Waa Kuma Sh.Qaari Muxamed Alyamani Wuxuu Ku Guuleystay 13 Codadka Culimada Maka Iyo Madina Mash'alla

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 318

  • @alinuura.rahman5493
    @alinuura.rahman5493 Рік тому +41

    Qaari Mohamed cuthman m.a wan jeclahay sawa mall Nairobi ayu ka tujiyaa

  • @KeynanHalane
    @KeynanHalane Рік тому +1

    Aniga waxan aad ujeclhy sheikh cali jabir Allah unaxariisto

  • @isnomaadam600
    @isnomaadam600 Рік тому +1

    Sheikh Khaled Jalil my favorite Qaari

  • @raaqiyacabdullaahi
    @raaqiyacabdullaahi Рік тому +16

    Ilaahay ha xafido khekha walaalka soo gudbiyayna ajar Alle haka siiyo
    Walaalayaal qof kasta oo farriintaudaan arka ha iisoo duceeyo in uu Ilaahay ii fududeeyo xifdinta qur'aanka iyo barashada culuumtiisa.

  • @KhadraCumarBaan-jg2mq
    @KhadraCumarBaan-jg2mq Рік тому +15

    Mansha Allah Allaha barakeeyo Ani Waxan daneeya sh cali jabir Allaha u naxariiste....... sheekh wiil yar ayaa ii joogo oo isku data taqliidinta culumada iigu soo duceeya insha allaah

  • @abdullahimohamed8402
    @abdullahimohamed8402 Рік тому +19

    لاتنسى ايها المسلمون اللهم بارك لشيخ القاري محمد اليمني🇾🇪

  • @HilalSheekhi
    @HilalSheekhi 8 місяців тому +1

    mansha allah shl allah ha ku barakeeyo cod kaaga macaan

  • @mohamudmohamed8471
    @mohamudmohamed8471 Рік тому +8

    M.a sheeq wa jeclahay wlhi. Dartisa masajidka imam bukhari ugu so tukan jire❤❤

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o Рік тому +1

    Masha Allaah masha Allaah ,, Rabbi hakubarakeeyo ,

  • @Intisaamofficial
    @Intisaamofficial Рік тому +1

    Manshallaah tabarakllaah sheikh caadi maahi sheik cod aan tuuro malaha lakiin sheikh aan jeclahay wuu kenay codkisa sheikh cali cabdullahi jaabir

  • @xafsamucalimnuur
    @xafsamucalimnuur 10 місяців тому

    M.allah 🌹Allah ku xafido Aduun io aaqiro 🌹 Allahu akbar Sheekh wllhi arin cajiib ah yaa rabbi ia

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Рік тому +11

    Sheekh khan muu caruur ta soomaaliyed ku caawiyo waxa RABBI baray ee codka iyo tajwiika Masha Allah Allahu Akbar ❤🇸🇴🤲

  • @maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484

    Maasha Allaah
    Allaahuma baarik fiihi yaa rabbi

  • @mahmuudbarakow4301
    @mahmuudbarakow4301 Рік тому +1

    Masha Allah sh.mohamed al yamani

  • @KeynanHalane
    @KeynanHalane Рік тому +1

    Aniga waxan aad ujeclhy sheikh cali jabir Allah Unaxariisto😢

  • @لاإلهإلاالله-ق9ه3ع

    الله يحفظ كل قراء المسلمين 🤲🤲❤❤

  • @abdirashiidtimacade
    @abdirashiidtimacade Рік тому +8

    Sh.mohamed aad Ayaan u jeclahay codkisa gaar ahaan cali jabir .
    Sawa mall Nairobi jaam-ka ayuu nagu tujiyaa ❤🎉😊

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Рік тому +1

    codka ugu horeyo wuxuu Isooxusuusiye shekh Cali Abdallah jabir Allow unaxariiso Anaga iyo walidiintenana nowada danbi dhaaf Inta dhimatayna udanbi dhaaf

  • @omarnuh
    @omarnuh Рік тому +4

    Masha Allah Tabarakallah
    Mabruk Alaik Allah Yarhamahum Walideenak
    Sallallahu Alaihi Wasallam
    Sayidu Ambiya en Mursalin
    Khatimul Ambiya
    Kheyru Khalqillah
    Naxibak Jiddan Yaa Habiballah

  • @zakiamareh2674
    @zakiamareh2674 Рік тому +1

    mashallah sh. Ali jaaaaaaaabir iyo sh. Al cafaaasi
    allah yabarik sh..
    waaaaan ilmeeeyay wllo

