@@riyaahussein3662 qisadiisa dhameystiran kolay meel kuma ogi lkn hadda ku baarto internetka carabi ama english, qisada jecel ee maxamud darwish Ama buuga uu kaqoray iyo gabaygisa waa helee insha Allah
@@AyanAbdirahman-v5k qisadiisa dhameystiran kolay meel kuma ogi lkn hadda ku baarto internetka carabi ama english, qisada jecel ee maxamud darwish Ama buuga uu kaqoray iyo gabaygisa waa helee insha Allah
Waxaan marayaa 2:40 daqiiqo malahaa waa video ga %1 marka loo qaybiyo hadana ilaahaygii Ina abuurtaan ku dhaartaye waxuu ninkaa abwaankaa hadaladiisu imoodsiiyeen inuu yahay abwaankii ugu hadalka xigmadaysnaa ee noloshayda aan maqlo allaha u naxariisto
Ninkan iyo ad'ham sharqawiba in badan baan kaa sugaayay, xitaa google ka wan ka raadiyay labadaba waanan ku hungoobay sidii aan uga rabayna wan ka waayay. mahad sanid ustaad.
Asc wllo faslan waxaad tusaale iyo talooyin naga soo siisaa sida wax loo tafatiro buug baan turjuumay saan marlabad u kala saari lahaaa aad bay igu cuslatay
Waxa aan haysta xasuus iigu filan in aan keligay shaahayga ku cabo maqaaxi ay dadku u arkaan in ay madhan tahay laakiin ay ka buuxaan dad iga maqan oo maankayga camiray😢
Your are doing amazing work masha Allah..evven more active in ramadan ...just a suggestion..most UA-cam channels have some sort of series from time to time to build up on ideas ..such as the one u r doing for 48 rules of power ..can u do more of that to formulate deeper ideas in playlists
Manta anaa uso horeeya like ta igu cimaamada 🎉
OK kugucimamadne😂😂😂
@@AbdinajibAhmed-qm5ip mahadsanidin sxbyal 🪄
Ninkaan qeeb kle nolashiisa kasoo tagte part two usoo samee, wax jirte inan Jewish ama yahuudiyad uu jeclaa magaceedu ahaa, Tamar Ben-Ami. Gabaygisa loogu yaqan ( magceda rita) taas uu aad u jeclaa lkn uu san calfan, waxaa ugu caansan oraahyadisa, waa i dilaysa geeridana waa iga ilaalinaysa, taasina waa jecelka ( you killing me and keeping me from the dying, that’s love). waxa uu falastiin kataagna booski cilmi boodari alla yaraxma uu somalida u joogo, Qeebtiisa jecel ayaa saameyn wayn leh, muqal kle inogu soo samee✨❣️
Xage laga hela qasadisa
Xaa ka heli karaa Adoo mahadsan ❤
@@riyaahussein3662 qisadiisa dhameystiran kolay meel kuma ogi lkn hadda ku baarto internetka carabi ama english, qisada jecel ee maxamud darwish Ama buuga uu kaqoray iyo gabaygisa waa helee insha Allah
@@AyanAbdirahman-v5k qisadiisa dhameystiran kolay meel kuma ogi lkn hadda ku baarto internetka carabi ama english, qisada jecel ee maxamud darwish Ama buuga uu kaqoray iyo gabaygisa waa helee insha Allah
@@Rizz_gaming. Thanks
Xikmadaha waku heestaa noso badi ❤❤❤ allah kaa ajarsiiyo🤲
ربّما لم يكُن شيئًا مهمًا بالنسبة لكِ يا ريتا لكنه كان قلبي " .. 😢
لا انتِ بعيدة فأتترك ولا انتِ قريبة فألقاك ولا انتِ لي فيطمئن قلبي ولا انا محرومُ منك لإنساك انتِ في منتصف كل شيء 😢
