Walaal mahadsanid, 18,000 oo u badan heeso waxaan ku hayaa Hard Drives badan qaarna waxaan rabaan inaan ku shubo Google Cloud ama Drive markaan wakhti u helo, ilaa 2006 waxaan soo galiyey channel kan iyo qaar kale ma masaxin waan hayaa xitaa cajalado VHS aan ka soo duubay TVga qaranka Xamar dhamaadkii 1990.
Fan waa Fankii hore keydna waa CAWEYKA DALMAR cajiib!👏 💯bro Waxan jeclaan lahaay inaad keydka canjadaha iyo CD-yada aad badiso si ubadkeena 2050 aay u helaan KEYD waxtar uleh dhaqankooda iyo Hiddahooda🙏MAHADSANID Kunjeer iyo kabadan💯🤝 25/12/2024 ❣Wednesday❣ 10:55 PM❣Caweysin wanagsan dhammaantiina❣
Walaal mahadsanid, 18,000 oo u badan heeso waxaan ku hayaa Hard Drives badan qaarna waxaan rabaan inaan ku shubo Google Cloud ama Drive markaan wakhti u helo, ilaa 2006 waxaan soo galiyey channel kan iyo qaar kale ma masaxin waan hayaa xitaa cajalado VHS aan ka soo duubay TVga qaranka Xamar dhamaadkii 1990.
@caweyskadalmar masha Allaah, waa wax fiican inaa kushubto CLOUD COMPUTING AMA MOBILE COMPUTING, wayo sanadahaan dambo xagaas iyo CLOUD ayaa loo guuray in xogta lagu keydiyo.
THANKS 💯
King Hassan Adam Samater
Heesahagu ma luman intay Somali noshahay😘
Thanks Cawayska Dalmar
Mmm 11th 111
Asc qarabo allh
Wayowayo waku idha furtay
Hesahan aduyada iyo aqiraba
Allha ku raxeyo inshallh
Axsan heeso, heesaha sandahan heeso ma ahn wlhi😭
I LOVE ALL YOUR SONGS HASSAN BECOUSE THEY MAKE SENSE FOR ME THANK YOU.
Thanks caweyska dalmar maxaa qaraamiya thanks.
Adiga muddan wll
You are misquoting me.I said like other great musicians ,his music is full of political undertones to make communities better. 0:12
Thanks sxb sare hesihii hore ayaa hesa ah ku cusub wax jiro ma ahan
Walaal adiga muddan
Sida hogosha roobka waa heestuu kusoo baxay hirgelinta heesha ay waaberi kuqateen
Maxamad cumar tabantaabo ayaa laha waana heestii uga qaybgalay tartanka heesaha hirgalay 1971kii ayay aheyd habeenkaas xasan numbar one ayuu kusoo baxay
Soomaali Oo Moda be Alla Wacanaaaa
Samatar legend
HADRAAWI WALAAHAY WAA MUCJISO
Waayo . waayo 👍👍👍👍
Axyaaa qadimi soomaal
Heegooy hadmaad igu hooraysaa heestaa ayaan rabay maxaa la yidhaa magaceeda.
Yaaah
XaSa N leeY
𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐭𝐚𝐫 𝐟𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐧𝐚𝐚𝐧𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐚𝐬𝐡𝐮 𝐩𝐚𝐚𝐪𝐢 𝐡𝐚𝐤𝐮𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐨 𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐮𝐧𝐚 𝐦𝐚 𝐥𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐥𝐞𝐞
❤❤❤❤❤alfanan❤xsn❤adan❤samatar❤❤❤❤fanan❤somaliyed❤❤❤❤xfdullah❤❤❤
Heesta koobad magacis
Sida hogosha
3rooleH AxmeD 3eyDH MaTHar-Ki3is Hiraab /HaBa"ghi-Dir
1: sida hogosha
2: Sidirigam
3: hakaba
4: Darmaan❤
Guul cadaado?
I am sorry for any misunderstanding
Al qabaa'il li 2 3aariphoo
salax
Submit
Agenda
Limited
Excess 46:29
Ii
O