@channelshortvlogs2927 hoy waa danbawdey israil waxey heysato plastine wax udhiw xitaa maheysato dee mucjiso kale meesha ku jirto hadii dawlad kale ahaan laheyd mar horey jabi laheyd dagaalka 6 month muusan soo gaari laheyn marka dee awood rabi iyo iyagoo asbaabtii layimaadeen ayaa cadowga israil ku jaween ee waxaad qoreyso ka fiirso
@@Sam_Saylici waxan ad ugu qosla nin sunni ah oo Iran ama shiicada ku haysta maxay Falastin ugu gurman wayeen hada ku oranaya shiicadu wa cadowga sunniga ninkasi marna ku odhan mayo sucudigu muxu ugu gurman wayay Falastiin sida yarkan Ogaansho kale
Waa fikirkaga shaqsiga ah cumarow👍 Aniga ima sina sacudi iyo iraN sido kale ima sina Emirate iyo iran 🙂 Suniga ku dooxaya ayaa iga diran shiiciga beenta i jilaya ee marna ila jira marka iga jira. Aduunka carab cid iga xun maleh | yamaniinta ugu dhow carab dadnimo leh. IraN ha jirto🎇
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 orda ku raadsade english and arabic hadaa dad aqoon Leh maxad ugu dhagantihiin teeda kle Isreal kaliya ma dagana falastiin waxey dagantahe meel u yamaniyiinta Barta qariirada mida Syria waa run wareyso suuriyanka jooga Somalia waa danbeesen Allah iga dhigay mid wax baara ka hor inta wax sheegin alx
Masha Allah Iiraan sida laga soosheegayo Run hadey tahay isku Haleen Maleh macamir Qadaafi libiya Madaxweynehedi AUN Ayaa Ka Maqli Jiray muslimka Waxaa Looso Dhex Mari Doonaa Shiicada oo ay wadashaqeestan reer Galbeedka Cajaaib hadaladaa Xusuus bey igeliyeen walahi
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا. اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين" . اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
Mawduucani manto kale munaasib maaha, dawladaha carabta ee aad balaayada ka dhigaysaa bal intaas oo kale ha sameeyaan, yaanay cidba ku dhiman weerarka lkn anagu wanu ku diirsanay. Ustaad carabta Ilaahay baa duleeyey ee qiil ha u raadin .
Waaba kaa yeelay OK ugu yaraan iran 100 gantaal ey gameen 1 qofne yuusan ku dhiman hadi larabo ok adi 1 wadan carbeed oo 1 gantaal bi's ku tuuri karo yahuuda ma heysa hada waa 1 xabo bi's dhankood u ridi karo iska dhaaf xitaa 1 xabo iney ku ridaan ma heysa wadan ugu hanjabi karo inuu weeraraayo Israel hada waa hanjabaad bi's ....?
Taas wa topic kale waana la ogyahay carab iyo israil taarikhdoda o ah dab iyo basiin xaladan wahniga ah na waa mid muslimiinta wada haysato carab kaliya laguma eeden karo o waxay ka dhigantahay annagu dad ma nihin. Lkn tan yaan laguugu sirin ayaa lagu yiri waa tom and jerry games.
