NIMCAAN HILAAC | WAA DHAQAN JACAYLKUYE | HCTV 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

КОМЕНТАРІ • 86

  • @shuceibhassan
    @shuceibhassan Рік тому +12

    "An ku dheehdee ila'joog
    Dheef caashaq igu'soor
    Waa dhaqan jaceylkuyee
    Dhadhan noolasha iga'li"
    Class👌!

  • @yamyam585
    @yamyam585 Рік тому +13

    18/10/2019 sanad kaa
    wuxuu ii ahaa
    Sanad ♥️farxad iyo murug leh 💔😭
    nolosha intaan jiray
    Waa sanadkii aan
    xalashaday gabadhii igu horeeysay
    oo aan guursado
    balse qilaaf naso kala dhexgalay waan ku kala tagnay 💔😭
    💔😭iyo qoraa alle 💔😭
    heestaan waxaan
    udiri jiray mar walba oon lah hadlo mar walbaana oon aan utagana waan u shidi jiray
    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭aan ku dheehde ila joog dheef caashaq♥️ igu soor waa dhaqan jaceeylkuye♥️
    dhadhan nolosha ii gali marka dhalinyaradu way israbaan balse calafbaa kala ka xeeya 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
    waayo wayo
    koley ninkii iga danbeeyoow
    waligaa gabadha aad guursatay
    ha furin sax iyo qalad keey gashana ugu samir waa iga waano
    wana idin salaamaa dhalinyaro
    meel 🌏walba aad joogtaan
    waxan dhageysanayaa heestaan
    march 8/ 2023 Habeeyn arbaca sacadu waa 02:30 habeynimo
    gobtu waa mogdisho
    dagmada xamar weyne
    xasuus wayahaygii wacnaanta
    iyo murugta lahaa💔😭💔😭💔
    heestaan
    wa dhaqan jeceyku♥️
    heesta caway wan xusaya hestaan iyo wayahaygii wacnanta
    iyo murugta😭💔😭
    waa xasuusta kaliya 💔😭💔
    aan heeysto ilaa caawa iyo
    4sano ka hor 💔😭💔

  • @ayanlehboy5677
    @ayanlehboy5677 3 роки тому +3

    Wow boqorki codka nimcaan hilaac is the Best from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 RTD

  • @maxamedcaddaanni
    @maxamedcaddaanni 6 років тому +28

    Dhaayo kuguu qaboobo
    Dhowristada jecelbaan
    Kugu dhuganayaayoo
    Qalbigad dhayaaysaa
    Dhibta kugu ilaawee
    Waay iga gadantahay heestani
    Nimcaan hilaac hore u soco

  • @abdirahmanhiraabe2521
    @abdirahmanhiraabe2521 6 років тому +27

    hilaacii hilgalay herkii ugu saresay oo fananimo bo maraya cadewga u nolow inta igu racsan liketa igu qabta ❤👏

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 років тому +11

    Waa fanaankayagii aanu jecleyn welcome back home, showydii boorama aad ku dhigtey aragnaye, anigu showga aad hargeysa ku dhigeysaa baan sugi Kari laayey, inta wuxuushtee ku caydana waa garace how joojin inta ku jecelbaa ka badan.

  • @MUAD83
    @MUAD83 20 днів тому

    Nimcaan Abdirahman❤
    Fanan Somaliyeed❤
    Heesaha inaad kafadhiisat
    ayan rajeyn. Kuwii Janada Ku kulma Allah anaga dhika Yaa akhii fi llaah 👍🏽

  • @anfacwarsame71
    @anfacwarsame71 6 років тому +9

    Nimcaan hilaac fanaan qaali aan ku faano waa hubaal fanaan wadi inaa tahay noolaaaw wllky

  • @badriyusuf8226
    @badriyusuf8226 6 років тому +10

    boqorkii fanka iyo hoygii fanka iyo dhaqanka borama ✊❤

  • @yuusufraage38
    @yuusufraage38 2 роки тому +5

    2023 Qofkii daawan doono Waa ku salamay🙉🙉

  • @hadalsameupdishakuraarka2553
    @hadalsameupdishakuraarka2553 6 років тому +8

    Fanankaa fanaaniinta ugu jeclahay

  • @hakimziyech3839
    @hakimziyech3839 4 роки тому +5

    Nimcaan hilaac fanan qaliya boqorka codka inta dawanaysa 2020 like isar 💞💞💞💞💯✅💞🥀🥀🥀❤❤❤

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 роки тому +8

    Heeskaan waan jecelahay, qof dartiis ayaanan u jecelahay.

  • @samsambashiirmohomed2393
    @samsambashiirmohomed2393 4 роки тому +15

    Nimcaan hilaac Qalpigaaad dhex taaala Alllah hku ilaazho fanan Qaran Boqirka codka💋❤❤❤❤❤

  • @cabdifataaxm123cabdi7
    @cabdifataaxm123cabdi7 6 років тому +11

    Woow hees macaan

  • @asmashl7279
    @asmashl7279 6 років тому +7

    Wakukaas halkaas hore usoco

  • @ayantuumahamad1808
    @ayantuumahamad1808 5 років тому +5

    😍😍😍😍lov yoy😍nimcaan

  • @Maandeeqina
    @Maandeeqina 2 місяці тому +1

    Nimaan fanasn qaran

  • @axmeddimond457
    @axmeddimond457 4 роки тому +3

    Nimcaan hilaac fanan qarn somalian
    Hasoceshato hadi kale waa wadan qabil maha wadan jira 👍😜😜ÀXMÈĎ Ďenmark

