Kiin Cumar Makaraan si fiican aa u aqaan waa qof shaqsiyad wanaagsan. Weriye yaasha Soomaalida gaar ahaan reer Muqdisho dhibaato badan ayey soo mareen Ilaahey ha u naxariisto kuwii dhintay kuwa nool na nolol khayr qabta iyo cimri dheer ha siiyo.
Asc Koronto iyo kiin allaha idin amaansado adinka iyo dhamaan wareyeyaasha soomaaliyeed meelay joogaan Allaha u naxariisto saciid tahliil iyo dhamaan warayeyaashi sida xakhdarada iyo arxan la,aanta ay ku jirto loo dilay aduunki dhaafiyen aakhira allaha subxaana watacaala uga jaraya inshaallah Kiinay waa run wali taadi baa dhiman saacadada saacad laguugu dari maayo Allaha ku badbaadsado kuligii Wadankana allaha nooga dulqaado dhib badan baan soomarnaye illahay dheef iyo baraaro ha noogu badalo
anigana waxan jeclahay wariyaha in laqaxdowro waan dhageystay waresigan mala baaray ninkaasi wariye mahad allaha u naxariisto wan ogaa xiligasi anigana waxan ka shaqwynayay isbital madiina . barid madax banan hala sameeyo. yaanan la dhayalsanin. mahadsanid.
Dad soomaaliyeed iyo dowlada shisheeye ayaa raba maanta inay muqdiaho ku celiyaan waayahaa ay soomartay iyo mid kasii xun reer muqdisho taas raali.ma.kanoqonayaan mise waa diidayaan
Runti waa baraamijkan ugu jecelhay hal baraamij ima dhaafin ilaa malinti channelka la furay . Koronto ila hada waxan sugayna inad noo badiso baraamijka noocan o kale ah waliba waxan sugayna wariye alcadaala adban u jecelaaan lahayn inad na horkento waliba hada ka horna wan ka codsaday cabdiqaadir markad xamar si tagaysay!!! Codsi from Hargeisa.
Like 👍 tana waa kula soo or day 4bari ayaa ika soo hormartay shaqaa heestay markaan arkay ayaa xaaqin kii dhakay lee xiisaha wararaka ayaa ba arkaa miyaan dhaafika raa waa ii musalsal ka aan daawado waa soo cararay inay tahaa u maleenay xawo dagan waa ba wariye laba wariye waa isku fiican yihin plz xawo dagan waa wayne waxaan kaa cod sanaynaa binti Cumar inaada soo qabati haday ku aqbasho war koranto jimaka Ilkacase tag lee hadaa caato rabti salaan sare adiga iyo gabadha👌👌❤️❤️❤️👌👌
Wariyahani kii ciyaaraa ka sheekaye muunu ahayn habeen walba khaati baan ka taaganahay nin aan saxib nahay ila Soo fadhiistey markasba nin kan Buu ii saaraa ilaa inta laga eedamayo wuu dhageysta ina game baan ciyaaraa waan salaamey saxib ninkaasi ciyaaraha barmaajiya aad Soo galiso xabadi ma dhaafto
Waxaa xasuustaa anigoo dhigto School Towfiiq ku yaalo oo fasalka 3aad maraayo in maalin qarax ka dhacay xaafada gubta dhanka qabuuraha barakaad kadib aan sheekadii maqlay Wariye dhintay oo la soo aasay dadkii soo aasay aa la qarxiyay. Murugo badan ayey aheed Waqtiyo adag ayaa la soo maray wlhi 😢
Kiin idaacada capital ama horn afrik kuma soo biirin 2008 taas been ayee ku sheegtay wey ka horeesay 2005 ayee kusoo biirtay waxee kaloo dhahday mahad ahmed emli markii la dilaayay waan joogay mahad waxaa la dilay 2007 agoust is waafaji marka
Reer tiktok Asxaab badan ayaan caawa ujeedaa aad baan idin soo dhaweynaynaa waxana balansanahay asxàabta tiktok ugu shidan muqdisho bilaal bulshawi iyoq teamkiisa Barnamij Ayan kasoo diyaarin soconaa.insha allah.
