Sh Xassaan Ya Kuwaafaqsan Meydka In Quraan Lo Aqriyo, Maxa Lagu Heyste Wadadka ??

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2022
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Imam shafici media barteena youtube ka 👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    / @imamshaficimedia
    imam shafici media barteena telegram 👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/imamshaficimedia
    imam shafici media barteena Tiktok 👇👇👇👇👇👇👇
    vm.tiktok.com/ZMLKNYwJo/
    plz share, subscribe, like and follow
    Dhamaan asxaabta halkan kadajiso kutubta carabiga kasocdo chanelka imam shafici media
    1. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course: t.me/imamshaficimedia/734
    2. Carabiga xiwaarka - dhamaan qeybaha : t.me/imamshaficimedia/240
    Waxa Kale Oo Ad ka heleysa imam shafici media taxane kala duwan sida:
    1. Tafsirka Quranka Sh C/Raxman : • Tafsirka Quranka Sh C/...
    2. Buga 1 aad ee Madina Arabic Course Qeybta Afsomaliga: • Buga 1 aad ee Madina A...
    3. Madina arabic course book 1- lessons in English : • MADINA ARABIC COURSE B...
    4. Xiwarka qeybti 1 aad : • XIWARKA QEYBTI 1AAD
    5. Xiwarka qeybti 2 aad : • XIWARKA QEYBTI 2AAD
    6. Xiwarka qeybti 3 aad : • XIWARKA QEYBTI 3AAD
    7. كيفية استخدام مايكروسوفت وورد عند كتابة البحوث العلمية:
    • كيفية استخدام مايكروسو...
    8. كيفية استخدام المكتبة الشاملة:
    • كيفية استخدام المكتبة ...

КОМЕНТАРІ • 42

  • @cayntecadde5327
    @cayntecadde5327 Рік тому +10

    Sh xassaan ayaan wataa Masha allah rabbi ha xafido xaqqa mar walbo wuu cadeeyee

  • @khadarxasan4349
    @khadarxasan4349 Рік тому +6

    Sheekh allaah haku barakeeyo

  • @zakariadahir8809
    @zakariadahir8809 Рік тому +1

    Ma sh allh Shiiq xasaan Dar alle kuu jeclahay

  • @adullaahimohamed4074
    @adullaahimohamed4074 Рік тому +15

    Weligeey waan u akhrinayaa waalidkey hadey dhinteen iyo hadey noolyihiinba sabtoo ah waalidku markey noolyihiin iyo markeey dhintaan markeey dhintaan ayey iiga baahi badanyihiin qur,aankuna waa kalaamkii ilaaheey wax oo wanaag badan inaan waalidkeey u akhriyana cidna weydiin maayo sheekh xasaan ayaan ku raacsanahay maanta

    • @kartida
      @kartida Рік тому

      LKN waa khilaafiyo

    • @hawaosman2457
      @hawaosman2457 Рік тому +1

      Waan kugu raacsanahay in waalidka Quran iyo duco iyo sadaqo iyo xaj uu uga baahi badan yahay Markuu noolaa ❤❤❤❤

    • @maxamuudxuseen8436
      @maxamuudxuseen8436 Рік тому

      Hadaanay banaanayn kawaran .maqasabaa

    • @amishaolad6518
      @amishaolad6518 Рік тому +1

      Dadka maxa ka qaldan quranka walid iyo qof walba o dhinta ayad u niyeysankarta Inu ilahy ogu naxaristo

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Рік тому +12

    قال الامام مالک : کل يوخد من قوله ويترک الا صاحب هذا القبر

    • @irrelevant9424
      @irrelevant9424 Рік тому +3

      كلمة في غير موضعها

    • @kartida
      @kartida Рік тому

      لما جئت بها يا أخي

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Рік тому +1

    Masha. Allaah. Shiikh. Xasan. Waa. Saxan. Yahay
    Culumada. Ixtisam. Iyaga. Ayaa. Qaldan

  • @daahiribraahiimmaxammad9976
    @daahiribraahiimmaxammad9976 Рік тому +2

    Asc Sheekh Shibili MashaAllaah Alf Mara Waxafidahulaah

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 Рік тому +3

    Sh Hassan waa libaax wlhi nin baxthi badan sameeyay waaye mnshllh allaha xafido

    • @kartida
      @kartida Рік тому

      Waa dhab waa baaxith LKN waa khilaafiyo masalada

  • @abdirahmanroble2206
    @abdirahmanroble2206 Рік тому +3

    Asalamu calaykum ANAA WEYDIIYEY WADAAD XARAMKA KA AKHRIYA TAFSIIRKA SUAASHASS WUXUU YIRI QURAANKU QOFKII AKHRIYA BUU AJAR U YAHAY BALSE DUCADA GAARAYSA MARKA KHATIMKU DHACO