Manshaa allah 😊 alla aadanow maxa ka vcn markaad xikmadaha noocan ah aad nala wadagaysud qalbigayga wax uuu dhahah miyaad siiwadid si aad u dabaasho bad wayn ay suuganta iyo wadaniyada iyo jaceelka ku dhexmaquurteen sida ruux kolba dhinac mowjadu uqaadayso noo soo badi ustaad 😊😊
maxamuudkayga 😮❤
Waxaan marayaa 2:40 daqiiqo malahaa waa video ga %1 marka loo qaybiyo hadana ilaahaygii Ina abuurtaan ku dhaartaye waxuu ninkaa abwaankaa hadaladiisu imoodsiiyeen inuu yahay abwaankii ugu hadalka xigmadaysnaa ee noloshayda aan maqlo allaha u naxariisto
❤mshallah waa suugaanyahay cabqari ah, next waxan jeclaan lahaa inad ka hadasho shaacir nizaar qabbaani inshallah
aadan sahan waxaaan ku xidhnaa ila 2018 kii wax uun baan ka faadidaaa markasta
shukran ilaahay caqliga hakuu barakeeyo walaal
"Weli waan noolahay Maadaama aan riyoonayo, kuwa dhintay ma riyoodaan"
"Noloshayda waan jecelahay, sababta oo ah, haddii aan dhiman lahaa waxaan ka khajilay in ay hooyaday ilmayso/oydo [geeridayda aawadeed]."
Xattaa hurdadu way baxsan kartaa markaan u baahanahay sida dadka kale oo dhan.
“Haddii ay ahaan layayd warqad waan jeex jeexi lahaa, haddii ay ahaan lahayd quraarad waan jebin lahaa, haddii uu ahaan lahaa gidaar waan dumin lahaa, laakiin wuxuu ahaa qalbigayga.”
- Mahmoud Darwiish
Bal adna hadaad xikmado kle ka hayso sooqor😮
Maalin maalin ramadaanta dhexdeeda u soo daa walaal aadan
Yaaa rabi guulee falastiin gar ahaa. Rer gaza🤲🤲
Soo badi macalin adan
Mahadsanid macalin
Ku sali nabbi Mohamed scw❤❤
عشقت محمود درويش ❤❤❤
Alla adanow alle ha kaa ajarsiiyo wlll waa ramadanka kaliyee ee aan tiktok ka maarmay 😅😢
Aad baad xasuus noo galisay iyo Mahadhooyinki Awoowgii Iyo Aabihii Jacaylka ee Dimishiq ilaa Gacanka Carbeed Mohamoud Darwiish
Seyidi xikmadaha ku soco
Yacni so badi
Mahadsanid wll adan
Masha Allah ustaad Adan sahan ❤❤❤❤❤
M.Allah xigmada waaba ku haysanaaa ustaad noo soo badi😊
Aadan sahanow nozo badi xikmadaha zxp thanks.😊
Xikmadaha noo sooo badi mudane
Mansha alah
Xigmadahan soo badi sahankow😇🙏
Thank you so much ramadan Mubarak 🎉
Guulayso Ustaad
Buug miyuu leeyahay haduu leeyahay intee laga heli karaa zx macane❤
Adan sahan aad baad u mahadsantanahay Mazuul🤗
Wll nasoo badiii Allah ku sharafow🥰
Aaadanooow sooobaddi xikmadaha mhdsnty
Ramadan Karim y’ll❤
Maasha allah
Abdulahi
Xikmadaha soopadi plz wll
Adan sahanka is back ❤
Ustad aadanow waa iga codsi ninkan xikmadihiisa part 2 kasoo samee 🙏
Aad iyo aad
Mohamoud Darwiish ✊💯
🙏 ustaad
الحب هو كذبتنا الحقيقية
Wll fadlan part2 noga same dr Darwiish alla haunaxaruste
Make more 🙏
Part 2 kasoo samee❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Part 2 kasoo sameee pls
Inoo soo badi shp
Buugta uu qoray noosoo turjum ustad
Waxa aan haystaa xasuus iigu filan❤
Xikmada cajiib ah
Tariikhdiisa na so dhig akhiiii
Aadan❤
Buug nooga soo qor
Favorite
Wll نجيب محفوظ
ديستويفسكي
Kaso samee barnamij please 🙏
Cwm Ramadan mubarik 🥰🥰🥰🥰🥰
Waddanka waxa iska leh hantiilayaasha wadaniyaddana saboollada 😢😢
Hooyoy , kuguma tilmaamayo gabadh ,ee waxa aan kugu tilmaamayaa wax kastaba in aad tahay.