Horta wariyasha waa soo wareestay saxaaf na soo wareeso 2008 sahan radio uu ahaa asiga maxamuud arab
Insha Allah
@@ebyanish3760 saxaaf sxbkee malesia ayuu joogaa lkn isagoo meeshiisa joogo ayaan online ku wareysan doona.insha allah
@@XiisahaWararka insha allah
War maxamuud carab iiraadiya cajalad nashiido ayuu iga qaatay kadibne waalakala qaxaye ilaa hada cajaladii mahilmaamo
Wixii Tiktok ka socdo hadaa idin fududeeyo shekada 😂😂14:15 Ka dib thanks isoo dheH like dhac ku sii 😂😂
Hhhh thnks mesha ka imadaay
Tnx yaaqeey 🤣
@@hanuzcumar341 😂😂😂waa ogaa inaa imanesid 🙏
@@cutieinka2270 ku raaxeso waa ogaa inaa so raadinesid 😂😂🙏
@@nawaaldauud1355 hye heee mesha rabtay waa kuu fudueyey ku raxeso😂😂
Rer tiktok waba tahaye like ma isartido 😂😂
Haa mesha ka imaada😂😂😂
@@shukrixassanbariise4311 😂😂😂
Fadlan UA-cam ka subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya.
@@socdaalfilmsvlogs oky adna isar subscribe wan ku sary
@@socdaalfilmsvlogs aniiga wan ku sary wllky adna isaar
Waaba cayishey qoftaan. Ilaah ha u naxriistee injineer yariisow bay u aheyd gacan yaree
from tiktok war jceel baa i keenay meshaan masha allllah allah ha xifdiyo kiin
Maashaa Allah, Kiin gabdhaha aan jeclahay ayay ka mid tahay, Korontow intaad Muqdisho joogto barnaamijyada saxaafada noo badi, weriyeyaashaan hadii aad heli karto noo soo qabo: Arizona, Nuur Cali Faarax, Aweys Aar, Burhaan Diini Faarax, Cumar Teacher, Dulyar, Baakaay, Maxamedkaafi Cali Muumin, Maxamedkaafi Sh Abuukar, iyo kuwa kale oo badan, kuwa qurbaha aadayna noo soo qabo sida: Maxamed Cabdi Naxar, Maxamed Cabdullaahi Xaaji, Bashiir Khaliif Gaani, Cabdullaahi Taajirow, Ayaanle Xuseen Cabdi iyo qaar kaloo badan.
Barnaamijyadiina waan ku tixanahay ee horay u sii wada, guuleysta.
Wlhy Marka dhagaysto wareeysika wariyasha Waan la qiirooda
Illahayow idin gargaar
Walhi Allaha dila dhinto kiin Omar makaran cimri dher qali allaha ku siiyo
Illah ha u siyadiyo Nabad Muqdisho cadey
Abayo ilahay haku xafido darufa dhibdana ku sowada shaqayseyn adiga iyo wariyal badan
Allah ku amansado abyo lkn walaga fcna ado dalka joga ina ka hadasho ragaas oo is xasusisid 🥺Allan ka magan galnay shartoda🤲🤲
Walaahi waa runtaaa maadama aay aheeyd waqti hore mana habooneen. In aay hada isasoo xasuusiso ragaas. Caadeeystay. Dilka dadka aan wax ka galabsan
8
@@abgey fadlan subscribe ii saar walaal
@@abdinurmohamedabdi3719 fadlan subscribe ii saar walaal
Ilaahay kubadbaadiyay noloshada farxad kudhamayso walashay kiin cadey ilaahay hakujeclaado
Xasuusta wariyaha aad bn u jeclahy runtii markii laga sheekenayo el koronto hlkaa kasii wad kiin waan salaamaya
Kiin Cumar Makaraan si fiican aa u aqaan waa qof shaqsiyad wanaagsan. Weriye yaasha Soomaalida gaar ahaan reer Muqdisho dhibaato badan ayey soo mareen Ilaahey ha u naxariisto kuwii dhintay kuwa nool na nolol khayr qabta iyo cimri dheer ha siiyo.