Waa xaqiiq waxan xasuusta wakhtigi wadanka aan joogo iskuulka aan luqada ka baranaynay iiraaniyiin nalaga dhigan jirtay baa macalinkii na waydiiyay qof walba diintiisa walaahi mid iiraan ah oo nagu jiray wuxu ydhi diinba ma haysto wakhtigaasan ogaaday mida kale qurbaha waa muslimka u badan e diinta ka baxa
Waxad fahsanen siyasada iran xaly waxy la tustey inay khalkhal galisay sahnuniyda teda kale xaley iran ayronka iyo diyardaha ay is ticmashay xataa nus milyan magadhin lkn yuhud xly qalbki ay ka khasrisay wa balayin dollars aya ku isticmashay waxan la tusay in la wereir karo teda kale Iran sonkoda iyo diintoda Allah aya ka xisaabin carabta nagaha ah ee kalita nagaha ee maryha waawen oo casir aqligodi kuso kobay kun mar irana dhaata Love Iran waliga jir oo jooga
@@laqlaajisnugal2756 ayay u shaqaysaa adaan ku waydiine se yaaa kalo rabtay adu carab kaliya nabigena udgoone scw unbaa ka dhashee damiir male waa nijaaz dhamaantod car hal eray ha dhahaaan wakaase iran iska dhaafe car dubai iyo Alexandria ayay shaax kula cabayaan yuhuuda
Omar inshar / Ogaansho: Marmar ayuu wareeraa, iRAN waa dal muslim ah 99% cibaadada iyo in qofka uu diintiisa ku dhaqma waa wax ay ka gaabiyeen culumada iRAN joogta ee ma'ahan wax shacabka qaladkooda leeyihiin🇮🇷 Somalia burburka ka hor ku dhaqan diinta aad bay uliidatay waliba dhulka baadiyaha waxa laga helaayay kuwa aan waligood tukan ama illahayba aan aqoon 🇸🇴
Aduu ma shiico ayaa u doodaysaa Muslinimadooda waxba jiraan Eeg dadka waa laba kaliya diintaa soo gaadhey oo axkaamtii iyo soonkii salaadii iwm waxba aan ka aqoon . Mida waa cudur daar Saxa Lakin kuwani diinta si balaadhan ayey usoo gaadhey oo waa yaqaanan. Oo aqoon la aan kama aha ee waxey ka doorteen shirki iyo kibir ayey la yimaadeen
@@A...A09888 shiicada ayaga ayaa madaahib iyo kooxo kala ah, kuwa badan oo wanaagsan ayaa jirta! Intaas marka laga soo tago iRAN iyo yahuuda maanta waxa illaahay yaqaano waa iRAN🇮🇷
iiraan dan bay leedahay israaiilna dan bay leedahay danahoodii baana is gaadhay ama majaajilo ha isku gaadheen ama run ha ahaato laakiin dantoodu waxay dul taagan tahay niman seexday oo dunida dan ka lahayn , aniguna waxaan rumaysnahay in aan la ceebayn rag dantoona wata hadii taada aad dayacday
C.insharow carabi sow maaha mida UAE dakadahooda wax uga soo dajiya israail ee sucuudia ilaa urdun sii mara miyaad noo xayeysiineysaa fadlan rabitaankaaga hanagu dabbing
Iraan waan fahaney iney Musliinta necebyihiin lkn Muslimiinta Suniyiinta xitaa Ma ayagaa isku gargaara⁉️ Falastiin yaa u gargaarey oo dal Muslim ah⁉️ Illaahaw Xaqqa nagu dil Muslimiinta na walaalee🤲🤲🤲
Falastiin waxay haysataa garab weyn oo ah garabka Alle. Alle ayaa la jira. Anagana duco ayaan la garab taaganahay.
Haa wallahi❤
Rag rag baa kaa cesha ii ilaahay kaama cesho ee ragga ee beenta iska dhaaf😂😂
@@channelshortvlogs2927 Xasbiyalaahu wanicmal wakiil maxaad tiri miyaadan islaam ahayn.
Haa lkn waa in Rijaaal dad lahelaaaaaaaaaa,markaas ayuu alle kucaawinaa ee maaha muslimiin kala socdo aan isku xirneeen
@channelshortvlogs2927 hoy waa danbawdey israil waxey heysato plastine wax udhiw xitaa maheysato dee mucjiso kale meesha ku jirto hadii dawlad kale ahaan laheyd mar horey jabi laheyd dagaalka 6 month muusan soo gaari laheyn marka dee awood rabi iyo iyagoo asbaabtii layimaadeen ayaa cadowga israil ku jaween ee waxaad qoreyso ka fiirso
Wallahi waxii igu dhex jirey ayaad sheegtey.
Dadka badankoodu waxay moodayaan guul iyo aargoosi, balse sida lamoodayo maaha.
