufaaryho foosha xun

    • @qajo9403
      @qajo9403 Рік тому

      😡😡😡😡😡😡😡👊👊👊👊👊

  • @aaminaqaali9822
    @aaminaqaali9822 Рік тому

    All