Berbera iyo Hargaysa waa la wada leeyahay" Mujaahid Cali Bursade.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • "Mujaahid Tallaabo iyo Xildhibaan Khadar Guun waxaan leeyahay Berbera iyo Hargaysa waa la wada leeyahay" Mujaahid Cali Bursade.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 40

  • @FahmaAadam
    @FahmaAadam 5 днів тому +3

    Berberine waa dhul subeer Awal Alle siyay

  • @Nnnnnnl265
    @Nnnnnnl265 5 днів тому +3

    Berber wa dhul Subeer Awal ✨SPSA✨🦁

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 5 днів тому +1

      Adigay kugu koobantay ana rerberbera ah waana la wada leeyahay dhaman rer somaliland ader joogi kala gurka tolka

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 5 днів тому +3

    CIIDAGALOW CIISE MUUSE ISKA DAAYA CIISE MUUSE IYO CIGAAL WAYDII HORE AYAA LOO YIDHI

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 4 дні тому

    xildhibaanku af ciyaala suuq ayuu ku hadlaa markaa qabsada hadii kale dee waa loo jawaabayaa

  • @Cnuuraxmed-d5p
    @Cnuuraxmed-d5p 5 днів тому +2

    Tvfiigan aya kakawa inta dadka kalaqaybisa e meelkale laga xukumo

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 днів тому

    Isbedelkaad sheegayseenba waanu aragnaa subxaanallaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 5 днів тому

    Guuuuuuul somaliland somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @AmareKayse
    @AmareKayse 5 днів тому +1

    Bilaa macni
    Ma lihid berbera
    Naftina beenta ka daya

  • @Charkherad
    @Charkherad 5 днів тому

    Aragti fayow mazshz allah !
    Aynu u samirno dadkeena wali dawladnimada maynaan fahmin

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 5 днів тому

      HARGEYSA IYO BURCO CIISE MUUSE WUU DEGAA DAD SHEEGTA AYEY KA BADAN YIIN MEESHU BERBERA MAHA BAA LAYIDHAA SIDEED ILA YEELATAY BERBERA WALAAHI DAWLADU HAY KA DHAMAN WEYDO CIISE MUUSE IYO BERBERA 5 SANO OON DHAMAN BAY DUMAYSA CIDKALENA FUULIMAYSO KURSIGII XABASHI HA QABSADO WAA WADA BAABAYAA

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 5 днів тому

      WAA SAAQID SIDUU SHAGAG U GUBAYEY CUQDADNA KA DHARGSAN OO CAAAAC ABIYO ISIR IYO MIDNA BERBERA IYO CIISE MUUSE MA WADAAGAN

  • @SuadMohamud-qn5qy
    @SuadMohamud-qn5qy 5 днів тому

    Astaqfurulaah
    Waar halakala xishoodo
    Meelwalba wayinagu filantahaye
    Waanay inaga badan tahay
    Alxmdulilaah

  • @maxamuudmuuse-br7hz
    @maxamuudmuuse-br7hz 4 дні тому

    caac caac barbari uma bahna guulwade

  • @prosl11
    @prosl11 4 дні тому

    Bal wakaasi qof aan ciise muse ahayn haa lagu dhawaaqo hadal bay deyn wayday adeer haddi aad dagaal rabtaan habarawal waa diyaar laakiinse berbera heli maysaan taa aniga iga qor

  • @mahadcarab-gs5xn
    @mahadcarab-gs5xn 5 днів тому

    Muj cali maahir

  • @AbdirahmanOmar-tx5dq
    @AbdirahmanOmar-tx5dq 5 днів тому +2

    None sense

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 днів тому

    WAAR BERBERA AB IYO ISIR IYO DAGAANTOONA MA WADAAGTAANA O.2 YAW NAGA DHAMAADA OROD SHAAGAGII GUB BERBERA MA MAAM AWOIWAGA BAA YAAL???

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 днів тому

    Habaryoonis berbera yey dadka ku wareerin ummadiiba anfariir bay ku rideen iyagoon cagihiiba dhigan

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 днів тому +1

    WAX LA WADA LEEYAHAY MA JIRTO ISAAQ WAA ILAA WEEN DAGAALKA CADAWGA HUWANTA WAXAAY KU MASHUULEEN BERBERA IYO SUBEER AWAL!!! SOMALILAND WAA DUMINAYSA ISAAQOW KURSIGII IDIN DEEQI WAA DHULKAYGANA IDINMA SIIN DOONO WEYSKK MADHANAYNAA

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 5 днів тому

      Nimcay hadaney qaxba nagadhaxeyn suulasha leysku qabsanaya? Dowlada Cabdiraxman subeer awal ugafiican tii Muuse waayo Ciise muuse wasiirka amniga iyo arimaha gudaha iyo jananka ciidanka police ayey hayaan Sacad muusena maaliyadii wadanka ayey hayaan dowladiiba subwer awal buu siiyey madaxweynaha hadii nimcaay intaa idin farxadgalineyn garanmaayo.