Koronto ilaahey adigoo nabad ah hakaa soo celiyo muqdisho
Wll muqdiaho meel dadka lagu baa bi iyo miyeey noqotay sub xaanallah
Woow inaba caadi maaha 👌 viva weriye sare kiin cumar makaraan gabadheena sharafta badan dhal gobeed oo dun xiriira ayey ka soo jeeda isha baxarka biyaha maanyo ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
Maasha alaah ina cumar makaran aad beyn u salamayaa korontow sirta Anaa kuu sheegaya bariiska Iyo cabitanka ayey aad u cuntaa Kkkkkkkkk walshey qaali ilaah ha Ku dhowro Marwalba Iyo Meel walba igana gaarsii slnta, 2008 ayaa iigu danbeysay,gabar ixtram badan Oo aad u yareed ayey aheyd Masha Allah, lkn wey cayishay kkkk, koruntto thanks inaan maanta aan arko ardaydii,lkn ma dheeraatay kkk
Ilaahey haku amaansado mcney mrkasta ilahey talo saaro wadanki cabsidaa kubadan dikriga alle afka kuhaay ilahey hana wada xafido saa unahay gabdhaha somaliyeed dhamaan
Hoon afriik wariyaa sheedii xasuus baakaay iyo duniya muxiidiin nuur iyo wariya yaal bdn daris ayn la ahay hada wadao iyo xaafado ayey noqotay ineey dib noogu soo noqoto ayan rajeey nayaa insh allh waryaasheeenii intii dhimatay alle ha raxmado intuii nool na ha raagaan insh allh
Anigoo ah kabtanka Xiisaha wararka wxaa diin leeyhay markasta wxn ahy qofka ugu Horeeeya
وَلِكُلِّ أُمَّةٍ أَجَلٌۭ ۖ فَإِذَا جَآءَ أَجَلُهُمْ لَا يَسْتَأْخِرُونَ سَاعَةًۭ ۖ وَلَا يَسْتَقْدِمُونَ
Asc
Koronto iyo kiin allaha idin amaansado adinka iyo dhamaan wareyeyaasha soomaaliyeed meelay joogaan
Allaha u naxariisto saciid tahliil iyo dhamaan warayeyaashi sida xakhdarada iyo arxan la,aanta ay ku jirto loo dilay aduunki dhaafiyen aakhira allaha subxaana watacaala uga jaraya inshaallah
Kiinay waa run wali taadi baa dhiman saacadada saacad laguugu dari maayo
Allaha ku badbaadsado kuligii
Wadankana allaha nooga dulqaado dhib badan baan soomarnaye illahay dheef iyo baraaro ha noogu badalo
😭😭😭😭😭 walhi waqtigaas waan xasuustaa ilaa iyo hada waan ku riyoodaa anigoo ka maqanahay
Allah waan xasuustaa al abaadir aan wada dhigan jirin 2006 hada weyba is cadeysay soomaali midabka madow wuu kasii suuli lahaa
Mansha Allah Gabadh quruxbadan lakin arin Naxdin leh ayaa ku dhacaday Alle ayaa badbadiye Wlshy hore u soco
اللهم احفظ أختي وأهلي بعينك التي لا تنام🙏🏼allow ii xafid abayo 🥺alle dila dhinto 💔
anigana waxan jeclahay wariyaha in laqaxdowro waan dhageystay waresigan mala baaray ninkaasi wariye mahad allaha u naxariisto wan ogaa xiligasi anigana waxan ka shaqwynayay isbital madiina . barid madax banan hala sameeyo. yaanan la dhayalsanin. mahadsanid.
Walahay gabadhan inaba caadi mahan waa qof farxaaniyada m.a😍
Gabadhan arsenal maxaad u soo xasuusisay ilahay haka qabtee ileen weli khatartii waa jirtaaye
Kiin waxaan ku arkey somali caple tv
Igu salaan Walaashey kiin long time walahi qof la waayay Xagey Gashay waa dhuumataye.
inta wariye ah allha idinka badbaadiyo dhibatadan socoto allaha indin dhowro aaaamiin ilahey aya idinla jiro
naag yaraan jeclaa mantoo dhan waan yaraa ayay ku heysaa huuno duqaa tahee caadi iska dhig qof yar idaacad lama geyn laheyn huuno
Dad soomaaliyeed iyo dowlada shisheeye ayaa raba maanta inay muqdiaho ku celiyaan waayahaa ay soomartay iyo mid kasii xun reer muqdisho taas raali.ma.kanoqonayaan mise waa diidayaan
Inta tigtoka kasoo aragtay oo soo xarartay ha igaafin faml tiktok
fadlan subscribe ii saar walaal
GabadhaaN MagaceeDa Ayaa KacaanSan Sbabtoo Ah Wjigeeda manta Igu Horeysa Codkeedana -6 Sano Kahor waan Maqli Jiray
Kula mid ayaan ahay magaceeda aqaanaa
Wllo ma is baranaa hadad ka tahay wllo dee sawirkaaga ii soo dir wllo please Adi gu to you are learn more about
M.a kiin cumar makaran wa wariye cod gaar ah leh
kiin cumar makaraan reer juungal eheed masha.allah ayaan ayaa daganeen
Runti waa baraamijkan ugu jecelhay hal baraamij ima dhaafin ilaa malinti channelka la furay .