😢 aaad iyo aad
Ninkan iyo ad'ham sharqawiba in badan baan kaa sugaayay, xitaa google ka wan ka raadiyay labadaba waanan ku hungoobay sidii aan uga rabayna wan ka waayay. mahad sanid ustaad.
Adanow nosoo badi
Wallky noolow ❤❤❤
In baddan Baan sugaynaya Inaad kasoo hadasho Maxmuud Darwiish.
Codsi Kasoo Hadal Aqoonyahankii Reer Falastiin Edward Said.
Mahadsanid.
Caajiib
Cabqarigii weynaa
XAMSA BIN DALLAAJ MUUQAAL KA SAMEE MACALIN.
Ugudanpeyn xikmadahiipad naga bilowday 😂 bal amarka ilahay nio kamaba cajiso muqaladaada❤
Hooyoy, kuguma tilmaamayo gabadh, ee waxa aan kugu tilmaamayaa wax kastaba in aad tahay
Asc wllo faslan waxaad tusaale iyo talooyin naga soo siisaa sida wax loo tafatiro buug baan turjuumay saan marlabad u kala saari lahaaa aad bay igu cuslatay
Wll qeybiha Maxamud darwish plz inosokordhi
Soobadi zhp
First comment
نريد نزار قباني ❤❤❤
Wll inosogali qeyb kale
Magacan Daraawiish ee asal ahaan Darwiish ahi talow ma xagaasu ka yimid 🤔
Darwiish waa magac caadiya isba magac uu labaxay oo naanays ah ayuu ahaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ walalow mcn
aadanoow buugtii soo socdry aawey
Jalalu diin al ruumi ku xeji inader
Asc
Wcs
Maxamuud darwiish suugaantiisa markaad akhridid. Jacayl meeluu ka yimid aan la aqoon baad la ilmaynasaa😢😂
Aadanow zxp erayga daltabyo mxa laga wada
Waxa aan haysta xasuus iigu filan in aan keligay shaahayga ku cabo maqaaxi ay dadku u arkaan in ay madhan tahay laakiin ay ka buuxaan dad iga maqan oo maankayga camiray😢
😢😢😢😢😢
❤
Waxaan modaa inuu Anika ika hadlaya oo kale 😢
Masha allah
maxamuud darwiish waa dhulbahante😅
Wah😂😂😂
😢❤
Erayga darwiish sòomaali baa mooday bee😂
yaa usheega waxa kadan beyay dalkiisii kadhacy sorry
Adanow wll نزار قباني isna barnamij kasoo samee
I don’t get it explain
Ree falastiin carabta kale baro ayay dheeryihiin
Your are doing amazing work masha Allah..evven more active in ramadan ...just a suggestion..most UA-cam channels have some sort of series from time to time to build up on ideas ..such as the one u r doing for 48 rules of power ..can u do more of that to formulate deeper ideas in playlists
Xikmadahan lama wada xafidi karo ee wa HAL KA HALEEL, mid iyo laba qabso hadad dhaman wada xafid is dhahdo was ku dhex waalàn 😂
Waan soo booqda video kan maalin walba si aan dagnaan uku dareemo '''
Iskana suurood waxyaabahaagan iska walwalaaqo oo ka baxay siyaasada iyo cayda dadkaaga ee lacagta lagugu siiyo.
Figure Figure at least in an early way that would suit
Iyo is the one who wants me back 🔙 and pay
Qofna jacaylka waxa uu u arkaa nolol qofna been in uu yahay labadooba waa ka dhab oo midina waxa uu helay ruuxdiisii midina ruuxdiisii ayuu waayay😒