Thanks ogaansho sidaad dadka ula wadageyso xaqiiqada...
sax waa wax ay isla ogayen👍🏻
@@ABBIR.OTO4 Gantaladi waxa soo riday urdun taas ma sheegin omar 😂
@@Kendndnd inuu ogeyn ayaa dici kartaa lkn walaalkaa haku tilmaamin wax aad necebtahay in laguugu yirahdo
War ma inla tarxilada rabtan miskinka
@@Kendndnd ma shiici baad tahey
Xaqa iyo baadilka wey dagaalamayaa ugu dambeen Alle xaqa wuxuu siin doonaa guul الله اكبر
Mnsha Allah omer wax badan ayaad noo bayaamisay Mhdznid wuxuu ahaa mawduuc muhiim ah
Walhi shiicada cadawgeeda koobad waa muslimiinta sunida ah ha ku sirmina thanks mudane cumar ishaar sidaa wacan ee aad nuugu soo Guribisay Barnaamijkan muhiimka ah
israelna waa sxbka suniga masha allah
Islaamku waxa ugu liita waa suniga marka runta laga hadlo ugu yaraan shiicada hanjabaysa aya dhaanta dhamaan suniga
Zxp dhinac shiicada ka laynaysa dhinacna yuhuuda waaye maxay sameeyaan
Zhp shacabka musliminta sunida ah waa dadka ugu taagerida Badan ee dhipta jirta waxa weeye madax isku sheegan ayaa cunaha kaga duuban gabigooduna waa sayn la laad laada ree Galbeedka
@@Sam_Saylici waxan ad ugu qosla nin sunni ah oo Iran ama shiicada ku haysta maxay Falastin ugu gurman wayeen hada ku oranaya shiicadu wa cadowga sunniga
ninkasi marna ku odhan mayo sucudigu muxu ugu gurman wayay Falastiin sida yarkan Ogaansho kale
KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😢😢😢❤❤❤
💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
Dhowr jeer ayaan UA-cam ka soo galay bal saan u eego muuqalkaga ku adan arinkaan ugu dambey 13:40 waan hely😅
😊ogaansho best channel ❤
Ku sali Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
ماشاء الله استاذ عمر
Allaha akbar farxadayda maanta %100 falastiin guusheydu way soo dhowaatey❤ ilaahey wuxuu lajiraa kuwa saabiriinta 😊❤
Waa fikirkaga shaqsiga ah cumarow👍 Aniga ima sina sacudi iyo iraN sido kale ima sina Emirate iyo iran 🙂 Suniga ku dooxaya ayaa iga diran shiiciga beenta i jilaya ee marna ila jira marka iga jira.
Aduunka carab cid iga xun maleh | yamaniinta ugu dhow carab dadnimo leh. IraN ha jirto🎇
Wax garad sheeko jaban ayuu meesha Ku hayaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 orda ku raadsade english and arabic hadaa dad aqoon Leh maxad ugu dhagantihiin teeda kle Isreal kaliya ma dagana falastiin waxey dagantahe meel u yamaniyiinta Barta qariirada mida Syria waa run wareyso suuriyanka jooga Somalia waa danbeesen Allah iga dhigay mid wax baara ka hor inta wax sheegin alx
Walaahi waad ku mahadsan tahay ilaah hakaa abaal mariyo ummadeena aad bay ugu dagnaayeen iiraaniyiinta iyo shiicadabo inay dad fiican yihiin lkn waan kaa sugaayey walahi inaad xaqiiqadooda u iftiimiso aad baad ugu mahadsan tahay
Waa loo baahanyahay. Xaqiiqda. Jirta. In la ogaado. Beeni. Raad maleh. Aargoosi. Lasii baahiyay. 😂😂 Best comady
Thankz omar inshar❤ waa nala dagi gaadhay.