  • @hassanroble998
    @hassanroble998 6 років тому +6

    Legend wooooow

  • @Maandeeqina
    @Maandeeqina 2 місяці тому

    Fanaanka kaliya anka taageero fanaaniita nimcaan nooloow weligaa

  • @afaamire887
    @afaamire887 6 років тому +5

    Nimcan😍😍

  • @mohammedhawas6050
    @mohammedhawas6050 4 роки тому +6

    From Kurdistan, salute to Somalia 🥰

  • @filsansaed5359
    @filsansaed5359 3 роки тому +1

    Still watching 2021😊❤️

  • @Sh.maxamedNuune
    @Sh.maxamedNuune 10 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @unknown-je3ql
    @unknown-je3ql 6 років тому +7

    Hilaac❤❤❤❤

  • @badriaabukar722
    @badriaabukar722 4 роки тому +4

    Masha allah

  • @badriyasin4711
    @badriyasin4711 6 років тому +6

    Heesta Sanadka TOP

  • @hawayasin2853
    @hawayasin2853 3 місяці тому +1

    Daganida udhalataaay☺️

  • @gazhanle1095
    @gazhanle1095 6 років тому +2

    Nice Song

  • @loulaomar7673
    @loulaomar7673 4 роки тому +1

    Masha Allah fanan qali nugu ah hadad nahay bahda reer djibouti farxad ku nolada adigiyo familkaga insha Allah

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 2 роки тому

    Xasuuuus gaar ah❣

  • @fathiilyas1408
    @fathiilyas1408 3 роки тому +1

    NIMCAAN HILAAC APAHA FANKA💯❤✋

  • @AmalMxamud
    @AmalMxamud Місяць тому

    Woooof❤

  • @king_apdirahman9874
    @king_apdirahman9874 5 років тому +5

    Nimcaan.gaadh.wll.hamigaa

  • @abdiqafarhassan4380
    @abdiqafarhassan4380 4 роки тому +3

    Hillac❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuurcabdi2025
    @nuurcabdi2025 2 роки тому +1

    nimcaan hilaac sxb abwan nuur cisman faringtan iga gudbi

  • @salimboyofficial6398
    @salimboyofficial6398 Рік тому

    Yo

  • @hoodoqali1095
    @hoodoqali1095 Рік тому

    Wa fanan cood macan nimcan hilaac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅

  • @marwohess8945
    @marwohess8945 3 роки тому

    Wowowowowwo wan jeclnahy Nimcan hilc

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 роки тому +3

    Boqorka codka zomaliyeed inuu yahay maizku Raacnay iLaHay haku daayo waayo badan axyaa sowt

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Рік тому

    Waaw🥰

  • @kadarahmed2234
    @kadarahmed2234 Рік тому

    ❤❤❤❤❤yo🎉

  • @nasteexomohamed9818
    @nasteexomohamed9818 4 роки тому +1

    Nimcaan hillaac noolow insha allh fannaan da'yar oo cod macaan

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @XiisMaxamuud-yq1fg
    @XiisMaxamuud-yq1fg 5 місяців тому

  • @bashkamohamed1831
    @bashkamohamed1831 2 місяці тому +1

    23/7/2024 ayaan dawanaa hda iga danbeso like dheh 🙏🙏🙏

  • @shukriali1753
    @shukriali1753 3 роки тому

    Still watching 2k20

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 6 років тому +4

    Boqorka codka Nimcaan

  • @samamali4133
    @samamali4133 6 років тому +6

    Fanakeyga codkisa jecliyaa

  • @jamadjemis3436
    @jamadjemis3436 4 роки тому +4

    2020 qofka ila fiirsanayo like isaar

  • @abdiqafarhassan4380
    @abdiqafarhassan4380 4 роки тому +2

    🇸🇴❤❤❤

  • @shiinerozay
    @shiinerozay 6 років тому +6

    Nimacan axya fanan😎 inta Samaha jecel like igu Qabta👍

  • @hiindaapiib3426
    @hiindaapiib3426 3 роки тому

    Waa dhaqan jacaylkuye dhadhan nolosha ii gali

  • @XamdiMuuse-c2k
    @XamdiMuuse-c2k 2 місяці тому

    Sharaf male aniga

  • @KhadiijaCali-v8h
    @KhadiijaCali-v8h 8 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hassanhussein1718
    @hassanhussein1718 6 років тому +6

    Nimcaanoow kolay Reer Somaliland ka maarmi maysid car wa kaase Qadaad weynta aad ku cararaysaa Mirahaas iyo Laxankaas ha kuu sameeyaan.
    Abdilahi Hasan Ganey Erayadiisa iyo Laxankii Al Fanaan Mohamed Abdi Saed Bk.
    Aabo ka maarmi maysid Jamhuuriyadda barakaysan lkn anagu waxaan ognahay inaad tahay wiil kayagii oo la qalday welcome back Aabo.

  • @hoodoqali1095
    @hoodoqali1095 Рік тому +1

    Lakin malinti somaliland uka tagay ayuu xidigisi dhacay

  • @mohamedabdirashid2733
    @mohamedabdirashid2733 6 років тому +6

    Ku bashaal jamuuhiyadaada niyow ama de si coldoon intaat waraabe u eekaato wuu wuu meelaha ka dheh

  • @cumarcusmaan5751
    @cumarcusmaan5751 2 роки тому

    Fanaaga ku faano

  • @Abdihakinali800
    @Abdihakinali800 4 роки тому +1

    Nimcaan the one and only artists ♥️🌡🔥❤️💉🇸🇴fananinta kle ha iska sexdaan

  • @cqadirshidnishiney2418
    @cqadirshidnishiney2418 2 роки тому +1

    Yo

  • @sadikabdi1995
    @sadikabdi1995 2 роки тому

    Yo