  • @IsmailAlsabrai-nu1xw
    @IsmailAlsabrai-nu1xw Рік тому +11

    جزاه الله خيرا الشيخ محمد وكذا الشيخ صاحب القناة الذي أعطى فرصة لشيخ محمد وجميع المشايخ

  • @xisaabxer2731
    @xisaabxer2731 Рік тому +7

    ماشاءالله شيخ محمد بووا الله يحفظك، كنا ندرس سوا في البساتين اليمن

  • @dr.ahmedbinbisher
    @dr.ahmedbinbisher Рік тому +3

    ما شاء الله تبارك الله استاذي ومعلمي القران الشيخ محمد عثمان ( محمد بوو) لقد اتاك الله مزمارا من مزامير ال داود اسال الله ان يحفظك ويبارك فيك وفي عمرك لطالما كنت فخرا لمنطقة البساتين

  • @sayidfarah3009
    @sayidfarah3009 Рік тому +1

    Mansha allah shiikha waa cod wanaagsan yahy

  • @xafsamucalimnuur
    @xafsamucalimnuur 10 місяців тому

    m.allah ShekhaAllah xafiddo Aduun io aaqiro 🌹 Aniga waxaan aad ujeclhy inaan qur'aanka kabdhgysto Sheekh Maahir Al mucayqilli 🌹Xafidahullah 🌹

  • @حسنالشيدي-خ6ن
    @حسنالشيدي-خ6ن Рік тому +1

    Maashaa Allaah Allahuma baarik

  • @xuseenmuadin1816
    @xuseenmuadin1816 Рік тому +1

    Masha allah sh jaabir sidu ukeenay caadi ma ahan

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 Рік тому +4

    Sh cali jaabir iyo khaliil alxusari ayaan dhgaystaa Allah ha ka abaal mariyo hana u naxariisto aamiin

    • @abdilahiduceeye8574
      @abdilahiduceeye8574 Рік тому +1

      Inta kale wax uu keenay iyo wax uu dhaweeyay weeye masha allah marka laga reebo sheekh sudays muu dhawayn xataa

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 Рік тому +1

    Asc Masha Allah sh cali jaabir ayuu si fiican ukeenay

  • @cimraanxamud1243
    @cimraanxamud1243 Рік тому +2

    أستمع كلهم وخاصة شيخ عبد الباسط عبد الصمد وشيخ الحصري رحمهم الله رحمة واسعة

  • @abdimfarah6085
    @abdimfarah6085 Рік тому +1

    ❤ sh mohamed ayub
    Sh mohamed muxisny

  • @abuu-ali307
    @abuu-ali307 Рік тому +13

    ‎اللهم طهر قلوبنا من النفاق ، وأعمالنا من الرياء ، وألسنتنا من الكذب ، وأعيننا من الخيانة ، اللهم حصن فروجنا ، واحفظنا من الحرام واعصمنا منه ما بقينا ، اللهم جنبنا الفواحش ما ظهر منها وما بطن ، اللهم أبعد عن الزنا والربا وجميع الفتن والشرور يا رب العالمين ،

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking Рік тому +2

    Masha allah shekh mahamed waa adeerkeyga ❤❤codkaga qurux 😊😊😊

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 Рік тому +2

    Ani xita sh matrood ayaa aad uu jeclahay marka dhagaysanayo addunka ba waa ka guura qalbigayga dhaan ayaa❤is badalo masha’allah

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 Рік тому +2

    Maashaa Allah ilaahay ha ku xiftiyo anigu waxaan keclahay sh suuri ah sh c qaadir cismaan

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 Рік тому +3

    Kankoowaad maansha allaah tabaarakallaah allaah swt ha barakeeyo fidunyaa wal aakhiro fataxallaah caleeyka jkz

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +5

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️

  • @a.arosto6043
    @a.arosto6043 8 місяців тому

    ماشاءالله تبارك الرحمان ربي يحفظك الشيخ محمد وأخي

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 Рік тому +4

    Mashaa allaah kanahu huwa walahi wuu keney Mashaa allaah ilaahey ha usiyadiyo anagana noo fududeyo amiin adigana allaaha ku xifdiyo saad qalbiga nogu nuurisen

  • @nafisomohamed-wz4fj
    @nafisomohamed-wz4fj Рік тому +2

    Mashaa allah allaha ku ciseeyo shiiga allaha barakeeyo sudusi waa jeclahay iyo sh cabdul madriud

  • @KeynanHalane
    @KeynanHalane Рік тому +1

    Masha Allah

  • @fmg63772
    @fmg63772 Рік тому +2

    Maashaa allaah tabaarakallaah jizaakallaah khayr sheikh waligay ma arag siduu ukeenay o kale maashaa allaah

