"Waxba kama Jiraan in Ciidamadii laga Qaaday Guriga Madaxweynihii Hore " Wasiirka Arrimaha Gudaha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 55

  • @amiina-tb4dm
    @amiina-tb4dm Годину тому +1

    Subaxaanallaha, Mudane Wasiir waa nasiibadaro in aad xaalad abuur ka sameysaan dhinaca galbeedka iyada oo Bari Cadoow cid walab ahi weerar ku hayo si aad fursad u siisan Cadowgu in uu halkàas ka soo galo SomaliLand😢

  • @hassandaakir7166
    @hassandaakir7166 Годину тому +1

    Ku soco wasiir

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 години тому +4

    SUBHAANALLAH ILAAHAY KA BAQA KUWA FIDNO IYO BEEN FA FI NA YA. SOMALILAND AY TOOSA TOOSA O MUNAFIQ TA IS KA QABTA.

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 50 хвилин тому +1

    Subxanalahi ma Been bad kubilodey ado inta leeg, Allah ka KABAQ.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 години тому +1

    Kuma dhacdaan in aad Ilaalada gaarka ah ka qaadaan Musa. Musa waa qarankii oo nool.
    Habeen Cirro joogi maayo Hargeeysa.
    Taa ku seexda.

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 години тому

    🔥🔥🔥💪SPSA🔥🔥🔥

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan Годину тому

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

  • @AbdiRashed-t6x
    @AbdiRashed-t6x 3 години тому +4

    Wakicin dadwayne

  • @barnimooyan5182
    @barnimooyan5182 3 години тому +2

    Dastuurka aya siiyey, zero magaacawday waxba maa siin

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p 45 хвилин тому

    Anagu wasiirka ayan rumaysnayna, dadkii lahaa ilaaladii ayaa laga qaaday inay xaaladabuur wadeen oo aanay jirin. Fidmo wale waa belaayo isku dirka ayuu ka sheqeya

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 години тому +1

    Dadkan xanuunsanaya ee wali u qadanla in muse madaxwayne ahyn aya suuqa la so galaya waxa iyo xuman ay wadan

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 25 хвилин тому

    af hayeenka Subeer Awal wuxuu kaa sheego baan sugaynaa.

  • @CismancaydiidMuhumed
    @CismancaydiidMuhumed 2 години тому

    Dhiig yacabbuu ahaa

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 години тому +1

    Madaxweyne biixi waa in loo diro boqol wiil oo habar awala

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 22 хвилини тому

    waan ku faraxnay markaad waseer noqotay,laakiin Muuse Biixi hala qaawiyo,oo cadaw haloo qaawiyo,macquul maaha!
    ibraahiim cayciid muxuu beenta ku falayaa?

  • @YousufAli-lc6yj
    @YousufAli-lc6yj 3 години тому +7

    Waar hal xdhi xidho kuw warakan kuwa faafinanay

    • @MAHAMATO-w7s
      @MAHAMATO-w7s Годину тому

      haddi uu warku jirana ? Wax soo hubso brother

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 28 хвилин тому

    subeer Awal armaad raaligalisaa adoo ooyaya sida xil.guun!
    been baad sheegtay ee is qabo!
    anaaguna barbaraan nafta dul dhignaa ,adiguna astaanta qaranka oo MW mudane Muuse Biixi baad shirqoolaysaa!?

  • @alitani5045
    @alitani5045 24 хвилини тому

    Cirro .kama qadi karo muuse biixi madax wenihii hore dadaka ilaaliya

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 2 години тому

    Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka jamuuriyada somaliland cabdalla maxamed cali sandheere

  • @ShaceybCali
    @ShaceybCali Годину тому

    Cidkasta abnigeeda xukuumada ayaa ka Masuula dadka ku gabanaya madaxwayne ka degay Kursiga oo la mid ah kuwii hore siyaasad haka baadhina

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 3 години тому

    Waa la tolay ooy oloshay waataasoo abada ah inaydaan talaabo leexsan qaadin

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 3 години тому +1

    Buuni ha la so xidho si dag dag ah dad badan aya ku cibra qaadan. Waxa wadanka halkaas gaadhisiiyay 7 sano aya lugu noola been iyo burbagaanda iyo isku dirka reerha somaliland.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 3 години тому +2

    Waar dadkan fidnada wada wax hala qabto xuquuda dastuurka ayaa ixtiram siinaya madaxda ee dadka baraha fadhiya wax hala qabto heego ayaa waxa wada

    • @MAHAMATO-w7s
      @MAHAMATO-w7s Годину тому

      haddi uu warku jirana ? Wax soo hubso brother

  • @AbdirahmanMohamed-h3b
    @AbdirahmanMohamed-h3b 2 години тому

    Hadaa ina Biixi afaarihiisa soo gashaan, waa is huranahay adeer sandheeroow. Is ilaali, hadaa waxba garan waydana is casil oo tolkaa soo raac.