Koronto ila hada waxan sugayna inad noo badiso baraamijka noocan o kale ah waliba waxan sugayna wariye alcadaala adban u jecelaaan lahayn inad na horkento waliba hada ka horna wan ka codsaday cabdiqaadir markad xamar si tagaysay!!!
Codsi from Hargeisa.
🥲🥲🥲 wlhi wariyasha wakhti adag ayey ku so shaqeeyen
fadlan subscribe ii saar walaal
Waqti adag way Soo Mareen wariyasha Somaliyed waxaan xasustaa Anoo yar 2008 kiii Anoo Yar inaaa Maqli jiray Wariye hebel Aa La Dila Allaha Unaxariisto intiii Dhimatay Intiii Noolna cimridheer Allaha Siiyo
Wariye Kiin Cumar Makaraan Walee Waalagu Waayay Kiineey Xiligaagiii KNN
Hilib hadaa cunto cayil kuumaba dhino hhhhh waa iga qoslisay walahi 🥰😂
Allah ha unaxariisto adr scd tahliil qof aad fiican ayuu ahay
Suxufiyiinta Soomaliyeed
Rabbi Garabkiina Ha is Taago
Guul Iyo Gobonimo Ku Noolow
Af iyo calolo waxan ku xasusta 2011ki ayago xamarwayne shafto isku bursanaya oo radinaya cid u jajabisa kista laso dhacsaday kkkk
Wlhi kiin cumar nolol adag oo tahriiba ayaan isla marnay ilahey mesha aay jogto alle haku amaan sado waa gabar adag
Like 👍 tana waa kula soo or day 4bari ayaa ika soo hormartay shaqaa heestay markaan arkay ayaa xaaqin kii dhakay lee xiisaha wararaka ayaa ba arkaa miyaan dhaafika raa waa ii musalsal ka aan daawado waa soo cararay inay tahaa u maleenay xawo dagan waa ba wariye laba wariye waa isku fiican yihin plz xawo dagan waa wayne waxaan kaa cod sanaynaa binti Cumar inaada soo qabati haday ku aqbasho war koranto jimaka Ilkacase tag lee hadaa caato rabti salaan sare adiga iyo gabadha👌👌❤️❤️❤️👌👌
Wariyahani kii ciyaaraa ka sheekaye muunu ahayn habeen walba khaati baan ka taaganahay nin aan saxib nahay ila Soo fadhiistey markasba nin kan Buu ii saaraa ilaa inta laga eedamayo wuu dhageysta ina game baan ciyaaraa waan salaamey saxib ninkaasi ciyaaraha barmaajiya aad Soo galiso xabadi ma dhaafto
From tiktok
ugus dalkan iyo dadkan dhibato way somarsheen wana kagudbi doonaa insha allha
MashaAllh Kiin, Gawar qurux bathan
Allah haku xafido wllo Kiin Omar
Koronto wuxuu soo tabiyaa dhacdooyin cajiiba
Tiktok kaso arkay isla markiba wan so radiyay
Aniga xataa 😂😂😂
Ani cml wlh
@@fowsiyoahmed7147 fadlan subscribe ii saar walaal
@@mahadhassan1348 fadlan subscribe ii saar walaal
Wey jogan kuwas maheyn inad so hadasho adoo joga dalki dadkas iminka iney dib kuso radiyan lagayaba allha kuxafido abayo lkin wn ku walwalaya wlhi dalki mabad maha wali 😭😭😭😭
Wlh gabadhan waan maqlay dhowr heter magaceda ilaahey ha amaansado eyada iyo wariyeyashena
Msha allaha koronto allaha ku sharfto zxbow xasan top noo soo qabo adigoo mahadsan
Habo mcnto kiin i wish you a long happy life 💕😘
Indeed its very painful
Afa iyo calool ama lagaga huryaya urukas waa baaben bro waxidabidhacay kaduceeso adiga malaheen uduceey asxabtaaas amiin
Allah hakuxifdiyo🙏
Msh allh koronto waxn aad u jeclahy
Dadka aad wareysato
Siiba iidle yare ❤❤❤