Ilaahy ha ugargaaro wallaalahy Qaza 😢
Xasbunllh, Falastiin yarabi adi ugargar garab ma heysto
Mahadsanid
Ustaad cumar inshaar
Waaban kaasugeyney inaad noo faahfaahiso
Mashaa Allaah Cumar walaal aqliga Rabbi hakuu daayo adiga iyo wiilka layidhaaho ORof cade oo asna utubera isku si ayaad wax noogu sheegtiin MASHAA ALLAAH KEEPGOING WL❤❤❤❤❤
Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw❤
The only video I have been waiting the whole day👍
Mahadsanid Omar Inshar sida aa xaqiiqada banaanka u wada keentay,caqliga saliimka ha shaqeeyo 😅😊
Xaqiiqada waan raadinayay mahsanid macalin
thanks mudane Naga dabagey Beenta Shiicada 😂😂 wan kusalamay Abuu feysalow
@@Kendndndshiicada ayuka waa walaalaha soomaaha
Yaa😂😂@@KimzeYoungz
Wlhi runta ayaa ka shegtay cumar inshaar maa sha Allah keep going my brother ❤
Wax buu aqriyaa
Wax buu aqriyaa
Thanks mudane
Xaqiiqta jirta ayaad sheegtay
Mahadsanid ❤
Cumar warka dahaad ka qaday thanks Allah adaiga mooye ciid kale maa sugayno
Masha Allah Iiraan sida laga soosheegayo Run hadey tahay isku Haleen Maleh macamir Qadaafi libiya Madaxweynehedi AUN Ayaa Ka Maqli Jiray muslimka Waxaa Looso Dhex Mari Doonaa Shiicada oo ay wadashaqeestan reer Galbeedka Cajaaib hadaladaa Xusuus bey igeliyeen walahi
Ilaheyow inta dulman ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah
Hampalyo ustad omar inshar coming 🔜 1M subscribe 🎊 🎉❤
Wll kusali xabiibkeeni maxamed scw❤❤❤❤
Manshaallah ustad Omar inshar shukran ❤🎉
اللهم إن نسألك أن تأخذ الظالمين أخذ عزيزٍ مقتدر وأن ترينا فيهم ما يُسكن من نار قلوبنا.
اللهم إنا نرجوك أن تضرب الظالمين بالظالمين، أن تنتقم منهم يا منتقم وأن تردّ لنا حقوقنا منهم في الدنيا والآخرة
اللهم اشغل الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين"
.
اللهم أهلك الظالمين بالظالمين وأخرجنا من أيديهم سالمين
اللهم أضرب الظالمين بالظالمين وأخرجنا من بينهم سالمين
Warkaagu Waa Qalbi caruurnmo iyo Warkii Carabta
Sheeko caruuro ayuu meesha la yimi
Omar inshaar wkusalamay alle hku barakeyo😊
aamin
Hambalyo 800k my teacher ❤❤
Gaalada iyo shiico waa isagu kay mid aniga iima kala dhawa
Ogansho alaha ku xifdiyo
الله اكبر
Shaxda laba rogan waa doqoni magaratey mahadsanid cumar
Mawduucani manto kale munaasib maaha, dawladaha carabta ee aad balaayada ka dhigaysaa bal intaas oo kale ha sameeyaan, yaanay cidba ku dhiman weerarka lkn anagu wanu ku diirsanay. Ustaad carabta Ilaahay baa duleeyey ee qiil ha u raadin .