  • @QasimKaliil
    @QasimKaliil 2 години тому

    Ilalada waxa sharacigu u ogal yahay uun baa ilalinaye

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 3 години тому +1

    Inaanu ciro iyo cabdale sandheer midna muu fulin laakiin ninka xiiran ee madaxtooyada jooga ayaa filin kaa wada

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 години тому +1

    Wasir haday beenta noqoto is casil Guul Somaliland

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 години тому

    Filim cusub😂😂😂😂wadani 😂😂😂😂😂😂😂2025😂😂😂😂😂

  • @abdimihindis7291
    @abdimihindis7291 3 години тому +1

    NIn ka khadar ee jaaajuuska ah ee madaxtooyada dhex fadhiya subeer awal way ku janno tagyaaan kaaa ilaaa la cuno oo lagu cibaadaysto xalke malaha hhhh

    • @hargiesa_gira
      @hargiesa_gira 14 хвилин тому

      ma bahalaad reer Somaliland u haysataa!
      mar uun baa lugta inta la qabto ,banaanka loosoo chiidi.

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 години тому

    Waar ilaahay kayaba oo dadka beenta ka daaya fidmada addadka kula colaysinaysan dawladoda waka runta kashegaya wasiirka arimaha gudaha. Wad ku mahad santahay wasir inad dadkaga lawadagto kolba wixi jira eruna

  • @axmedsahal2688
    @axmedsahal2688 Годину тому

    Waakooxo iskuxidhan Illaasomaliya Ooqaswadayaal Ah markiilaga Adkaadey???

  • @QadanAhmed-x5o
    @QadanAhmed-x5o 2 години тому

    Kani waa tabcaan

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 24 хвилини тому

    muxuu madaxwayne Muuse Biixi u hadliwaayay!?

  • @ahmedbenahmed2061
    @ahmedbenahmed2061 2 години тому

    Ximaar beenalee

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 3 години тому

    Wasiir beenta naga daa warka waanu hayane

    • @enddaoccupation
      @enddaoccupation 3 години тому

      Siilka hooyada ee uraya ayaa beenta ah

  • @IsmahanAbdillahi-l2m
    @IsmahanAbdillahi-l2m Годину тому

    Wasiirku beenbadanaa maxaa uu diiday inu yidhaahdo waa loobaahday hadana waa lasoo celiyay laakiin maaha inu yidhaahdo arinka waxa kama jiraan
    Waxa iswaydiinleh maxa lagu soo sameeyay ilaalada Muuse Biixi ma waxbay kusoo rakibeen wax duubaya waayo ilaalada Rayaale miyay qaadeen leeshbaa kuwa Muuse uun looqadayaa arinkaa hala baadho

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 2 години тому

    Muuse fulaynimadiisi lagu sheegi jirey imikay soo baxday 😂

    • @Fahmi-px
      @Fahmi-px 45 хвилин тому

      Adke adke dhalay waaYe waa ninka kaliyee. Isagoo xilka ka dagay hadana dad badaN ciilay haku daba lumin 😂☠️

  • @Cabdisamad-v9z
    @Cabdisamad-v9z 2 години тому

    Warkaa been abuurka ah waxaa faafinaya jaajuusiinta iyo reer bariga oo munaafaqiin ah,manaafaqnimadii majeerteen miyaa soo gashay madaxtooyadii soomaaliland.

  • @QadanAhmed-x5o
    @QadanAhmed-x5o 2 години тому

    kani waaba tabcaan ee maxaa laga dhibay

  • @khalifrageh8260
    @khalifrageh8260 Годину тому

    Shallay ayaad ciidanka illaalada Maddaxwayne Muuse ka qaadeen, maantanna waad u soo celiseen. Alla been waynaa...😅

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 3 години тому

    😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale 3 години тому

    beenaale kaba qaad ah , ma buuni ayaa been sheegay , ka fadhiiso umadda

  • @NurGacan
    @NurGacan Годину тому

    Beenaale weeyan haday so crkiyeen nikahayniyo umadu way ogtahay matkaan ceeb ka raacady

  • @abdirahmanomar3224
    @abdirahmanomar3224 3 години тому

    Kadaab kadaab dhalay walhi dagaal ayaad iclaamiseen waa in cadwgan wadankii qabsaday lala dagaalamaa

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 3 години тому +1

      SUBHAANALLAH WAR ADIGA KADAB ILAAHAY KA GO AY BEEN TA AD KU SOCO TO QARAN KAD KU WALA TAN REER KULMIYA BAAAAAAC

    • @AbdiasisOsman-f3p
      @AbdiasisOsman-f3p 3 години тому

      Ala maxaa Ku raxaysanayaa oohintiina😊 😅