qoftan ayadoo idacad jogto igu danbeesay hada lkn dhinaca dowlada u leexatay umalenaa
From tiktok like saar😄
Reer tiktok liketa ha ila dhaafina
Tiktok aya kasoo raacy inta ila mid ah likta dhac dhac ku siii
Wax badan kiin cumar makaraan kini badan codkayda waan maqlay radio kulmiye
Waxaa xasuustaa anigoo dhigto School Towfiiq ku yaalo oo fasalka 3aad maraayo in maalin qarax ka dhacay xaafada gubta dhanka qabuuraha barakaad kadib aan sheekadii maqlay Wariye dhintay oo la soo aasay dadkii soo aasay aa la qarxiyay. Murugo badan ayey aheed Waqtiyo adag ayaa la soo maray wlhi 😢
😔
Masha Allah tiktok kasoo raacay sheekadan caawa
From tiktok ♥️❤❤🙏🙏🙏
kiin cumar makaaran wale inbadan wan isla ceeshnay allaaha ku xafido abayo
Inta tik tolk ka so raacdey muuqaalkan like ii sar
Ax ax 😢😢😢 alla dilaaaa dhinto eee alle ha ku xafido 😢😢😢😢😢😊
Ilahey hadinbadbaadiyo kuligiin
Clip yaroo cajiiba an Tiktok kuso arkay waxay igu qasabtay ina Muqaalka so raadiyo.
aniga xitaa kula mid baan ahay hada ayaan arkay clipka xabada wa dhici weysay ayuu ku dhamaaday you tube xiisaha wararka usoo cararay
Wlhi hore uma maqlin gabadhan
Alle aya bad badiyay
Mansha Allah its amazing Allaha xafido Allahuma amiin
Hada tiktok kasoo aragtay like saar
Form tiktok
cabdulahi macali makaran walalked baa garshka lasheqn jiray
Tiktok baan kasoo racay
abdala boss hada xasus ledahay walal ar adunyaaaa
Nio qoftaan war ayaa ka keentay waana ka tageysaa maxaa baxar u galineysaa Boss
Dadki waxAs ku sameyy ineba nolen laga yabaa
Dad ku mabda ah ayaa jiro allaah ka badbaadiyo shartooda
Allahii kabad baadiyey markii horey ayaa hadane ujoogo allaha kabadbaadsho
REER JUNGAL AYAY AHAYD GABADHAN AAD AYAN U AQAANAA
guul🥰
2008kii kawaran mahad ahmed cilmi ayaa asne waxuu nala joogay south afrika
allah uu naxariito
hada qoftaan xiligas wax weyn miiyaa
Wariyihii bbc ushaqen jiray Koronto la dhihi jiray miyaa tahay wll mise ana wax isku khalday
Kiin idaacada capital ama horn afrik kuma soo biirin 2008 taas been ayee ku sheegtay wey ka horeesay 2005 ayee kusoo biirtay waxee kaloo dhahday mahad ahmed emli markii la dilaayay waan joogay mahad waxaa la dilay 2007 agoust is waafaji marka
dumarka waa lagu yiqanaa da'a inee yareeyaan
illahoow shartooooda ka badbaadi gabadha miskiin ah maxey ka rabaaan
Koronto sxb codsi sideee maalmo kooban laisugu caateeyaa
Baraamij ayaaa codsanayaaa
kiin cumar makraan gabar shaqo waaye radio kulmiye baan ka maqli jiray
Indho xanun kulul bad Ku eegay gabdha wariye
😂😂😂😂🙈🙈
Anaba yaabe 😂😂😂😂
😂🤣😂😃😅
Alle dilaa dhinta qofna wakhtigiisa ma dhaafayo illaahay baa awood badan
Koronto xamar waad imade wll wariyaasha qisoyinkan ku dhacen baan kaaga fadhinaa
Masha allah abayo cadawgaga u nolow
Wllhi qoftaan hadal kar waaaye mnshlllh gabar eedadey ah baa igu so dhacday marka arkay see u sheekeneso 😂😂😂
Koronto horay usoco sxb
Maashaallaah muqadishoiguslaam
Wlhi wan cabsady😭😭😭😭