Carab nacaybku waa xanun carab macanaheda mataqaan Waa dadka Asalka islaamka ah Shalay adigu awowYada islaamka Halkay kakeenen weeyi KalaamKa Alleh Iyo quraankad ilahay ku caabudo waa dadku ilaahy luuqadoda kusoodajiyay waadadku nabigu shegay scw inay yihiin dadka ugu qalbiga jilicsan ehlul Yaman inay yihin dadka ugu horeeya e qiyaamaha kusoo aroraya darka ama xawdka nabiga ena kacabaya carab carabtun ha HayN Naftada garo
@@hide-eyeadeer caqligagaad hadashay ee carabtaad shegaysa Falastiin wax hawqabtaan
Alalaha aqliga ku barakeeyo
iraanta yurub joogto inta badan mulxidiin baa nahay bey dhahaan. qaar badan oo sida turkida oo kale ah baa jiro oo cilmaaniyad ama diin la'aan aaminsan
Mahadsnid Ustaad Inshaar
Runlaw aya tahay allaah haku barakeeyo yaa cumar inshaar ❤
Sheekh mustafa ka maqlay shiicadu waysi kala xag jirta kuwan bisha barakaysan kasexday waa xag jir fogba
Sadaam xuseen 😢😢😢fiiri profile kayga ❤
Ustaad aad
Baan ku sugaayy si aad
Uga hdshid arintaan1👍
Yaa Cumar alle Kacabso Anagoo Ah Suniyiinta saxan Xataa Hal Habeen Ah Majaajilo Maka Dhigi Karnaa Israaill Oo Xataa Dhawr Gantaal Oo Majaajilo ah Xaga Israaiil Ma Uridi Karnaa Waa Maya Ceebi Korkeena Ha ahaato Ee Dadk AAN DHAWAQ KADAYNO
Adiga ale kacabso mxuu taraa in qarax lagudahay wansoturi kahortag
Suniyitu waa shaydaan walaahi bilaahi
Mahadsanid Cumar inshaar???????
shukran ustaad cumar inshar
Free Palestine 🇵🇸
agree
in sha allah
😢😮¹❤64@Fardowsaxaniif-zh😅😅7cg
Go free them and stop talking
@@mohagurey2214😂😂maxawaye naceebka sxb
😂😂😂😂😂 waa qosley wlhi ri xitaa kuma dhaawacmin kulahaa 😂😂😂
Thanks
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼
Reer Galbeedku way isfahmayaan, week kadib waxaad arkaysaa iyagoo laabta is galinaya, waxba yaan laynagu mashquulin.
@Spreadingthelight267🤣🤣🤣
Dad badan ayan waxba fahan sannayn wallahi oo iran🇮🇷 u haysta in ay taageriso Palestine 🇵🇸
😭😭😭😭😭 tolow falastiin yaa garab istaagi doona hal madax oo muslim isku sheeg ah oo damqanaya ma jiro naar alle idin gey😥😥
@@ShadiyaCabdiraaxmaan Waa uu imaan donaan waliba yahuuda waxaa loo xasuusaqayaa xasuuq aan wali cid kle loo xasuuqin islamkii dhabtii ahaa wuu solaban rabaa
Walaalayal Alle dartisa igu soo duceya muraad aa leyahy 😢😢
ilahey hakufududeyo wll
War calaacal looms baahna iiraan waxay noqotay awooda 1 kowaad ee bariga dhaxe , wana kufaraxnay manta siday yahuuda uga oohiyeen masha Allah. Guuuuuuuul.
😂😂😂😂😂😂 waa sida aqliyadada amisan
Iran iyo yahuuda waxba isma dhamaan😂
🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂
Waa dadka noocaada oo kale dadkee iran ku ciyaar ciyaarto. 😂🤣
wali waxba maad akhrin waan kaxumahay
Wlhi aad ugu mahasanthy Ayado intano qof kugu xiranthy inaa runta usheegtay🙏🏿
waxan kusuguba Ugu danbayn wa kaso hadashay mahad sanid ustaad ❤
kusali nabiga salalaahu calayhi wasalam
Macalin omar 🤴 👑
Thank you so much
Waaba kaa yeelay OK ugu yaraan iran 100 gantaal ey gameen 1 qofne yuusan ku dhiman hadi larabo ok adi 1 wadan carbeed oo 1 gantaal bi's ku tuuri karo yahuuda ma heysa hada waa 1 xabo bi's dhankood u ridi karo iska dhaaf xitaa 1 xabo iney ku ridaan ma heysa wadan ugu hanjabi karo inuu weeraraayo Israel hada waa hanjabaad bi's ....?