  • @AbuAhmed-ww4ms
    @AbuAhmed-ww4ms Рік тому +4

    بارك الله فيك استادي ومعلمي الدي وفقني الله فيك ربي يوفقك ويعطيك القوة والعافية ويستر عليك ويبعد عنك الشر، يارب محمد بن بوبئ

  • @hiyadaarulqaraar6941
    @hiyadaarulqaraar6941 Рік тому +1

    Mansh allaah illaahay haku barkeeyo sh

  • @mohamedmahamud5371
    @mohamedmahamud5371 Рік тому +3

    ما شاء الله تبارك الله

  • @issackmohamed642
    @issackmohamed642 Рік тому +9

    ماشاءالله تبارك الرحمن ربنا يبارك لك 😊❤❤❤

  • @zainababdi7956
    @zainababdi7956 Рік тому

    Allah sh cali jaabir raxmatullahi calayk qalbigayga ayaad ku dhaxnooshahay

  • @maymunfarah9486
    @maymunfarah9486 Рік тому +4

    Mashaallaah tabarakallaah laa quwata ilaa billaah❤❤❤❤❤allaaha ku siyaadiyo hana ku barakeyo xifdintada❤❤

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 Рік тому +1

    Masha Allah walhi shek Abdalla matrud iyo shk jabir markan maqlo aqriskoda wan iska oyaa alow Ku xifdi

  • @alisharif310
    @alisharif310 Рік тому +4

    Maashaa Allaah , Jazzaakallaahu khayral Jazzaa , Allaahumma Aamiin .

  • @muxumedaxmed3548
    @muxumedaxmed3548 Рік тому +2

    Maan shaa alaah

  • @rahmohassan2258
    @rahmohassan2258 Рік тому +2

    Mashallah shekhana alle hakubarakeyo 💯💖🌹

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Рік тому +2

    MASHA ALLAH LABADA SHEKH EE AN JECELAHAY AQARISKODA
    SHEKH MHR IYO SHEKH SUDES.ALLAH HA
    IDIN BARAKEYO IDINKA IYO CULUMADA ISLAMISKA DHAMAN
    ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking Рік тому +1

    Ani waxan jacelhy shekh ali jabir iyo shekh sudeisi iyo shekh abdulbasid ❤❤

  • @saynabcaydiid6362
    @saynabcaydiid6362 Рік тому +1

    Mansh allh anigu waxan jecelah sheikh cabdirxmaan sudais

  • @كلالعالمعاءلةيوتيوبي

    Maasha allah shiqa Allah barakeeyo

  • @alixsaansom
    @alixsaansom Рік тому +1

    Sheeqa waxa uu iloobay tumoow wax malagu barto . Ee wax barasha jaceel iyo naxariis ayaa wax lagu bartaa 😊

  • @cibaadu-raxmaanofficial7614
    @cibaadu-raxmaanofficial7614 Рік тому +6

    Imaam ustaad muxamed 14 jir ayuu imaam nimada kubilaabay masjid weyn oo kuyaal yemen 🇾🇪 masjid firdows.
    Ilaahay haxafido macalinkeena 🤲🏻

  • @zahrahassan-ir6sy
    @zahrahassan-ir6sy Рік тому +5

    Masha Allah allow no xefde sheikh qena you an your family ❤

  • @issackmohamed642
    @issackmohamed642 Рік тому +6

    بارك الله فيك شيخنا الحبيب

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 Рік тому +1

    الشيخ عبد الرحمن السديس إمام وخطيب المسجد الحرام
    اكثر من أربعين عاما في البقعة المباركة

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Рік тому +2

    Maanshallah sheekh ilaahay khayr ha ku siiyo. We love all qaris. Wonder full people.