    • @prosl11
      @prosl11 4 дні тому +1

      Intaba iska qaata maa rabno walaahi waxaa naga qaalisan berbera

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 4 дні тому

      @prosl11 nimcaay Barbara isaaq oo dhan bey qaali kutahey ileyn waa isha kaliya ee nolasha

    • @nimasahal8599
      @nimasahal8599 4 дні тому

      @saadhussein5466 ISAAQ DHAQALIHII KA SOO BAXA DEKADA WAA WAXAAY KU YHIIN DAWLAD XATAA SHAQAALIHII DADKA BERBERA U DHASHAY XAQ U LA U LAHAYEN TUULOYIN BARIGA AH BAA BAA LAGA KEENA HADANA WALIGED MAY DHICIN IN MAAYRI IYO MAREEYAHA DEKADA REER TOOLO IYO 0.2 KA AMAAN WAAYAN OOY HUNGUREEYAN LAAKIIN INSHALAA HADAY ISKU DAYAN QABIIL BAYNU ISKU DILAYNA NIN WALIBA DEGAANKIISU KU EKAAN BERBERA WAA LAGA SAFEYN BAALSHLAYASHA SHEEGTA XIRSI IYO INA XAASHINA CIRO HADUU DHAGAYSTO WAA AYAGA KUWA SHEKADA WAATEE CIRO DAWLADISU WAY DUMAYSA QABIIL BAY NOQON

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 5 днів тому

    Waa bilaa xaal

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 5 днів тому

    ilmaadeerayaal habar awal iyo gadhxajisoow isaaq waxyeelo intii aad gaadhsiiseen wax kale hakusii darina waad ogtihiin jabkii goojacade waxaa sababay isu muuqashadiina hadeerna khilaaf baad bilowdeen 20,000 oo ciidan cadow ah ayaa diyaar inoo ah inay weerar inagu soo qaadaan please joojiya xasarada from SSB

  • @MadoYare-f5z
    @MadoYare-f5z 4 дні тому

    Lama wada laha oday nin walba meel buu ala ku beeray

  • @AbdirahmanAbdilahi-y6h
    @AbdirahmanAbdilahi-y6h 5 днів тому

    Ujeedo..kahadal..waxaasi..way.dhamaadeen.

  • @nuuracolaad849
    @nuuracolaad849 5 днів тому

    isbadalku waa kii ad cayda kutimaden e hadamqanina marka runta laydiin sheego

  • @CabiraxmaanDiiriye
    @CabiraxmaanDiiriye 5 днів тому

    As siwanaagsan baad uhad shay ujaahid xil dhibaanku uu cudur taartay raali gilna wuu bixiyay yaan l

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 5 днів тому

    wsc walaalo sifiican baad uhadashey runtana Waad usheegtey mahadsanidin

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 5 днів тому

    Hadaynu garxajis nahay maydh iyo xiis baynu dhisanaynaa

    • @prosl11
      @prosl11 4 дні тому

      Adeer iska dhisa ciddina ima diidan laakiinse dhul rag kale leeyihiin haka habsaamin

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 5 днів тому +1

    7 sanno oo aflagaado ah iyo sanadkii 8aad oo ay sii socoto , Kuwa SNM sheeganayey iyagu ma ducooyin bay akhriyayeen? Talaabo wuu jawaabay uun ee horta qoladan Garxajis cabanaa! anagu isbedel ma ogine ha la adkaysto!

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 днів тому +1

    isku qolo ma nihin wa been lama noola xiligi laiskahadlijiray waanu hayna hidasidaysha reeraha been bay idin shegeen haday quuuqda dayn wayana walasoo dhigaya waxawlaba

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 5 днів тому

    berbera carab ducale xoryay iyago iska hurday oo xata bandowgii burco iyo hargaysa la saaraay aan lasarin ayaay ugu dhacday dagalkii waryaa lama xiqiyao carab ducale iyado duuban bay calamka taala marku berbera xoranayay beenta iyo haada looma baahna wayaa hj berbera anaga lehkaalaya deebeen ku sheegta intaburco kasooqaxxeedn ciisemuusebeen sheegaya yes wa degtan lakiin dadkakalena wa degan dekadana dadbaaleh xoolaha kadhoofayaamakasoodegaya bilash baadku xuntana oodadkaximisan ina cidin baana ugu xun iyo habarta fadumosiciide iyoqarkale badan wada xin miidhan

  • @RoobleGuuleed
    @RoobleGuuleed 5 днів тому

    Hooyada dalka iyo dadkaba was no qaran no xukumad reer dhan oo cuqdad ku nool ku nolow halkad degto yuhuuda ka dhaw oo deris lala noqdo