Arinka fahan horta iran 🇮🇷 islaamka iyo qaza inay u hiilinayso run maaha waa xeelad ay wdato.
Taas wa topic kale waana la ogyahay carab iyo israil taarikhdoda o ah dab iyo basiin xaladan wahniga ah na waa mid muslimiinta wada haysato carab kaliya laguma eeden karo o waxay ka dhigantahay annagu dad ma nihin.
Lkn tan yaan laguugu sirin ayaa lagu yiri waa tom and jerry games.
Taariikhda dib ugu noqo maa ilowdey dawlaha carabta iyo yahauuda wiixii dagaalo dhex marey bro caadifadi yayna ku qaadin ee wx baadh
Maya lama arkaayo carab halxabo kurido lkn ayada miyaa falastiin u aaraya
Inshaa allaah guul
Iran wxeedu waa qayaali cad trkhdana mel ogama taalo in ay la dagalantay kirstaa ka iyo yuhuuda
Waa xaqiiq waxan xasuusta wakhtigi wadanka aan joogo iskuulka aan luqada ka baranaynay iiraaniyiin nalaga dhigan jirtay baa macalinkii na waydiiyay qof walba diintiisa walaahi mid iiraan ah oo nagu jiray wuxu ydhi diinba ma haysto wakhtigaasan ogaaday mida kale qurbaha waa muslimka u badan e diinta ka baxa
Waxad fahsanen siyasada iran xaly waxy la tustey inay khalkhal galisay sahnuniyda teda kale xaley iran ayronka iyo diyardaha ay is ticmashay xataa nus milyan magadhin lkn yuhud xly qalbki ay ka khasrisay wa balayin dollars aya ku isticmashay waxan la tusay in la wereir karo teda kale Iran sonkoda iyo diintoda Allah aya ka xisaabin carabta nagaha ah ee kalita nagaha ee maryha waawen oo casir aqligodi kuso kobay kun mar irana dhaata Love Iran waliga jir oo jooga
M.nllh Guul Guul
First alxm love isaaar😂❤
Iraantu iyadaaba’masiibo ku’ah islaamka
Wiilkaan wax ka run badan UA-cam ka marag Allahumabarik
Mahadsanid
La sugaye warkaas👍👍
Alaha xafido falastiin
First comment:
Iran meesha waxbo Kuma heyso, waxa ay beer jileec iyo taageero ka goobeysaa shacabka muslimiinta.
masha allah
Xalay ka hor iiraan kama quusan Hal diyaarad oo kaliya baa safaaradoodi lagu burburiyey iydon cidna ogaan iyna waaba sii sheegty saa difaacii hawada baa mareykan iyo ingris iyo yuhuudiba kuqabqabteen iraaney khlaas booto intaa kabdan idinka dhagysanmaayo bes iga dhaha xuutiyiinta baaba idin dhaama akh
Wacaleykum salan Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤❤❤❤
Carabtii waa hoogtay, wax gargaar ahna waa ay sii waayeen walaaladood Fakastiin. Hadii ay Iiraan dhiiran lahaydna, iyagaa u soo raaci Galbeedka iyo Israel. Waa la jabay
indhaha fur waa kuma iiraan yey ushaqeysaa
@@laqlaajisnugal2756 ayay u shaqaysaa adaan ku waydiine se yaaa kalo rabtay adu carab kaliya nabigena udgoone scw unbaa ka dhashee damiir male waa nijaaz dhamaantod car hal eray ha dhahaaan wakaase iran iska dhaafe car dubai iyo Alexandria ayay shaax kula cabayaan yuhuuda
Waa niman zhaqaale u ah yurub dan islam waxba kama oga
Hada xasan shiikh ma Dan islaam buu ka shaqeeya waa maya kuwa dalalka islamka waa la mid
masha allah xaqiiqadaa kahadashay
Allow yahuuda jaabi oo rer falastin caawi yaa rabi
Waa ruwaayad dadka lagu sii jeedinay dhibaatada Falistiin ka socota