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 Рік тому +3

    Allaha xifdiyo cullimada soomaaliyeed

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Рік тому

    Maashaa alaah sheikh shibili

  • @abdirazackmohamed6169
    @abdirazackmohamed6169 Рік тому

    Mash allah ♥️❤️

  • @abdirizakmunye8764
    @abdirizakmunye8764 Рік тому +1

    Marsha Allah wahaabiyo mas aladan hadey fahmeen
    Waxey ku tuseysaa in cilmigoodu aad u gaaban yahey
    Waxa kalena inaad fahamtaan baan idiin rajeynayaa
    Allah yahdiikum

  • @jibkaibro310
    @jibkaibro310 Рік тому +1

    Sheik Hasan barakalah wad saxantahay

  • @abdulahihussein3095
    @abdulahihussein3095 Рік тому

    اللهم اهدنا فيمن هديت

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Рік тому +5

    اقروا موتاکم علی ياسين حديث الضعيف

  • @biladdiriye2647
    @biladdiriye2647 Рік тому

    ASc wrwb waa waxa CAjiib ah waxa culimadu UMada ku wareerinayaan wallaah waa mucujiso waxan ku Talina ina diinta la barato

  • @Tanka-lt1sl
    @Tanka-lt1sl Рік тому +3

    Ninkan warkiisa waa cadyahay. Ninkii ay ishaayeen oo Shibili ahaa ayaaba ku raacsan.

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 Рік тому

    Sheekh Xasan xafidullaah

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Рік тому +10

    ما حکم اهداء القران الی الميت
    اختلف فيها العلماء علی قولين :
    قول يقوله لا يقرا القران علی الميت ولايبلغه وهو مذهب الامام الشافعي
    والقول الثاني يجوز قراءة القران علی الميت وهذا القول اختاره الامام احمد بن حنبل ورجحه شيخ الاسلام ابن تيمية رحمه الله

  • @user-zk6mq8tx6k
    @user-zk6mq8tx6k Рік тому

    Sheikha labaad magicii

  • @claahicali5263
    @claahicali5263 Рік тому

    M.a

  • @Ak-nv9zn
    @Ak-nv9zn Рік тому

    Wax weydinta shirki eh wax bixin iyo aqrin sida xajka logasoxajiyo qof dhintay hadii aadsoxajisay

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 Рік тому +2

    لکن قراءة القران علی الميت مع اخد الاجرة فهذه بدعة وضلالة

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Рік тому

    Xaji.Haduuqaray
    Sadaqadii. Hadey. Gartay
    Sonka. Lagabixiyey. Garto
    Sidaas. Ayaa. Qurankii. Lo. Aqriyeyna. Ugaraya
    Marka. Culumadu. Haday. Dacad. Kahadlayan. Dadka. Qaldan. Ee. Al Shabaab. Ka. Ah. Wax. Hawsheeqan. Intay. Inta. Saxan. Kadaba. Waregayan.

  • @maymunmahamed9035
    @maymunmahamed9035 Рік тому

    War. Culimada. Dhibka. Iyo. Mucjisada. Ah. Ee. Xasuuqa. Kajira. Dalkena. Kahadla. Kuwa Qaldan Unastexeeya. Oo. Hakadalina. Waa. Hadii. Aad. Dacad. Tihiin

  • @mrsiridiisiridii5022
    @mrsiridiisiridii5022 Рік тому +1

    Been ha laga daayo imaam shaafici laba qowl ayuu qaba ma lasheego maxaa loo qariya

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151

    Iskadaaya wixii bidca ah

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Рік тому

    Maxaa loo yiri walad Saalax ah ilaah inuu na siiyo waa anfacaysaa waalidka dhinta!!!

  • @FarhaanShariif
    @FarhaanShariif Рік тому

    هذه المسألة فيها خلاف بين أهل العلم:
    من أهل العلم من يقول: إن قراءة القرآن تصل إلى الميت، إذا قرأ وثوبها للميت تصل إليه، كما يصل إليه الصدقة والدعاء والحج عنه والعمرة وأداء الدين ينتفع بهذا كله، فقالوا: إن هذا مثل هذا، إن قراءة القرآن أو كونه يصلي له، أنه يلحقه كما تلحقه الصدقة وتنفعه الصدقة والحج عنه والعمرة والدعاء.
    وقال آخرون: لا؛ لعدم الدليل؛ لأن العبادات توقيفية لا يفعل منها شيء إلا بالدليل، لا مجال للرأي فيها، فالعبادات توقيفية بمعنى أنها تتلقى عن الله وعن الرسول صلي الله عليه وسلم لا بالرأي والهوى والقياسات لا، العبادات توقيفية قال الله قال رسوله، ما شرعه الله في كتابه أو رسوله صلي الله عليه واله وسلم في السنة فهذا هو الذي يؤخذ به ويعمل به، وما لا فلا، وهذا هو الصواب