  • @makoali7105
    @makoali7105 Рік тому +1

    Masha alaah masha alaah

  • @mohamedaden9889
    @mohamedaden9889 Рік тому +1

    ماشاءالله تبارك الله ماشاء الله تبارك الله

  • @canabcabdirashiid9986
    @canabcabdirashiid9986 Рік тому +1

    Mash Allah Allah barakeyo 🥰

  • @rahmohassan2258
    @rahmohassan2258 Рік тому +2

    ماشاء الله عليك يا سيدي ❤🌹💖💐

  • @SahraJibril-dz8sl
    @SahraJibril-dz8sl Рік тому +1

    Masha Allah ilahay hidiin xafido

  • @adontiiale
    @adontiiale Рік тому +13

    Mashaalah ❤ he has talented that the almighty God give him

  • @issesharif1069
    @issesharif1069 Рік тому +3

    Sheekh Abdi Rahman al sudaysi Allaha ku barakayo

  • @zeitunronow8337
    @zeitunronow8337 Рік тому +1

    Masha Allah ❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Рік тому +2

    Maashaallaah allow ku xifdi codorld badan aan jeclahay buu keenay❤❤❤❤

  • @abdullahinur4668
    @abdullahinur4668 Рік тому +1

    Sh Ahmed Al Cajami iyo Abdullahi Matruut labada Waan jelahay

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 Рік тому +2

    ماشاءالله تبارك الله لاقوة إلابالله
    اللهم بارك

  • @alimohamed1841
    @alimohamed1841 Рік тому +1

    Ali jaber Rahimahu Allah 💕❤️

  • @atika5785
    @atika5785 Рік тому +5

    Masha Allah ilaahay ciduu doono siiyaa xikmada tabaraka raxmann 😘

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 Рік тому +1

    Mashaa Allah Mashaa Allah Mashaa Allah ❤

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 Рік тому +4

    Manshaalh Allahu akbar

  • @luulcareyz323
    @luulcareyz323 Рік тому +4

    Masha allaah qaari baaraka llaah

  • @aminamohamed-p4x
    @aminamohamed-p4x Рік тому +1

    sheikh saad alghamidi,abdirahman oss,sheikh ahmed ajmi

  • @bashiribrahim870
    @bashiribrahim870 Рік тому +1

    Ilasoxariir aniguna sheikh abdirashid cali sufi codkisa ayan si Qurxon u aqriyaa

  • @MohammedRedhwan-c3j
    @MohammedRedhwan-c3j Рік тому +1

    استاذي الغالي محمد بن بوبى الله يحفظك ويوفقك ي رب

  • @dhaxalkiidiinta1847
    @dhaxalkiidiinta1847 Рік тому +2

    sh maxamed ayuub aan jecel lahay inaan dhageysto iyo sh Abdulaahi matrood

  • @Rip_joyboy5
    @Rip_joyboy5 Рік тому +2

    Mashallah macalimkeyga Allaha ku xifdiyo

  • @NadiifoAxmed-d8m
    @NadiifoAxmed-d8m Рік тому +1

    Manshallah.alle.hakuxifdiyo

  • @ahmednur413
    @ahmednur413 Рік тому +2

    Ma cha allaah ilaah ha xa fi do

  • @xasanaxmed7944
    @xasanaxmed7944 Рік тому +2

    M.a allaha kubarakeeyo sh alyamani

  • @nadiromar197
    @nadiromar197 Рік тому +6

    شيخ القراء صاحب صوت الخاشع شيخ محمد المحيسني والشيخ عبد المطرود

    • @nadiromar197
      @nadiromar197 Рік тому

      Sheekh ilahay haku barakeeyo waxan kuu sheegi lahaa mulaaxadha , soomalida waxaa col looga dhigay carabta , inagoo og inaan kamidnahay umada carabta ah hadana dhibkaa dadbaa ka shaqeyay waxaad ku daysay ood sheegtaa baladka qofku yahay tusaale soomali , sacuudi , yaman lakin kalmada ma carabuu haa hadeed iska dhaaf

  • @aishasheikh9139
    @aishasheikh9139 Рік тому +1

    Sheikh Saud shureem ayan jeclahay illahay ha xafidee

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Рік тому +1

    Masha Allh

  • @aminaosman1344
    @aminaosman1344 Рік тому +2

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @حسنالشيدي-خ6ن
    @حسنالشيدي-خ6ن Рік тому +1

    Sheekh Cabdalla Matruud waa noolyahay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Рік тому +2

    Khalil husary, cali jabir, Sudaysi, waa ku soo koray inta dhimatay AUN iyo cabdibaasit AUN

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Рік тому +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن 💯👍💐

  • @atika5785
    @atika5785 Рік тому +4

    Sh suufi,sh salaax bukhdar,sh ali jabir,sh Hudayfi iyo sh shuraym ❤

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 Рік тому +1

    SH CABDILAAHI MATRUUD, ISKU MID BAAN NOQONAY.

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 Рік тому +2

    Maasha Allah Allah hakugu barakeeyo

  • @abdullahinur4668
    @abdullahinur4668 Рік тому +1

    ما شا الله , waa nin Ilaah Hibo siiyey.

  • @MohamedHassan-dh6ji
    @MohamedHassan-dh6ji Рік тому +1

    Manshll Alqari mahamud cuthman manshll keep on

  • @CabdikariimAhmed-qt5jo
    @CabdikariimAhmed-qt5jo Рік тому +1

    Marshall. Alaah

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Рік тому +2

    Masha'Allah. Alle ha barakeeyo sheekha.