Omar inshar / Ogaansho:
Marmar ayuu wareeraa, iRAN waa dal muslim ah 99% cibaadada iyo in qofka uu diintiisa ku dhaqma waa wax ay ka gaabiyeen culumada iRAN joogta ee ma'ahan wax shacabka qaladkooda leeyihiin🇮🇷 Somalia burburka ka hor ku dhaqan diinta aad bay uliidatay waliba dhulka baadiyaha waxa laga helaayay kuwa aan waligood tukan ama illahayba aan aqoon 🇸🇴
Aduu ma shiico ayaa u doodaysaa
Muslinimadooda waxba jiraan
Eeg dadka waa laba kaliya diintaa soo gaadhey oo axkaamtii iyo soonkii salaadii iwm waxba aan ka aqoon . Mida waa cudur daar Saxa
Lakin kuwani diinta si balaadhan ayey usoo gaadhey oo waa yaqaanan. Oo aqoon la aan kama aha ee waxey ka doorteen shirki iyo kibir ayey la yimaadeen
Qof caaisha caayaya oo saxabada nabiga caayay muslim maaha waa gaal orod oo culimada soo waydii arinkaa
@@A...A09888 shiicada ayaga ayaa madaahib iyo kooxo kala ah, kuwa badan oo wanaagsan ayaa jirta! Intaas marka laga soo tago iRAN iyo yahuuda maanta waxa illaahay yaqaano waa iRAN🇮🇷
Halyey cumar ishar❤ 1M aan garsiino
Way adagtahay inaan aamino inay yihiin saaxiibo iyadoo lalaynayo saraakiil iran ah. Waliba kuwa ugu sareeya
Ustaad cumar
Wligay maan arag nin yidhi waan kaa aar gudanaya hadana sii sheega wakhtiga iyo halka uu beegsanayo, xata hal qof kumu dhiman ka waran.😂
Mahadsanid sxbsare updateska??
Duufaan ilahay wato lama joojin Karo ustaad yuhuudi wayku daysey mrkan
iiraan dan bay leedahay israaiilna dan bay leedahay danahoodii baana is gaadhay ama majaajilo ha isku gaadheen ama run ha ahaato
laakiin dantoodu waxay dul taagan tahay niman seexday oo dunida dan ka lahayn ,
aniguna waxaan rumaysnahay in aan la ceebayn rag dantoona wata hadii taada aad dayacday
Shiica lama Aamini karo Waa fulay
Ma doqmaha Casiirka ahaa baa geesiyaal ah
Subxaanlaah Allah adiga suna Rs Allah scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❣️❣️❣️❣️
Anaa Ku arkay yurub Aad ayay utaageeraan iiraaniyinta isarail, badanaana maba Tukadaan oo masoomaan intaan arkay oo iiraan ah oo yurub Ku nool
Islaamnimo been ah bay sheegten
wcs walalkey
Iran falastiin ma taageerto sax balse away dawladihii suniga ahaa? Iran waxay isku dhaantaa dhaantaa dhamaan bariga dhexe waxa jooga waayo waxay dooneyso ayey sameysaa. Shiico weeye wax macne ah sameyn mayso.
Ogaansho waliay waxan moodi jiray nin wax badan fahansan balse caawa ayan ogaaday inaad Soo gudbiso dacaadaha carabta
Assalamu calaykum Mr omar inshar
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Sxb maanto dhan ku sugaynay hadaad timi Mashalah waa arin lagu farxo inaynu yuhuudi saas u galno
C.insharow carabi sow maaha mida UAE dakadahooda wax uga soo dajiya israail ee sucuudia ilaa urdun sii mara miyaad noo xayeysiineysaa fadlan rabitaankaaga hanagu dabbing
Iraan waan fahaney iney Musliinta necebyihiin lkn Muslimiinta Suniyiinta xitaa Ma ayagaa isku gargaara⁉️
Falastiin yaa u gargaarey oo dal Muslim ah⁉️
Illaahaw Xaqqa nagu dil Muslimiinta na walaalee🤲🤲🤲